جزاك الله خير أستاذ ممكن نقول عن Software Developer مطور برامج أو تطوير البرمجيات Software Development هو رأس تخصصات علوم الحاسوب و عمود الفقري للإستخدام تقنية الحديثة مشكورين لمفكرين و مخترعيننا صوماليين ربي يحفظكم و يحميكم أينما كنتم ان شاء الله نجد قريب معنى اللفظ البرمجة بلغتنا الصومالية
Ustaad allaah hakuu barakeeyo culmigaad baraty ee dadkana u faa idaynaysid jaakallaah Hal vedio ayaan dawaday i cajabiyay all vedio chenelka wan so boqday
@m.shariif97723 жыл бұрын
Ustaad xirfadahaan ma halmarbaa labartaa oo kadibna adaa dooranaayo fursadii kuu dhow sida cybersecurity, web development, = dhamaantood madaama la,isku dhaho computer science. Mawaxaad tahay qof heli kara fursad walbo aad video ku sheegtay mise xirfada aad rabto waad sii dooranaysaa oo hadaad rabto web developer maku shaqeysan karti isla xirfada cybersecurity. Maadama ay xirfadaadu tahay web developer. Ii soo kala saar warbixin buuxda iga sii. Waxaan ka mid ahay dadka sida joogtada ah ugu xiran bogaaga saan filaayo waad iiga soo jawaabi doontaa. Halka aan awal daawan jiray su,aalo dad kale bixiyeen. Anna markayga waan suganayaa in la,iiga soo jawaabo
@zhb78913 жыл бұрын
waxaa tahay qofka kaliya isku fikrad noqoney tahay barada jawabtaas hadda haysid ila wadaag adigu mahadsan
@maqdis-mohamet78124 жыл бұрын
wa mxay farqiga u dhaxeya IT io Computer science
@zulekhainaali37222 жыл бұрын
Same wayo
@mahadomar30894 жыл бұрын
Waxaad mudan tahay taagero aad ubadan si cilmigan dadka u gaadho Halka waxa malaayacniga ah views badan helayan shaqo fican ba haysa si wad wll mahadsanid👏
@ashamohamed31304 жыл бұрын
haa wa runta walal wa chanel cilmiyeed ad u wacan si faafi asxabtada iyo melwalba in subscrib saaran ganbaleelkana ufurtaan o kuso xirmaan
@mahadomar30894 жыл бұрын
@@ashamohamed3130 waa waajib walal intaaba, waxa fiican in labogaadiyo oo la tageero si miisankiisu uga cuslaado. mahadsanid
@Aisha-qn5tx4 жыл бұрын
Waa kuliyada aan jeclhy ilaa hda ila yarn tydi i.a Wana karumayn rajadeyda ah inaan barto
@engcj83934 жыл бұрын
Keep it Up😊
@calijapoi7174 жыл бұрын
Aad io aad ayaad u mahadsantahy 🙏🙏🙏🙏
@amatulkarim99264 жыл бұрын
Jazakalahu kheiran
@ogaalsame7704 жыл бұрын
International relationship and diplomacy Asxaabta like ha la saaro
Biochemistry ga iyo linguisticsku fursado intee le'eg ayay leeyihiin.
@mr-m25294 жыл бұрын
Ustaad waxaan rabey Kuliyada IT ga in aad xoogaa bal aad nooga faah faahiso ama aad information dhameys tiran nagasiiso aszxaap ta in ta igu raac san like
@iloveuallah88894 жыл бұрын
Shp waxan la sheegayo oodhan IT ayay hoos imaadaan👍
@mohamedisak82303 жыл бұрын
Asc wll Abdiwali waad ku mahadsantahay sida aad noola wadaagayso wanaaga iwm. waxaan rabaa inaan xirfadaha computerka coursooyinkaas websiteska laga helo ma iga caawinkartaa
@abshirak62674 жыл бұрын
iyo websiteyo aan ka baran karno software develper
@caliabuukar36654 жыл бұрын
information technology ( IT )kaso hadal teacher
@garaleagdjh12204 жыл бұрын
Asc, sxb wan kaga maxad cilinayaaa sidokale iskudeey in aad casharataha kusodarto mathematics primary aad ayan ugubahannahay
@sudaissd64643 жыл бұрын
#sudaiscoder ustaad waxaa ka soo hadashaa cyber security
Aqoonkaal markaa ku qoro web developer sidaan udalba karaa ustad
@nawalmo6827 Жыл бұрын
walaal waxad kuwaydiiyay mid walba magaarba loo baranaya mise waxaba halmar bad baranysa
@cawilmasruuri83073 жыл бұрын
Asc mahadsanid eng wxan jec laanlahaa Inaad kahadasho Biomedical engineering
@unknownx92464 жыл бұрын
Marka wlla xisaab saaid ah maliiga baahan yahay?
@queenmariaofficial31124 жыл бұрын
Aniga xita wa ubaahna suashaan qof iikajawabo
@enggarantinmedia92534 жыл бұрын
SaaxiibayaaL MuqaaLkii ahaa information technoLogy ayuu ku sheegay Wuxuu isbar bardhigey IT & computer science computer scienska ayaa xisaab aad uGu badantahay xaga IT Ga programminku ku badanyihiiN
@hamseabdi21844 жыл бұрын
*CIVIL* *ENGINEERING*
@adnanmohamed-48133 жыл бұрын
faculty of economics and administrative sciences Department Economics
@waawamoha53744 жыл бұрын
Thnks peo 💌
@baramabaro45903 жыл бұрын
Ustaad combiyuutarka ayaan rabaa
@ARMAAANCADDDE0441 Жыл бұрын
Software engineering kasoo hadal shp
@azaanibrahimmohamed28463 жыл бұрын
Waxan xiiseya IT and Computer network CCNA CCNB iyo WeB DESIGN AND WEB DEVELOPER HTML and CSS JavaScript PHP DATABASE SQL SERVER and MYSQL C# PYTHON JAVA DESKTOP APP and ANDROID MOBILE APP
@zhb78913 жыл бұрын
madhameyse cs cadi ukala kaseysa allah ku siyadiyo
@kingsafwaan92863 жыл бұрын
Zxb waxa ishegta mel an kala so xiriro mhdsnid
@abdirashidmohamedismaciil6704 жыл бұрын
Mahad sanid wll wx badan baan ka fa.iday
@khadarkaraamoh98133 жыл бұрын
Mechanical engnearing ka soo hadla ustad aniga ubahane
@naciimaapdinour92604 жыл бұрын
💚goood✨
@mursalibraahimmaxamedmursa83553 жыл бұрын
Nio cabdi wali khalifow waxaad wali saaid igu faafisaa computer systems analyst iyo security analyst kuwa kalena video naga so samee adigoo ma hadsan ok 👍
Computer Science 🔬 waxan dhihi karaa wa kuuliyada ugu fcn ee la bar to wakhti xadirkan Wa sida u Macalin sharaxaye web development, clouding, cyber security 🔐 artificial intelligence