Musa bixi is a man we miss you our president they cheated but because of the love you have for our country you have accepted the outcome
@emes633323 күн бұрын
Can prove they cheated ?. Even tho wadani guys was talking reckless nd so not civilised
@FaadumoArdo23 күн бұрын
@@emes6333they cheated not only but they sophotage the ballots. They will not last long thrust me. May Allah punish them as quick as possible. Amen
@nagaadjama331224 күн бұрын
Madaxweyne Muuse Biixi Dulmi ba laga galay codkisi la siyey iyo shacabki tacabka u maray lkn xaqsoore wa Allah swt INALAHA MACA SAABIRIN inti dabinka malegtayba eednayeey bay ku danbayn Madaxweyne Biixi na asago xariira oo quluubta shacabka kasbaday ayu xilka ka dagay Allah SWT caafimad taama iyo cimri dheer oo barako leh Allah SWT ha ku arzaaqo
@FaadumoArdo23 күн бұрын
Amiin Amiin Amiin walaal . Madaxweyne codkiisii la boobay madaxweyne dulmi loo gaystay xaqdaro lagula kacay. Walaahi anigu waxaan ka baqayaa in halaag ilaahay dalka ku soo rogo madaxweyn haa dulmiga loo gaystay. Ilaahayse waxaan ka baryayaa kursiga la boobay rabbi inuu ciqaab deg deg ah ku soo rogo kuwa xukunka dalka inqilaabay ee jahabada ah.😅
Masha Allah muuse Biixi cabdi waa geesi qaran daalka niin isaga oo kale soo marimayo S.land Aabo sharaf iyo karaamad ayaan ku rajayinaya insha Allah aabo😢😢😢😢❤😢
@@Canabjaamac-s4f 😂😂😂😂 haduu dalkiisa iyo dadkiisa jecelyahay maxaa loo dooran waayay kkkkk Adeer Somaliland maaha sidii hore ee qiiro Japanka lagu soo jiidan jiray kkkkk waa la baraarugay
@Amina-e2l23 күн бұрын
Soo karabash odayga xuna asasaqay babuulahi wu kibirsan yahay Gobanimada gaasinimm wxgaradnimo laguma gaadho musa talirikh fcn bu noga tagay 💐💐💐💐🙏🙏
War waan aqbalnay ma sidiinaad gun iyo midge noo haysataan lakiin qalada xaga ale ayaa looga soo dadajinayaa ciro iyo wixii la socday ee khiyaamada sameeyay@@ApdyOmar53
@avoidcruel74424 күн бұрын
Guul Waridaad ❤
@nasrinaliisse531723 күн бұрын
Muse bihi cabdi wixi shacabka aad u qabataay ilahaay misanka xasanadka ha ku sarooo 7 yomul qiyamaha lo hadheynayo naqo madaxweyne cadaliyaaa .halyeeey geesi qaraaan qob cabqari indherqarad guaaan adaaag leee tisaa ku socdaaa waax lo yedhin sharaf cizi iyo karamo ku nolow akhirina janatul fardawsa ayan kugu fucaynay dambigaga Allah ha dhafo❤ i will never forget u yu will always remain in my heart❤
@hiddowacan81124 күн бұрын
Muuse biixi oo kale dhif iyo naadirbuu kuyahay geyiga soomaalidu degto waxa laculus dalka lkn kursigu lama cusla maansha allaah❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@JuweyriyaCadeey24 күн бұрын
Muuse Biixi Waa Ninka keliya Oo Bad iyo Dhul Somaliyeed Damcay inuu Dhulka Etoopia Ku Daro Balse MW Xasan shiikh Baa ka Diidey inuu Muusa Biixi Bad iyo Dhul Somaliyeed Etoopia Siiyo ❤
Nacasyow musee bad bilasha cid mu siinayn ee wu kirenayey ,xasan sheikna 4 bad ayu bilash ku sinayey ethiopia iyado ku xume somaliland aheed
@Asmadheman223 күн бұрын
@@JuweyriyaCadeeyqudhunwayneey xasan sheekha aad sheegayso halkan lagama yaqaan ee ma waxa aad kala garan wayday somaliland iyo qudhun qadad waynta kunfureed ri haday dib ledahay daba deeday ku qarin lahayd idinku dabadiina ka qarsada as wax badanoo idin dul hoganaya edo suunka halkaanu ka xidhano kama xidhan kartaani haysu kay dherarin qurjuf iyo qadad wayneey 😂
Alla muxuu Soo laabtaa siduu ku noqday baad aragtaaye oo uu naftiisii sidaa ku noqotaye hayska cibaadaystee kadaaya marba haduu ka tagay isagiiyoo cagihiisa ku socda oon raqdiisa meesha Laga Soo jiidin waa alx.
@raxmocabdi-pi4fy23 күн бұрын
Muuse tarikhda qoridonta ilaahy haku jeclado sidan ku jeclayn halyay qaran❤
@KAFARAH124 күн бұрын
Guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤somaliland wadani🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@wardiliverpool852524 күн бұрын
Guul iyo gobanimo walaal somaliland
@bellarota804424 күн бұрын
Thank you waridaad. To be patriotism comes from the heart. you can’t zigzag it’s shame , who is going to listen to those kind of people.
@sahraJibril-es6ze23 күн бұрын
Waa dhuso nacab kaa keenay ee haa oyin ee aaamuu ciro halyeey qaran soo dhowoow ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Manta laga bilaabo tooshka waa in lagu hayaa hurdaaye iyo cadawga sonamalind guul insha allaah ✊️💪💪
@runahmed998823 күн бұрын
Masha Allah guul ❤❤❤❤❤iyo gobanimo Waad Qabatay manta waad Qabatay Ragi 7 Years Mafaxwaynah Dhufayska ugu Jiray. Guulayso Geesi Qaran.
@Sirad4723 күн бұрын
Caku waan ka xumahay. In madaxwaynihii halyeyga ahaa la tuuray oo aad noo doorteen qof wax aan ku masaaki garanayn. Ilaahayoow Soomaaliland ilaali.
@faryarmuusa932324 күн бұрын
Mashallah Muuse Bihi Cabdi ❤❤❤
@Iiiiiiiiiiiva23 күн бұрын
Run sheeg waridaad nooloow indr ❤❤❤❤
@ahmedyusuf614523 күн бұрын
allah yaczac, saxiib runta aad sheegayso rag badan oo aan ku jiro sidaa uma sheegi jiro, allah isha iyo cawrida ha kaa xafido. guulayso cadawgaagu ha jabo, geesi geesi dhalay. waxba ha ku sii fogaanin bal aynu eegno halka ay geeyaane.
@mustaphayonis720123 күн бұрын
Walal ka daa qaali ayaad tahay maanta waa madaxweynaha s/Land c/Rahman Ciro dad hore oo maxishoodayaal ahaana ha u jawaabin dalkaynu dhiseynaaye dadka ayeynu mideynaynaa s/Land guul kulmiye guul madaxweynaha cusub s/Land guul iyo gobanimo dadka wl waridaadow u yaryaree runta yara qabooji Maasha Allah da u yara badi dadka aragtida fog ku hag ❤❤❤❤
@gaagaale152823 күн бұрын
Mar haddii dadkaa mucaaradka sheegan ay ka galeen gefaf iyo xadgudubyo waaweyn Dalka iyo Dawladaba fursadna u siin waayeen Dawladdii Muuse Biixi hogaaminayay in wax-qabadka ambaqaado oo lagala horyimid Mucaaradnimo aynaan waligeed hore u arag.Mar haddii Cirro kaw ka yahay mucaaradnimadaa xajiimaysan isla markaana Cirro bilaabay kala qaybinta Bulshada isla maalintii Muuse Biixi Doorashada ku guulaystay oo uu diiday inuu hanbalyeeyo Muuse Biixi in Doorashada ku guulaystay halkaana ay ka soo bilaabmatay kala qaybinta Bulshada maxaa diidaya in la sheego xadgudubyadii uu galay Cirro iyo kooxdiisa wixii ay Dalka u geysteen.
@aamohamed510223 күн бұрын
Run la qaboojinayaa ma jirtee ,intay 7 Sano Madaxweyne Muuse Biixi gaadhsiiyeen ayaa diyaar noo ah. Waliba anagu Reero in la caayo tirada nooguma jirto sidooda.
@mustaphayonis720123 күн бұрын
@aamohamed5102 way inoo banaantahay laakiin khasiis xoolahaaga badh lasiiyaa, dagalku wuu ka fogaa muuse oo waxa lagu socday s/land markaa difaca xaga qaranka ayeynu u badineynaa, aragtida fogeeya hawlahana ka feejignada xaqiiqdana s/land nimadu wa lamataab taan guul iyo gobanimo s/land
@hayatibrahim235723 күн бұрын
Manshallah illahay hakoxafido insha allaha isha cadowga hakaaqabto
@ilyasrached548123 күн бұрын
Waridad abtiyo, la lutte continue bravo frère
@FaisaAbdi-d8u23 күн бұрын
Mansha Allah waridaad Allah ha ku daayo madax Wayne muse bixi geesi qaran ❤❤❤❤
@hodanidris-p6h24 күн бұрын
Muuse geesi allah haku xiftiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munasamater939223 күн бұрын
Legend waridaad 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ we love ❤️ you Inadeer 🎉🎉🎉🎉 Muuse Bixi waa Nin Gob ah Walahi 🎉🎉🎉❤❤❤❤
@ASAD-98823 күн бұрын
TAARIIKHDU IYADA AYAA IS QOTRTA WLHI🎉🎉🎉🎉🎉
@kossomar867023 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk geesii muse biixi❤
@adoonkiiallah22723 күн бұрын
MADAX-WAYNE SOMALILAND WAXAAD KAGA JIRTAA BAAL DAHABA OO QIIMO BADAN QARANKAN MUJAAHIDINTII MUGDIGA INAY KA SOO SARAAN ALLAH U SAHLAYBAD KAMID AHAYD MANTANA IYADOO SAMADAA MARAYSAD WAREEJINAYSAA SHARAFI KORKAAGA HA AHAATO INSHA ALLAH ANIGOO KA MIDA DHALIN-YARADA SOMALILAND WAXAAN KU QIRAY INAAD TAHAY SIYAASI RUUG CADAAYA OO AY ISKUGU MID YIHIIN INAAD HESHO IYO INAANAD HELIN WANA TA LOOGA BAHAAN YAHAY SIYAASIYIINTA KALE INSHA ALLAH ALLAH HAKU BARAKEEYO CILMIGA CIMRIGA IYO CAFIMAADKABA AMIIN AMIIN AMIIN
Kiii ino soo baxaayi ba waa madax way na heenee se madax waynaha kaxi shoo kaagani macaarad nimadaa meel xun kaaga shee xishoo cirana waa madax wayna heena cusub han baly han balyo yuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1
ماشاء الله وتبارك الله ربي يحفظك يا بابا موسي بطل قومي الصوماليلان ❤
@xaalidahir826823 күн бұрын
Ilahay idankii intii Madaxwheene Muse Bixii iyo Qaranka SOMALILAND inqilabtaay masibo iyo calaamd degdaga ala hakuso dadajiyo amiin Allahumma amiin! We will never forgive you till yamaal qiyaam!!
@fathiayu386823 күн бұрын
Maansha Allaa waridad waan ku wataa,ta,kale reer hunguri daasad madhan jaqaaq waxa isaga khaldamay somaliland iyo mucaradaada