No video

Cumar dhuule || Fad galbeed with lyrics

  Рет қаралды 11,542

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Күн бұрын

Пікірлер: 3
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan mid ka mid ah xulka heesaha hirgalay raxmaanku haw naxariisto Marxuum Alfanaan Kabaniiste Cumar dhuule Cali
@mohamedabdullahiabdille1424
@mohamedabdullahiabdille1424 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso cumar dhulle nimaan jeclahay wlhi❤️❤️❤️
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒: 𝐅𝐚𝐝 galbeed ka muuqdoo Fooda dahab la moodoo Kii uu sagal ku fooraro Qaybsaday falaadhaha Ama ubax fayooboo Aan faro La saarin Sidiisaa nuurkaagu fidayaa Sow dumarba Foodiyo Far ma dheerid naagaha.☝️ ====================• 𝐏𝐚𝐠𝐞:1 Sow aniga faxan Oo aan fayoobahay Falaadh caashaq uu ganay Fiid cawl iguma dhicin Sow inan faceed iyo Filkeed ugu qurux badan Farsamada ILLAAHAY Lagu faro yaraystay Ficil wayn imay Gelin Sow dumarba foodiyo Far ma dheerid naagaha☝️ ++++++++++++++++++++ Fad galbeed ka muuqdoo Fooda dahab La moodoo Tii uu sagal ku fooraro Qaybsaday falaadhaha Ama ubax fayooboo Aan faraa La saarin Sidiisaa nuurkaagu fidayaa Sow dumarba foodiyo Far ma dheerid naagaha☝️ ++++++++++++++++++++ 𝐏𝐚𝐠𝐞:2 𝐈𝐧𝐚nyahay falaadheenii Galabtii fogaydee Fahmadiyo kalgacalkaan Ku fadhinay wacnaydee Caashaqii fidmoobee Ka fakaday dhexdeenaa Ka fakaday dhexdeenaa Ficil kiisu Liitee Hayeeshee i fahanoo Quruxdaan filaayaay Furayaashii dhiigiyo Wadnaha sow kumaad fidin Sow dumarba foodiyo Sow dumarba foodiyo Far ma dheerid naagaha☝️ ====================. 𝐗𝐚𝐬𝐮𝐮𝐬 𝐪𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝗺𝗶𝗱 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗳𝗼𝗼𝗹𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗫𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗮𝗵𝗮 𝗵𝗶𝗿𝗴𝗮𝗹𝘆. 𝗥𝗮𝘅𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝘂 𝗵𝗮𝘄 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼 𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗰𝗼𝗱𝗸𝗮 𝗯𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗰𝘂𝘂𝗱𝗸𝗮 𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗗𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗮𝗵𝗮 𝗺𝗰𝗻 Mulaxamkii ugu Cajiibsanaaaaaa Alfanaan Cumar dhuule Ali...AHUN.
Maxamed Suleybaan Tubeec Heestiisa Jawharad
6:12
Somalida Maanta
Рет қаралды 1,7 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН
Kaskey - Intisaar
10:05
liban farah
Рет қаралды 479 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 39 М.
Khadra Daahir Ahun & Cabdiqaadir Bagaag Ahun | Heesta Gabaldaye  Kaban
10:44
Cumar Dhuule - Raxmaay (Hees Kaban Solo)
6:29
Ik Hajji
Рет қаралды 2,9 М.
HEES | Gunuunuc | Maxamed Saleebaan Tubeec | Kaban | Lyrics
6:12
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН