No video

COLLAGEN Q & A...SUAALO KUSAABSAN KOLAJINTA

  Рет қаралды 10,402

Asiya's TV Show

Asiya's TV Show

Күн бұрын

Collagen Q & A waa suaalo kusaabsan kolajinta oo aad soo gudbiseen, igala daawo Asiya's tv show, Hargeisa #somali
SUBSCRIBE / asiya'stvshow
Facebook page / arzalimassagecenter
Twitter / tvasiya
Instagram / asiyas_tv_sh

Пікірлер: 103
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallh aad bad ugu mahdsantahy aasiya jazakallah khyr l
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Wa iyaakum xbbti cafwan 🌹💋💖
@neimahoussein8803
@neimahoussein8803 2 жыл бұрын
Mashallaha Asiya kafeya wa war cad Allah ha ku xafede ♥️♥️♥️♥️ mad ii shege karata ka uu ficana Huno 🙏🏽🙏🏽🌹🌹
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Neima run ahaantii way wada fiican yihiin lkn wac xun kuma arag 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@yuruba8858
@yuruba8858 2 жыл бұрын
Manshallah pretty asiya thanks for the top information you always give to your Somali sisters Jazakallah kheyr. Horey u soco gacaloy
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Shukran xbbti 🙏♥❤ ilaahay haku xifdiyo
@techno5534
@techno5534 2 жыл бұрын
جزاك الله ألف خير اختي Aad iyo aad ayaanu wax fadan kaaga faaiidnay
@deeqa7698
@deeqa7698 2 жыл бұрын
ماشاء اللة..جزاك اللة خيرا
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Cafwan wllo adaa mudan 🙏🥰🌹🌹
@fartunosman9010
@fartunosman9010 2 жыл бұрын
Mahadsanid asiya
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Shukran xbbti ❤🥰♥
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Жыл бұрын
Ridwa nutrition ba iibisa hargeysa waxyr saarata qaali mha
@mushtaaqmahamed2577
@mushtaaqmahamed2577 2 жыл бұрын
Asiya wll qalbi wcn wll alle hakugu casumo janoyinkiisa ta ugu sareysa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Shukran xbbti ❤🥰♥ilaahay haku xifdiyo qaali ❤
@hipaaahasan5049
@hipaaahasan5049 2 жыл бұрын
masha allah wan dhawnahy thanks sida fcn eed dadka uga jahiltirto waxay ubahanyihin ❤❤❤
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Cafwan hipaaa adaa mudan qaali ❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 2 жыл бұрын
Asc walasheya Allah ku barakeeyo manashallah
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Wcs wllo kuligeenba aamiin xbbti ❤🥰🌹💋💋💋💋💋💋💋
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
Mashaallh walashaay maraqaa subagaa malagaa saeayaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Haa maraqa collagen ayaa ku jirta ❤🌹
@safiyogeedi1066
@safiyogeedi1066 2 жыл бұрын
Masha allh
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Shukran safiyo 🌹💋💖💖💖💖
@hipoaxmed1458
@hipoaxmed1458 2 жыл бұрын
Aasiya masha allah qurux mekapka sida u marsatay😍🥰
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Hipo shukran xbbti ilaahay haku xifdiyo 💋💋💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@yasminsadaqh8134
@yasminsadaqh8134 2 жыл бұрын
Thanks abaayo qof uurleh maqaadankaraa iyo qofnuujiya
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Haa waad qaadan kartaa nooca COLLAGEN PEPTIDES la yidhaahdo oo kaliya ❤❤❤❤❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Maashaa allaah walshy guulayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Жыл бұрын
Shukran wllo ilaahay hakuu barakeeyo
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
@@AsiyasTVShow Sidoo kale thanks Aamiin yaa rabbi dhamaanteen walshy boqorad Asiya😍😘🥰🙋‍♂️🙋‍♀️🖐🖐❤❤❤❤❤❤
@maxamuudibraahin2969
@maxamuudibraahin2969 Жыл бұрын
Maansha all aasiya ilahay khayr hakaava abaal mariyo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Жыл бұрын
Shukran xbbti ❤️ ♥️
@farhiyonoornageye1558
@farhiyonoornageye1558 2 жыл бұрын
Mnshllaa allaa abaayo thanks 😊 🙏 ☺
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Farhiyo adaa mudan qaali 💖💖💖
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc mashallh Allha gulinshallah
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Жыл бұрын
🌹🥰🌹🥰🌹🥰🌹🥰🥰
@amaladan5579
@amaladan5579 2 жыл бұрын
Masha Allah sister runtii wajigeygii aan iska ilaaway ayaad i xasuusisey
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
🥰 masha Allah xbbti waa waxa walaalaha lagu yahay qaali ❤🌹
@hanahussein852
@hanahussein852 2 жыл бұрын
jasakallah khayr wax badan ban ka faiday alle misanka hakugu daro waxn ku waydin laha wllo vitam D cadceeda malin walba maan u baahnahay mise mudo inaan wado way igu filanthy kadib an joojiyo
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Khassab maaha maalin kasta, maalin dhaaf iyo 3 jeer wigii kugu filan lkn ka hor dux sii cun sida avocados 🥑 ♥
@hanahussein852
@hanahussein852 2 жыл бұрын
@@AsiyasTVShow subaga lo da ka waran wllo
@hamdaabdirahman1962
@hamdaabdirahman1962 2 жыл бұрын
Mansha Allah ❤💋✌ ✌
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Shukran xbbti 🙏♥❤
@piixez7425
@piixez7425 2 жыл бұрын
Kolajeenka hoyo uurleh macunikartaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Haa way qaadan kartaa nooca COLLAGEN PEPTIDES la yidhaahdo 💖
@anzalmuhumed3260
@anzalmuhumed3260 2 жыл бұрын
Masha allaah wall wadmahad san tahay wanu kafa idnay 👍👍🥰🥰🥰
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Anzal adaa mudan qaali 🥰🙏💖
@omuhadiya8737
@omuhadiya8737 2 жыл бұрын
Retinol ka kasoo hadal especailly aye cream wall mahadsanid ❤
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Hayye xbbti waan soo wadaa insha Allah ❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏
@crochetfarsamadagacanta9026
@crochetfarsamadagacanta9026 2 жыл бұрын
Asc aad ayaad ugu mahadsantahay barnamijyada fa,iidada badan eed noso gudbiso walaal anu shaqsiyan aad ayaan uga helaa barnamijyadaada waxaan rabay inaan kuwaydiiyo jidhka iyo wajiga sensitive ka ah maxaad kula talin lahad wajigayga finaan buuleyahay mana qaadikaro waxyabaha dadku marsadaan badanaa maxaad igula talin lahayd
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Wcs xbbti qaali ❤❤❤ insha Allah video arinkaas si faahfaahsan uuga hadlaya waan soo wada ee yara sug fadlan ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanahmed1549
@hodanahmed1549 2 жыл бұрын
Abaayo Vital protein collagen powder kasoo hadal waan dirsadaye way isoo socotaa qaali 🙏
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Insha Allah xbbti waan kasoo hadli 🌹🥰❤
@hodanshifow1292
@hodanshifow1292 Жыл бұрын
Asc walal collegen hooyo umula ma isticmali kartaa
@ifraaxaxmed7278
@ifraaxaxmed7278 Жыл бұрын
Asc wll waad mahadsantahay
@kaltuunmuuse3046
@kaltuunmuuse3046 2 жыл бұрын
Asc wll intabadan waxn caba ano waxba cunin ee ka waran bal wll sida inyara sharax halka wad mahadsantay wnku slamay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Wcs xbbti, haa safradda ayaa lagu cabaa waad saxsan tahay qaali 💖❤💖❤💖❤💖❤💖❤💖❤
@sahracumar551
@sahracumar551 2 жыл бұрын
Asc xabibti
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Sahra wcs xbbti 💖💖
@user-pw5yk1ih4r
@user-pw5yk1ih4r 2 жыл бұрын
Mshllh huuno Dildilaca jidhka ma ufiicanyahay.
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Kolayba collagen-tu ciladaha maqaarka oo dhan way u fiican tahay, lkn in korkana dildilaaca wax laga mariyo way fiican tahay 💖💖💖💖💖
@leilamohamed2444
@leilamohamed2444 2 жыл бұрын
Insha alh ina jwbtada hela rajaynaya qali
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Waan kusoo jawaabay xbbti 💖❤🥰
@leilamohamed2444
@leilamohamed2444 2 жыл бұрын
@@AsiyasTVShow 🥰😘
@umalkhycali6732
@umalkhycali6732 2 жыл бұрын
Oo anoo hargeysa jooga ayaa layga siiyaa 85 $ waabu jabanyahy haduu 30$ kuhelysan
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Haa xbbti waa waxaan idiin lahaa idinkoo dirsada ayaa idiin dhaanta inaad waddanka kaga iibsattaan qaali xad dhaaf ah oo ganacsatadu idinka macaashto 3 jeer laab💖💖💖
@ayanhassan1999
@ayanhassan1999 2 жыл бұрын
Asc wllshy wxn rabaa inaad ii sheegto sida college loogu samaysto guriga channel ka waan ka shex arki waayy
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Wcs wllo, hoos ka raac link-ga video-ga ku baraya sidaad guriga uugu samaysan lahayd kaligaa qaali 🌹❤🙏🥰 kzbin.info/www/bejne/fnmkmaCfZZ1mZpI
@leilamohamed2444
@leilamohamed2444 2 жыл бұрын
Xabibti Mr dhow ban kugu sobiray wna kahelay barnamijadada wxn ahy hoyo dalan.wxn kuwydinaya dalka badan ano wx sasa qabanin ba dalaya ilko xanunba dadala dhacaya gosaha mrba mid sida la iga bixinayey qar qarna loxgajinayey baba iga dhaman raban qali maxa igala talin karta hoyo cano cabtana ma ihi badana mrdhow ba barty ina canaha gela cabo maxa igula talinaysa wllo😘
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Leila wllo welcome 🙏 kusoo dhowoow gacmo iyo qalbi furan xbbti 🥰❤ dadaal badan oo aad naftaada siisid ayaad ubaahan tahay ugu horayn, dhinac kasta xag vitamins iyo xag cunno nafaqo badan iyo xag hurdo iyo daryeel, daawo channel-kayga waxa ku jira videos waxaas oo dhan faahfaahinaya, wixi suaalo ah ee kalena isoo waydii xbbti markale welcome 🙏 💖💖💖💖💖
@bisharomohamef3425
@bisharomohamef3425 2 жыл бұрын
Wcs walal mcn anigaa is ticmaalo qofku wuxuu moodayaa inuu cayilay bslse ma uusan cayilin ee maqaarkii ayaa yara buuxsamayo maasha alaah walalayaal wax wanaagsan ayaad ka faaidaysaan wlh qurux ayaad noqonaysaan aniga waxaan ku darsadaa vitimin D
@leilamohamed2444
@leilamohamed2444 2 жыл бұрын
@@AsiyasTVShow msha alh msha alh jazaka alh kher qali si wcno iga so jwbty fbka kala so hdly talo bdn ina isisid ban ubahanahy wlh adba udayacay nafsadyda adna gbr qliya tahay wlh sida wcno comntska uga jawabta kahelay kher alh kusiyo😘
@shukridiriye9793
@shukridiriye9793 2 жыл бұрын
Abaayo noocee ufiican plz
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Run ahaantii qaar badan oo fiican way jiraan, lkn lo'da iyo degaaga iyo kaluunkaba waa laga sameeya collagen markaa ta ku naasibta ayaa lagala baxaa ❤🙏🥰
@cabdilaahimaxamed9610
@cabdilaahimaxamed9610 2 жыл бұрын
Abayo aasiya wankusalaamay
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Wcs wllo shukran 🙏🙏🙏
@khadrakhadraahmedguled3140
@khadrakhadraahmedguled3140 2 жыл бұрын
Xage lagalaso xidhidhi kara tell wll
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Facebook page kayga igala soo xidhiidh hoos ka raac link-ga facebook.com/ArZaliMassageCenter/
@cabdilaahimaxamed9610
@cabdilaahimaxamed9610 2 жыл бұрын
Abayo masaajki wajiga nosogali qaybta ssnka dhexdisa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Waan soo wadaa 🥰 xogaa ayaan ka yara daalay
@khadracumar4516
@khadracumar4516 2 жыл бұрын
Asc qali waan kugu cusibahay waad mahadsantahay sidaad umada ugu faaiidaynayso walal waxad kasoohadasha sida miisaanka loo rido insha allah
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Khadra xbbti welcome 🙏 kusoo dhowoow gacmo iyo qalbi furan xbbti, hayye waan kasoo hadli insha Allah 🥰🙏❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖
@khadracumar4516
@khadracumar4516 2 жыл бұрын
@@AsiyasTVShow thank you xabibti
@marwa5017
@marwa5017 2 жыл бұрын
Walaal lafaha geela malaga helaa mise waa lo’da digaaga iyo adhiga
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Lo'da, degaaga, iyo kaluunka ayaa inta badan laga saara, ma maqal geel waayo dadka ajaanibka ah ayaa soo saaray collagen-ta iyakuna ma yaqaaniin feel.💖
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
Asc xbbti wali qaybti hara ayan kasugaya
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Hayye xbbti way soo socotaa inta aanay bishu dhamaanin🌹🥰
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
@@AsiyasTVShow hye qli jasakallah
@yasminsadaqh8134
@yasminsadaqh8134 2 жыл бұрын
Abaayo lafaha geela malagasameenkaraa cologen ka
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Lo'da iyo degaaga iyo kaluunka ayaa laga saara ❤🙏
@sahracumar551
@sahracumar551 2 жыл бұрын
Abaayo lafaha ma feerahaa mise waa kuwa dhuuxa leh
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Kuwa dhuuxa leh qaali 💖💖💖
@fadimaxasan1788
@fadimaxasan1788 2 жыл бұрын
Abayo kolajinta lafaha geelka malaga helaa
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Lo'da iyo degaaga iyo kaluunka ayaa uugu fiican in kolajin laga saaro maraqooda 🥰❤💖
@saafisaada6175
@saafisaada6175 Жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ugbadquruxsan2674
@ugbadquruxsan2674 2 жыл бұрын
College nokeen xabti
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Wllo mcn waan eegi hadii ay suuro gal tahay, ballan maaha ee waa arrin ubaahan ka fiirsi badan ganacsigu 💖💖
@hindamohamud4170
@hindamohamud4170 2 жыл бұрын
@@AsiyasTVShow wallo waan jeclanlayn in ad noso keento waayo qof kasta dibada loma joogo
@omuhadiya8737
@omuhadiya8737 2 жыл бұрын
Kkkkkk vedio sida collagen loo samysato wan soo dawadey makinada lagu jarjaro ma haystan faash bay la dhacaan 🤣
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Kkkkkk 😁😄🤣🤣 waa iska caadi mar hadii ay jajabiyaan 💖💖💖💖
@najmahoyaded3225
@najmahoyaded3225 2 жыл бұрын
beenta jooji ilaa 40 tan beey soo saara jirkeena
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 2 жыл бұрын
Horta ha jaahil hadline wax iska soo hubso, inaad kusoo degdegaysid qof anaad aqoon u lahayn iyo cilmi l'aan kuu raacdayba go do some research. Waad aff soomaali xuntahay taasina waa magaalo joog xumo iyo badownimo
@hafsacawed
@hafsacawed Жыл бұрын
Qofka macaanka qabaa ma cuni karaa
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 4,9 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
WAA MAXAY COLLAGEN/KOLLAGEENI?
23:23
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 21 М.
COLLAGEN KALIGAA GURIGAAGA KU SAMAYSO, HARGEISA | Asiya's tv show
11:24
Dhaqaalaha guriga side loo maareeya ?💴🤔
1:05:40
Fatima Muna channel
Рет қаралды 21 М.
SIDEE LOO DUUBAY MUSALSALKA HABOON ( BEHIND THE SCENES )
9:51
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 350 М.
TAARIIKHDA QURUXDA BADAN EE SOOMAALIDA | FAADUMO BUULO BARDE
37:04
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 44 М.
Shahwada raga habka loo kordhiyo/Cafimat Fican
13:32
Cafimat Fican
Рет қаралды 83 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 4,9 МЛН