**Ciyaarta Hirwaa - Si fiican loo ciyaarayo -

  Рет қаралды 539,299

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

10 жыл бұрын

FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 238
@abdirhimabdullahi8821
@abdirhimabdullahi8821 4 жыл бұрын
Tiraba 7 jeer baa kusoo ceshtay, allow gayiga somali mid inooga dhig nabad iyo barwaaqa leh 💙🇩🇯🇸🇴
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@dhegadheer2600
@dhegadheer2600 5 жыл бұрын
Wale reer jabuuti gob gob dhashay 😍 🇩🇯🇸🇴
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 7 жыл бұрын
D.jabouti waliga jiir wadankayga waan ku jaclay dhaqankayga iino garka aloow nooda waligi haa jiiro waan iidin jcly wlhi jabouti jiir oo joog
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 3 жыл бұрын
My Somali Jabuutiyaan great Somali is on the way we shall make our history again
@gbthy_self7970
@gbthy_self7970 3 жыл бұрын
Won’t be here fronting but such genuine cultures has sustained the evolution of the Original man in the Horn of the Motherland which is the cradle of humanity with that being said diversity remains our true blessing from Our creator matter of fact only those with a unique culture held it as an identity before the Chaos and after borders were traced to form Nations but till to this day u can mark a bond in such traditional heritages . Greetings from a land of thousands hills where guests are welcomed by milk and honey 🇷🇼
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 7 ай бұрын
Greeting to you my brother from the horn of Africa,the cradle of humanity
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 3 жыл бұрын
Waxaan ahay abwaan reer Burco ah oo imminka ku nool magaalada Muqdisho. Caawa muraaqo iyo xasuus beri samaad ah baa i dishay. Ciyaartan waxaan ku ciyaari jiray magaaladaydii Burco iyo waayihii aan ku jiray ururkii hiddaha iyo dhaqanka ee Sidigmaal. Xasuus baan qiirooday wallahi. Labadii sacab baa i cuncunay. Boqortooyo
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 3 жыл бұрын
MashaAllah xasuus fican abwan
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 3 жыл бұрын
@@rahmaabdi5366 Boqortooyo
@saabir3667
@saabir3667 2 ай бұрын
Wa ku salaamey abwaan ano ciyaartan baadhaya comentigaaga arkey hada nooshhy
@hodaniitaabdi9529
@hodaniitaabdi9529 7 жыл бұрын
waa wareey caadi mahan walhi dhaqanka somalida oo dhan balse dhaantada ayaan jclaan jiray lkn maanta hirwo iiga shidan tahy dhaantada ayadaaba ka mcn sida raga lugta dhulka ugu dhufanayaan ayaaba kasii helay wlhi heesta iyo cayaarta kalama liitaan waad kabaxsateen dheh viva all somali meel kasta eey joogaan markaan dhaqankeena arko waa markaan soomali idil aan ku farxo markeey is ku qab qabsadaane oo is cunaan qabyaalat iyo cuqtat wax aan loo jogin waan ka naxa wlhi alow somali oo nabada alow cuqtada iyo cadwga ka saar yaa rabi
@adamscolumbo6834
@adamscolumbo6834 3 жыл бұрын
Amine
@aliabdiraxmaan5540
@aliabdiraxmaan5540 Ай бұрын
Hablayahagu waa daruurtaase Waar Idina dayax dabasocdaa tihiine Nagaduudo carwooy gugii la arkaba Na ayaa gashaanti kaa dhiga Na badaan tagay baaldi Baan ku dhuroo oo biyana ka dhameeyey waa beene Best somali culture
@hodanaden407
@hodanaden407 4 жыл бұрын
Dhaqanyagu qurux badana, ciisa beesha barakeeysan
@abdobarreh1347
@abdobarreh1347 6 жыл бұрын
vraiment ce magnifique de regarder les traditions culturelles de la communaute somalie partout dans le monde sans distanguer ici c'est le troupe AJEC de la republique de Djibouti dans les annees 90 c'etait lors d'un concours culturel organisé par le ministere de la jeunesse et ce meme troupe ajec que vous regardiez qui a remporté tous les prix voire tous les disciplines car ils etaient tres organisés dans tous les domaines sans oublier de dire la fatiha le defunt dhago med omar naxariisa jano amiin amin qui etait le pilier centrale du groupe,
@badalilkacase1015
@badalilkacase1015 3 жыл бұрын
Absolutely love it from Somalia🇸🇴.
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 3 жыл бұрын
MashaAllah huno
@hassanjuba9624
@hassanjuba9624 7 жыл бұрын
Macha allah this is very beautiful traditional I like my blood and my second land DJibouti 🇩🇯💪💪💪💪💪💪💪
@ndlsoild805
@ndlsoild805 7 жыл бұрын
Hassaan Abiib so your half darrod and half dir interesting
@abdumantube1366
@abdumantube1366 6 жыл бұрын
but we hate ONLF and OTHER FAQASH SOCIETY
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 5 жыл бұрын
😂😂😂 idoors cracking over here talking like they are close to dir but acually they aren't ,
@mayasquaw2254
@mayasquaw2254 5 жыл бұрын
Love my people 💙🇸🇴🇩🇯💙
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 4 жыл бұрын
Naa Nimaan Sasabiyo Salaaxa Aqoon Wey Sariir Kula Seexo Waa silice So Funny 😂😂😂
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 3 жыл бұрын
M'y cisse hiido iyo dhaqan qurux badan🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯wa réer ka kaliya EE ku ciyaar badan somali
@asli8565
@asli8565 2 жыл бұрын
😚😚🥰
@muominabraahim1774
@muominabraahim1774 2 жыл бұрын
War dadkani waa dad layaqaan laa xawalah mxd u sheegay🤔
@awalehmoussab9621
@awalehmoussab9621 2 жыл бұрын
@@muominabraahim1774 inay cisse yihin wa ujedaye ya lawalaya carta iyo weca wa halke cisse power💉💉
@khadjaissa222
@khadjaissa222 4 жыл бұрын
Yes .....this is what I like the most viva Ciisa Jabuuti
@fatiyahfarah3983
@fatiyahfarah3983 5 жыл бұрын
Ciisa nation 🤩🤩🤩🤩
@m.i.r1599
@m.i.r1599 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah ciyaaraha beesha Ciise ee Djibouti.
@MM-yn9vr
@MM-yn9vr 3 жыл бұрын
🇩🇯 + 💚🤍❤️ dance! Beesha Dir are legends (Former Adal Kingdom)
@COKiiE1001
@COKiiE1001 3 жыл бұрын
Yes at the end of day we are the same
@calioumar2967
@calioumar2967 2 жыл бұрын
War this cissa hido iyo degan only ntg to with dir or awdal back off
@abdi4329
@abdi4329 2 жыл бұрын
@@calioumar2967 ciise were kings of ifat (& Gurgura) and adal sultanate ( &Gadabursi)
@safaeleyeh4816
@safaeleyeh4816 2 жыл бұрын
This isn’t Somaliland 😂😂 Djibouti Ciise 🇩🇯🇩🇯
@user-co1dv8lr3o
@user-co1dv8lr3o 2 жыл бұрын
@@safaeleyeh4816 Ciise lives in northern Somalia 🇸🇴 Saylac and Lughaya
@sabriinkhadar8577
@sabriinkhadar8577 6 жыл бұрын
I love Djibouti 🇩🇯 l love their culture two 😘 ❤️
@nunuissa6376
@nunuissa6376 3 жыл бұрын
That’s Somali culture
@souguehfard1858
@souguehfard1858 3 жыл бұрын
@@nunuissa6376 this is djibouti country and culture .
@nunuissa6376
@nunuissa6376 3 жыл бұрын
@@souguehfard1858 no it is Somali we are Somali please mind your business. You not even Somali
@Amy_omer
@Amy_omer 2 жыл бұрын
@@souguehfard1858 70% of Djibouti inhabitants are *SOMALIS*
@NoRockinMansLand
@NoRockinMansLand 2 жыл бұрын
@@nunuissa6376 this is Djiboutian Somali culture Dir culture
@drxaayoow2105
@drxaayoow2105 4 жыл бұрын
Reeer Djabuuuti dhaqan aad uquruxbadan
@alexlegrand6669
@alexlegrand6669 6 жыл бұрын
Naa hirwaynu haloosiyaynayee Waar aloow hiibadeeda noo keeneey Naa hirwooy ma adiga habeenka madow Waar har weyn sida haada soo gudayeey Naa habeenki badanaa badhba hadhaye Waar inoo soo bilaaba beerlula ee Naa sidii dhig maroodi la isma dhisee Waar dhexdiyo dhabarka la luudshaye Naa haweeyaay ma hooyadaa bilan baa Waar itidhi ninba heelo ha itumine Naa hablahayagu Waa daruurta cirkiyo Waar anana dayax daba socdaa nahaye Naa dhawaaqaygu Waa mid kuu dhan noqdee U dhadhami sida dhayda xoolaha ee Naa markaan maryahaaga meel ka arkaan Waar dhurada maanka layga qadaayeey Naa cartiyo weeca subaga cayn caynkee Waar dumarku dhiilaha cugaayaane Naa cagaago geela hoos usoo celiyoo Waar nagaadh geelu cagaarka soo daaqye Naa kubaanad yaro kuleyl badano Waar tabteeda ku meel marta nahayee Naa wadada miniine tajoora tagta Waar ciyaaraha u raakudaynaye Waar calan yahow maalintaad curatiyo Waar ilaa maanta Waan cudoonahaye Waar cisiyo sharafiyo cawaad leedaho Waar dadkaagi baad caawinaysaaye Naa habeenki badnaa badhba hadhaye Waar Ino soo bilaaba beerlulaye Naa nimaan sasabiyo salaaxa aqoon Way sariir kula seexo Waa silicee Naa hirwadu dhulka sii baroo bilicoo Waar hirwada kuwa ilaaliyaa nahayee Naa hirwadu dhimatoo dhilkay ku dhacdee Waar hirwada dhulka maa ka qaadaanee Naa hirwaynu haloosiyaynaayee Waar aloow hiibadeeda noo keeneey
@nasriinjama9754
@nasriinjama9754 5 жыл бұрын
I like it❤️
@shookarichannel2853
@shookarichannel2853 5 жыл бұрын
Mash allh sxb 😍
@antisyare4077
@antisyare4077 5 жыл бұрын
waaaw waad xafiday
@muxammadomar1776
@muxammadomar1776 5 жыл бұрын
Woow..ma shaa Allah...hadan fahmi lahaa wexey kudisantahay it wuld have been much better...thanks
@nimcoali72
@nimcoali72 4 жыл бұрын
thank you so much 😍
@aishakuus60
@aishakuus60 4 жыл бұрын
WAA WAX LAGU FAAANO OO LAGU FARXO ALLOW DHAQANKEEYGA KORKAYEEL. THANK YOU DHALINTA QURUXDA BADAN EE REER JABUUTI
@khb6510
@khb6510 3 жыл бұрын
Ree abtiyaashey ciise waa dad sharaf leh
@farahhabad8825
@farahhabad8825 5 жыл бұрын
Somalinimo qofna marti loogamaha walal weyjirtay waligeed weynu jiridoonaa Somalia wiilisheena iyo gabdhaheena weey ishirsnyihiin Allah baa dhaqan iyo diin dal ba siiyey
@kaltounabdikaltoun6510
@kaltounabdikaltoun6510 3 жыл бұрын
Macha Allah
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 6 жыл бұрын
Proud to be ciise malab alla dhaqankeenu wanaagsana ❤️ love my culture
@ibrahimali827
@ibrahimali827 4 жыл бұрын
hhhh sorry ciisaha waxaan u aqaanay inuu dadka cuno berrigii hore ee aan yaraa waa nalugu bajin jirey waxaa nala dhan jirey kasoo carara ciise ilka qoranaha yuu idin cunine
@hamzekhayre8579
@hamzekhayre8579 4 жыл бұрын
Hhh nio hurta somali batay ma ogtahay somali kasta caydeda in kastu hayo lkn adiga kuma aqani qof ka thy somali ee dhagah kugu ogayn laha wecel😂
@ibrahimali827
@ibrahimali827 4 жыл бұрын
@@hamzekhayre8579 adna malaa qadaad weyn baadtahaywecel kulahaa , mise ciise ilka qorane ayaad ahyd dhagahaan ku goyn lahaa kkkk
@nasserhoussein936
@nasserhoussein936 4 жыл бұрын
@@ibrahimali827 cuqdad u dhimo langaab gudabursi bad tahay ilahay bad u caaronaysa adigu dhul yari io dad yari akhiro naa caadab ku taa laagal 😂😂😂
@ibrahimali827
@ibrahimali827 4 жыл бұрын
@@nasserhoussein936 wly katahy maaha wll nin kani cidaad moodaye reerku waa tole wax ula hadh haku hunqaacine
@cabdicarabmeadi4511
@cabdicarabmeadi4511 4 жыл бұрын
Masha allaah ciyaar dhaqamed aad u macaan reer jabuti idima waayo
@hodhanqali2574
@hodhanqali2574 4 жыл бұрын
Masha allah ciise dir ❤❤❤❤❤
@fardoussaabdiokieh2792
@fardoussaabdiokieh2792 2 жыл бұрын
Machaallah dhaqankeenu wanagsanaa my tolkey ciise weynee 🥰👏👏👏
@hodahabane4674
@hodahabane4674 4 жыл бұрын
I love my people 🇸🇴🇩🇴🇲🇽 I’m mixed but I’m proud Somali
@cabdilaahihassan503
@cabdilaahihassan503 3 жыл бұрын
01l~pluuï99l
@nunuissa6376
@nunuissa6376 3 жыл бұрын
U mixed with colonizers
@sososhi4177
@sososhi4177 3 жыл бұрын
@@nunuissa6376 nigga what’s wrong with u, How is that their fault? They acknowledged their Somali side and they’re proud about it, leave em alone da fuq
@blonded.6668
@blonded.6668 3 жыл бұрын
@@nunuissa6376 dominican and Mexican are not colonizers
@nunuissa6376
@nunuissa6376 3 жыл бұрын
@@blonded.6668 White people are colonizers.
@awalehlilsod8057
@awalehlilsod8057 5 жыл бұрын
Macha Allah dhaagan ciise wa dhaagan somaliyeed
@SR-zj3cs
@SR-zj3cs 5 жыл бұрын
Viva Somali culture 🤗
@samadabara4792
@samadabara4792 6 жыл бұрын
Machallah ciyaar ciise
@alibreezy6541
@alibreezy6541 4 жыл бұрын
May ALLAH bless my Somali people
@abiirmohammed1272
@abiirmohammed1272 5 жыл бұрын
Gob gob dhashay reer jabuuti
@nimcaanmedali4701
@nimcaanmedali4701 5 жыл бұрын
My country love you from bottom of my heart
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
Now this is the real pharaoh culture. Go to Egypt pyramid and see how ancient Egyptian played and depicted themselves. They are exactly this people right here.I'm convinced
@idilyusuf2988
@idilyusuf2988 Жыл бұрын
We're puntites not ancient egyptians, thanks❤
@abdiazeezmohamed8020
@abdiazeezmohamed8020 Жыл бұрын
We are not ancient Egyptians, we are Somalis and this is our culture not the Pharaohs
@rabiabdillahi235
@rabiabdillahi235 Жыл бұрын
No this is somali culture special cisse culture
@shewalalmahri4775
@shewalalmahri4775 Жыл бұрын
Yes
@hafsaabdirahman9004
@hafsaabdirahman9004 7 ай бұрын
This is Somali special culture this is not Egyptian Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💕
@ololjilaal4682
@ololjilaal4682 8 жыл бұрын
walle reer jabuuti waa gob gob dhashay.
@asdafhaji7377
@asdafhaji7377 8 жыл бұрын
runtii waa farxad inaad dhaqan kagii aragtid oo dhamaystiran ciyaar iyo dharba ilaa kabahoodu waa ku wii dhaqanka lakiin wa ka naxdin badan in la dabar gooyo oo cid iyaga uga danbayn waydo sida hada dhalinyartu u badan tahay bilaa dhaqan iyo dhaqan celis maydhan
@sacdiyacabdi3046
@sacdiyacabdi3046 3 жыл бұрын
Wax uunbaa isoo xasuusiyay caawa🥰❤
@samatartiti940
@samatartiti940 6 жыл бұрын
Waa Xasus AJEC Djibouti
@Guhaad74
@Guhaad74 8 жыл бұрын
jecliyaa markaan arko dadkayaga oo xiran hidah iyo dharka hidaha iyo dhaqanka misana ciyaarayo ciyarhii hidah iyo dhaqanka noolaado.
@hibashookari8456
@hibashookari8456 7 жыл бұрын
i miss real Somali people's culture viva Somalia 🇸🇴
@salahmahamed9866
@salahmahamed9866 6 жыл бұрын
Hiba Shookari tani Somalia maha wll 🇩🇯jabuuti Aya la idhahda sida ula soco😡
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Gabadhi waxay tidhi “ I miss real Somali culture” not Somalia . This’s Somali culture FYI Ciyaartani waa ciyaar somaliyeed.
@ndlsoild805
@ndlsoild805 6 жыл бұрын
Salah Mahamed she saying it in general. Somali culture is being lost 😢
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Hibo kawaran ciyarsha dhacaus
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Thanks
@mirandabella6977
@mirandabella6977 8 жыл бұрын
viva D J I B O U T I my home
@samadabara4792
@samadabara4792 6 жыл бұрын
Issa dance machallah
@xirsiyarre1630
@xirsiyarre1630 4 жыл бұрын
Keep going my country djabouti
@sudanboy-tj6iu
@sudanboy-tj6iu Жыл бұрын
Caaws ku dhagesanaya New York . Sat _Jun -10_2023.nice
@user-nf7jq4ts5j
@user-nf7jq4ts5j 4 ай бұрын
The ciise is pure somali ❤️🇩🇯
@fatoumaomar2201
@fatoumaomar2201 8 жыл бұрын
masha allah wallahi wan kahelay lkn erayada yaa icaawinaayo oo af somal igu qoraayo walaalayaal pls icaawiya
@hassanabdiyussuf8706
@hassanabdiyussuf8706 9 жыл бұрын
Waa cayaar aan aad uga helay. Aad iyo aad ayaad umahadsantihiin.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 жыл бұрын
Adiga ayaa muddan
@amarehnickel9309
@amarehnickel9309 4 жыл бұрын
Waa culture of xeer ciise
@gezahegntefera9535
@gezahegntefera9535 2 жыл бұрын
Thanks somali may Allah protect you from any kind of mess...!! really love you..!! Isha Allah I'll be a family one day..!!
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Inshallah thanks
@mohamed-amenaden5451
@mohamed-amenaden5451 7 жыл бұрын
My home have the best cultural muzik
@SA-nx6cr
@SA-nx6cr 5 жыл бұрын
stomp the yard ....where? This is the original~!
@user-cu3tz2re4k
@user-cu3tz2re4k 4 жыл бұрын
Alla ayaa saylici ini tusa wa ciyartii reer Awdal lama dhaliili Karo
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
War ciyaartan hirwa la dhaha. Saylici iyo hirwada baa beesha Ciisa wayne iska leh eh wax ka baro. Waa rerka ku kabso ku qadi maysid.
@osmanmessi6168
@osmanmessi6168 7 жыл бұрын
waaaw kel bele calture vive djibouti
@CrumpitssGeneral
@CrumpitssGeneral 3 жыл бұрын
Beautiful.
@melomohamed4967
@melomohamed4967 5 жыл бұрын
Gabadhaha Hala Asturo Sidakale Waa Good
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 5 жыл бұрын
Haddii aynu taariikhaha Soo jireenka ah ee ciyaaraha dhaqanka soomaaliyeed kulligood habeen ayay ahaayeen waxkasta oo dabaaleeg ah soomaalida haven't ayaa uu u ahaa. Waxay ahaayeen dad maalintii aan fursad ay ku ciyaaraan ama KU dabaaldegaan aan heli karin. Cajiib.
@ilhanwais6246
@ilhanwais6246 4 жыл бұрын
Best wlhi machallah comment apprendre et ou apprendre dhe
@Somfox1
@Somfox1 5 жыл бұрын
walee Dhamaaan somali wa isku dhaqan ,dhamaanteen dhaqankeenu waa isku mid . hadii aan lagu soo qorin ciwaanka ciyaartan waxan u malayn lahaa in laga ciyaaray somali galbeed , somaliland , koonfur somaliya .. viva Qoomiyada Somaliyed
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Waa ciyaar dhaqameedka Beesha Ciisa Djibouti iyo Diredhaba aya laga ciyaara ilaa galbeedka.
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
nin aan dhaqan lahayn waa bad bila kalun aa . dhaqanka ka baro oo ku faan .
@amiinmahamoud2760
@amiinmahamoud2760 3 жыл бұрын
Jabuuti ciyaaro dhaqamedkeeda dawlada ayaan maali galinku sameey maxa yeelay dhantada manta waa lawada bartay markad aragto dhaqankan hada mesha ka muuqda wllhi waxad daremaysa hidaha qimaha u leyahay
@zak2093
@zak2093 3 жыл бұрын
Dhanto is for darrod and salycii is for diir (cisse)
@amiinmahamoud2760
@amiinmahamoud2760 3 жыл бұрын
@@zak2093 diir dusha iskuma waato saylicigana reerba iska leh oo dhawan soo jirena u yhy waa samaroon ciisa waan wada dagna waana abtigay kolay adeerow cilmi badhis soo samee
@zak2093
@zak2093 3 жыл бұрын
@@amiinmahamoud2760 tag weydii google iyo taariikh asal ahaan qoob ka ciyaarkan (helo&harimaade ) mana nihin dad (cisse) jecel faan ,dhaqankeenana waligiis qaran baa ilaalin doona
@amiinmahamoud2760
@amiinmahamoud2760 3 жыл бұрын
@@zak2093 ok reer macayday haygu diri wllow salaygiciga dhaqan ahaan iyo dhul ahaan pa reerkayga iskale wayna dhacda in tarikhda la kla dhaco oo reero shgtan wax adigu lee dahay baro kaaga kuna dhaqan waa iga talo
@aminaomar1197
@aminaomar1197 3 жыл бұрын
Ben çok seviyorum Djibouti
@aichamoussaguelleh6412
@aichamoussaguelleh6412 3 жыл бұрын
Waa dhaqaan macaan
@idrissismail8665
@idrissismail8665 8 жыл бұрын
masha allah noolaada dadkeyga
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 жыл бұрын
Nice story thank you 🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
You welcome sis
@salmakamil911
@salmakamil911 9 жыл бұрын
MAASHA ALLAH I LOVE THAT. WAY SARIIR KULA SEEXO WAA SILICE KKKKKKKK
@deeqaduale6268
@deeqaduale6268 6 жыл бұрын
Waa ciyaar aad u qurux badan .
@nimcomataan3691
@nimcomataan3691 6 жыл бұрын
Woooow vr nyc
@user-nf7jq4ts5j
@user-nf7jq4ts5j 4 ай бұрын
The videos pure somali ❤
@mohamedabdisalam1527
@mohamedabdisalam1527 4 жыл бұрын
MashaAllah
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 5 жыл бұрын
💙💚❤️ dhanto 😍😍😍😍 Thaks to dadka bandhigan soo qaban qaabiyey
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Hirwa la dhaha walal ciyaartan 🇩🇯
@Buurmadow
@Buurmadow Жыл бұрын
HIRWO AYAA LA DHAHAA OGADEN SHAQO KUMA LAHA
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 8 жыл бұрын
ilaay aan kacabsano walaalyaal maanta waa Aduunyo berrina waa Aakhiro islamnimadu ma ogola walaalayaal qaawanaantan oo kale
@gamilaabdi2986
@gamilaabdi2986 6 жыл бұрын
maxamed cabdi ya qawaan aboowe ??? da is old song old clothes ...like our grandpa & grandmom
@gamilaabdi2986
@gamilaabdi2986 6 жыл бұрын
i think u dont love da tribe or u hav selfpbm in ur life bro... go see a psy will be good fo u
@AliAhmed-gq1hi
@AliAhmed-gq1hi 2 жыл бұрын
Qof ilaahay abuuray in qoorta laga jaro iyo ciyaarta hidaha yaa denbi badan waa Suu,aal
@qiyasmohamedqiyas3005
@qiyasmohamedqiyas3005 9 жыл бұрын
wxn filayaa in la yidhaah hirwada
@yeosangxx1209
@yeosangxx1209 7 жыл бұрын
Mashallah
@functionalcontractions1469
@functionalcontractions1469 5 жыл бұрын
nice !
@rooroo7096
@rooroo7096 2 жыл бұрын
Groupe ajec jabuuti 1980s 1990s
@user-gr1ez5ng7v
@user-gr1ez5ng7v 4 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@jaamacbashir1516
@jaamacbashir1516 5 жыл бұрын
Caajiib caadi maha
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
Gobolada waqooyi ilaa Galbeedka ilaa Jabuuti ayaa dhaqan uleh in Dumarka NAA layiraahdo Naa Hooyo iyo Naa xbbi
@drnimcaanabdisalaan2037
@drnimcaanabdisalaan2037 5 жыл бұрын
Woooow
@maqoyeyakhii6021
@maqoyeyakhii6021 5 жыл бұрын
Waciyar dhaqamed
@farahhabad8825
@farahhabad8825 5 жыл бұрын
walaysan Somali ka tageeyn midka lusanoow ka joog
@wabsouk
@wabsouk 9 жыл бұрын
wataa ciyaati la yaqaane
@mirandabella6977
@mirandabella6977 8 жыл бұрын
niin aan sasaabo iyo salaax aqon sariir laa seexo wa silic lolz
@truthsmeller537
@truthsmeller537 8 жыл бұрын
waa runteed , nasiib daro naagaha maanta jooga waxay fahmayaan , doolar iyo dhaldhalaal. lolz
@mahamedyuusuf703
@mahamedyuusuf703 Жыл бұрын
hirwo hees macaan
@yanaalihoussein316
@yanaalihoussein316 7 жыл бұрын
Waaawww
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
The authentic aboriginal ancient Egyptian
@princedahir4779
@princedahir4779 10 жыл бұрын
Ciyaartan magaceed??
@sayidnuur7992
@sayidnuur7992 7 жыл бұрын
+Prince Dahir Hirwaa Ladhahaa Huuno
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 3 жыл бұрын
Hirwo
@roobleabdi5649
@roobleabdi5649 6 жыл бұрын
Waw
@its.Mohamed443
@its.Mohamed443 4 жыл бұрын
❤❤❤☝️
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 6 жыл бұрын
Ta ugu horaysa waa dhantadii
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Daariq Ahmed ma aha Dhaanto waa ciyaar kale oo laga ciyaaro gobaladda Sitti, Awdal iyo jabuuti. Waxaa la yidhaahda Hirwaa
@waranle961
@waranle961 8 жыл бұрын
dhaqan suuban
@sahramaxmud3243
@sahramaxmud3243 6 жыл бұрын
Mashalaa jaan dheer hideheeni weeyaan
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 ай бұрын
Haaheey
@hirsi8073
@hirsi8073 7 жыл бұрын
videowgan oo dhan miyaad haysaa oo ciyaar kale kooxdan ciyaarisa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Midnimo maya walaal
@munam2246
@munam2246 7 жыл бұрын
please translate
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
sorry no time to write and translate
@checkmattee222
@checkmattee222 4 жыл бұрын
Are they speaking in af somali?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Yes Sis
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 Жыл бұрын
Adigii baa Af somali ka liita oo hal suaal ah ku qori karin kolkaasaa dad heelo Soomaali cayaaraya Af somali miyay ku hadlayaan leedahay. Maxaa ka qaldan Araweelo ku sheegay ???
@checkmattee222
@checkmattee222 Жыл бұрын
@@amarehadaweh9683 Bismillah maxad nugu qaylinesa
@xasanmuse7774
@xasanmuse7774 2 жыл бұрын
xasanmuu
@RoodaAbiib
@RoodaAbiib 2 жыл бұрын
Somaligu hodansanaa
@sayedfarhan462
@sayedfarhan462 6 жыл бұрын
Hirwa heesta magaceeda miyaa mise cayaarta magaceeda
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Sayed Farhan waa ciyaarta magaceega
@sayedfarhan462
@sayedfarhan462 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar mahadsanid walal
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 ай бұрын
👋👋👋👋👋👋👋👋
*Ciyaar Somali - Saylici
2:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 246 М.
ciyaarta wilwiilaha
13:42
WARGEYSKA SITTI
Рет қаралды 81 М.
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 12 МЛН
WAAR DEEG DEEG AH
10:46
SOM MEDIA
Рет қаралды 139
DABBAALDAGGA SAYLICIGA - CIYAARTA LIXAAD.
11:55
DUXDA Co.
Рет қаралды 462 М.
Harimaadee hana haban galada same nagaadhsi (4 mars)
7:00
Assajog Studio
Рет қаралды 483 М.
SOMALILAND CULTURE ACADEMY|| CIYAAR DHAQAMEED ||Xidigaha Films
6:45
Xidigaha films
Рет қаралды 15 М.
DHAQAN    WILWILE  HAASAAWE  HELLO
19:40
Dacaw media
Рет қаралды 11 М.
15ka Ciyaar dhaqameed Somalida Ciyaarto Kala Baro
8:09
Hido iyo dhaqan media
Рет қаралды 91 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 534 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 263 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 42 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,1 МЛН
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 2,8 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 86 МЛН