Waxaan Booqday Suuqa Dharka

  Рет қаралды 31,747

Coach maryama

Coach maryama

Күн бұрын

Пікірлер: 104
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 18 күн бұрын
Abaayo waad ku mahad san tahay qeyr badan baa kuu soo rajeeyay waqtigaagaa nooga faaiideysay jazaakalaah alaha ku xafido
@maryamcumar5898
@maryamcumar5898 18 күн бұрын
Mashallah gawarey waanba iska kaa jecladay malin dhawad ban arki Video yadadi Ilahay dartiis ban ku jeclahay guleyso
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 18 күн бұрын
Adeer waxaan dooneeynaa dukaanta jumlada , halka aad joogto iminka waa ganacsiga xaafadaha, waqti haku dhumin
@hibodiiniwarsame
@hibodiiniwarsame 10 күн бұрын
really
@hibodiiniwarsame
@hibodiiniwarsame 10 күн бұрын
filimanta waxa aan ku arkeynay molal waa weyn
@Umufaatimafamily
@Umufaatimafamily 18 күн бұрын
Yuutubkeyga UMU FAATIMA FAMILY iisooboqda❤❤❤
@EdnaMohamedjama-r7y
@EdnaMohamedjama-r7y 18 күн бұрын
Pls maryama talking about china University scholarships visits University education
@XanaanIsmail-f8d
@XanaanIsmail-f8d 18 күн бұрын
masha allah xppti wakudawada markkasta qof waxkafaida thy
@Add-handle
@Add-handle 15 күн бұрын
wallahi you are brave, as man i would never walk around china, dadka way qashaan
@abdallahassan9290
@abdallahassan9290 18 күн бұрын
Maryan waa kuu like garaynaynaa hadaad lacag kuhelayso,
@SaabiriinAbdulaahi-j9r
@SaabiriinAbdulaahi-j9r 7 күн бұрын
chinaha iska ilali ana kunashtay hadana joge dadka way cunan ana kabad baday 2024 namadkeda is ilali🫣🥹🥹🤲😭
@Mustafa-d2w3q
@Mustafa-d2w3q 18 күн бұрын
Fariid quruxbadan masha Allah adeer go on 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@suldanyare6855
@suldanyare6855 8 күн бұрын
Halkeen kaala soo xidhiidhaa walal waxbaan ku diranlahaa
@rakia111
@rakia111 18 күн бұрын
Africa ka soo salamaya😊👋
@hindamoha8357
@hindamoha8357 13 күн бұрын
Masha Allah
@liibanhajimustafe-xi6cz
@liibanhajimustafe-xi6cz 18 күн бұрын
masha allah wlshey wan kugu farxa marka anku arko adigo sidan uxijaban
@abdishakurmohammed1512
@abdishakurmohammed1512 17 күн бұрын
Masha allah baayo muqaladaada dawashadooda lagama daalayo. Guleyso mucalimu
@dhirtaiyowaxtarkeeda425
@dhirtaiyowaxtarkeeda425 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ماشاءالله
@ayanlecabdi6234
@ayanlecabdi6234 9 күн бұрын
Wllo halkee lagaala soo cidhiidhayaa
@FadumoCali828
@FadumoCali828 12 күн бұрын
Maryama hadii ay suurtagal kuu tahay dukaamanka jumlada tag kuwaa ayaan war-bixin badan ka rabnaa kuwaan waa tafaariiq .
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 18 күн бұрын
Mashallah 🎉🎉🎉
@Mukasa-i6q
@Mukasa-i6q 18 күн бұрын
You should visit electric factories to get us motivation
@coachmaryama
@coachmaryama 18 күн бұрын
Waad mahadsantahay wllo talooyinka aad i siisay.
@ayanlecabdi6234
@ayanlecabdi6234 4 күн бұрын
Halkee ayaa lagaala soo cidhiidhayaa
@caliiidxuseenxasan3873
@caliiidxuseenxasan3873 18 күн бұрын
Mansha Allah mawduca wRshadaha so wad
@abdifatahmohamoud9340
@abdifatahmohamoud9340 18 күн бұрын
Teacher maryama plz dhakhtarada insha ha ugu fiican iso ogow plz
@cabdiraxmanjocker1253
@cabdiraxmanjocker1253 18 күн бұрын
Waa cagdheertii asalka ahyd😂
@DaacadCali-te7fi
@DaacadCali-te7fi 18 күн бұрын
Waxan layaabay wadankeena ciyaalka qoryaa lagu cayaarsiiyaa Lkn wadamadakale dadku ciyalkoda wax anfacayaa lagu cayaarsiiyaa
@Taqiyya-Yemenih
@Taqiyya-Yemenih 18 күн бұрын
أنا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا ووضاااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف يِآ نآس يِآآمٌـٍة مٌحًمٌد صِآرتٍ قلّوبگٍمٌ بلّآ رحًمٌهً ولّآشفُقهً ولّآ آنسآنيِهً گٍمٌ شگٍيِتٍ وگٍمٌ بگٍيِتٍ گٍمٌ نآديِتٍ وگٍمٌ نآشدتٍ ولّگٍن لّآ حًيِآٍة لّمٌن تٍنآديِ هًلّ يِرضيِگٍمٌ آن آخوآنيِ يِبگٍون ويِمٌوتٍون مٌن آلّجُوع وآنتٍمٌ مٌوجُودون يِعلّمٌ آلّلّهً آلّعلّيِ آلّعظَيِمٌ آننآ لّآ نمٌلّگٍ حًتٍى قيِمٌـٍة گٍيِلّو دقيِق آبيِ مٌتٍوفُيِ ﻭﺃﺧﻮﺍﻧﻲ ﺻﻐﺎﺭ ﻟﻴﺲ ﻟﻨﺎ ﺃﺣﺪ ﺃﻗﺴﻢ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ﺃﻧﻬﻢ ﻧﺎﻣﻮﺍ ﺃﻣﺲ ﺟﻮﻋﺎﻧﻴﻦ ﻭﻫﻢ ﻳﺒﻜﻮﻥ من الالم والولايات ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﻫﻞ ﻳﺮﺿﻴﻜﻢ ﺃﻧﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺲ ﻟﺤﺪ ﺍﻵﻥ ﺑﺪﻭﻥ ﺃﻛﻞ ﻳﺎﺃﺧﻮﺓ الأسلام يافاعلين الخير انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيتنا ايجار الشهرب 15 الف يمني والان علينا 45 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجار وما يروح الئ بعدما نبكي ورجعوتكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه واحنا.مشردين من بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سغار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا يقف جاانبنا في هذه الظروف القاسيه ومامعي اخوان كباره يقفوا معنا في هذا الظروف اخوتي سغار ولكن انا بنت لااستطيع ان اشتغل اقسم بلله ان اخواني خرجوا على للشارع وشافو وشافو الجيران ياكلو راوقفو وقفوا عند بابهم لجل يعطوهم ولوخبزه يسد بها جوعهم والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلقو الباب وطردوهم ورجعویبکوایموتومن الجوع والله ما نجد لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في كيلوا دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيا اخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين المستحيل من اجل تامن لهم الأكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي أب مثلك واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع أنا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلاعمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﺍﻟﻲ ﻋﻨﺪﻩ ﺍﻟﻘﺪﺭﻩ ﻋﻠﻰ ﻣﺴﺎﻋﺪﺗﻨﺎ لايتاخر علينا لحظه هاذا رقمي واتساب 00967717591071 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته جزاكم الله خيراتـــــــــ الجزاءءء🎉😢😢😢~~~-----♡♤اااا♤؛؛؛& &&،،،)))\\~~♢♢♢ااااا♢♢♢♢♢♢،،,,...,،،،
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 18 күн бұрын
يا رب ضعفا كبيرا رب العالمين فوق ضعفا
@AbdirixmanAbdisalaam
@AbdirixmanAbdisalaam 18 күн бұрын
Alaab baan u bahnahay wll xagee kala soo xirira mahadsanid
@Ina-iltireh
@Ina-iltireh 17 күн бұрын
masha allah horey usoco, wlashey waxaan kusuganahay dallka Djibouti, Hadii aad fursad uheshid inoosooduub qaybaha computerada iyo laptopyada iyo computer-ka monitorka kaliya ah. mahadsanid
@BinuAbdale
@BinuAbdale 18 күн бұрын
Wax cusub lagaama hayo intaan meel kasta wa talaa ee dhar aan wadanka laga helin soo eeg
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 2 күн бұрын
Isilaali please kaligaa baa socda be carful
@ahmeddjama3652
@ahmeddjama3652 12 күн бұрын
Walaal kamarada iska weeci i aan dhuka uu dawano
@MaykalLoori
@MaykalLoori 18 күн бұрын
meel laga soo xiriiro sheeg walashey❤💯
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 18 күн бұрын
Asc walaal Warshadaha Biyaha lacabo ee caagadaha sameeya info karaba ee xageen kaala soo xidhiidha?
@Mr.winers
@Mr.winers 16 күн бұрын
Walal maryama waxaan raba ina caawiso arimo ganacsi ayaa kalaha marka meel laagala soo xeriri karo ma jirta ina ader
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 18 күн бұрын
Shandadaahaan u bahanahay maryaneeyy
@shakour4084
@shakour4084 15 күн бұрын
Muuqaladaadu way shidanyihiin. English subtitles um ayaa ka maqan. Waxay intaasi soo jiidan lahayd dadka kale iyo Soomaalida qurbajoogta ah ee afkeena doonaysa inay baratto
@RaxmaBarkhadAare
@RaxmaBarkhadAare 17 күн бұрын
Asm abaayo Nambarkaga halkee laga helikara ?
@ahmeddjama3652
@ahmeddjama3652 12 күн бұрын
Ma adaan kudawana mise dhulka walaal kamarada iska weeci
@hoodo9260
@hoodo9260 16 күн бұрын
Xagee kaala soo xidhiidhi karnaa wll
@Alhamdulillah14-14
@Alhamdulillah14-14 18 күн бұрын
Quruxley wllzhei mcntu smile kaga quruh m.a 😊💜🍕 Waxa an ka codsan laha inaad booqatid warshdaha baabuurta lagu sameyo sidokale warshadaha electronica Si dadkenu dhiiragallin uga helaan Wlzhei macantu🎨💜🪅
@LaacibkaXaafada
@LaacibkaXaafada 18 күн бұрын
Quruxbadan muqaalada nocoon nosoo badi waan kugu tagernaa
@Maryanqueen122
@Maryanqueen122 17 күн бұрын
Adigo raliya ilaso hdl muhim ayn ku ahy wx an ku warery ayn ku waydin keliya commentiga iso gal aniga ku shegayo mesha klaso xidhidhayo abayo
@Nursaladd
@Nursaladd 18 күн бұрын
Wankula sonaa [maryama]🎉
@MohamedMohamedyare-p2s
@MohamedMohamedyare-p2s 18 күн бұрын
Maktabad tag Meelaha books lagu aqristo
@AsmaMaxamed-x8t
@AsmaMaxamed-x8t 18 күн бұрын
Xagee kala soo xidhiidha dharka caruurta u bahane
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 18 күн бұрын
¥50 yuan waa $6.82 USD
@josephabram6086
@josephabram6086 18 күн бұрын
Wholesale businesska mar inoo soo duub weliba electronics iyo utensils-ka kuwan imika aad soo duubtay waa dad retailers ah oo iyagu tafaariiq ama shayshay wax u iibinaya
@Siciidjamaal-k6b
@Siciidjamaal-k6b 17 күн бұрын
Coach maryam mid ka mid ah akhyaartii china kugu soo arkay ayaa addis ababa nagu soo maray
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 18 күн бұрын
maryam wanku tageera❤
@mubarigyamani8575
@mubarigyamani8575 17 күн бұрын
coach maryama xgga voice noise ayaa ku jira
@Muslimomoha1015
@Muslimomoha1015 Күн бұрын
M.a
@JimcaaleAhmedomar
@JimcaaleAhmedomar 18 күн бұрын
Really sister Hore usoco
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 18 күн бұрын
Ma caan bah moodeen legend kaas😂😂
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 16 күн бұрын
Qiimaha lama sheegi Karo maxaa kawaran Coach maryama .????????????
@hayatmahdiaden5919
@hayatmahdiaden5919 18 күн бұрын
Wll.xageen kala.soo.xidhiidha iso.jwb plz
@deksanidman
@deksanidman 17 күн бұрын
Asc abayo iisheeg number aan kaa laso xidhido plz suugaa shandadaha gacmeed ee hablaha ino taag plz thnks
@akaaninadiir
@akaaninadiir 18 күн бұрын
m.a wlshy guuleyso 2 talo ayaan ku siinayaa mida 1aad muqaalkaaga si uu quality u yeesho iibso camerada dji osmo action 3 or 4/5 pro ama pocket 2/3 ama insta 360 mida kale si codkaaga nadiif loogu maqlo iibso 1 microphone sida rode wireles ama DJI MIC 2 or DJI MIC MINI thanks waa hadaad awooodid
@abdishugri6930
@abdishugri6930 16 күн бұрын
af cheynis inaad kuhadashaan uhaystay
@HawaMohamed-k5r
@HawaMohamed-k5r 17 күн бұрын
Abaayo waxaad tagtaa dukaan ka islaanta material cabuurada laga tolo gada gobaad baa la dhahaa
@Nursaladd
@Nursaladd 18 күн бұрын
Wll waxan kaaco sanayaa inaad takto qeybaha melaha lagu gado alaabaha guryaha😊
@XafaAadanali
@XafaAadanali 18 күн бұрын
Thanks❤
@MohamedEk-se8oy
@MohamedEk-se8oy 18 күн бұрын
You should visit clothes factories to buy thanks
@Maxibees
@Maxibees 16 күн бұрын
R U o k
@fatimafarahmohamud
@fatimafarahmohamud 14 күн бұрын
shippin maxa waye xbbt
@Basheosman
@Basheosman 18 күн бұрын
Shamsu diin ma cagdheertiibaa 😂😂 Reer ayayday isma qariyaan
@InaOsmaan-ju5tr
@InaOsmaan-ju5tr 18 күн бұрын
Fariid yar
@sweetcomofficial9817
@sweetcomofficial9817 18 күн бұрын
Wan gartay wan joga hargaysa
@ubahkaise4379
@ubahkaise4379 17 күн бұрын
Dadka maw so adeegta wllo
@mohamedmaalim6151
@mohamedmaalim6151 18 күн бұрын
Qebta warshadaha
@Zer_films
@Zer_films 16 күн бұрын
Byo Lacagta Canshuurta iyo Lacago Kale Miyaa Jirta Markee Alaabtu Kuu imaanyso
@riyatomar4555
@riyatomar4555 18 күн бұрын
Go to whole sellers
@BahsanJamac-r4r
@BahsanJamac-r4r 18 күн бұрын
❤❤❤
@sweetcomofficial9817
@sweetcomofficial9817 18 күн бұрын
Maxad qabataa ma.inlagudaawado ayunbaa hawshaadu mise wxbad dadka kusokodhisaa
@coachmaryama
@coachmaryama 18 күн бұрын
Waxbaan dad ka ku soo kordhiyaa wllo
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l 18 күн бұрын
Gabadhu meesha iskamay tegin Dan ay leedahay bay u aaday sxp mida kale markay jaanis hayso inay wax inoo soo duubto waa muhiim dad badan oo somali ah baa China ganacsi iyo alaabo iyo arimo badan u aada
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l 18 күн бұрын
Anaga hada waxay ii tahay 9:18 Habeenimo Africa 🌍 ♥️
@Gudbiyaha34khyrka
@Gudbiyaha34khyrka 18 күн бұрын
Coach maryam contact nooma reebin si aanu alabo aanu rabno noola soo wadaagto wxa. Nadaashaday alibaba.
@coachmaryama
@coachmaryama 18 күн бұрын
Contact me on my Instagram wllo coachmaryama1
@CabdicasiisCumar-o9o
@CabdicasiisCumar-o9o 18 күн бұрын
China 🇨🇳 Meel qurux badna wye runtii ganac sigana kufiiican
@sweetcomofficial9817
@sweetcomofficial9817 18 күн бұрын
Side ayn uga faa.iidaysan karaa barnasmijkaaga
@Taqiyya-Yemenih
@Taqiyya-Yemenih 18 күн бұрын
سِالُتتكِ بّالُلُُه 💔الُجْلُيَلُ الُجْبّارَ انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء والله اني ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف اني طالبه من الله ثم منك لاتردني خايبه يا اخي ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين من انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 15 الف يمني والان علينا 45 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني بقدر ماتستطيع مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967717591071 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيرا.:،،،،،.،.؛؛؛٪٪٪٪٪،،،،،،،،،،،… .ا™°°°😢😢😢😢.، ❤😮....
@maxamuudqorane1937
@maxamuudqorane1937 18 күн бұрын
Farqiga alaabta alibaba iyo alaabta ganacsatadeenu keentaa waa maxay
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 18 күн бұрын
Walal xafada ay somali degto maahan suuqyo caruurta ah ee waxa lo ada xaafado kale
@DaacadAden
@DaacadAden 16 күн бұрын
sister alaabtii GADHKA NA TUS
@sweetcomofficial9817
@sweetcomofficial9817 18 күн бұрын
Asc
@XamseDahabi
@XamseDahabi 18 күн бұрын
Waxa kalood soo ogataa baburta
@CabdikariinAxmedWarsame
@CabdikariinAxmedWarsame 18 күн бұрын
WADANKA WAXAA HEESTO SHISHEEYE LOOMA OGOLO WERSHED
@XIKMADAEEBAABIXIYA
@XIKMADAEEBAABIXIYA 16 күн бұрын
Warshadaha booqo halkaa baa laga soo iibsadaa jumladee
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 18 күн бұрын
Meesha. Ma. Bisnis. Baad. U. Tagtay. Mise. Inaad. Iska. Wareegto. oo. Marba. Meel. Aad. Noo. Soo. Sawirto
@ilyasadhan
@ilyasadhan 18 күн бұрын
You tubar manoqoti
@BadeedBadmaax
@BadeedBadmaax 18 күн бұрын
macalin is ilaali wadanka cudur ayaa jira chaina
@143-k1d
@143-k1d 18 күн бұрын
reer xamar hadaa nahay shiid waxaa u naqaan 2bo 1- dhagax 2- qofka waxba heysan reer waqooyiga dharka eeba u yaqanaan yaab 🤣
@XamseDahabi
@XamseDahabi 18 күн бұрын
Somalidu markay dalka jogaan ubay is cunan is qabyaladeyaan lkin markay wadamo kale tagaan way isku xidhan yihiin war wan yaba nehee sidan maxay tahay dalka waa la is qab yaladeyaa
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 18 күн бұрын
Maryam runtii you try your best laakiin KZbinr kuma fiicnin I'm sorry walàl
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 16 күн бұрын
Qiimaha lama sheegi Karo maxaa kawaran Coach maryama .????????????
@MohamedMohamedyare-p2s
@MohamedMohamedyare-p2s 18 күн бұрын
Maktabad tag Meelaha books lagu aqristo
@hayatmahdiaden5919
@hayatmahdiaden5919 18 күн бұрын
Wll.xageen kala.soo.xidhiidha iso.jwb plz
@MohamedMohamedyare-p2s
@MohamedMohamedyare-p2s 18 күн бұрын
Maktabad tag Meelaha books lagu aqristo
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН
GO BACK TO SCHOOL DJIBOUTI
12:27
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 341 М.
4TA YOUTUBER UGU LACAGTA BADAN  SOOMAALIDA
5:50
Waayeel Media
Рет қаралды 11 М.
Qasriga ugu qurxoon Muqdisho | Amazing tour.
12:18
Jimcaale Deals
Рет қаралды 195 М.
ASAD HAGIO OO SI AN CAADI EHEN LOOGU SOO DHAWEYAY MUQDISHO 2025
9:54
Menza Production
Рет қаралды 7 М.
FUUL SI CASRI AH LOO SAMEEYAY| 10 DAQIIQO KU SAMEESO
12:09
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 59 М.
Jaamacad Ay 50,000 kun Oo  Arday ah Dhigato Ayaan Booqday
24:46
Coach maryama
Рет қаралды 18 М.
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН