"Nin Mayd ahi wax ma Maamulee Maxamed Faarax Meel ku sheeg? Cali Warsame Qaybtii 3aad.

  Рет қаралды 6,019

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 2 күн бұрын
Taariikh aan waxba Ka jirin ayuu Ka Hadlayaa jalalaqsi & janbilay waa 9 kilometer
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 2 күн бұрын
Ninkan wax jira iyo wa waxan jiron 2badaba ayuu kahadlayaa mana fadhiyo warkiisa
@axiddig5486
@axiddig5486 2 күн бұрын
Mr Xayd waa Raggii hore wax badannna oogsoon wayahii la soo maray . Warsiyo kale halkaga qaado Oday Xayd wanan salaamya Warkiisu waa war suug sidday wax udhaceen ,waxaase naasiib daaro aah somaalidu waali waxba kumaay wadaan tariikhada madow ee laaso maary .
@AhmedMaxamud-bp3ij
@AhmedMaxamud-bp3ij 3 сағат бұрын
Inuu joogay waa laga yaabaa lkn waxaan filayaa inaanu aqoon qaab taariikhda gali kara wax looga waramo aanu lahayn. Qaabkii marfashyada ayuu usheekaynayaa
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 2 күн бұрын
Odaygaan waxaan kuleeyahay wariye yaanu barnaamijka kaa halaym
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 14 сағат бұрын
Xamar taas weey kasoo gudubtee idinku imisaad leeyseen 2023-2024 oo iminka lagu jiro imisaad laascaanood iyo hareeraheeda ku disheen oo leeydiinkaga digay maxaa ceerigaabo iyo dacawaleey ka naf ku go'day
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 2 күн бұрын
Odaygaan beenta waxuu kabilaabay ina taree ama gaari isjiid ah ayaa lafurfurtay
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 2 күн бұрын
Odaygaan wax uukala og yahay malaha iyo taariiq uu kayo majirto
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 күн бұрын
Ee siyaad bare shan Farood iyo calaacal kaga saaray wadanka
@IbraahimDaahir-mn9kd
@IbraahimDaahir-mn9kd 2 күн бұрын
Wax badan ayaa kaa khaldan
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 2 күн бұрын
😂😂Beentii GX miyaa 😂😂 Hadaanu H/jeclo nahay Ruwaaaydaa waanu la yaabnaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 күн бұрын
Garacdii dhadiga isaaq
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 күн бұрын
Hooydaa wadaa ruwayd
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 күн бұрын
Caydiid waa geesigii wadanka xoreeyey
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 2 күн бұрын
Yuu Ka xoreeyey wadanka
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
QOSOL MA U BAAHAN TAHAY REER XAMAR & REER HARGEYSA
14:37
Abukar Mahdi
Рет қаралды 13 М.
Duur-joogta (Argagaxisada) oo loo diiday wax naago ah in ay u gudbaan.
18:34
Somali National Television
Рет қаралды 56 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН