Cisbitaalka Jacaylka

  Рет қаралды 37,689

Codka Ubax Podcast

Codka Ubax Podcast

3 жыл бұрын

Qofku marka uu jidhka ka bukoodo, cisbitaalka ayuu tagaa, daawooyinna ka soo qaataa. Haddii se jacayl ku xumaado, halkee la tagaa? Cisbitaalka Jacaylka kaftan ayaan u haystay. Dhegaysi wacan!

Пікірлер: 119
@ruwaydacartan8826
@ruwaydacartan8826 2 жыл бұрын
2022 yaa ila dhagaysanya marna wan qosla marna wan ooya 🥰 Alla jacaylku xuma oo salsa cajiibul cajiibat
@ahmedmohamedjama5432
@ahmedmohamedjama5432 2 жыл бұрын
Runti waa sheeko cajiiba adban uga helay jacaylku waa nolol wana farxad ana kula dhagaysanaya
@ayhanhussein9635
@ayhanhussein9635 Жыл бұрын
Aniga kula dhagaysanaya 25. nov.2022
@khadarhashi5435
@khadarhashi5435 Жыл бұрын
2023 ban dhagaysanayaa😢
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 Жыл бұрын
@@khadarhashi5435 same 2023ban dhagysnaya
@MustapheKiiko
@MustapheKiiko Жыл бұрын
Wakula dareemay dareenka. Adna way icajabisay 😢😅
@Kaltuun6
@Kaltuun6 Жыл бұрын
caawa bishu tahay 11/4/2023 habeen salaasaa bisha ramadaan ee barakaysana tahay 20 ayaan ku sugayaa suxuurta barmaamijkan quruxda badan cisbitaalka jacaylka waa lagu dhigi miyaan islahaaba cidbaad kusoo boooqan mooyee❤markay suxuurtii gaadhey 3.30 habeenimo ayaan laba rakcadood tukaday una duceeyay cid walba jacaylka la xanuunsan iO cid walbaa waadhka jacaylka taaala in ilhy ubooga dhayo siiyana qof ilowsiiya xanuunadii hore inta iga danbeysaysana ducada🤲
@qaysarvicos3887
@qaysarvicos3887 Жыл бұрын
Aaaamin wllshyda qaali ah qalpiga wangsan aad ledahay😢
@anwarupdyrahman4671
@anwarupdyrahman4671 Жыл бұрын
❤️
@taakoshow563
@taakoshow563 3 жыл бұрын
Aad ayaan u xiseeyaa codka ubax Waxn ka faaidaa wax yaabo badan Hore u soco ismaciil ubax Oo soo gudbiya @codkaubax
@mojeeztoh4364
@mojeeztoh4364 3 жыл бұрын
Waa sheeko faneed aad uqurux badan oo farshaxanimo udheeer runti aadbaan ugu raaxaystay sheekadan anigo si toos ah isu geeyay halkaa isla markaana ismoodsiis kayga ku qurxistay Aaaadbad umahadsan tahy codka ubaxa❤❤❤❤
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 жыл бұрын
November baan dhageystay kadibna waan usoo boholyoobay🥰😪 Waxaaba kasii daran in aan isbitaalka weersame kujirey mudo 5sana ah🥰😪
@dinixmedia8649
@dinixmedia8649 3 жыл бұрын
Ninyhw meel walba ma iigasoo horeysey saxiibow😆😆😆😆
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 2 жыл бұрын
Hhhhh hada maka so baxday
@ayhanhussein9635
@ayhanhussein9635 Жыл бұрын
Sdo kle ana November kula dhagaysanayo sanad kadib
@user-se4kj2vx6m
@user-se4kj2vx6m 10 ай бұрын
Wow one of the best podcasts i listened about love
@zacdiyaabdiraxman574
@zacdiyaabdiraxman574 3 жыл бұрын
Cajiib anigu waxaan doonayaa inaad iizoo gudbizo halka uu dhakhtarka jacaylka😍😍😍😍😍
@indhadeeqaadam8444
@indhadeeqaadam8444 3 жыл бұрын
Barnamij qiiimo badan hore u soco wala
@adnansaett8715
@adnansaett8715 3 жыл бұрын
Cajiib 🥺♥️
@mokhtarabdilahi1068
@mokhtarabdilahi1068 3 жыл бұрын
Keep going ismail ubax
@zackintechnology4686
@zackintechnology4686 3 жыл бұрын
Hospital ka pohol yoga bukan jiifku waa caato erayada Abwaan Hassan Daahir Ismail Weedhsame iyo zxp Ismail Ubaha guul ayaan idiin rajaynayaa
@usaamecabdi4241
@usaamecabdi4241 3 жыл бұрын
Cisibitaalka jacaylka ♥️
@somalimedchannel1968
@somalimedchannel1968 2 жыл бұрын
Eesh qiyasak waxad mooda inan dhex dawaafayo cusbitalka jacaylka ❤️❤️❤️
@mariamhussein1960
@mariamhussein1960 3 жыл бұрын
Cajiiiib🥺❤❤❤❤❤❤
@fadumoahmed7557
@fadumoahmed7557 Жыл бұрын
20/1/2023 waa markii iigu horeysay ee aan dhagaysto podcast tigaan maansha allah
@ayaanitasaleeban3843
@ayaanitasaleeban3843 Жыл бұрын
2022 /30/12 dec ayaan dhagaysanaya ❤codka ubax waan kahelay 🥰
@nasracllaahi4203
@nasracllaahi4203 7 ай бұрын
Ya dawanaya 2023 December 😢
@hanan5025
@hanan5025 2 жыл бұрын
Walaahi.waa.cajib
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj Жыл бұрын
Cajiib ! Jaceylka dhabta ah madhamaado xitaa Hadaad qofka isweysaan qofka aad si dhab ah iskujeclaateen😔
@sacad4253
@sacad4253 3 жыл бұрын
Cajiib
@mysterioush8513
@mysterioush8513 3 жыл бұрын
Waxaaan u maleenayay inaan joogo dhakhtar ka jacaylka siduu ismail uga sheekaynayno 🥰
@axlaammohhamed1073
@axlaammohhamed1073 Жыл бұрын
alla waa markii sadexaad aan dhageysto qormadaan walig3yna hal mar baa wx jeclaadey markii wa ku guuldareysty hdana igum so dhacdo qof jeclow klia cidladaa iskaga ilaaliyaa cajiib
@hannadaadey9687
@hannadaadey9687 2 жыл бұрын
Qaybta la tashiga iyo qalin ka wadanha rabaaa
@Ahmedmano169
@Ahmedmano169 6 ай бұрын
Barnaamijkan waxan dhageesanayaaa 5/1/2024 sacaadu ku beegan tahay geeska africa 12:20 habenimo /// haben jimce soo galayo sheekadan markan dhageestay waxan mooda in aaan raacay oo aan la tagay dhakhtarka anigu inta aduunka joogay jeceyl waa igu dhacay lkn uma sheegan oo cidan ma ogaysiin sidii ayuu igu dhafay wili jecayLka waan isku kari lahay anigu😊
@nasrayusuf701
@nasrayusuf701 2 жыл бұрын
Mashaa
@barwaqocawil2366
@barwaqocawil2366 3 жыл бұрын
Wa goob shaydaan miyaa meeshan an maalinki furnayni
@iqromaxamed5430
@iqromaxamed5430 2 жыл бұрын
Masha allh walle waku salamy cadka ubax ad ayaaan ugu xirnahay markan calool xumo dareemo codkada ayaaan naxariiis usoodontaaa wan jeclan lahaaaa inan gooni kuu barto masha alllh adigoo dhan daganaaan ayuu ilahay kuu abuuuray
@ruwaydacartan8826
@ruwaydacartan8826 2 жыл бұрын
Walle wiilkani waa cajiba hhhh wll hh ninsoomali ah oo nacan ahi ileen waa inagu jiray! Anigu 2021 ayaan bartay codka ubaxoo walle inankan codkiisa ku sakhramay illahow nocasoo kalle noo badi 👍 Iqra 👍
@shimbirka.
@shimbirka. 3 жыл бұрын
Hospitalka Jaceylka💔😔
@ayaanyazin2073
@ayaanyazin2073 2 жыл бұрын
CajiiB!!!!!
@mussenuuradin708
@mussenuuradin708 3 жыл бұрын
Dhakhtarka jacaylka ma lagu daray qaybta nafta nafta raacda ee la god gasha ?
@abdulahicumartupe6172
@abdulahicumartupe6172 Жыл бұрын
20/10/2022 ayaa dhagYztY codka ubax waa mel wax tar uleh ehelka jacaylk
@nihaalgelle7832
@nihaalgelle7832 Жыл бұрын
ismaaciil ubaxlow sheekooyin kaagu waa desing kale maanta uun soo booqday channelkaga waba jeclaystay lagama daalayo dhagaysidoga keep going pro
@asmaomer5311
@asmaomer5311 3 жыл бұрын
❤🔐♥️
@fadiaabdi2607
@fadiaabdi2607 Жыл бұрын
Yaa dhagesanaya 2023july😢
@yazinilkacze1523
@yazinilkacze1523 3 жыл бұрын
Ani Qudhayda u bahan dhakhtarka jacayl ka Izmail upaxle pro qisada shekadayda ma kula wadagaa 👏
@muwahib_mohamett
@muwahib_mohamett Ай бұрын
Waxan dhagestay 9:07pm fidnimo sacda Africa Tarikhdu markay tahay 11/6 2024 uzame rago dhan kala so dhex baxay waxan Allah ka baryay inu calf isku kayo daro ❤
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Dhaqtarkii jacaylkow dhamow weedhasamow dhawaceyga bal dhayow dhoor haben idhansii daawada jaceylka🥺🙄💔😢😢
@farhiaarte9409
@farhiaarte9409 Жыл бұрын
Wxn ahay curad labada dhnba lagu dhaarto jacaylka gbdhnnimo ee walidintayda igu so barbariyen haba ubadnaado dhnka io reer abtigay e .wxn ahy da,da 17 jirada shekoyinka io hasawaha raga waxba igama baxsanayn school .private .dugsi quran ayan dhigtaa marna qoyskayga ayan cawiyaaa wakhtigaygaba intas ayu ku so noqnoqdaaa 2019kii ayay gabi ahnba is badashay noloshaydi waa markii aan maqlay dhawaaq io weedho qurxan oo anan ka maqnayn darenkoda o xitaa an la ilmeyy wa marki igu horaysay oo aan bila xanun bilaa geeri ilmeyo marka iyada ah ma odhan karin sbbtas ayan la oynaya blse dib ayan ka ogaday in uu ahaa daren xambarsana qalbi io qofkisi oo is helay ayay ilintaasi ka dhalatay ugu dambayn farxad io wakhtio quruxbadan oo ku baxayay kaliya ismaqal mudo yar kadib ayay dhacday maqalkii in uu meshi kuso biray waa markii kobad oo aan lakulmaayo marna farxad ayan cirkaa maraaa marna cabsi io xishood dumar ayan dhidid xubnahayga hoos ogu tararaxaaa way iga fursan wayday wan u imaday isaga o hortagan gurigena waxaa gacanta aan horay uso qabsaday wllshay oo 2 jirtay bal in wax yar un aan u modo in aan kaligay ahyn wxaaa mida igaba sii darnayd cabsida familka iga haysay waayo familyka wxy i dhowran jiren sidii aan ahy dunida micnaheda io mugeda munadaysan wxa iyana xasuus mudan in aan darenka io farxada muqalkisa markaan arkay noqday qof sidii dunida culayskeda korka ka sarnaaa o hadane laga dul qaaday halmar .naxariis .xasiloni .io .farxad. ayan daremay hbnka waxa kalon ku xasuustaa ayayday hooyo allah idhowree ayaa hbnkaa na aragtay markii dambe e aan so laabtay ayay igu tidhi. Alla hooyo kani waaba askari show kkk wxy ogu malaysay isagaa shaati carcaryo leh qabay . Farxad .qurux kalsoni. Jacayl saaida o aan xad lahyn ayan wadagnay sandi 2021 aya wxa ibilaabmay in aan barto qofkaygi oo qof kale ah dabecad kale muqal kale dhaqan kale xitaa qab hadalkisi ayaa isbadal kaliya wxa aan ku aqonsan karay ayaaa ahaa magacagisa oo aan isbadalin inta kale waa uu iska badaly xaqiiqdi in aan la qabsaaa ad ayay igu adkatay balse dul qaad badan io samir badan ayan sameyy ilaa an kuso gadhay 2022.10.march waa malinkii aaan kala daatay kala daadasho anan xitaa umalaunin in ay jirto wxaa igu dhacay ama an la kulmay ayaa ah wx waalni un lala mataali karay wxn ahaa gbdh aad nafteda ujecl una daryesha burburkii xidhidhka iga so gadhay wxuu igadhsiyy ila heer An timaha iska xiro wajiga iska dhawaco magalada intan kaba baxo anan diba soo firin ilaaa dadyow qalad iso qabtan o la iyidhaa wa gbdh xanunsanaysa ee yaa yaqano wx barasho io shaqo warkeda daaaa mdo kadib alx wan dhaama sidii hore wax xumana qalbiga oguma hayo blse wan xasuusta wxi u igu samyy oo ogu waynayd in uu idhaho malinkan qalin jabiyan mustaqbalkena u tababushaysanaa e isug marki balnki lagadhayna uu gbdh kale igu bahdilay imika wan vcnhy wxna tos cagta usaray wadadii guusha qisadan wxaaa ka dhaxlay labo arimood o kala ah 1.mudo koban oo xanuna kadib in aan bartay cafiska dulqaadka .kicida . Samir .io ku xidhnanshaha illhy o aann lagu hungobayn 2. In noloshu ka mug io qiimo wayntahy nin io jacaylkisa hadii aad aragto qof ku jecel kaliya sii inta uu ka mudanyhy blse malinki aad mudnantisa ka badan sisa adigaa is togtay wxi intaa ka so hadhana la wareg maraynta noloshada o yanan lagugu mamulin o gumaysanin erayga ah wan ku jeclhy khyr badan ayan idin dhafay
@amcayuuuzh4540
@amcayuuuzh4540 Жыл бұрын
Emotional damage 💔 😢
@abdiwasicsaid2988
@abdiwasicsaid2988 Жыл бұрын
😢😢😢😢 ilahow adaaa Wayne waaxide tu kaso kalan kaa magan galey❤❤
@ayhanhussein9635
@ayhanhussein9635 Жыл бұрын
😭💔😭💔😭💔😭💔😭
@bootanmedia6360
@bootanmedia6360 Жыл бұрын
Ina adeerey xageen kaalasooxiriiri karaa Labo erey aanku waydiiyee
@cayniitaismail176
@cayniitaismail176 Жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Hadii aan jaceyl jirin duniduba ma jirteen.
@wardacabdi8142
@wardacabdi8142 Жыл бұрын
14/11/2022🥺😭💔
@rahiimaahmett2367
@rahiimaahmett2367 Жыл бұрын
14/12 /2022 😢💔
@nadiiroaxmed7373
@nadiiroaxmed7373 12 күн бұрын
Waxan dhagysanayaa malin jimce ah sacadu waa 08.07subaxnimo cusbitaalka jacylka waad boqonay mooyee lagu dhig isman odhan ilahoy aduunka meel uu ka joogobah aamanso qalbiganh iga reeb 💔💔💔💔😭19/7/204
@Dualehapdirahman
@Dualehapdirahman 3 жыл бұрын
Egasime weedhsame hala xidhiidho
@hoothohmohmoudd9359
@hoothohmohmoudd9359 Жыл бұрын
Xnuun baa ihaya aan ka bogsan laayahy mudo 5 sano ah wlaalayaalow ii tilmaama wlhi waa xnuunsanayaaa😭
@hoodomustafe7720
@hoodomustafe7720 Жыл бұрын
Wanku daremi kara😖😔
@frhf5229
@frhf5229 Жыл бұрын
ilhay haaku caafiiyo
@saraapdulsalamvolgz
@saraapdulsalamvolgz 3 жыл бұрын
Codka ubax👊
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 Жыл бұрын
28/10/2022💔
@hanoushasj6181
@hanoushasj6181 11 ай бұрын
Wa marki 5aad aan dhagysanyo 😌 shaw wn boholyoobay 🤒😂
@Umalkair
@Umalkair 4 ай бұрын
😢😢😢
@user-pl1tr8bw2k
@user-pl1tr8bw2k 8 ай бұрын
19/11/2023❤intaa Ku celcelinaaye tiro malaha😊
@ayaancalirageayaancalirage8900
@ayaancalirageayaancalirage8900 3 жыл бұрын
Wlloh ana Qizadayda maku zo Gudbiya inkaztan izleyhy wali wakhti baa u hadhay qizadada
@zackhassan244
@zackhassan244 3 жыл бұрын
Hah iso gudbi wll
@cadnancumar9984
@cadnancumar9984 3 жыл бұрын
@@zackhassan244 ninka ha waalin zakariyaw😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅
@ridwaanzubier2688
@ridwaanzubier2688 Жыл бұрын
Caalam kalaan dhex galayba!🙈
@adiljb5943
@adiljb5943 Жыл бұрын
16/01/2023
@adankirix3785
@adankirix3785 2 жыл бұрын
Xaladan qof jacayl kudhacay uunba garan walahi cajiib xaada ikacday wlahi uu ♥ idamqay laikn
@ayaanabdirahman6818
@ayaanabdirahman6818 Жыл бұрын
10.9.2023😓
@hayaad12
@hayaad12 Жыл бұрын
2023 june 20 saqdhexe cisbitalkaas anaba ubahan 😢💔
@nemoabdi9479
@nemoabdi9479 Жыл бұрын
9april2023 ramadan 😢💔😭
@amcayuuuzh4540
@amcayuuuzh4540 Жыл бұрын
11 nov 2022😂
@anshaxaalin7281
@anshaxaalin7281 Жыл бұрын
13/2/2023
@barwaqocawil2366
@barwaqocawil2366 3 жыл бұрын
Hospital kaasu halku ku yiilaa aad ba loogu baahanyahee
@sakarie3554
@sakarie3554 Жыл бұрын
Caawa 2:30 ayaynu tagynaa.
@safiahirey
@safiahirey 2 жыл бұрын
Cisbtaalka jaceylka ayaan doonaya😭 waan xanuusanayaa
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Жыл бұрын
Ax😢
@SicidAhmed-xz6dm
@SicidAhmed-xz6dm Жыл бұрын
Isa so diyari sayman ku gaynayaaaa😊
@zamiirazhafici1230
@zamiirazhafici1230 2 жыл бұрын
Al walaal xagee kuyaal runtii bukaan baan ahee💔💔😥😥
@mizkizhood6985
@mizkizhood6985 2 жыл бұрын
Allá sorry xbbti
@maxamedxaamud5344
@maxamedxaamud5344 Жыл бұрын
Cisbitaaalka jacelku halkeee ayuu ku yaaalaa aaan sooo bookhanee waaa cajiib alle haw bogo dhayo qof kaste oo la buga jaceyl daraaadiiii.
@xaawosiciid122
@xaawosiciid122 Жыл бұрын
Maxamed abdinour baa isoo xasuusiyay cusbitaalka jacaylka sorry adeer ilahy maskaxdada haku soo celiyo🤲
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 9 ай бұрын
😊😂😢😊
@zihammohamedjama
@zihammohamedjama Жыл бұрын
2023😩😭 hbaYn saQ dhaxaa💔
@xamsemaxamed8295
@xamsemaxamed8295 Жыл бұрын
oct-2022 baan dhagaystay walhi kola waan qoslaa kola waan qiirooda ( cumar dhuule halaga ilaliyo) kkkk
@iqromohammedali9692
@iqromohammedali9692 Жыл бұрын
Halkaa comment baa radinayay 😀 tolow cumar dhuule jaceylka maudaran yahy
@xamsemaxamed8295
@xamsemaxamed8295 Жыл бұрын
@@iqromohammedali9692 waxaan umalaynayaa hadii laguu shidi lahaa inaad gaadhiga ka dhicilahayd kolay kkkkkkkkk
@deeqsanabdihalane3446
@deeqsanabdihalane3446 Жыл бұрын
hada waxan ku fikirayaa sidee ku heshaa isbitalkas😁💔😩2022✌️
@nazemaden6882
@nazemaden6882 Жыл бұрын
2023 xgu ku yaala😭
@saharla3550
@saharla3550 3 жыл бұрын
Codka ubax kama daalo😭❤
@SicidAhmed-xz6dm
@SicidAhmed-xz6dm Жыл бұрын
codkaga iyo codka ubax oo laysku daraY Yaa Ka qUrUx BaDaN❤
@muniirmohamet1133
@muniirmohamet1133 7 ай бұрын
Yaa ila dheyaysanaya 01/01/2024 7:41 Am😢
@nouraaidid6567
@nouraaidid6567 3 жыл бұрын
Sabab malinti loo furi wayay muu ku riyonya imika ninku
@balqiisabalqiisahodan988
@balqiisabalqiisahodan988 Жыл бұрын
Jacayl ka anuu dadka aaan nasiibka kulahayn baanay 🥺
@catikaainaalidacar1147
@catikaainaalidacar1147 Жыл бұрын
Kula mid ban ahy😢
@UzamaMaxamuud
@UzamaMaxamuud Ай бұрын
Wxan dhagaystay 8/6/ 2024 Waxan Jeclahay gabar farduz la.dhahO waxan raJaYn inay calaFku isku kaayO daayO ❤👑
@muwahib_mohamett
@muwahib_mohamett Ай бұрын
Aaamin Aaamin ilhy hasku kiin keno
@FartuunGambol-dv8be
@FartuunGambol-dv8be Жыл бұрын
Waxan is waydinya su alo ku sab san cusbitalka cashaqa😢😅
@user-tl8fr3gy4i
@user-tl8fr3gy4i 3 күн бұрын
2024 yaa dhageysanoyo😂😂aniga cml
@dhagdher2008
@dhagdher2008 2 жыл бұрын
In aaan so arko ayan donaya😪
@nadiadiamond231
@nadiadiamond231 Жыл бұрын
19/1/2023🫡
@sabnaagaas578
@sabnaagaas578 2 жыл бұрын
Cajaa'ib🖤
@nimcocabdi559
@nimcocabdi559 2 жыл бұрын
war wayabe mesha inantagan rabaye maqalinban utagna mise latalin wayabe
@samsamxuseen3584
@samsamxuseen3584 Жыл бұрын
15/1/2023 isamaciil abdi ubax wll codkaga ayaaba ah jacayl iyo dareen gooni ah 💔jacayl maxaad dhibkeentay anaab u baahan cusbitaalka jacaylka 💔💔💔💔💔💔
@falisaxmed2101
@falisaxmed2101 2 жыл бұрын
أمراض القلوب يداوي العلماء
@nimcocabdi559
@nimcocabdi559 2 жыл бұрын
😂😂😂
@user-tx3zu8ir4g
@user-tx3zu8ir4g 4 ай бұрын
Sid loo samyasan kara
@ramadanmohamed5803
@ramadanmohamed5803 3 жыл бұрын
Codka ubax waan ku aminsanahy abwan
@umalkhayrmaxamed7399
@umalkhayrmaxamed7399 3 жыл бұрын
Codka ubax 😭💔
@asiaosman4130
@asiaosman4130 3 жыл бұрын
Man fahmin anuu qusadan
@khadarabdi5645
@khadarabdi5645 3 жыл бұрын
jcylka kabtiisa gasho waad fahmiye
@mizkizhood6985
@mizkizhood6985 2 жыл бұрын
@@khadarabdi5645 legend
Suugaanta Weedhsame & Noocyadeeda
37:41
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 41 М.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 10
25:14
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 104 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 46 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 40 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 42 МЛН
Waxa Aad U Baahantaahy  Waqtigaan | Fandhaal Podcast 56 |
30:55
Omar Inshar
Рет қаралды 63 М.
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 214 М.
CODKA UBAX - Damiirka Anaa Iska Leh
1:08:06
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 137 М.
049 | 09 | Ficilkaagu ha kuu hadlo | 48ka Xeer ee Awoodda
29:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 37 М.
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 12
37:02
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 81 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН