@@nuurashaqale-sd4rw ragu way isfeedhaan waanay heshiiyaan muuse wax qabadkiisii wuxuu noqday dalkiyo dafkii isku duubna oo uu kala fogeeyay iyo ciidankii uu jabiyey talo xumaantiisa
@ibnubacays8063Ай бұрын
@@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan aan ku saxo horta kolba kii kursiga fuulaba waa madaxwaynahenii lkn anigu kuma lihi ciro wa nin fiican o aqonba uma lihi hadana inaga iyo dalka in isbadal lagu sameyaa way fiicantahy takale muuse haduu sii jogo dagaal ayu ino horsedaya wlhi wayo markasta dagaal ayu hadal hayaa waliba waa dhiig islaam dagalka u hadal hayo dagaalna waxba laguma xaliyo aduunka marka illahay waxn ka baryeynaa rajada aanu ciro kalenahy o ah inu noqdo kii dadkisa iyo dalkisaba wanajoyo alleh haynoga dhigo 🤲🤲
@MrBiniyaamiinАй бұрын
Plz waridaad videogan noso gali tiktok, si dad badan oo youtubka iyo facebookga dawan u arkaan, arin aad u muhiima ayaad ka hadashay walaahi 👍
@MrBiniyaamiinАй бұрын
Aniga arigtideeda uma qalmo inu madax ka noqdo cirro Somalìland, ciŕro maaha nin qarannimadiisa ka daacad ah, waa nin far ku godan tahay, oo huwan iyo cadawga somaliland u' adeega, mida kale cirro waa nin jilicsan oo isaga go'aan ma qaato waa nin cid walba jeedin kara, waxa hubaal ah in somaliland hoos u dhac mooyaane wax kale kuso kordheen, cadawgeenana nala maamuli doono dowladeena haduncirro qabsado, cirro iyo kooxdiisa waxa so adeegsada cadawga Somaliland , Marka ILAAHAY waxanu ka baryeynaa inaanu nagu soo bixin cirro, ALLAW naga qabo ninka iyo kooxdiisa 🤲, mida kale reer somaliland waxan ka codsanaya inta ay ka dhab tahay qaranimada plz ha u codeenina ninkaas iyo kooxdiisa , qarankeena aynu u hiilino plz
@@AbdullahiMohamed-py9pgadigu ka codaynayana matihid kaloo codaynayana matihide ,maxaa kaagale ama ciro hasoo baxo ama biixi hasoo ,somaaliland bay utaala Kay dooranayaan yaa faqash
Waryaa Mr War-idaad waxaan kuu aqany inan wadankisa jecel oo difaca, maantase waxaan Ku aqoonsaday ama adtahay analysis te Wayne well done mahadsanid walal.❤❤
@ahmedthayto388Ай бұрын
Runta ha iska indha tirin zxp
@abiibabiib4108Ай бұрын
Wadani waa Is Dal Dal Doon. Waayo Somalia-Talyani ayaa wax wayni ka dhexeeyaa. Maya Wadani iyo Munaafaqiin ayay Awdal halkan ka tidhi. Guul Xisbiga danta Qaranka wada ee Kulmiye.
@Amina-ts1ljАй бұрын
Mashalah walhia wariidad hadlka halkisa dhiigtay untu ba waruun wxa wadani isgu tagay wa kulmiye hora waxay cunan moya wx kala ba aqoon horumarka jiritanka Somaliland nacab kaso horjada wxay badliyan ma jirta dhibato horlay wadan😮
@abiibabiib4108Ай бұрын
Ciro doorkan Awdal Cod kama helayo ee haysa soo saxo. Doorka Danbe hadii u isa soo saxo oo uu Cadowga Somalia-Talyaani ka soo hadho waanu eegi. Doorkan Walaahi Awdal wuu ka Saqiiray.
@munirkhАй бұрын
Maxaa u sabab ah sxb?
@oibrahim6981Ай бұрын
Beenaale kadaab@@munirkh
@KbrallhАй бұрын
Afkaagaad ku hadsashey awdal waa bulsho balaadhan
@HiboAbdiahmed-q6qАй бұрын
Ciro wa bilaa aqli muse bixii Mar labad iyo Marsadexad muse biixi viva somalilnd guul guul
@abiibabiib4108Ай бұрын
Wadani maaha is badal doon. Waa Is dal dal doon. Waxay la shaqeeyeen Cadowga dadka iyo dalka Somaliland.
@nopenope2364Ай бұрын
Xoolo
@Funny46229tАй бұрын
@@abiibabiib4108 beenaale so cade
@art_lto2450Ай бұрын
@@nopenope2364 ciyal wyee zxb ha u jawabin😂
@robleahmed2558Ай бұрын
@@nopenope2364Dayuus ma runtaad diidaysaa?
@abiibabiib4108Ай бұрын
Jamac Shabeel wuxuu yidhi ma Hoyadiin baa Ceerigaabo leh maxaad u Difaacaysaa?? Waa Qayrul Masuul.
@elbaa7bash262Ай бұрын
Jamac shabeel Waa Libaax Garxaajis 🦁🦁🦁🦁
@AsuumHossainАй бұрын
@@elbaa7bash262waryaa kan qoraalka qorayaa waa dhulbahante qoraalo horaan ku arkay ka dhex bax dadkan walalo ah ibnul furaashyow
@moudmoha9632Ай бұрын
Good new inla iftiimiyo midkastaa waa sax umadu siday u arto xaaqiida qofka kursiga uqalma Somaliland hormarkeeda ka talinayaa. Waridaad tv ❤❤❤❤❤❤
@umuahmadmohammed1368Ай бұрын
Absolutely, Waar waa tuug weny ee halaiska ilaaliyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢. Ciidanka ha taageero horta in tuna calagata u kordhinin 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Zara1168Ай бұрын
Guul Somaliland guul in shaa Allah 💚🤍❤️
@c.mj.d4033Ай бұрын
Alla Inaa Deer Alle Haku Shar Fo Maansha Allaaaah Alle Cimriga Hakuu dheereeyo Wllo. Runtu Isma Qariso Maansha Allaaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QarandhiseАй бұрын
Cawa qoladii kulmiye naga soo ciyaarsiysaa waa lagu nooloniyaasa .nin kaliya oo isda u hadalaya kuwa jiro cawa wax ha ka bartaan❤❤❤❤❤
@SafiaNOURABDILLAHI-ok4cfАй бұрын
Ichaala guul kulmiye ❤❤❤
@f.warsame1069Ай бұрын
Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲 Gul Cidanka J SLand AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚🤍❤️💪🏾 Gul Cidanka. SSB AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲❤️❤️🎉
@abdiladifmohamedhashi3591Ай бұрын
Somaliland gulayso 🎉
@AADiiniАй бұрын
Maashaallaah waridaad tv waad saxantahay xaq baad sheegtay ee halkaas kasii wad
@AbdirashidYusuf-lv6wwАй бұрын
Ninrageed ninrageed dhalay waridaad tv waan ku salaamay isbadal ma jiro waa tuugtii tuugtu dhashay wadanka iyo dawladaba dhacay
@AbdirashidYusuf-lv6wwАй бұрын
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo waridaad tv waan ku wataa gar iyo gardarba ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka wadani maaha isbadal doone waa isdaldal doon tuugtii tuugtu dhashay dadka iyo dawaladab dhacay dhacay
@Zara1168Ай бұрын
Masha Allah guulayso wllo wa xaqiiq hadalkagu Alle ha ku xafido ❤️
@NimoMohamud-ct1jbАй бұрын
Mansha Allah waa runtaa guuleyso wllo illahay ha inasiiyo nabad gelyo insha Allah guul qarank jamhuriyada Somaliland guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤
@ifraaxxasancawad9515Ай бұрын
Cadawga. Soomaalilan. Muuse. Ayuu. Ka baqayaa. Kaa aduunkii. Oo. Dhami. Hadal hayo. Ayeynu. Dooran. Illaahay. Idamkii citiraafkiina. Wuu ina siin alle
@hiddowacan811Ай бұрын
Reer soomaalilaanoow ururka wadani waxan kabuuxaa waa kulmiyihii hore waana waana odayal daalan oo hore dalka wax ugaa noqday yaanay inoo dhuuman
@HiboNour-oe5xmАй бұрын
Maya to be a part of somalia nothing else bro viva the Republic of somaliland allahuma ameen
@xaalidahir8268Ай бұрын
Wadani maaha is badal doon ee waa faqash doon! No vote for faqash!!!❌❌✋🏾✋🏾
@KbrallhАй бұрын
Waa niman siyaasada wadanka sida lagu wado si uun usaluugey oo isbadal raba fikradayda Taasi waxaaabay cadaynaysaa in niman wadanka la yaqaan oo wadanka siyaasadiisa xogogaala ogna waxa qaldan Markaa waa isbadal kulmiye waa xisbi wadanka wax uqabtey lkn lagabaraba laga badi Isbadal doonku waa Wadani dhiig cusub
@CismanMaxamed-k8iАй бұрын
guul soomaaliland insha Allah wax guulaysn doona doorashadan soo socota madaxwayne muuse biixi insha Allah
@Internet_n_ThingsАй бұрын
wooow falanqeyn wanaagsan. maanta run baad ka hadashay! runtu way ka muhiimsan tahay dhexda beenta ah. Sii Somalilander run ah ayaad ka hadashay.🎉
@hamdaelmiАй бұрын
May wa ku Wee hore weye Dadkii ugu liitay Kadaran kulmiye kawacan
@caydaruusibraahim4395Ай бұрын
YES wuu u qalma Waana Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
@kadarjibrilАй бұрын
Waxad tahay run sheeg ❤❤ waxana kama qarsoona lakiin kalmada WADANI bal hoos haloo ego sirta ku jirta Wa kalmad khayaano ku hoosjirto wadaninimada laguu sheegayo wa soomaali wayn
@ibrahimibrich9566Ай бұрын
Waba nacay xisbigay wadani hadaan ku jirey wan ka baxay sida ula socda. Waba duul dugaag ah .huhaa uun bay wadan rerkan wadani
@shuenhassan9489Ай бұрын
Waridaad 💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤Waridaad 💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤Waridaad 💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤Waridaad geesiga walaahi waxaad sheeegtay run run habo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💬💬💬💬
Munaafaqda vaad wadaa is bedelka u waynin waa madaxweynaha teeda kale gudoomiye gole wakiil waxba ma dhaamo wasiir lkn arinku wuxu ka go,aa madaxweynah ninka raggina waka wax diidi kara yeelina kara
@magacaygamaxamuud7253Ай бұрын
1) hadii qof saaqid ahaaa oo uu kagudbo fasal waxa uu jaanis u haystaa inuu fasalka xiga uu xariif noqdo . Markaa ciro jaanis ayuu uhaystaa in wanaag laga fisho 2) raga kugusoobiiray maad eryi mise waad haysan si aad cod ugu hesho 3) m.muuse iyo teamkiisu waa daacad laakiin waa bilaa tayo. cay hayso
@abdikareemhassan2735Ай бұрын
Habrjeclo waxay ka xun yihiin ciro xataa kan waridaad ee iska dhigaya inuu dhexdheaad yahay wixii G36 flowga kala noqda
@NazliSaïd-q4xАй бұрын
Wu washey
@mohamedabdi3468Ай бұрын
Today you talked the right thing as political analysis and not as the comedian waridaad we knew. This is a long jump bro, from comedian to political analysis. Well done bro waridaad and keep from just there and forward.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander. "Who says no isbedel" this are the same thieves who are now even more dangerous than before. They are now puppets/traitors, under the payroll of villa somalia, jabuti, and other foreign agents !!! 😂
@saxar6675Ай бұрын
Kulmiye waa xisbiga horumarka ,waana xisbi ay hoggaaminayaa rag u daacada dalkooda iiyo dadkoodaba,
Maash Allah tabarikalaha 🤲🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ S N M 🩸🩸🩸. Muuse Biixl Somaliland' 💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪
@marwo228Ай бұрын
Uma qalmo system madaxweeyne another five years kulmiye insha Allah ❤
@FaisaAbdi-d8uАй бұрын
Waridaad geesi May Allah bless Guul somaliland ❤❤❤
@abdiiidaani1040Ай бұрын
waddani waa xisbi cusub halka kulmiye fashilmay wuxuu qaban laa kulmiye iyo muuse hore ayay uqaban laayeen markaa haa inaan cirro tijaabiyo aya ii khayr roon inta kulmiye ordaaaye qaran dumiye ugu celin lahaaa
@abdirashiidali8692Ай бұрын
Huuno ragaasi kulmiyaha danbe ma shaqaysiin.waa Rag miisaan Raganimo Balaaqad karti iyo Aqoonba Lahaa. Isbedelkuna wejiyo maaha ee waa afkaar togan toosa horumar kordhinaysa qabyaaladan qaawan lagu bedelayo.
@fahiimae7336Ай бұрын
Somaliland dhibta haysataaba waa ragaa calooshood u shaqaystayaasha ah ee kolba shaadh inoo xidhanaaya. Isbedelka kaliya ee wadanka wax u taraaya waa shacabka oo u fiirsada cida ay dooranayaan iyagoo qabyaalad ka fogaanaaya. Guul iyo gobanimo Somaliland ❤🎉
@AsmaYar-q7yАй бұрын
Ninbawaa aragtisaqofka aragtidadakukumagayawaa qofcadifeysan gul iyo gobonomo💪💪
@hargiesa_giraАй бұрын
quraan kriim"inna allah laa yuqayiru maa bi qawmin xattaa yuqayiruu maa bi anfusihim" sadaqa allah al cadeem. ilaaha qawm wax kama badalo ilaa ay iyagu naftooda ay wax ka badalaan!. wadani waa xisbiga gunta ah ee wax hayska badalaan! waa dad rakhiisa, oo faaxishada ku heesa kuna quuta,oon cidna cay la dhaafin iyo aflagaado. isbadal isbadal isbadal baa lagadoonayaa inay layimaadaan. hadiikale cheegaanta baa saynta dher khasab idiinka charidoonta.
@MahamedAbdillahi-f6fАй бұрын
Xibiga wadani waayi soo qabten xilaalka wadanka marka wadani waxan ku lee yahayi haa noqon oshii galka la iskagaa egayayi ka fadhiso daadka oo nacnacda jooji kulmiye guul insha Allah ❤❤❤❤
@maxamedyuusuf6593Ай бұрын
Nuur Caraale duur waa Nin wax-qabad leh ee ka reeb widadow, sido kle wasiirka arimaha dibadu wa Aqoonyahn
@@nuurashaqale-sd4rw oo wll wadani xaqiiqadisu wa maxay?
@engosmanabdilahiali5056Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Isbedelku wuxuu yahay somaliland markayga. 2.0. Waa inaan kursiga fadhiisto oon lacagta urursado si aan taajir uga noqdo. 3.0. Waa kuwii laga soo eryey xukuumada kulmiye una carrarey waddani. 4.0. Waxbaba kama jirraan is bedel doonka micnaheedu wuxuu yahay lacag doonka.
@ibnubacays8063Ай бұрын
Xiirane ii wad shekada warkagu canaha ka cad👀
@TheLedon1Ай бұрын
Wariya waridadow Abaxa LAJANEYE MAY YOUR FATHER GO TO JANATUL FIRDOS
@saeedyusuf7329Ай бұрын
Hate it or love it Ciro is the next president inshallah🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aminajama160Ай бұрын
Faysal Cali Warabe aynu codkeena siino
@ruushacabdi235Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mayaumaqalmo,inuumadaxweynenoqdociro
@nopenope2364Ай бұрын
Inagu kala wada marka
@sidaas95Ай бұрын
غرورهم نفاق و رياء وحبهم الدنيا و لايعلمون ان الله هو الرزاق ذو القوة المتين
@AmalWarsame-t6nАй бұрын
Absolutely well said Waridaad❤
@maxamedcumar4942Ай бұрын
Caqliga iyo garaadka ilahay haku siyaadiyo war idaad TV xaqiiq biyo kama dhibcaana ayad so gudbisay wax isbedel ah ma jiro tuugti wadanka boobtay weeyi waxa meesha isku urursatay ilahay xil kuwa hanoogu dhiibin
@ubahyusuf1064Ай бұрын
Waridaad ❤❤ thank you .we don't want WADDANI 👎👎👎
@masri70Ай бұрын
Goormaad ka hadlaysaa waxa ay dawladu Somaliland samayasay
War wadani yaan La dooran Reer Somaliland Daacad waaye warada xisbigas Somaliya aya wadata Cirona waa Caado qaate Yaan La dooran Guul Somaliland
@ÀhmèdMàĥàd-j8sАй бұрын
War idaad. Runtiii. Oo. Qofa. Zxp hore usoco
@abdirahmanhussein6328Ай бұрын
The Waridaad got a fat cheque from current administration. President should nominate new cabinet, but WARIDAAD how do you know Cukuse would be nominated minister? WADDANI is not Kulmiye , Kulmiye is not WADDANI . Do not judge the book by its cover , WADDANI is not underestimated. Since he was a parliament speaker , he did a lot of good things . Brother , DPWorld was not what he was against for , but he wanted to see real agreement line by line , but Bashe Awil put on PowerPoint a Letter of Somali language which did not has a n agreement protocol. So far , nobody knows that agreement and embezzlement paid by UAE, WADDaNi was not oppose to development of Berbera . Show me MoU . It was not finalized MoU when it was done ask me whether I support or not . Who is accountable what happened to Somaliland troops ? commanders should face resignation and including Minister of interior. Baa she grabbed the microphone and he deserved to beat . It happens fistfights in the parliament, it was not bigge.
@elbaa7bash262Ай бұрын
Waaaba reer yooins 🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜🚜
@MaryamaSaleebaanАй бұрын
Mansha Allah waridaad tv waan kugu fanaa ilahay haku barakeeyo geesi qarankiisa jecelbaad tahay soo bandhig beenta wadani
Hore ayuu uga badalilahaa inbadan ayay dalkan ka noqodeen wasiiro mana jirto wax isbadal ah oo ay inoo hayaan lkiin waxa ay rabaan uun in ay dalkan hadana ay dhacaan kuna ridaan godkii ay hore ugu rideen
Darasad fiican bas samaysay tasi waxay ku tusaysa un raga meesha marya ee wadani ku soo biray ay fursad radis yihiin qadiyad ay aminsanyihina anay jirin😢
@munajax822Ай бұрын
Asc war idaad wllo caaw waan kuu Wadsheer gareey 6oo guuleyso