Cumar Adan Qasiido Madad Nabiya Alllaah

  Рет қаралды 50,108

Nuura Muuse Gob Deeq

Nuura Muuse Gob Deeq

2 жыл бұрын

Пікірлер: 12
@nasirosman233
@nasirosman233 4 ай бұрын
Madad Nabiyallah Madad xabiiballah Yaa Ibna Cabdillah Caleyka Sallallaah Murti weeye bisinkee Ku billabey madxigee Aan maquurto sida mayey Iyo mowjad buuxdee Adaa mowle bixiyee Miftaaxiisa II dhiib Madad Nabiyallah.... Muxammadoow Ilaahbaa Maqaamkaaga sheegoo Magaciisa ku ladhoo Ku micneeyey Diintee Maxaa hadhey amaanoon Mustafow idhaahdaa. Madad Nabiyallah..... Muraadkiisu nimuu yahey Maka iyo Madiina oo La mudoo Masjidkiyo Xaramkii u muuqdoo Mar inuu siyaartana Weli mohanayaan ahee Madad Nabiyallah........ Nimeey meeli go'antahoo Laga xidhey mataanoo Kalgaceyl muquunshoo Dartaa muusanaaboo Waxaan ahey ismoogee Iga goo mareegaha. Madad Nabiyallah..... Ma guuraanka caashaqa Ruuxii lagu maneystee Sida malabka leefee Ka hirqada macaanka Mustafow Rasuulkiyo Ku mashquula Nabigee. Madad Nabiyallah.... Qalbigii ku maagaa Meel kaleba diidoo Muraaqoodey awgaa Oohintana ma daayoo Ma qaboobo jeeroon Madxigaaga qaadee. Madad Nabiyallah..... Ma seexdoo habeenkii Hurdo waan ka maagoo Ma dareemo gaajoo Biyahana ma doonoo Maxabada Rasuulkaa Lagu marey nafteydee Madad Nabiyallah..... Ifku maalmo weeyee Kolka xaajo murugtee Miisaankiyo xisaabtiyo Laga baqi musiibada Muqtaar noo shafeecoo Noo bari Macbuudka Madad Nabiyallah.... Mowlihii na uumoow Qiyaamaha markey tahey Naga meydh dunuubtoo Rasuulkii mudnaayee Muxammad aan la jaarnee Na gaadhsii martabadaa. Madad Nabiyallah Madad xabiiballah Yaa Ibna Cabdillah Caleyka Sallallaah.
@abdirasaaq9834
@abdirasaaq9834 4 ай бұрын
Fav qasido❤😊
@ridwangibson2160
@ridwangibson2160 4 ай бұрын
Scw
@FaysamaxamedMiyir
@FaysamaxamedMiyir 3 ай бұрын
😢
@Ahmeddheere1-qs4vf
@Ahmeddheere1-qs4vf 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw
@user-lk7yc5hp2b
@user-lk7yc5hp2b 10 күн бұрын
❤❤❤
@MarwaanObsiiye-np8bd
@MarwaanObsiiye-np8bd 9 ай бұрын
M.A waanka hely
@sagalsiman102
@sagalsiman102 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JanoQoranemuxumed
@JanoQoranemuxumed 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@XamdaBaashe-xp2gy
@XamdaBaashe-xp2gy 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdicasiisaxmed9839
@cabdicasiisaxmed9839 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
Cumar aadan Qasiido (macaan)
9:03
FANSOOR LYRICS
Рет қаралды 180 М.
КОМПОТ В СОЛО
00:16
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Qasiido Nabbi Amaan iyo Towxiid Sheekh Xuseen Cali
11:39
Dahir Alasow
Рет қаралды 686 М.
OMAR ADEN 2004 MADAAD NABI YALLAH
6:48
𝙀𝙃𝙁 𝙋𝙧𝙤𝙙𝙪𝙘𝙩𝙞𝙤𝙣
Рет қаралды 155 М.
DANDAAWI 2022 | QASIIDO YAA RASUULALAHI
5:55
CASKA FILMS
Рет қаралды 1,7 МЛН
Omar Aden - Qasido - Dukhral Cusaati
6:00
cabdul2uraye
Рет қаралды 2,6 МЛН
Hees  Nabi Amaan Ah Daawasho Wacan
7:33
knaan870
Рет қаралды 775 М.
Qasiido intey dhagax tuureen sax
9:53
Eng Khadar Craxmaan
Рет қаралды 798 М.
OMAR ADEN Ramadan 2019 : Miftaaxul Jana
6:05
RTD WEB TV
Рет қаралды 809 М.
OMAR ADEN  -  Nuural Cayn (Cajaladii Kowaad)
55:46
SomTVDiasporas
Рет қаралды 165 М.
cumar aadan nabi amaan aad umacaan
9:24
waafi stodio
Рет қаралды 128 М.
QASIIDO CUMAR ADEN {SHEEKH AADAN RAAMAALE}
7:32
MUXAMED DHAADHEERE MEDIA
Рет қаралды 225 М.