Cod Sira -Abukar Cawale oo Hawiye si xun u caaye - Dhulbahante muxuu ka yiri ?

  Рет қаралды 238,704

Tvwaagacusub

Tvwaagacusub

Күн бұрын

Пікірлер: 141
@aminafarah1457
@aminafarah1457 8 жыл бұрын
Wow! waa nin caraysan laakiin waa hadal add u aflaagaado ah oo dad muslim ah ku xadgudbay. Hawiye waa dad nasab mar walbana u taagan in Somali ay meel wada timaado, Dhanka kale Dhulbahante waa daraawiishtii la dirirtay gumeysigii ingreeska iyo dadkii ugu horeeyey ee Afrika diyaarad lagula dagaalamo, hadaba waxba kama sheegi kartid, Ilaahay u towbadkeen and give apology to all the great Somalian people you insulted.
@xaajimarqaan7054
@xaajimarqaan7054 8 жыл бұрын
CODKAAN SIR MA AHAN WAAYO 5 SANO KA HOR AYAAN DHAGEYSTAY, WALINA WAA UU KU JIRAA KZbin OO HADAAD KZbin AMA GOOGLE AAD KU QORTO: WIIL SADE, WAXAAD HELAYSAA HADALKAAN OO 5 SANO KA HOR LA SOO GALIYEY YOUTBE MARKA ADEER SHEEKO KALE NOO KEEN OO BEENTA IYO ISKU DIRKANA UMADA KA JOOJI WAA BIL RAMADANE
@nimconalka4918
@nimconalka4918 8 жыл бұрын
subxaanallah hawiye dabo madoobe kulaha hawiye ma Umada ayuu ka futo madowyahey
@calasoowcaanoole8448
@calasoowcaanoole8448 8 жыл бұрын
DADKA QAARKOOD WAXA AY KU FASIREEN KUWA AHBALADA AH EE PALTALK CEYDA IYO ISKU DIRIDA QARAABADA SOOMAALIYEED U QAATAY INEY MAGAC KU YEESHAAN.AYAAD CODKA ABUUKAR CAWAALE KA DHIGTAY ? EX Wiil sade kay dhahaan oo mareexaanka ah oo paltalka ka caytamo miyaa tiri waa abukar cawaale war nin yahow ILLAAHAY ka baq. Reply1
@mrjamac
@mrjamac 8 жыл бұрын
war daahir alasow ilaah ka baq oo abukar cawaale been haka shegin codka ma ahee waa kooxda soo gasha paltakl ee qabilada caaya isku codba ma aha daahir alasow beentadii been wey soo dhaaftay walee
@fatah7250
@fatah7250 8 жыл бұрын
Ahmedey cawale wad ceebowday .. viva dahir calasow
@somaliland247
@somaliland247 8 жыл бұрын
Not Abukar Awale, Fake Audio.
@axmedmohamedgure22
@axmedmohamedgure22 8 жыл бұрын
DAAHIR CALASOW DULI AYAA TAHAY WAXA SHEEKTAA GARAN WEEDAY ISKU DIR IYO MUNAFAQAD AYAA KASHAQEESAA ILAAH CADAAB HAKU GEEYO WARAMADEE HADALKAN HORAA WAXANA KASOQABATAY GOOGLAHA DAD WAREERSAN OO MARQAAN SAN HADALKOODA WEEYE EE U MADA MU NAFAQADA KALA DHEXBAX DOQONYOHOW.
@saamiyaali794
@saamiyaali794 8 жыл бұрын
QOFKUU DOONO HA NOQDO LAAKIIN QOFKAASI MA CAAYIN HAWIYE EE WAX RUN AH AYUU KA SHEEGAY IYO HAWIYE SIDA UU YAHAY DHAQANKOODA IYO MEESHA AY MAANTA DHIGEEN DALKII SOOMAALIYA LA ORAN JIREY.
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 8 жыл бұрын
ninka hawiye ee uu ugu horeeya ee arka Shaqo haka Qabto. ..
@Tvwaagacusub
@Tvwaagacusub 8 жыл бұрын
Wuxuu rabay inuu Mareexaan u gefo,wuxuu wadan jiray magaca Wiil Sade laakiin codkiisa miyaa la aqoon waayay kkkkkkk HABIQLEYSO
@aminajafar2685
@aminajafar2685 8 жыл бұрын
Walaahay-Ama bood ama dhac-inaadan-Abuukar wuxusan ahayn ka dhigi karin'Orod-waxad doonto same -Abuukar - ka Samcad fiican-kaana Aabe fiican -Kaana-Asxaab-badane-Gabdhahaagii-tolkaa ahaaa-u wareeg shaqadaadii-maxaa bilahan-wacalo soo kordhay-daahir'howshaadii waa taa-ka WAREEG ABUUKAR SOOMAALI
@ateyeelmi3550
@ateyeelmi3550 8 жыл бұрын
Dahir calasow, meesha keen isaga oo video ku jira oo aan aragno wajigiisa laakiin cod waa la matali karaa, sxb ninka hadaad neceb tahay wax la rumeysan karo meesha keen cod anigaaba matali kara qof kasta oo iska sameyn kara codad kala duwan. Wax caqliga gali kara keen isku dirkana joogi inta ku rumeysanysaana waa dad aan ku caqli dhaamin.
@AhmedMohamed-qe3gs
@AhmedMohamed-qe3gs 8 жыл бұрын
war ninkii fiican ba dahir calasow muxuu u caayaa war hadlkaan copyga ah ayadoo muuqaal baa la haayaa marka dadka aflagaadada kadaa cibaadeyso waa bil RAMADAN ahe Towbad keen sxp HAWAYE la caayay meel kuu goimeeysee.
@farhankhan-xy7lz
@farhankhan-xy7lz 8 жыл бұрын
paltalk copy wtf
@cilmi777
@cilmi777 8 жыл бұрын
DaHir calasow been ma daayo, qofkan maha abiukar, calasow Wuxu wadaa sheekadii dahabshiil ba dishay Saado oo, kale, calasow wa kaadib, beentana waa loo cadaabayaa, wa shaydaan
@shibis100
@shibis100 8 жыл бұрын
DR Dahir Alasow ninkan naftiisa qatar baa gelisay in aad xooga u ceyb qariso ayay ahayd .
@jannahreminders4310
@jannahreminders4310 8 жыл бұрын
dahir waa mooryaan,ninka miskiinka ku been abuurtay hadii wax la gaarsiiyo asaga loo qabsanaa ilahay kula xisaabtami.
@warrancade1864
@warrancade1864 8 жыл бұрын
wiilsade codkiisu maqorsoomo,Abuukar Cawaale sikale isaga celi lakin codka Paltalk naguma qaldi kartid...dahir calasow beenlow kaadib ah,ragsidaa la,iskamaceliyo inagumeed.
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 8 жыл бұрын
wiil Sade Waa Dhulbahante Soo maaha maxaa u geeye Sade magaca sade ayow meel kaga dhacay war bixi raali galin marka hore sade oo aad magacoodha ugu fagtay umad tan xigta bixi raali gali ah in aad hawiye u gaftay hadii kale Wax magarato adoo kala ah ayaa laguugu soo kacaa
@bubayare8677
@bubayare8677 8 жыл бұрын
aniga waxan dhihilahay in u iska jogo xamar wa uga dhamatay waxan way sameyneysa olalihisa dad xun aya jira oqabilka Aminsan kuwad aya dhaqso kaqabsanaya hadu ragu cayay u ado
@foosmahamed1363
@foosmahamed1363 8 жыл бұрын
waxaa dugaag ah abukar awale ninka layirahdo adiga wadani ayaa tahay dahir noloow
@maryancykla1120
@maryancykla1120 8 жыл бұрын
kkkkkkk anakaa wax aragnay odayaasha dabadooda xow kadayey
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 жыл бұрын
WADANKII CADAW AYAA HEEYSTA, IDNKANA SIDAAN AYAAD U, CAAYTAMEEYSIN YAHUU
@ismailyasindhogor7559
@ismailyasindhogor7559 8 жыл бұрын
Indheegu waxay arkaan,waar bal Calasow waa ayO??????
@fahad.clahiwarsame6890
@fahad.clahiwarsame6890 8 жыл бұрын
dahir waxan tahay Qof ka shaqeeya isku dirka umada Somaliyeed
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 8 жыл бұрын
codkaan waa marki u muqayilka ahaa hadana wuso hanunaay
@fadommomussa7705
@fadommomussa7705 8 жыл бұрын
daahir calsoow noolaaw maansha alaah waa rutaa guul iyo gobanimo
@fardowsaf5761
@fardowsaf5761 8 жыл бұрын
yaahuu yaahuuu shartiisa ilahy hana mootiyo
@naimajamal8283
@naimajamal8283 8 жыл бұрын
subxaanallaah
@SaidSaid-cc5jg
@SaidSaid-cc5jg 8 жыл бұрын
dahir calasow sxb waad na ceebeyse ninkaan waa ninka palk yalk soo gala oo la dhaho WIIL SADE
@ummunabilakram9130
@ummunabilakram9130 8 жыл бұрын
soomaliyoo dhan ayaa bahan ee iska dayaa qabyalada . daaroodna waxa ma haystee.
@subscribedhehchannel3064
@subscribedhehchannel3064 8 жыл бұрын
qof caqli leh sidaani uma hadlo wuxu waa xoolo
@sacdiyaa1
@sacdiyaa1 8 жыл бұрын
Maanta abuukar bay kaa kaxayn la dahay. Talow ma jaadkuu abukur u soo halgamay in la joojiyo ayaad ka ganacsan jirtay. Cod kale keen ninkan codkan cadkii abuukar maahane.
@fahad.clahiwarsame6890
@fahad.clahiwarsame6890 8 жыл бұрын
kkkkkk codkan waa waagi oo khaat cunajiray oo mirkhan sanaa hada wuu soo hanuunay
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 жыл бұрын
LABADIINA, SOMALI XAL U, MA HEEYSAAN VIRUS BAATIN IYO INFAKTION
@mohammedogadeen876
@mohammedogadeen876 8 жыл бұрын
daahir maanta ka hor waxaan moodi jiray nin dacad ah oo run sheega
@abdirahmanjama1233
@abdirahmanjama1233 8 жыл бұрын
asc dhaman dadka somaliyeed oo leysku dirayo waxan idin leyahay intiinan danbabin bal waxa huboso hubsiinyo hal baa la siis tayeh ninmanka isku dirayah dadka oo qabyalada cusbeysinayah ilahay ka baqa qofkasto ogow in aadan nolaneynin oo aad dhimaneyso isku dirika ka daaya dadka somaliyed sidaad og tihinba dadka somaliyeed waxay heer la gari wayeyn waa qabyaalad marka aan ilahay ka cabsano anigu hadan dhageystay cawale mahan codkaan waad mahadsantihin dadka somaliyed
@abdiadennn
@abdiadennn 8 жыл бұрын
DAAHIR ALASOW waa inaan 100 video oo bah dil iyo cay ah kusu duubaa Ramadanta halaga boxo xayawaanyohow aan xishoonayn ee qabyaalagu dilootey uffff
@khadarbashiir9295
@khadarbashiir9295 8 жыл бұрын
daahir calasow xumaanta un baad ururisaa adi waa bil ramadan alle ka baq
@nasriinaahmed2204
@nasriinaahmed2204 8 жыл бұрын
abuukar iska ma hadline adna maxaad dhahdey
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 жыл бұрын
ILAAHAY KACASADA, QUUDHSIGA ISKA DAAYA LABADA QOLO AAD JEEGEYSO WAXBA ISMA DHEEREE!ILAAHAY U TOOBAD KEENA, WADANKII IDINKUU IDIIN BAAHANHAYAYE
@farahdurgube7056
@farahdurgube7056 8 жыл бұрын
qabiiliiste waaye hawiye magaartid aqon iyo awoodba kuma dhamidiin adinkaana qax ku yimid wadankaan asalkiina waala yaqaan cawale nacas baa tahay nin weyn baan ku moodaaye
@zuraajlaki1864
@zuraajlaki1864 8 жыл бұрын
qofkazto afkiisa isga leg calasow abukar raganimo iyo af tahannimo kuma gaari kartid ragu haduu kaftamo meelkasto wuu ka kaftama qabiil ahaan baa loo kaftama siyaad baa loo kaftama kaftanku boosas badan oo laga kaftamo buu leeyahy hadii ay jirto oo uu codkaasi abukar cawale yahy waxaan qabaa inaanu qalad weyn gelin oo kaftanku meelo badan galo lkn waxaan la yaabanahy adigagan wakhtiga ku luminaya oo sida naagaha wararka xanta ah ama kaftanka ah social media keenaya oo shacabka iyo dadka isku diraya war alle ka cabso oo waxyalahan bilaa macnaha ah ka bax
@aminajafar2685
@aminajafar2685 8 жыл бұрын
Kkkkkk weli Abuukar maku Raran tahay- Cajiib-ma qajile'Daahir Af kaadi
@sadaammaxamedmuqtaar552
@sadaammaxamedmuqtaar552 8 жыл бұрын
wuu vashilmay abuukar waaaaaaaana axmadeeeeeey cawaaaaale daahir yeeees soo qabo eeeyada kudhax jiro dadka vican mahadsanid wali guuuleeed waaasidaaaaa sxb
@alish2852
@alish2852 8 жыл бұрын
SU'AASHU WAXA WEEYE HAWIYE MA OROMA , MISE WAA MASAI, MISE WAA BAANTUU. waana lama kala xanaaqaan. ha biqleyso....
@omarali2282
@omarali2282 8 жыл бұрын
Clipkan run mahan ninksne waa masul oo hawia iyo daarood kalama jecla waa iskugu mid
@abdimohamud5262
@abdimohamud5262 8 жыл бұрын
War ilayn soomaali du ma ilbaxdoBal ninkan aad dhegaysanaysaanWaa Dahir calasow war ilahayKa baqa bishq ramadaan
@idreesmohamed1588
@idreesmohamed1588 8 жыл бұрын
waxaa ugu daran dadka iyagoon wax hubsan iska caytamaya dhaar waxaan ku marayaa inuusan ahayn abuukar ee daahir ilaahay kabaq ninkaan wax kale ka sheeg ee ninbaa hawiye neceb iyo naagbaa qabiil neceb meel hala zoo istaagine dunidaadii ma waxay noqotay inuu hadal kaaga sooharo markaad qof daarod ah wax kashegayso inaad dhahdo hawiye ayuu necebyahay war waxaas iskadaa nin wayn baad tahaye anigu warkaaga waaba iska dhagaysan jiray lkn waxaan kula yabaa markaan waxaan macquul ahayn aad meesha keento hadaad waxaad naga dhaadhicin ninkaan waa abuukar war umada ciyaarta kadaa oo dadku waa walaalo haysku dirin anigu daarood baan ahay mana necbi hawiye iyo qabiil kale maanta asxaabtyda ninkaan ugu jeclahy waa hawiye oo aan waxaanan waaridkay ku qarsan isaga usheegto dadka meesha ka hadlayana waxaan leeyahy walalo baan nahay ninkaan yuusan isku kiin dirin hawiye iyo daarood toono naar inika celinmayaan walahi
@themog6556
@themog6556 8 жыл бұрын
WAR BEENTA ISKA DHAAF. WAA ADIGA OO IS DUUBEY. UFF!!!!
@yusufabdi9167
@yusufabdi9167 8 жыл бұрын
war anaga wax aragnay war ninka mxaa ku dhacay intaan wuu ka ficnaye war balayaa tagan
@safiyasaid6170
@safiyasaid6170 8 жыл бұрын
war raggow weli ma colaadi ayad dabaka wadaan Naga daya raggow dhibaatada aad nagu haysaan
@lupopinero2186
@lupopinero2186 8 жыл бұрын
Dahir calasoow been low kadaib ah waye run ma sheegin
@fardowsayusuf666
@fardowsayusuf666 8 жыл бұрын
dahir.xarankan....sifican...ucay.waa.udabcisay.cayda.waa.dayus.dadka.naceb.somalilan.waa.xiren.ilen...xayawanimadisayaqanane
@Mrqadariyehakim
@Mrqadariyehakim 8 жыл бұрын
walahi waxaan ayaan la yaabanahay labada isla caytamaayo waa soomaali maxaaa dhahaaaa
@saliban
@saliban 8 жыл бұрын
paltalk
@khadriitamcdjamamahamed1514
@khadriitamcdjamamahamed1514 8 жыл бұрын
midhaa waadku dhacdey daahir calasow codkaan maaha codkii abukar cawale
@fahad.clahiwarsame6890
@fahad.clahiwarsame6890 8 жыл бұрын
abukar awala hada wuu katawkeenay oo wuu soo hanunay marka dahir haka dhigin wax hada uu sheegay waa waagi oo khayili jiray
@nasriinaahmed2204
@nasriinaahmed2204 8 жыл бұрын
aniga dahir mucarad aya ku ahaan jirey waxana is dhihi jirey ninkan wa fadlan.lacag ku shubo.lkn manta laga bilawo wan tageera
@ismailahmed9553
@ismailahmed9553 8 жыл бұрын
Kkkkkkkkk paltalk COD laga soo duubay weeye kani Bismillah kani inuu beenaale yahay baa cadaaatay
@miredahira6026
@miredahira6026 8 жыл бұрын
Ninkaan hadddii uu Xamar yimaado ha la qaarijo , talo kale ma leh.
@mrjamac
@mrjamac 8 жыл бұрын
sxb codkan ma aha abukar cawaale e bal iska hubi inta adan seefta la boobin waxaa la yiri intadan falin ka fiirso waa maah maah somaliyeed codkiisa ma aha waa kooxda paltakl ka caytama isku qabiilna ma aha isku jahana ka imaan ninkaas sxb ee sfee la boodk jooji
@fardus5305
@fardus5305 8 жыл бұрын
waa beene ninka hadlayaa abuukar cawaale ma,aha ee beenta iska daaya abuurka cawaale waa wadani soomaalinimadu kuweyn tahay
@waranle961
@waranle961 8 жыл бұрын
kkkkkkk WAA ruunti
@hawasalah158
@hawasalah158 8 жыл бұрын
good job good job
@Hassan-tt8tc
@Hassan-tt8tc 8 жыл бұрын
is this even truth
@darwiishtv4802
@darwiishtv4802 8 жыл бұрын
kkkk
@abdalahassan6418
@abdalahassan6418 8 жыл бұрын
kuwii 1991 qaxay soo daaroodka aad ka dhalatay soomaaha. misa ilowday kuwii boorashta ceyriinka ku cunay ee baaba ay sooma aheyn dadka aad ka dhalatay doqon cabsan. ma jecli in aan daarood aflagaadeeyo waayo waa dad soomaaliyeed. lkn abuukar cawaalow nasiib daro ayaa kuugu dhacday ee xamar ha moodin meeshaad ceyrta ka qaadaneysay
@fahad.clahiwarsame6890
@fahad.clahiwarsame6890 8 жыл бұрын
youtupe ama google gal waxaad ku Qortaa # Wiil sade * sano ka hor ayay ahayd waa waagii uu khaat ka cuni jiray
@calasoowcaanoole8448
@calasoowcaanoole8448 8 жыл бұрын
Daahiroow beenloow ilaahey ka fogaaday aa tahay isku dire tuug ah aa tahay codkaani abuukar cawaale ma aha waa nin u cod eg mida kale waa aad soo diyaarsatay waa kuma doqonka hawiye ee codka fasiixa ah ka duubaya hadana aan u jawaabeyn ereyda qaarkood ee xataa gaaladu ka gubaneyso Daahiroow wariye daacad ah aan kuu heystaye cadawtooyo soomaalinimo iyo mid xitaa sacadnimo aa kugu duugan ee alaha kula garabgalo kuwaad ka caqli badiso ahbalyahow aqoon la'aanta iyo ehel la'aantui heysato . EREYGA KA (QALEE) WAA cadeyn googoys weereed. audio mixed.
@buroatheatre3094
@buroatheatre3094 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hawaabdiqadir681
@hawaabdiqadir681 8 жыл бұрын
rar run maaha waxaan
@mahmoudjanagale9407
@mahmoudjanagale9407 8 жыл бұрын
war calasow ilaah ka baq bil ramadan ayaa lagu jiraa..codkaan ma ahan abuukar. waa nin paltalk kujiro oo aad soo koobiyeeysay. anaga nama qaldi kartid ee dadka masakiinta ah been ha u sheegin
@muslix1147
@muslix1147 8 жыл бұрын
Waxaa kaaga daran, Markuu sidaan u caytamayay wuxuu sheeganayay Marreexaan si uu dadka isugu diro. Wuxuu la baxay WiilSade. kkkkkkkkkkkkkk Paltalk buu ku jiray waqtigaas. KZbin ka fiiriya haduusan ka saarin. kkkkkkkkkkk
@abdisegulle5445
@abdisegulle5445 8 жыл бұрын
hawiye hadii runta loshego na wax fahmimaa yo ee wa so qaylinaa
@haalayaasir456
@haalayaasir456 8 жыл бұрын
Waaa been abuukar awaale ma ahn yuu ini khaldin ninka so galiyay asgna astqfurulyso bn leeyhy qabri laba mitir ah oo madoow badn baa ku sugayee...muslimka beenta kadaa
@omargasleshop
@omargasleshop 8 жыл бұрын
maya ninkan abukar maaha waa sawir iyo codqofkale abukar waa waxgarad ma.odhonayo sidaa
@bubayare8677
@bubayare8677 8 жыл бұрын
war ninkan xamar wuka so cararay dahir calasow Marko dababa dhigtay
@mohammedogadeen876
@mohammedogadeen876 8 жыл бұрын
Abuukar cwle ma ahan
@fahad.clahiwarsame6890
@fahad.clahiwarsame6890 8 жыл бұрын
Codkan Sir ma aha 5 sano kahor ayan dhagaystay youtupe ama google gal oo ku Qur wiil sade wad ka helaysaa dadka ha isku dirin
@mrdaljir6630
@mrdaljir6630 8 жыл бұрын
WUXUU soo duubay beentii wiil sade iyo QOLKII MAREEXAAN D/CALASOOW SHEEKO KALE MIYAA WAYSAY waxaa ii cadaatay inaad BADOW TAHAY OO AAN AQoon sida wax laysugu soo duwo orodoo been soo baro waxba mataqaanide ..kkkkkkkkkkkkkkk
@maxamudcade3711
@maxamudcade3711 8 жыл бұрын
paltalk weeye wxan ceebow
@waranle961
@waranle961 8 жыл бұрын
kkkkk Viva Abu bakar cawle
@abdiliqee6926
@abdiliqee6926 8 жыл бұрын
ilahay ma laga yaabo hhhhhhhh ninkan waxad modaa inay qof kafta mayaan lkn dahir calasow inad so dhigto ma aheen dadbadan ba markay dhagaystan uqdad u qaadi dona
@seynabhappy6084
@seynabhappy6084 8 жыл бұрын
war benta nagala tag kuma rumesan beenlow yahoow
@halimahassan9572
@halimahassan9572 8 жыл бұрын
war anaka wax aragny waxano kaley aa adunka jooge
@fardowsayusuf666
@fardowsayusuf666 8 жыл бұрын
ninkan....had ow. yimado.muqdisho.waa.lawasaya
@umukhercuuke3273
@umukhercuuke3273 8 жыл бұрын
Wasow moyee wax kale mataqanin miyaa
@sharmaakeciise5625
@sharmaakeciise5625 8 жыл бұрын
annagaa taageersan oo dir ah daahir calasow dir ogow isaaqna uu ku jiraa
@fardowsayusuf666
@fardowsayusuf666 8 жыл бұрын
lamadilaya xita
@alphaahmed7343
@alphaahmed7343 8 жыл бұрын
kkkkkkkkk waxad rabtaan in aad cuntaan abuukar cawaale hadaad doontaan dilla maalin kasta konton ayaa dishaane
@iijeybaaba
@iijeybaaba 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saxwaye
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 8 жыл бұрын
paltalk copy ninkaan ma'aha ninkaad shegeyso waxaa la yirahda wiilsade waa rer paltalk
@munahsalaad617
@munahsalaad617 8 жыл бұрын
codkan wa hore ban maqalay shan sano kahor
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 8 жыл бұрын
prove
@KINGZ44four
@KINGZ44four 8 жыл бұрын
+Abdalla Axmed just type will saade paltalk on KZbin and you will find this clip. I think it was recorded 2011
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 8 жыл бұрын
+KINGZ44four yes sir waan arkay so lkn codkan waxoo u egyahy abuukar cawale
@KINGZ44four
@KINGZ44four 8 жыл бұрын
+Abdalla Axmed codka Wa uu yara eg yahay abukar cawaale runtii lkn waxan fb ka arkayay daad leh ninkan wa nin la yaqan oo Amsterdam ku nol. Marka allahu yaclam. In my opinion I don't think it's abukar cawaale because Dahir calasow made it look like he exclusively got hold of this secret recording when infact its been on KZbin for 5 years. If indeed it's abukar cawale, dahir calasow should have mentioned that this clip was on KZbin and proove that it's abukar cawaale.
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 8 жыл бұрын
+KINGZ44four aad iyo aad thnks bro u know I'm also MAN-UTD fan so wish u all the best🙏
@fahad.clahiwarsame6890
@fahad.clahiwarsame6890 8 жыл бұрын
youtupe ama google gal oo ku Qor # Wiil sade ? 5 sano ko hor bay ahayd hadan ku gu Qarxin
@mrdaljir6630
@mrdaljir6630 8 жыл бұрын
sxb Hana Qaldin BEENTA WAA XAARAAN codkaan waa PALTALK nin codkaan leh waa ninka labaxay wiil sade oo caan ka ah p/talk .. xitaa haduu isaga yahay doesn't make any sense shaqada uu hayo ayaa aad u wanaagsan d/calasoe keenyaatiga & xabashida ama kuwa ka ganacsada qaad ka miyaa lacag ku soo siiyay oo ku yidhi Dacaayad ku fur Abuukar QAAD DIID waryaa sheekadii p/talk ee wiil SADE miyaad rabtaa inaad umada ka iibiso kkkkkkkkkkkkkkkkk
@hassmo8414
@hassmo8414 8 жыл бұрын
kkkkkkkkk lafashiltum ayaa ku dhacday.
@mrdaljir6630
@mrdaljir6630 8 жыл бұрын
hhhhhhhh sxb Hana Qaldin BEENTA WAA XAARAAN codkaan waa PALTALK nin codkaan leh waa ninka labaxay wiil sade oo caan ka ah p/talk .. xitaa haduu ABUUkar Qaad DIID yahay doesn't make any sense shaqada uu hayo ayaa aad u wanaagsan d/calasow keenyaatiga & xabashida ama kuwa ka ganacsada qaadka miyaa lacag ku soo siiyay oo ku yidhi Dacaayad ku fur Abuukar QAAD DIID waryaa sheekadii p/talk ee wiil SADE miyaad rabtaa inaad umada ka iibiso kkkkkkkkkkkkkkkkk
@khadarbashiir9295
@khadarbashiir9295 8 жыл бұрын
hhhh
@mohamedsaid5926
@mohamedsaid5926 8 жыл бұрын
dahir xishood walal kani wa paltalk ee ku noqo howsha
@fuadmohamed23
@fuadmohamed23 8 жыл бұрын
kanwaa xoolo caadi ah
@abdohassan9132
@abdohassan9132 8 жыл бұрын
subxanallah
DegDeg Huwantii Laascanood Ceerigabo Way Ku Jabeen
10:44
MADAL FURAN
Рет қаралды 23 М.
Taariikhda Garaadada Dhulbahante iyo Dhaxaltooyada Abtirsiga
12:49
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН
How many people are in the changing room? #devil #lilith #funny #shorts
00:39
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 21 МЛН
MAREEXAAN OROMO KU BIIRAY BADANKKOO OO LA NAADINAYO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
14:16
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 10 М.
Reeer Burco Iyo Shekoyinka Murqaanka😂 Praty 1
9:31
Buurdhaab media 1
Рет қаралды 34 М.
BEESHA SHIIQAAL HAWIYE MIYAA?
4:37
Horyaal TV
Рет қаралды 46 М.
Reer Laascaanood Martida Liinta Kadaaya .
4:18
Abukar Awale ( Qaaddiid )
Рет қаралды 5 М.