Ilma isbadaldoon durba ma waxanay bilaabeen ilaahow ilaali Somaliland
@safa-w8f8u3 сағат бұрын
Wlee waan filayay tan iyo mid ka badanba walina laysma gaadhin u codeyiw adaa halkaa qarankii dhigay
@Som-somalimedi3 сағат бұрын
Isbadal waa kaa ee hadaba cun oo ka dharag fartadii qadhmunayd in aad eedaa waa is tahilkaa u codeeyow
@shabeel74672 сағат бұрын
Kuma dhaco Ciro in uu MOUga burburiyo ama Jibouti iyo Somalia wada hadal la bilaabo hadii uu taa bilaabo GURIGA ayaa loogu soo geli oo aakhiro loo diri isaga iyo casaabadiisa.
@khadijahussanabdi95912 сағат бұрын
Toogutii baani u gacaangale
@userc6x3uСағат бұрын
Madaxa halagu dhufto shekoyinka bilabey
@EngdaauudAbiib2 сағат бұрын
Iimaaaan laawe iimaan laawe
@barnimooyan5182Сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@abdillahimohamoud77502 сағат бұрын
Walee in badan waa loo ooyi Muuse Biixi Cabdi reer Somaliland waa inay tashadaan Somaliland waligeed way jiraysaa wixii diidana ilaahay meel baas haka tuuro Guul Somaliland
@shabeel74672 сағат бұрын
Somaliland ha u biqina faqash oo wax walba wadatay ayaa laga xoreeyey mise Ciro oo socodku ku dhibyahay markaa bal aynu eegno hadii socodkiisa Jibouti uu ka bilaabo waa Camiil u shaqeeya Nijaaska Jibouti markaa MOUgana wuu baabiin markaa laaiin waxaan ku leeyahay Ciro naftiisa ayuu ku waayi markaa waxaanu uga digaynaa in uu MOUga taabto ama uu Jibouti tago iyo Somalia.
Waxaad rabteen iyo isbadalkiiba waa kaa maanta aydun arkaysaan ka xaabxaabiya reer somalilanow
@FarhanFuaad2 сағат бұрын
Hantida qaranka ma hooyadod aya leh
@EngdaauudAbiib2 сағат бұрын
Soomaliland way jirtaa carkee
@abdullahiomarali52412 сағат бұрын
YARKAN INA ABIIB WAXAA KU SHAQEYSTAA MAXAMUUD XAASHI OO HAWADII SOMALILANAD SOMALI SIIYRY HADANA WAXUU RABAA ON UU CURYIMAYO BERBERA SI MOU LOO JOOJIYO OO ETHOPIA LAGA HOR YIMAADO
@bulhanhassan24972 сағат бұрын
Muwaadin maxaa qaldan
@shabeel74672 сағат бұрын
Haber Awal iyo HaberJeclo waxba kama dhexeeyaan, Afar oday oo Ceel Afweyn ku shiray oo huwan kalkaal ahaa waxbama u dhigi karaan Buurmadow markuu dibed meerka ahaa wuxuu odhan jiray ciidamada waanu kala diraynaa oo lacag ayaanu u qaybinaynaa waxa la mid ah GudCurGude oo isna lahaa ciidamada hubka dhiga markaa hadii kuwaa shacabka Somaliland kuwaa doorteen waxa cad in faankii la faaninayey aanay waxba ka jirin oo ay yihiin cawaan xooga dollar dalkooda siisanaya. Dawladu waxay wareejinaysaa 100 Million Aygan halkan ka hadlayaana waa ka daab beenaale ah.
Subs waan kala noqday madama aanad war xaqiiq ah sheegayn
@TaaroAliСағат бұрын
Waar nimankan xisbiga wadani oo iyagoon wali xilba loo wareejin mucaaradka sii ah ee lagu yidhi wuxuun sii mucaarida ayaa iyaga oo hamuum qaba oo hunguriga usoo sifaysanaya hantida lagu wareejin doono ka sii dar daar warinaya ayaa sida xayawaanka meelahaa uga sii qaylyaya waana cawaan waxan meesha u soo socota oo iyagoo caydha durtaba kusoo qaylyaya hantida umada ee wasaarad kasta ay lahayd ee ka shaqaynayay oo cid u diratay aanay jirin inay daba galaan waayo waa inay sugaan waxa lagu wareejinayo oo aanay meelahaa kasii qayl yin oo imaqashiida uga sii cabaadin!!?
@ilyaasmedia24k3 сағат бұрын
Wogor waliba fanole fari kama qodna waa hor dhac uun kuwa soo socdaa ka daran