Cumar Munie | Somali Magaciisu kamid yahay magacyada aduunka ugu qaalisan!

  Рет қаралды 67,319

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
www.waaberiweb.com
-------------------------------------
Nagala Soo Xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....
Sheekada Guusha
Sheekada
Cumar Munie
Cumar
Waaberi Media

Пікірлер: 155
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 4 жыл бұрын
Ma jiraa Qof somali ah oo aad taqaanid ama aad maqashay oo hurumar sameeyay xili uu dalka ka qaxay? Hadii uu jiro nawgu reeb Magaciisa Hoos...👇👇👇
@ladancidid
@ladancidid 4 жыл бұрын
Abuubakar feeryahan
@amiincigaal9457
@amiincigaal9457 4 жыл бұрын
Ilhan omar
@amiincigaal9457
@amiincigaal9457 4 жыл бұрын
Mo faarah
@luqmaansacad2776
@luqmaansacad2776 4 жыл бұрын
Mo Farah
@zamakaawiofficailchannel4430
@zamakaawiofficailchannel4430 4 жыл бұрын
Sheikh Saed Rageh.
@qaayodheer
@qaayodheer 4 жыл бұрын
Majirin muqal aad so galisay oo aan wax ka faaidi wayo. Dhaman waxay ahayen kuwa aan dhira galin ka qatay, balse muqalkani wa kii igu horeyay ee i qiira galiya misana darenkyga taabtay xaduna idhaqaqday. Runtii waxa jiran dad badan oo kudayasho mudan adiguna aad ka mid tahay. #abdirahman_waberi Cadawgagu ma ciil baxo wllky🥀
@abdifatah_mustafa
@abdifatah_mustafa 4 жыл бұрын
Obrah waa naag ee ma aha nin meeshaas ayaa kaa qaldan inta kale si fcn ayaa noogu soo bandhigtay Thanks very much.
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 4 жыл бұрын
Kama hadlayo Oprah laftigeeda ee waa nin la shaqeeya qofka aan ku xusay meesha hadii aad rabtid dib u hubi wll.. Mahadsanid❤️
@boqorkasomalida8303
@boqorkasomalida8303 4 жыл бұрын
insha allah waxaan rajaynayaa inaan noqdo ninka aduunka ugu caansan uguna taajirsan insha allah
@abdirahmaanxasanahmed57
@abdirahmaanxasanahmed57 4 жыл бұрын
Inshalah bro hore usoco
@boqorkasomalida8303
@boqorkasomalida8303 4 жыл бұрын
@@abdirahmaanxasanahmed57 insha allah sxp
@cabdiqadicalixuseen1691
@cabdiqadicalixuseen1691 4 жыл бұрын
Insha allah
@boqorkasomalida8303
@boqorkasomalida8303 4 жыл бұрын
@@cabdiqadicalixuseen1691 insha allah sxp
@abdisamadguuled2208
@abdisamadguuled2208 4 жыл бұрын
@hilalsaid3966
@hilalsaid3966 4 жыл бұрын
M.a waa markii ugu hore seey aan maqalo sheekadaa waxeey noo thy dhiiri gilin 💪💪💪💪
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 4 жыл бұрын
Maasha allaah wll mahadsanid dadka nolosha sidan o kale ku guuleestay ino so badi
@husseinmohamed5833
@husseinmohamed5833 4 жыл бұрын
Masha allah waan sugaa mar walbo muuqaladaada alle dartii ayaan kuu jeclahy pro keep going
@sadickmahamoud3917
@sadickmahamoud3917 4 жыл бұрын
mahadsanid waaberi media
@asmahquen7756
@asmahquen7756 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا أخي عبدالرحمن 👏
@dahir022
@dahir022 4 жыл бұрын
That’s exactly my dream wallahi 💯
@anasirrrr
@anasirrrr 4 жыл бұрын
Mnsh alh
@wiizkhaliifa34
@wiizkhaliifa34 4 жыл бұрын
Legend wn ku taageeraa wll😍keep going
@nabadnolol7414
@nabadnolol7414 4 жыл бұрын
Waaberi media aad ayaan ku jecelahy hore usoco
@craxiimaxmedmaskax1239
@craxiimaxmedmaskax1239 4 жыл бұрын
Mahadsanid zhp
@abdi2728
@abdi2728 4 жыл бұрын
Wax badan baa iiga baxay thanks bro Allah khayr ha kusiyo
@sominvest
@sominvest 4 жыл бұрын
Guulayso Cabdiraxmaan Waaberi.
@sumayoaxmad4301
@sumayoaxmad4301 4 жыл бұрын
Masha allaah waabari aad baa kudakiiraa hur mar wacan❤👍
@ayubpro
@ayubpro 4 жыл бұрын
Abdirhaman Omar Aad ban u jecelllhy vedioyaddaa brother hore usoco👍👍👍
@cabdixakiimnuur2949
@cabdixakiimnuur2949 4 жыл бұрын
Mnzha Allah Ustaad Abdi Raxmaan. Waxaad zoo galizaa muuqaalo Aad ufa.iido badan. خزآءك الله خيرا. Mar Hadaaad ka Hadlayzo zhakhziyaadka zoomaaliyeed Ee Aduunka zaamaynta kuyeezhay, waxaanu kaa codzanaynaa inaad ka Hadazho Al-Qaari sheikh abdirashid sh. Ali suufi oo ah sheikha Kaliya Ee caalamka oo idil laga Duubay. 10 ka Qiraaa.o Ee kala duwan Ee Quraanka kariimka ah
@Kobcis
@Kobcis 4 жыл бұрын
maasha Allh wll runtii waa muuqaal aan aad uga helay
@maxamedraaip5859
@maxamedraaip5859 4 жыл бұрын
Mahadsanid Wll hore usoco
@mupaarakmohamed8955
@mupaarakmohamed8955 4 жыл бұрын
m.A A/Rahman waapari
@abdishakuurmuusecigaalcawa2342
@abdishakuurmuusecigaalcawa2342 4 жыл бұрын
Masha Aalaah hambalyo wiil somali ah oo dunida magiicisa ku qorey baal dahab ah hambalyo
@maryamliban
@maryamliban 4 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid shaqo fiican bad haysa
@ducoqabe1225
@ducoqabe1225 4 жыл бұрын
Fadlan ii saar subscribe kzbin.info/www/bejne/kGTLe51nnaihjdE&feature=share
@ciyaalxamar4754
@ciyaalxamar4754 4 жыл бұрын
Masha Allah 🇸🇴💙🇸🇴💙
@caaqilka4379
@caaqilka4379 2 жыл бұрын
aad baan ugu faraxsanahy guusha cumar, dhiirigalin by noo wada tahay dhamaanteen, mahdsanid waaaberi media tabinta qisadaan ..
@Mohamed-badhey
@Mohamed-badhey 4 жыл бұрын
Manshalah hore usoco
@johndeo5046
@johndeo5046 4 жыл бұрын
Walal Abdirahman, adigo mahadsan manogaga so hadli kartaa Social anxiety, iyo sida leysaga yareyo dhididka wajiga kaso ay kento Cabsida dadka. Mahadsanid
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 жыл бұрын
Mashallah omar guul Aad u baladhan ayuu xaqiijiyay
@RahmaIbrahim-kk7bg
@RahmaIbrahim-kk7bg Жыл бұрын
Inshaalah Guulnimo maash Allah ku waa ku fiican ❤🎉Inshaalah ameen ya rabia Alxamdulilah Guulnimo ❤
@K_____252
@K_____252 4 жыл бұрын
Masha Allah
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 4 жыл бұрын
masha alllh guulayso
@adangaydhdeeqgaydh91
@adangaydhdeeqgaydh91 4 жыл бұрын
Cabdiraxmaan Wan ku salamay 🖐️
@joman4148
@joman4148 4 жыл бұрын
Wabari media One Love💓
@hajjiertugrul2791
@hajjiertugrul2791 3 жыл бұрын
Masha Allah Noosoobadi wlaal shekoyinka dadkeena guulaha sameeyy meelkasta oo ay joogaan Mahadsanid
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv Ай бұрын
MashaAllah waan jeclahay dadka sidaan caml ah oo kartida leh waaa geesi MashaAllah wuxu mudanyhy kudayasho
@SOMTECH1
@SOMTECH1 4 жыл бұрын
Waberi media ❤❤
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Qof hami leh hadii aad tahay waxa hubaal ah Inaad gaarayso meesha aad rabto Omar was shaqsi DadaaLay Buug uua qoray ayaa jira oo la dhaho (Live your Dream)
@abdifatahhassan3918
@abdifatahhassan3918 3 жыл бұрын
Guul
@sulisocdaal3721
@sulisocdaal3721 4 жыл бұрын
Walaal knaan abdi Warsame kasoohadal
@aishamohamed2670
@aishamohamed2670 4 жыл бұрын
Horey uma maqlin wll masha allah
@sahidsalahjamac1808
@sahidsalahjamac1808 4 жыл бұрын
Horo usoco wll
@ibnuabdilahi797
@ibnuabdilahi797 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@waxbadanogowchannel4562
@waxbadanogowchannel4562 4 жыл бұрын
Alla ya esik wll
@kerowcade129
@kerowcade129 4 жыл бұрын
Horay usoco bro waa video lagasoo shaqeyay dhan walbane ka dhisay qiso cajiib ahne aad kusoo gudbisay
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
M.a omar and waaberi media
@maxamuudcabdi5295
@maxamuudcabdi5295 4 жыл бұрын
Mnsha Allah wll horey usoco
@akarboy5697
@akarboy5697 4 жыл бұрын
Horay u soco walaa tageero buxda ku nahay
@user-pc6nv6ck5n
@user-pc6nv6ck5n 4 жыл бұрын
Soomaalidu waa dad aad u firfircoon meel kasta oo ay tagaan duruuf kasta oo ay ku noolyihiin
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Haaaa wan sugeyay wad ku mahad san tahay walalo Waa Halyay willkani Dadkisa wax badan oo wax taar leh u so gudbiyah cabdirahman Cumar horey u Soco insha allah gull ayan uu rajeynaya
@itsebyan
@itsebyan 4 жыл бұрын
Masha allah 💕
@yasinmohamed3466
@yasinmohamed3466 4 жыл бұрын
Maaberi media
@apdiqanimohamed2690
@apdiqanimohamed2690 4 жыл бұрын
Horeh usoco wlll
@garaadyousuf4921
@garaadyousuf4921 4 жыл бұрын
Waberi media dhiirigaliyeh
@yuufey1505
@yuufey1505 4 жыл бұрын
Maashaa Allah
@cabdicasiiscraxman192
@cabdicasiiscraxman192 4 жыл бұрын
masha allaah
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Cumar munie wax badan ayaan kala socdaY wayihiisa nolosha...
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Absolutely
@nuradinaliyusuf4825
@nuradinaliyusuf4825 4 жыл бұрын
Bro magaca ku dhawaaqistiisa sida mgc qalaad oo kle bd kadhigeysaa, Magaca wa somali, waana munye ee ma aha munie, munie keliya wa qaab qorista laatiinka. Mhdsnd
@siyadkahin7448
@siyadkahin7448 4 жыл бұрын
Wah wanku farxay walahi
@cabdirisaaqmaxamedcabdulle8001
@cabdirisaaqmaxamedcabdulle8001 4 жыл бұрын
Abdirihmaan Yabaroow Tafatiraha VOA Noo Soo Gudbi Taariikhdiisa
@asaasmediaproduction878
@asaasmediaproduction878 4 жыл бұрын
Hore adigu usoco mr waberi
@ibrahimfurehassanibrahimfu5294
@ibrahimfurehassanibrahimfu5294 4 жыл бұрын
Waaberi media channel qiimo leh horay usoco ustaad
@ibrahimfurehassanibrahimfu5294
@ibrahimfurehassanibrahimfu5294 4 жыл бұрын
Waxaan kuleeyahay zhp kuwan oo kale soo badi zhp qali
@mohamudabdulkadirali1691
@mohamudabdulkadirali1691 2 жыл бұрын
Keep going
@faham6920
@faham6920 4 жыл бұрын
Waa sheeko igu cusub.
@xaajimaquste
@xaajimaquste 4 жыл бұрын
waberi inaba caadi ma ahan
@Sooyaan1
@Sooyaan1 4 жыл бұрын
Qiso bandhigaysa faa'iidada dadaalka. Way jiraan somali badan oo karti leh laakiin aan helayn gacantay u baahanyihiin. Wakhti sikastuu u dheeraado, soomali badan oo aduunka gacan qabata way soo bixidoonaan. Insha Allah 💯
@captainabdikani7000
@captainabdikani7000 4 жыл бұрын
Wll wxd no sheegta sida shirkada facebook lacagta ku samayso
@ciinkaciinka6560
@ciinkaciinka6560 4 жыл бұрын
qofti sadaxad👌👌
@abdikafarmohamed674
@abdikafarmohamed674 4 жыл бұрын
Horay usocosho baa inoo balance ah
@sadaamraamsade9483
@sadaamraamsade9483 4 жыл бұрын
dhamaanteen waxaan ka midaysaynahy hayaan kaa aan guusha u marayno
@suhuromar6395
@suhuromar6395 4 жыл бұрын
👍👍
@musadamble4401
@musadamble4401 4 жыл бұрын
Kuwa dalka hooyo ku nool miyuu shaqo abuur u sameenaya cumar mise dalka holland kuwa jooga iyo yurub fariintyda iika so jawaab wll mhdsanid🙏
@DHAY_GEEL1
@DHAY_GEEL1 2 жыл бұрын
Maanshallah wiil lagu daydo
@deqaahmad5983
@deqaahmad5983 4 жыл бұрын
Mahad sanid Abdirahman sxp wannagsan oo nala wadaga xog fican
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 4 жыл бұрын
sifirfir coni kumuuji waxa ilahay ibokusiyay & hal aburkaga isku day oo kalsoni naftadasi waxa ad jeceshay wad gulaysanaysaye insha allaa allaw hamigayga irume aamiin dhamanten
@lamafilaannews2429
@lamafilaannews2429 4 жыл бұрын
صحيح
@mbashiirmb7674
@mbashiirmb7674 4 жыл бұрын
Wahbarasho ayaa wadaa wahaana rabaa ina noqdo qofka shirkadee ugu hireysay eee ugu tajirsan
@malaakyakub3853
@malaakyakub3853 4 жыл бұрын
Munye wamagaca bajun ama rebarawe / ma aha gelayda migaloyinka kaqaxiyay / kunacayo Borsa tole & kobatole ?
@exoltillidie4793
@exoltillidie4793 4 жыл бұрын
Somali Mel wlbo ey tagan ganacsi ayey furtan m.a wxan Ku faraxsanhy inan Ka dashey Somali ahna dadka ogu ad adag adunka wax walbo o Ku daco dacifnimo mujinin dadkyga idin jeclahy Mel wlbo adunka Ka jogtan
@hayaanproduction6365
@hayaanproduction6365 4 жыл бұрын
Waa wil somali oo joogo holland wuxuu leeyahay shirkada soo sarta boorsooyinka dumarka oo magaceedu yahay cumar munie Rotterdam ayuu jooga
@halimaha2626
@halimaha2626 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xaawoaadan3528
@xaawoaadan3528 4 жыл бұрын
waa qof hal abuur oo mudan in aan ku faano hadan nahay soomaali
@somman-wl5zj
@somman-wl5zj 4 жыл бұрын
Axb muuqaalka music bacground la aan Nah maleh Music nacground waa qayb ka mid ah Quryxda codka
@ashaabdi1713
@ashaabdi1713 2 жыл бұрын
Aad iyo aad. Nin walba meesha joogo haka muuqdo lakiin coobi iyo kudayasho maya.
@Kathar1464
@Kathar1464 Жыл бұрын
Sxp qaniis inaa faaniso maano keente 😅
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 4 жыл бұрын
Fariid somalia weeye mashllh waa maxay dadka dislike tiri meel walbo xaasid lagama waayo guusha kaxumaada
@Shortstories59
@Shortstories59 4 жыл бұрын
Waa run ninkasta oo meel gaadhay waxa ka danbaysa gabdh gabadhaasina maaha tuu qabo ama la saaxiibka aha waa hoyadii hadaalkaa dadku waxay moodan gabadhiisa se maaha shalay ayay baratay waa hooyada diiday inay wax cunto ubadkeedo gaajaysan waa hooyada diiday inay kabo ka iibsato ubadkeedo bilaa wxbarsha bilaa kabo aha ilaahay janada haku casuumo hooyo kasta oo islaamed tan gaaledna diintiisa ha vahamsiiyo waanu ka naxaynaaye inta dhimatay ha u naxariisto kuwa noolna cimrigooda alle ha raajiyo
@haruuniise5590
@haruuniise5590 4 жыл бұрын
Cumar Munie waa nin ku haboneyn nolshiisa in wax ka barano wayo waxo leyahay tariikh xun
@crahiimcabaaye5821
@crahiimcabaaye5821 4 жыл бұрын
Nin kan waligay ma maqlin awal google ayan isu malayn jiray balse ma ihi
@ogaalkabulshada6180
@ogaalkabulshada6180 4 жыл бұрын
Fadlan Ha Hil Maamin Subscribe MAHADSANID. kzbin.info/www/bejne/eZDUnGWdbM-Fe7ecttps://kzbin.info/www/bejne/eZDUnGWdbM-Fe7c. ........MAHADSANID.......
@yasinmohamed3466
@yasinmohamed3466 4 жыл бұрын
Hampalyo
@maxamedaxmedadawe315
@maxamedaxmedadawe315 Жыл бұрын
somalinimadisa umuhimsaneed hado hado american madowga raci laha inee darogo kushirqolane xabsi gali laha
@nimcocabdimaxamed7848
@nimcocabdimaxamed7848 3 жыл бұрын
Qisada wiilka ahmed la dhoho dhiiri galiyaha ah sido kle gadhiyasha xayeeysiya soo das
@AK_boy-
@AK_boy- 4 жыл бұрын
Somalida siyaasada heer kagaarte kaliya naqaana manaqaano kuwa dhaqaalaha heer kagaare sorry
@drshadiyamohammad9326
@drshadiyamohammad9326 4 жыл бұрын
Masha allh
Garmaqalka Racfaanka Rag loo haysto Dilka Arday- Maxkamadda Ciidamada.
19:42
Somali National Television
Рет қаралды 1,4 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 30 МЛН
WAA HUBANTI HADDII SOOMAALI DHAB AH AAD TAHAY INAAD DAMQANAYSO
26:28
HBN Online TV
Рет қаралды 63 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 373 М.
Qadar | Dal yar oo awood u leh inuu iibsado aduunka oo dhan!
12:32
Waaberi Media
Рет қаралды 107 М.
The End of Diddy: Many Celebrities Involved in the Case
24:51
ELPATRON
Рет қаралды 1,4 МЛН
U gaar ah dhallinta | barnaamij khaas ah | talo & tusaalayn.
11:18
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН