"Colaada Beesha Warsangali qaadatay ayaanu annagu....."Boqor Buurmadow

  Рет қаралды 74,276

SKY Cable TV

SKY Cable TV

Күн бұрын

#SKY_CABLE_TV kala soco barnaamijyo, warbixinno, wararka khuseeya qaybaha kala duwan ee bulshadeena, dhacdooyinka caalamka isla daqiiqada ay dhacayaan.
Ka mid noqo daawadayaashayda nagu xidhan.
Facebook : / skycabletv.tv
#Skycabletv #Skycablesports #warar #warbixino #barnaamijyo #diini #raygadadweynaha #dalxiiska #dooddaha #dhacdooyinka

Пікірлер: 115
@buraale134
@buraale134 Ай бұрын
Ilahow kala qabooji umada somaliyeed wa isku habsaamen 🤲🏾
@SaynabMaxamed-c4y
@SaynabMaxamed-c4y Ай бұрын
Mansha allah alle há ku xafido boqor go"anka adag dadbuu ka nixiyaa ku soco
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 29 күн бұрын
Ilaahow noodaa Boqorka ♥️♥️💪👏from G36 cadow jabiye Boqor Cismaan aw maxamuud Insha Isaaq aqoon ta Isaaq Codkarka Isaaq Adeer Kugu maalnay❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪
@CumarIbraahim-m5g
@CumarIbraahim-m5g Ай бұрын
Absolute, Boqorku hadalkaa uu yidhi way ku raacsan yihiin reer sh,isaxaaq dhamaan,odayaasha lahaa xaal ayanu bixinaynaa nama matalaan hadanu nahay reer sh,isaxaaq, jawaabtuna wa inta uu yidhi boqorku❤❤❤❤❤❤
@CabdiQani-x6h
@CabdiQani-x6h Ай бұрын
Sxb nabad hadanu kubaaqnay nabad micneheedu Maha inan baqayno ee nabad baan donayna hadii lawaayo oonalala qaadan waayana waan dagalamaynaa magaladana anaa ubadan G36 hadan nahay ceerigaba waa jsl waan Soo dhawaynayna boqorka hadalkiisa
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 meeshay cagaha la’soo gasho shar ayaa ka’holca walahi waa sababta Somaliland qarankeenu uu la’holcayo maanta inagaa soo dhawaysanay cadowgeenii Ethiopia urayay subhannallah 😢 Somalina waa lakala fogeeyay oo Madaxda 5ta Somali ayaa cuqdad nakala galiyay walahi 😤😡 Ilaa aan rabbi uga towbad keeno Somali oon iska erino Ethiopia 🇪🇹 iyo wixii cadowgaas la’halmaala sida Yuhuuda iyo Reergalbeedka oon ilaahay aan u soo noqonl qancintiisa intaan cadowga kufaarta ah soo dhawaysanayno walahi Somaliland nabad noqon’mayso oo waliba sidaa koonfurta Somaliya ilaahay u halaagay iyo SomaliGalbeed ayay Somalilandna u halaagaysaa walahi InshaAllah ilaahay xaqqa hana’tuso iyo cadowgeena soo jireenka ahaa ee Ethiopia 🇪🇹 injirlay oo ilaa maanta badaheena u soo milicsanayaan! Ilaahay Madaxdeena inta xaqqa jecel ha’garab’istaago oo haguuleeyo inta kale ee Ethiopia 🇪🇹 aaminsanna sida Muuse Biixi ilaahay nacalad haku’wada rido oo saxariir ilaahay ha’u dilo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@AsadXasan-g7m
@AsadXasan-g7m 10 күн бұрын
Walaalo isdolaya😢😢😢war isdaaya😮😢😢🎉
@Mamar6310
@Mamar6310 23 күн бұрын
Saw GARAADKU WAA FINAXAAR
@AbdinuurAli-tq4pw
@AbdinuurAli-tq4pw 10 күн бұрын
Booqor nuur meadow ma ahayd ii for Barak cidaad tahay nin harti ah ayàd tahay doqonoww reer reer vivid yahan
@hodanmohamoud4346
@hodanmohamoud4346 Ай бұрын
Ilaahay ha kala qaboojiyo
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m Ай бұрын
Ilaahayoow umada kala qabooji war dhulku soomaali oo dhan ayuu kabadanyahay..ilaahayoow iimaanka noosoo celi.
@SekeriyeXasan-c5c
@SekeriyeXasan-c5c Ай бұрын
🎉❤❤❤
@abdinuurmohamed1976
@abdinuurmohamed1976 Ай бұрын
Alle hakala qaboojiyo ummada walaalaha ah 😢
@MustafeSiciid-pb6sr
@MustafeSiciid-pb6sr Ай бұрын
Boqorku runta ayuu sheegay masha allaah
@abdullahihussein4597
@abdullahihussein4597 Ай бұрын
Garaad jaamac baad kushasban tahiin isagana loodaba fadhiyaa ama barooro ama dhuus talo adaa ubaahan oo lagugu shaqaystaa CAY waxba kuutari maysee.
@AbshirLugatoor-b8r
@AbshirLugatoor-b8r Ай бұрын
Abshir Cabdiraxamaan Xasan the 🎉😢😅😢
@MohamedraageAli
@MohamedraageAli Ай бұрын
Goqor kulaha boqorow xalqado
@Warsuganmedia
@Warsuganmedia Ай бұрын
AAR XAARKA CESHO BAKHTI MADOOBOW , HARTINA WAXBA HA U KALA QOODHA SALAAXIN....
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 25 күн бұрын
Maxay. Ku. Faalayaan. Dagaalka. Khaasarahiisa. Warsan. Geeli. Waa. Hasataan. Bari. Oo. Dhan. Iyaga
@ahmedjama778
@ahmedjama778 Ай бұрын
Insha'aa Hargeysa waa imaanayaan jamaahiirtu
@se1059
@se1059 Ай бұрын
Insha allah anaguna laascaanood ila yoocada baanu imanayna oo xadka somaliland baanu soo xidhaynaaye ka waran
@Sumayo987
@Sumayo987 Ай бұрын
Inshaallah waad jaabayisaan
@AbdikadirMohammed-gy3qr
@AbdikadirMohammed-gy3qr 24 күн бұрын
Asc
@ashwaqaasif
@ashwaqaasif Ай бұрын
Runta uu sheeg huwanta Boqor✊️✊️
@haboon180
@haboon180 Ай бұрын
Maddaxweyne CabdiRaxman waxa uu cidanka qaranka ku amray in dalka uu difaaco. Taa micnaheedu waxa weeyi, wax u dhaxeeya nabad iyo colaad ma jirto.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Gudcur Gude anaga nama matalo Garxajis ahaa. Gudcur Gude iyo kuwa la socdaa waxay noo hoosaasinayaan Cadowga Huwanta Daarood. Nama Matalo.
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 Ай бұрын
Heedho doqonow muslimku cadaw isuma ahaan!
@saidali7233
@saidali7233 Ай бұрын
asc buurmadow hadalkaa kuma raacsani
@dhuuhmohamud7148
@dhuuhmohamud7148 Ай бұрын
Warsangeli iyo dhulbahante waa mohamuud harti iyo siciid harti munaafaqa buurmadow iiddoor buu aaminsan yahay hartina wuu kala gurayaa
@Sumayo987
@Sumayo987 Ай бұрын
G36 iyo ssb waaisaaq waa walalo
@AbdikadirMohammed-gy3qr
@AbdikadirMohammed-gy3qr 24 күн бұрын
Asc buurmadowbe waa qaldantahay xamar maxaa ku diidey maxaa laga sameeyey nabad waa shey qaali garaadadaad idinka xumeyseen oo xasuuqdeen oo Somali meeshaas dhigteen
@ahmedjama778
@ahmedjama778 Ай бұрын
Boqor buur modow beenta iska daa 4 beelood waxey ku heshiiyeen wada degnaasho iyo reerba reerka kale in uu qabsoomo. SL ma jirin.
@abdullahihussein4597
@abdullahihussein4597 Ай бұрын
Hhhh maskiin walahay ceeri baad kahadlaysaaye qorilugud iyo oog katali
@luqmaankhan3250
@luqmaankhan3250 Ай бұрын
𝐀𝐰𝐝𝐚𝐥 𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐡𝐚𝐪𝐚𝐛𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Ай бұрын
Bal qofkaa qolofta wayn eega Een xishoonqyn Garaad buu leeyahy waa garac Usina waaa aheeganaya Aflagadaada iyo qqdafkaana waa ku hadlaya Afku ku go oo ilaahy calaamo kaa ifi Oo naaski aad jaqday Ku qabay
@ubahguled96
@ubahguled96 Ай бұрын
IDOORAK AFTER 34 SABI.WAXA LAGA AHAAYQ IN AY DHAHAAN DHUULKA HARTI CALANKAYAGA SNM AYA NOOGA TAGNAANAYA YAA
@Abz65
@Abz65 Ай бұрын
Ilahaay ka la Qaboji .
@ubahguled96
@ubahguled96 Ай бұрын
ADOGO SNM AYA CALANKAGA SARTAAY HARAGYSA.ANAGA LEH 1991 TAAS QAABIL.AMA.AHA MIYA MAXA KU KEENAYA XAFADADAHA HARTIGA SOO QALAD MA AHA
@ahmediyass2274
@ahmediyass2274 Ай бұрын
Ha la baadho cadogudee odeygaasi waa harti aabihi dondoona
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Ай бұрын
Eey eey dhalay Waa munaafaq mujrim ah Kani dameer madoow 🫏 Sakhraan cabtooy
@abdirahmanjama9290
@abdirahmanjama9290 Ай бұрын
Hooyadaa baa Dhillo ah
@art_lto2450
@art_lto2450 Ай бұрын
Boqor ka geeska Africa 🌍 👍🏼🙌🏼
@AsadXasan-g7m
@AsadXasan-g7m 10 күн бұрын
😂😂😂😂🎉😂
@ubahguled96
@ubahguled96 Ай бұрын
IDOORKA 34 SANO DHUULKII.HARTI.LAHA AYEEY KU LAYIHIIN CALANKAGA SNM HA NO SARAANDO YAA WARYA ILAHEEY YAQAANA
@Abdiwahabgoray
@Abdiwahabgoray Ай бұрын
Idilayruush
@xassanyare9526
@xassanyare9526 Ай бұрын
Hhhh adeer buurmadow calooshaada waxa kujiro iyo waxa aad isleedahay iskadhig waa isdiidanyihiin.
@omarhersi7179
@omarhersi7179 Ай бұрын
Bormadaw nasab maaha wayo réer abtigi o yaqano sida u ukalayaqano oday oday iyo isnan isnan ayu hadana waxba isulahadhin ninkas doqon boqorna ma ahe wa bisad maduw
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 29 күн бұрын
Haday xataa kuqortay Guriga Miyuu socday Waxaas hadal ma Aha Googa
@Alaabtaydaiiuruursha
@Alaabtaydaiiuruursha Ай бұрын
Idinku kuwii nabada diiday maydin ahayn suldaankiinu uu colaada qaadanayeyI saaq haduu israacay Harti waa mid
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Ай бұрын
Labada qoloba Nabada waa udiyaar ee halaga dhabeeyo... Dadka COLAADA iyo fasirka qaladka wada ha joojiyeen
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Ай бұрын
Beena waas illahy ka baq waad dhimanysa e Cashuurta anagaba saw sodon sano nagamaydin qaadayn Maydinkan ragiinu ka dagaalamin
@Mamar6310
@Mamar6310 23 күн бұрын
Dee GARAADKU SAW GARAC MAAHA DARAWALKII BAA DHAKAY KKKKKK
@AhmedAli-nr2tz
@AhmedAli-nr2tz Ай бұрын
Soo qabta buurmadow mudo24hours sirdoonka harti ee ceeri hiring daayey agreed jaamac maantana suldaantii warsangeli si deg deg ku xidha laascaanood ugeeya f bootaan
@mohamedfarah1058
@mohamedfarah1058 Ай бұрын
Boqor buurmadaw si sharafleh oo gobanima ah ayaad u hadashay hadii aanay raaligalin ka,bixina sidaas reer sheekh isaxaaq ku, wada joogi maayo
@mohamedmohamud7890
@mohamedmohamud7890 Ай бұрын
Boqor buurmadow markaad umadaadii horay u jabisay oo aad kala qaybisay ood oran jirtey ciidamada haka soo baxaan adigoo moodayay in muuse somaliland leeyahay halka ninkaad ku sheegeysay garac uu mideynayay umadiisa,lkin hadaad maanta towba keentay waa ilaahay mahadii
@MaxamedAamiin-y7s
@MaxamedAamiin-y7s Ай бұрын
Kudhalay libaax
@hanaLafaise
@hanaLafaise Ай бұрын
balaayo.buurmadow
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
BUURMADOW ANAGA ILMADEER AH BUURMADOW INA GUULEED MIRE YUUSUF CABDI CAWED IYO HARGEISA CLUB DHAMAAN WAA KABO QAAD DAAROOD CADE GUDE IYO INA JAAMBIIR DHAMAAN WAA URURKA ARGAGIXISADA AH EE ICTISAAM WAA IN AYNU MEEL UGA SOO WADA JEESANO OO AYNU GACANTEENA KU DILAA
@dayibdaahir5638
@dayibdaahir5638 Ай бұрын
Maxaa kaaga yaalla rag wuu ku tashaday ee go aankaaga sheeg
@ubahguled96
@ubahguled96 Ай бұрын
IDOORKA.WAA KA.MACASHEEN HARTI 34 SAON.DHAQLAAE IYO IN AY MAANTA KENAAN CEERIAGABO OO AHA DHUUL.HARTI.CALANKAYAG SNM.AYA KA TAGANAYAYA YAA
@ubahguled96
@ubahguled96 Ай бұрын
QALAD AYEEY AHAYEED IN WARSANGLI.DAGAALKA SNM LA SOO QAADO CAQLI XUMA AYEEY AHAYEES ISAAQ WAA MID WHY HARTI UU RAABTAN INA DA KALA XADAAN IDO9RKA CAQLIGIISA ARAKA CALANKA SNM AY SMAYSETEEN HAL AYEWY KU YIHIIN BALSE HARTI WAXAAY RABAAN IN AY KALA.SRAAN
@IkhyaarCabdi-k9g
@IkhyaarCabdi-k9g 17 күн бұрын
Lo0
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 Ай бұрын
Waar suuman dhiman warsangeli 😂😂😂😂
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 meeshay cagaha la’soo gasho shar ayaa ka’holca walahi waa sababta Somaliland qarankeenu uu la’holcayo maanta inagaa soo dhawaysanay cadowgeenii Ethiopia urayay subhannallah 😢 Somalina waa lakala fogeeyay oo Madaxda 5ta Somali ayaa cuqdad nakala galiyay walahi 😤😡 Ilaa aan rabbi uga towbad keeno Somali oon iska erino Ethiopia 🇪🇹 iyo wixii cadowgaas la’halmaala sida Yuhuuda iyo Reergalbeedka oon ilaahay aan u soo noqonl qancintiisa intaan cadowga kufaarta ah soo dhawaysanayno walahi Somaliland nabad noqon’mayso oo waliba sidaa koonfurta Somaliya ilaahay u halaagay iyo SomaliGalbeed ayay Somalilandna u halaagaysaa walahi InshaAllah ilaahay xaqqa hana’tuso iyo cadowgeena soo jireenka ahaa ee Ethiopia 🇪🇹 injirlay oo ilaa maanta badaheena u soo milicsanayaan! Ilaahay Madaxdeena inta xaqqa jecel ha’garab’istaago oo haguuleeyo inta kale ee Ethiopia 🇪🇹 aaminsanna sida Muuse Biixi ilaahay nacalad haku’wada rido oo saxariir ilaahay ha’u dilo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@momindekk1
@momindekk1 Ай бұрын
Ceel buux waa halkee inanta ayaa tidhi.
@buraale134
@buraale134 Ай бұрын
Ceelbuh ayay ka wada
@MaxamuudHaybe-x3y
@MaxamuudHaybe-x3y Ай бұрын
Waxaan Cadaynayaa Hadaan Ahay Gudoonka Bulshada Rayidka Miyirka Leh, ee somaliland In BOQORKAANU YAHAY BOQORKII GEESKA GAARA AHAANA BOQORKA REE SHEEKH ISAXAAQ. Noolaw Guulayso, I'll iyo Cawriba Lahaw BOQOROW.
@Warsuganmedia
@Warsuganmedia Ай бұрын
BA1AL MADOW BAQAL MADOW BAQAL MADOW BAQAL MADOW
@AamiinBidixo-p6n
@AamiinBidixo-p6n Ай бұрын
Nin raga ayaa tahy waa nad asiibtey nio anigoo G36 ah ayaa u garabey ninkaa nio isaga wax laga waydiinayaa nio
@ubahguled96
@ubahguled96 Ай бұрын
ADERRYAAL IDOOR HADII AD IS LADIHIIN MAANTA 2025 AYA DHUUL HARTI SARANAYAYA CALANKAGA QAABIKKA SNM BEEN AYAAD ISKU SHEEGTEEN
@sahraelmi4300
@sahraelmi4300 Ай бұрын
Ilahay hala baqo umada dagaal uma baahna ha la hedhiisiiyo Salaadiinta iyo cuqaasho ilaahay ka yaaba dadka xagee loo wadaa War ilhaay ka yaaba umada u tudhaa
@FaisaAli-d7i
@FaisaAli-d7i Ай бұрын
Dad kani W isku wada mit waxay ku socta an magac daaaroodisam dagaal bay rabaan halalaqato. Isaaq ha is diyaariyo. 😮😮😮😮
@abdijacayl3218
@abdijacayl3218 Ай бұрын
War nio cudur Dhulbahante ku Haye Idinku wax noqda kadip ka HadaL markaz colad iyo nabad
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 Ай бұрын
1988 tuug baad ahayd ey ey dhalay baad tahay.
@DEdriz
@DEdriz Ай бұрын
Hadaad ilma xalaal tahay nin weyn oo aabaha ka weyn af xumo umad qudheen ilmo furaashow👌
@abdirahmanjama9290
@abdirahmanjama9290 Ай бұрын
Waa lagu delayaa ee la soco
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Ай бұрын
Isaaq waa kaa kay rabaan inuu dad la xaajoodo
@MunoMahmud
@MunoMahmud Ай бұрын
hoyo usheeg gadiidkaga baa ka dagalamaya oday been hasheegin
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 Ай бұрын
Adke Adke dhalay waar sidaa u hadalcade gudooow nabada hadii la diido yaa laga baryayaya dagaal ahliya ayaanu galaynaa ee soo socda dheh doqon loo seeto dheeteeyey baa u daranba
@abdirazakabdihasan1545
@abdirazakabdihasan1545 Ай бұрын
Waxaa dhib qaba cidii ku boqratay waxma yaqaanyohow litee iimaanka beelay
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Ай бұрын
Oo hada waxaad leedahay Habar Yoonis ayaa bililiqaysatay?
@saynabjama8160
@saynabjama8160 Ай бұрын
Meelkale haka helaan way helayaan waynu baryanaa ilahay dulmi ma jecla tii afwaynana dabargooynta isaaq bay ahayd lanama dabrgon waynu kudalacnay mantana waa citiraaf ladirir wax ilahay gacantiisa kujira ladagalamimaysan caruuraha kadaaya lugooyada
@BasheHuseen
@BasheHuseen Ай бұрын
Daaro magaalo laga dhisto degaan laguma noqdo .Xamarba daaraha u fiican Isaaq baa lahaa , markaa Ceerigaabo daaraha laguu ogooladay inaad ka dhisato daan ku heli maysid . Gobolka Sanaag iyo degmada Ceerigaabo ha isku khaldin .
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
BUURMADOW WAA JAAJUUS NECEB QARANKA SOMALILAND WAA CADOW INA DHEX JOOGA BUURMADOW WAA CALOOL WEYN OO XAAR IYO XAARANI KA BUUXDO BUURMADOW WAA IBNU XAARAAN MA UU DHALIN SHEEKH MAXAMUD WAA BEEN UMADA REER SOMALILAND WAXAAN U SHEEGAYAA BUURMADOW WAA CADOW WAA IN ISHA LAGU HAYAA DHAQDHAQAAQA UU KU GARAB JOOGO HUWAN IYO CADOWGA QARANKA SOMALILAND
@gamemodesecret
@gamemodesecret Ай бұрын
Gunxajis ama Yusra harti miyaad ka sugaysa wax qabat ama hiil
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Ай бұрын
Gun habar awal cuqdad iyo cudur ayaa idin dhaamiyey
@gamemodesecret
@gamemodesecret Ай бұрын
Daarood nabad ma rabee iska qabta odayaasha Isaaq ee shir qoolay Arab
@haliimogoodir5411
@haliimogoodir5411 Ай бұрын
Illeen waa run marka la leeyahay wey cuqdadeysan yihhn isaaq waayo kii hadlaaba wuxuu yiraahdaa waagii baa wax nala yeelay 35 ka hir uun bey sheegaan
@ahmedabdi3345
@ahmedabdi3345 Ай бұрын
Go'aan kii reerkaaga dhegayso iyagaa biliqo ka hadlay, Maadaa cuqdad qaba mise isaga. sxb Muraayad isku eeg horta intaabad fooxumo kale kuu muuqan
@Warsuganmedia
@Warsuganmedia Ай бұрын
WAALIDIINTAA WAS XAGGEE BAY HARTI WALAALAHA KU NOQDEEN
@moawilofficial1932
@moawilofficial1932 Ай бұрын
Surwaalka bixi boqorku maanu arag talow
@axmeddeeq7658
@axmeddeeq7658 Ай бұрын
Kkkk boqorku si isim buu u hadlay runti gari alley taqaana waayo runti ceergaabo ssc baa khaladka sameysey in lagu raaco maha dagaalka maha warsangali xal nabadeed bey aheyd in ay galaan Nabad baa dadka deeqda
@hanaLafaise
@hanaLafaise 6 күн бұрын
buuq.futa.madow.buuq.balayo.afuuf
@abdikhadar6097
@abdikhadar6097 11 күн бұрын
Laascanood maadaalahaa cabaadka jooji wax iskaceli
@AbdikadirMohammed-gy3qr
@AbdikadirMohammed-gy3qr 24 күн бұрын
Garaadka waa geesi runta sheegey taas miyaa ku dureysaa gala dagaalka waa sax xamar baa dhibkiina soogaaraa oo aadan nabad urabinwaayo caasimaddii 2aad baa tihiin hadanadaacish baa ku abuurteen gobollada bari
@AbdillahMohamed-o6y
@AbdillahMohamed-o6y 17 күн бұрын
Kabaxguryaha islameed tuugyahow
@HassanAli-vu3ko
@HassanAli-vu3ko Ай бұрын
Doofaar bad tahay aan daahirin tahay taata ka hadal
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Ай бұрын
Hadii QOLO WALBA daanteeda maamulato oo fikir laysku hayo...maxaa laysu dilayaa oo dhiiga loo daadinayaa maa qolo walba calankeeda sudhato.
@MaxamuudHaybe-x3y
@MaxamuudHaybe-x3y Ай бұрын
Dalku waa somaliland Dadkuna iyagaa xor ah
@LilyR-sd1lt
@LilyR-sd1lt Ай бұрын
Ssc weydii laascanod labaad bay la rabaan Ceerigaabo xadki soo dhafern
@CabdiqadirCali-n3o
@CabdiqadirCali-n3o Ай бұрын
Beenaale sowdigii ku baaqayey dagaalka dhiig maydhka ah
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 Ай бұрын
Hadal jilicsan looma.baahna
@FardowsaMohamed-j1c
@FardowsaMohamed-j1c Ай бұрын
Adeer dadka kaladhexgala allana talo saarta oo harti dhulkoda kabaxa nabadna isla radiya
@LilyR-sd1lt
@LilyR-sd1lt Ай бұрын
Ceerigaabo waa deegan sh isxaaq waxaa kuu aasan sh isxaaq ee hartidan ha deeqdo dhulkooda
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН