COUS COUS sida lokariyo aniga aad Ayan u jeclahay adigane tijabi thanks ❤️

  Рет қаралды 21,647

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

Shukri masala

Пікірлер: 170
@mariyaxasan6983
@mariyaxasan6983 4 жыл бұрын
Masha allah walashay gacantadi allahakubarakeyo kus kus maxaladhahay waligey ma maqlin manta kahor
@hudaabdullahi5467
@hudaabdullahi5467 3 жыл бұрын
Aniga xataa
@ruqiyoxaaji6162
@ruqiyoxaaji6162 4 жыл бұрын
Masha Allah quruxeey aad u mahadsantahay 🥰🥰 boqorada cuntooyinka love you ilaahey dartii
@ashiayusuf6671
@ashiayusuf6671 3 жыл бұрын
Masha Allah Abayo Allah ku xafido w
@aasiyaanafarax6973
@aasiyaanafarax6973 4 жыл бұрын
Masha allaaah waan barooben in sha allaaah carab leen ka arki jiray
@sadiomohamad941
@sadiomohamad941 3 жыл бұрын
Shukriyey noo sheeg kuskus waa maxay ma ganlay jaalaleybaa
@hudaabdullahi5467
@hudaabdullahi5467 3 жыл бұрын
Mashaa Allah waa beelo Abaayo ee fadlan qiyaasta biyaha inta kufilan nuskiilaha noosoosheeg waadna noosooshegtay indabka laga gaabinaayo
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Meeshaan aan joogno maroobaanka aad u isticmaalo laakiin jid aad u dheer ayey soo marsiiyaan
@sagalmaxamad6225
@sagalmaxamad6225 3 жыл бұрын
Masha allah abayo mahadsanid sor baransada ad aye umacantahay allaha unaxarite hoyadey macan aya ibartay
@rayaanosman1273
@rayaanosman1273 4 жыл бұрын
Wan aqana soor brnso maama shugri masala allh kuxafido dhaman ubadkada allh kuxafido dhaman familk waxbad kaafa iday allh kaa abalsiiyo
@user-lg6wz1vs1g
@user-lg6wz1vs1g 4 жыл бұрын
Masha Salah abaayo gacantaada ilaahay hakuubarakeyo ee meel aakaaga soxariiro shukri sharafey
@najmodeirie1673
@najmodeirie1673 4 жыл бұрын
ASC shukri masala xabibti soor miyaa micnaha soomaaliyaan joogaaye soor furfurteenii cml miyaa
@Sarah-vk2kr
@Sarah-vk2kr 3 жыл бұрын
Soor baransa isoo xasuusisay 😋😋😋 caafimad iigu cun wlshey gacanta Allaha ku barakeyo cunta karintadii waa u xiisay wlhi
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo maalmahaan waa looxiisey cunta kariskaaga soonoqod WANAAGSAN baayo soobadahee cunta karinta
@abdihassanali1233
@abdihassanali1233 3 жыл бұрын
Wali mamaqlin lakin wanba kahele wana tijabini I.a shukran xabibti alla hakubarakeyo manta ayan radini I.a
@ifkacusman531
@ifkacusman531 4 жыл бұрын
Aamin xbbti adigana allha kubarakeyo wanka helay wan tijabinaya I.a❤❤❤
@asmaal1104
@asmaal1104 4 жыл бұрын
Masha Allaah gacantaada Allaaha kuu barakeyo
@samiyalifestyle6737
@samiyalifestyle6737 4 жыл бұрын
Mshlh shukri wa loo xiisay cuntadaada mar hore aya nooga ka dambaysay adigo jikada ku jirtid welcome back
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe ii saar Abayo
@sacdaismaaciil7662
@sacdaismaaciil7662 3 жыл бұрын
Mansha allah
@ubahabukar7244
@ubahabukar7244 3 жыл бұрын
Cous cous cuntooyinka aan jeclahay ayee ku jirtaa qof bartay ma deynaayo masha Allah si fiican ayaad usameysay ❤️
@munacadey7171
@munacadey7171 4 жыл бұрын
Nacam anaa kuu aqaan soor baranso anaba leygu soo koriyey masha allah
@duniyaismail4540
@duniyaismail4540 4 жыл бұрын
Mash Allah abaayo so easy and yummy 😋 I will try inshallah
@zahrujaabdiaziiz2083
@zahrujaabdiaziiz2083 4 жыл бұрын
Masha alah walashey shugri ilahay hano kadayo qali qurux badan
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Waa soorteenii furfurka aheed oo qamadi miyaa mase bariis jajab ah aan u maleeynaayaa gacantaada alaha kuu barakeeyo qaali
@yasiryahya3643
@yasiryahya3643 3 жыл бұрын
Home
@suraya4128
@suraya4128 3 жыл бұрын
Masha Allah anaa cuno wlhi macaan waaye cunto kle xitaa marabtit qofkii cuni uun baa kasheekeyn karo
@sadiamohamed6398
@sadiamohamed6398 4 жыл бұрын
masha allah iga dabageey mahadsanid waan tijaabidoonaa allaha ku barakeeyo
@aminamohamud3075
@aminamohamud3075 3 жыл бұрын
Qeyr badan walaashey
@sahraomar4517
@sahraomar4517 4 жыл бұрын
Wcs masha Allah hoyo mcn rabi ha ku xifdiyo🥰🌹♥️❤😍😍🥀😘😍😍🌹🥰🥀❤🥰💋😍😍😘😘💋❤♥️🥰🥀🌹🥰🥀 Queen
@suadnazma9091
@suadnazma9091 4 жыл бұрын
Mnshlh caway cashada ka shidanthy tnk habo cuntadada wan u xiisny nosoo badi plz ilahy haku barakeeyo
@ugasohajicooking7502
@ugasohajicooking7502 3 жыл бұрын
Waligey ma maqal balse saaa ukarisey aadaa ufahmay een neyvas aadaa waa kasoo gadanaa insha allaahu waana karinaa qaali qurux cuntooyinka wadamada kale noosoo badi qaali cunta soomaali baraney e💟
@amranabdi6034
@amranabdi6034 4 жыл бұрын
Masha allah gacantada ilahey ha ku barakeeyo abayo
@maryanabdirahman913
@maryanabdirahman913 4 жыл бұрын
Mashalh sister alhakuxafido keepgoing 👌👌👌❤❤❤❤
@farduusmaxamuud7914
@farduusmaxamuud7914 4 жыл бұрын
Abaayo masoorabaa iisoosheeg waxy tahay waad mahasan tahay
@zamzamliban1904
@zamzamliban1904 4 жыл бұрын
Asc habo shukri masala waxa aahay gabar muqdisho jogto waxa raba mesha laga helo unsiga plz ii so jwb alle ha ku barakeyo
@aamowibraahim6470
@aamowibraahim6470 4 жыл бұрын
Masha Allah waa sidii soor baransa oo kale
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal adoo mahadsanid
@ZeynabshAdansalah
@ZeynabshAdansalah 4 жыл бұрын
Inaba caad mahan shugri keep going
@maxamudxirsi5994
@maxamudxirsi5994 3 жыл бұрын
Coscos soormiyaa,Muqdisho ma laga helaa
@misssomaliland6712
@misssomaliland6712 4 жыл бұрын
Waba ka heelay waxa la dhahay wixi aragiisu ku deeqo aya oontisuna ku deeqda thanks shukri caday 🍇
@jinowahmed6908
@jinowahmed6908 3 жыл бұрын
Mashura mise wa saren
@umumohamedofficial6926
@umumohamedofficial6926 4 жыл бұрын
Asc masha allaah abaayo mahadsnid cafimaada ku cun inshallaah❤❤❤❤❤🙏🙏🙏👍
@hudaabdullahi5467
@hudaabdullahi5467 3 жыл бұрын
Waa runtaa shukriyeey chikenka lugahaa kamacaan been kuma aad sheegin
@qaliquruxleyomar3450
@qaliquruxleyomar3450 4 жыл бұрын
Masha alah abayo waa kuskus waxa isticmalo turgiga wane sor oo furfu ah qabab badan aya lokariya
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walashay
@mahadhersi9918
@mahadhersi9918 3 жыл бұрын
Sabiskaraab kaligiisa muxu kutaraa saacadiihiina aaway 4k saacadood aa laiskarawaaye
@Sadia394
@Sadia394 4 жыл бұрын
Maasha Allaah Caadi 👌👌Ma aha Soor Galey furfura Maxay ugu ektahay
@umumaajid7435
@umumaajid7435 4 жыл бұрын
Masha allah abyo ilahay gacandata haku barakeyo
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Maasha allaah si fudud ayaad casharka noogu dhigty shugran
@suadmire7450
@suadmire7450 4 жыл бұрын
Asc shugri anaa karin kara soortaas waana ku mahdsan tahay sidaad walaalhaa aad ugu faaiidayyso mar walba manshaallaah allahkubarkeeyo amiin amiin
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe ii saar walal adoo mahadsanid
@cabdishakuur6184
@cabdishakuur6184 3 жыл бұрын
Hadan karinaya waan ka dawnaya abaayo
@suhaybaahmed4459
@suhaybaahmed4459 4 жыл бұрын
Masha allah keep going habo
@faisoaxmed1874
@faisoaxmed1874 2 жыл бұрын
Kenya islii malaga helaa abayo iso jwb
@habsaibrahim1157
@habsaibrahim1157 4 жыл бұрын
Mama cuntadii aaway malin kasta sida KZbin u eegayay wan dalay plz plz mama 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤💯💯💯💯 love you my anather mom
@asliabdallah6049
@asliabdallah6049 4 жыл бұрын
Haa abyo sfcn manta lee cunayi shukriyee wlhi macankeyda lagama sheekenkaro💖💖💖
@ruweydoaxmed1295
@ruweydoaxmed1295 4 жыл бұрын
Asc Abaayo waxaan ku waydiiyey biyuhu waa meeqe galaas camal
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walashay qali
@chouaibfadil6633
@chouaibfadil6633 3 жыл бұрын
cous couska waxa iska leh marrocco iyagaa caanku ah ganbiyanku sikskay usameeyaan somalina maadtaqaan laskiin waa fiican yahay
@farhiasaid1974
@farhiasaid1974 3 жыл бұрын
I needed this one ☝️. Thanks
@sacdiyomaxamedibraahin4920
@sacdiyomaxamedibraahin4920 4 жыл бұрын
Masha laha ilahay haku dhawaro
@qweeninash9120
@qweeninash9120 4 жыл бұрын
Masha Allah alahaku xafido
@farduusmaxamuud7914
@farduusmaxamuud7914 4 жыл бұрын
Maasha allh qurux 💋💋💋💋👏👏
@luqmanyare9543
@luqmanyare9543 4 жыл бұрын
Mansho alah dear ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fatmaosman8439
@fatmaosman8439 4 жыл бұрын
Mash Allah abayo ❤😍👌
@aminaa1145
@aminaa1145 3 жыл бұрын
SCK Shukre waa cunto aad uu fiican oo cafimad lex Maasha Alaah
@qamarcali9968
@qamarcali9968 6 ай бұрын
Kus kus mexey thy abaayo ma ishegi karta plz ❤❤🥰
@abdulkadirmohamed1449
@abdulkadirmohamed1449 4 жыл бұрын
Mashaa allh shukri masala hormar wacan waxaad noo soo galisaa abaayo taremasu sifudud loo samaynayo wad mahadsantahy
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walalkay
@abdulkadirmohamed1449
@abdulkadirmohamed1449 4 жыл бұрын
@@iqraacooking6079 OK abaayo
@deeqohusseinhassan7414
@deeqohusseinhassan7414 4 жыл бұрын
Shukriyeey abayo waxad nososamesaa cuntada ladhahayo fufu wa soor laga sameyo moxoga neygeriyanka aya cuna plz sosamee qaali
@hudaabdullahi5467
@hudaabdullahi5467 3 жыл бұрын
Mohogo wuuba adagyehee sidee soor loogasameeynaa
@sacdiyamaxamud5841
@sacdiyamaxamud5841 4 жыл бұрын
Waa ku salaamay walaashey mcn alaha ku xifdiyo
@maqdizchannel7755
@maqdizchannel7755 4 жыл бұрын
Walaashey isoobooqo ii saar subscribe please
@maqdizchannel7755
@maqdizchannel7755 4 жыл бұрын
Walaashey isoobooqo ii saar subscribe please
@towfiqcookingandbeauty1197
@towfiqcookingandbeauty1197 4 жыл бұрын
Waaaw qurx weye
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Borobiyo waa soor baransadii
@zamzamcaalim5054
@zamzamcaalim5054 4 жыл бұрын
Maasha allah xabiibti gacantaada allah kuu barakeeyo sharafey waxaad wadataa magac qaali igu ah
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal please
@ikranismali4753
@ikranismali4753 4 жыл бұрын
Masha alaah
@aminamohamud3075
@aminamohamud3075 3 жыл бұрын
Maa shaa allaah
@muniiraabubakar2277
@muniiraabubakar2277 4 жыл бұрын
Wcs habo walagu xiisay masha allah mahad sanid gacantada alle haku barakeyo
@nafisaahmed5275
@nafisaahmed5275 3 жыл бұрын
Mashaalah
@farxiyobilew5934
@farxiyobilew5934 4 жыл бұрын
Qamadi saan camal aa jiro oo nairobi an ku arkay oo macan ah 🙏❤️
@xldhibanadyara8669
@xldhibanadyara8669 4 жыл бұрын
intee huuno qaliyey anaa ubahan
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 4 жыл бұрын
Masha Allah Jzaka Shukri
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal adoo mahadsanid
@amranabdi6034
@amranabdi6034 4 жыл бұрын
Shukri abayo waxaa noo soo galisaa sida loo kariyo quinoa adigo mahadsan
@carawelocuntomcn8967
@carawelocuntomcn8967 3 жыл бұрын
Masha allah
@fardowzoqalnjo272
@fardowzoqalnjo272 4 жыл бұрын
Wax badan aan sugaayay masha allah
@iqraa1474
@iqraa1474 4 жыл бұрын
Shukriyay xagee kadhaacdey baryahaan
@umumohammed5609
@umumohammed5609 4 жыл бұрын
Sor baransa maxan kariyay cadii mahan wlhi mar horaba igu danbesay hdlkeda kuxasustay
@hamidaabdi7065
@hamidaabdi7065 4 жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰🥰🥰😘😘😘😍😍😍😋😋😋😋😋😋😋👍👍👍👍👍👍
@shugriabichannel3447
@shugriabichannel3447 3 жыл бұрын
Mashaallah
@mohammedqadarabdi4847
@mohammedqadarabdi4847 4 жыл бұрын
Asxaaby 98 qof ayaa iga dhiman 1000 Ruux hadaad codkaaga igu biirin karto Mahadsanidiin SUBSCRIBE
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal
@dhoolcakesbakary6779
@dhoolcakesbakary6779 4 жыл бұрын
Waan kusaray ana isaar
@farhiyaahmed1062
@farhiyaahmed1062 4 жыл бұрын
Maama barakeysan ayad thy
@nahyancooking442
@nahyancooking442 4 жыл бұрын
Masha allah habo shukri gacntada allah ku barakeyo
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi Abayo waan ku saree
@qweeninash9120
@qweeninash9120 4 жыл бұрын
Door baranso aniga kasayo
@asmamaxamuud1421
@asmamaxamuud1421 3 жыл бұрын
Maansha Allah weeye lkn hore uma Maqlay kus kus
@amalabdiwahid2976
@amalabdiwahid2976 4 жыл бұрын
Abaayo waa mahad santahay ee bukureey noo soo samee please
@idilismail2949
@idilismail2949 4 жыл бұрын
Mansha allah walaashay aalleeyaxfidak
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walalkay please
@maqdizchannel7755
@maqdizchannel7755 4 жыл бұрын
M.a keep going qaali
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal
@suheymaofficial4567
@suheymaofficial4567 4 жыл бұрын
Baransa aniga aqaano xabiibti quruxey
@umuomar1782
@umuomar1782 4 жыл бұрын
Wcs masha Allah
@aminaabukaar6770
@aminaabukaar6770 4 жыл бұрын
Maaash alsh👌👌🥰🥰🌹🌹👍
@mamashadiyamohamed3319
@mamashadiyamohamed3319 3 жыл бұрын
Acs
@faridasomalbashoonbaaladha445
@faridasomalbashoonbaaladha445 4 жыл бұрын
Masha allah aad baan ujeclahay
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walashay please
@amranabdi6034
@amranabdi6034 4 жыл бұрын
Walhi aad ayaan u jeclahay couscous thanks xabiibti
@hudaabdullahi5467
@hudaabdullahi5467 3 жыл бұрын
Kus kusna muxuu ahaa Abaayo
@mariaosman8557
@mariaosman8557 4 жыл бұрын
mansha allh
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Basbaas cagaarkii ma u diyaarsanyahay heee
@sahrasheikh7208
@sahrasheikh7208 4 жыл бұрын
Asc walaashey Alaabtaan caadi aha kheer ilaahey ha ku siiyo. Soor baransa waa laguu yaqaanaa. Reer Afgooye ayaan ahay
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe ii saar Abayo
@fartunosman7167
@fartunosman7167 4 жыл бұрын
Inshallah wan tijabina
@aaminocilmi2431
@aaminocilmi2431 4 жыл бұрын
Maasha allaha
@deeqaabdulle9228
@deeqaabdulle9228 4 жыл бұрын
Shukri sharaf 👑👑👑👑👑😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe ii saar walal isoo boqo shukrn
@fartunmohamedissa3950
@fartunmohamedissa3950 4 жыл бұрын
Ascw abssyokuskuso macssladhaa baliisheeg
@queenbella3502
@queenbella3502 4 жыл бұрын
Plz mamo vedio sogaabi vedio yada dhadher waa lacajisa
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi abayo please
FILO PART 121
27:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 106 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 44 МЛН
25 April 2024
9:58
shukri masala
Рет қаралды 11 М.
Qiimo Dhimista ka faideso 0715825636
3:29
shukri masala
Рет қаралды 2,7 М.
Sida loo sameeyo kaluun huuris ah oo aad u fudud 😋
8:17
Muna’s recipes
Рет қаралды 25 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 728 М.
Jhoothi kahati kasam 😂 #shorts #funnyshorts #tiktokvideo #comedy #trendingshorts
0:48
when you have plan B 😂
0:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 15 МЛН