CUDURKII ILMAHA IIGA DHACAY IYO XALADA CAAFIMADKEENA

  Рет қаралды 3,200

Hanni Hannan

Hanni Hannan

Күн бұрын

#america #canada #hargaysa #hargeysa #muqdisho #nairobi #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland

Пікірлер: 44
@fiidowmrk
@fiidowmrk 5 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤
@faadumojaamac5642
@faadumojaamac5642 6 сағат бұрын
Haniyey wan ku xiisay qali ilaahay cafimaad tama ha idinsiiyo adiga iyo ilmahaba farxad kunolada noloshu idinma xumayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@حسنمحمود-ب2د
@حسنمحمود-ب2د 5 сағат бұрын
Masha aalaha wad naga farxisay wallo
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 6 сағат бұрын
Masha Allaah Wllo Allaah Caafimad degdegah heydin siyo dhamantin
@ShukriAli-Abshir
@ShukriAli-Abshir 5 сағат бұрын
Haniyey Allaha idin siyaadiyo Cafimaadka aad hesheen Barwaaqo Kheyr qabta Allaha idin siiyo Bishaaro Kheyr qabta Alle kaaga baryey Ameen Yaa Rabbi ❤❤❤❤❤❤❤
@deeqbile7544
@deeqbile7544 6 сағат бұрын
Allah idin caafiyo huuno
@nastexoabdi5674
@nastexoabdi5674 4 сағат бұрын
ilahey haidin caafiyo Amin Amin Amin Amin Yaa Rabi
@anisaabdihakimerbad
@anisaabdihakimerbad Сағат бұрын
Masha allah ilahay hadu idin cafiyay
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 6 сағат бұрын
Ilaahay ha idin caafiyo habo aamiin
@Ubahyasin-i9f
@Ubahyasin-i9f 6 сағат бұрын
Waakuuxiisay ani ahaan habo qaali xitaa luuqa Tiktokga yayaaan qoraalkugusooqoray mana igasooojawaabin habo ale haydinxifdo adiyo ilmaha an ayeeyada uahay🎉🎉🎉🎉
@sahrafarah8911
@sahrafarah8911 5 сағат бұрын
Allaha ku caafiyo
@CaaishaMaxamud-b1h
@CaaishaMaxamud-b1h 6 сағат бұрын
Alla abaayo waa kusoo duceeyay adiga iyo ilmahada allaha idin xifdiyo 🤲
@maryanwarsame9996
@maryanwarsame9996 Сағат бұрын
Masha allah hadiiba aad ka bagsooteen ilaahay ku mahdi Walaal
@nazifa3400
@nazifa3400 3 сағат бұрын
Masha Allaah ❤ Alle hadiin siyaadiyo caafimaadka
@NasraAbdulahi-wt6ff
@NasraAbdulahi-wt6ff 4 сағат бұрын
Khayr sooo wad insha allh
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Сағат бұрын
Masha allaah❤
@SumayaMahammed
@SumayaMahammed 4 сағат бұрын
Allah ha idiin cafiyo,insha allah khair
@NastehoNalka-dt7hh
@NastehoNalka-dt7hh 5 сағат бұрын
SubhanaAllah ilaahey ha idin caafiyo wll
@ugbaadXasan-y7n
@ugbaadXasan-y7n 5 сағат бұрын
Alxamdulilah ilaahay mahadii
@NastehoNalka-dt7hh
@NastehoNalka-dt7hh 5 сағат бұрын
Ilaahey nolol qurux badan baan kaaga baryayaa abayo 😢
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 6 сағат бұрын
Masha Allah ❤ Allaxamdulillah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 4 сағат бұрын
Alxam dulillah abaayo allahaidon siiyo caafimaad taam ah adiga iyo ciyaal kaba
@ikhyarmaxamed2768
@ikhyarmaxamed2768 4 сағат бұрын
Guuleyso qali❤❤❤❤
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 4 сағат бұрын
Guulayso wllshyey❤❤❤❤❤
@SamdaMaxamed-v4l
@SamdaMaxamed-v4l 5 сағат бұрын
Abayo maadsoosocon kenya amma somaliya
@siradaden5830
@siradaden5830 4 сағат бұрын
Asc I miss you too
@Fad-p4i
@Fad-p4i 6 сағат бұрын
Alaha ku gargaro haniyey abayo wanka walwly Alaha idin xafido 🎉❤
@MushtaqHassan-l1v
@MushtaqHassan-l1v 5 сағат бұрын
❤❤❤❤
@feis9082
@feis9082 3 сағат бұрын
Asc
@ummuisra6271
@ummuisra6271 5 сағат бұрын
ALLAHA idin caafiyo dhib malahan wad kabixi donat insha ALLAAH ALLAHA idin ku aman sado meshina
@NasraAbdulahi-wt6ff
@NasraAbdulahi-wt6ff 4 сағат бұрын
Waan kuuuxiisnay
@Fad-p4i
@Fad-p4i 43 минут бұрын
Duruftu qofna lama dhalan mcney wadka bixi dhibatada😢😢
@HodanMusa1
@HodanMusa1 3 сағат бұрын
Asc abaayo scw aad ubadi please u niyood 5,000 ka akhri and xawlaqada plus albaqra and qulacuudu birabinaas 3 quluwale
@feis9082
@feis9082 3 сағат бұрын
Se t cafmat wna seha hn wn jaceyl weyn so bry
@user-cc4kp2xx2z
@user-cc4kp2xx2z 6 сағат бұрын
Sorry abaya😭😭😭
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 6 сағат бұрын
Alxamdulilah abayo waxan ahay gabadhii lefka tiktok kaga shegesay oo luqa xataa kaga soo diresay sawirka dawada oo ku dhahaysay qabkaa u isticmal wlh wan ku soo duceynayay xataa qabka laskaga daweyo xataa waa adagtahay xanunkaa Alxamdulilah mar hadaa ka ficnaten
@qaalimusse8365
@qaalimusse8365 5 сағат бұрын
Abyo cun cun daawo uron ma taqana bls
@CraxiimClaahi-e2x
@CraxiimClaahi-e2x 5 сағат бұрын
Mᴀɴsʜᴀʟᴀᴀʜ Aʟʟᴇ Hᴀᴋᴜ sɪʏᴀᴀᴅɪʏᴏ ᴡʟʟᴏ❤
@faadumojaamac5642
@faadumojaamac5642 6 сағат бұрын
Haniyey maxa fooda kaga dhacay qali
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 3 сағат бұрын
Qof aysan garanayn oo ay albaabka kafurtay baa ku dhuftay oo hadana cararay
@Naisa641
@Naisa641 Сағат бұрын
​@@kifahmoha9785ax
@najmanooradannoor2689
@najmanooradannoor2689 3 сағат бұрын
Ilehey haidin cafiyo adhi carurtawa abyo
@Hani-vk1ms
@Hani-vk1ms 5 сағат бұрын
Hadalka maxaat La ruugtaa
@حسنمحمود-ب2د
@حسنمحمود-ب2د 6 сағат бұрын
Cokala wu gabay yahay wallo makarafunka iska Hagaji
Ilkacase Qays Yusuf Haji iyo Suldaan Moha🇸🇴
13:22
Ilkacase Qays
Рет қаралды 16 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 47 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 57 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 236 М.
CASUMAAD QURUX BADAN AYAAN USAMEENAY / A DAY IN OUR LIFE
12:06
Amira Qurux
Рет қаралды 70 М.
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 109 М.
FILO PART 123
31:35
Abukar Mahdi
Рет қаралды 305 М.
QIYAANADII IYO LUGOOYADII IGU DHACDAY@HanniHannan
20:30
Hanni Hannan
Рет қаралды 12 М.