No video

cumar nuur cabdulle dusha timaha | dusha timaha guudka hees | dusha timaha guudka | dusha timaha

  Рет қаралды 121,590

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

HEESTA: Dusha Timaha Guudkee
ERAYADA: AUN C/Qaadir Xirsi YamYam
LAXANKA: AUN C/kariin Faarax Qaareey (Jiir)
LUUQDA: AUN Cumar Nuur Cabdulle
Qoraalka Heesta ( Lyrics )
🔷️ Beyd 1Aad
Dusha timaha guudkee
Dib u dhaafay araxdiyo
Dibna hadalka qaadmada
Ilka dabar cad kaga yaal
Dib markaan u fiirsado
Fanax-yarada hoosiyo
Iddishayee cabaaryada
Isla gaaray dacallada
Dheegga labada garab iyo
Waaxyaha dushoodaa
Dan dhaqaaqa laafyaha
Dadyow anigu yaabayee
Ma dadkii kitaabkiyo
Diinteenu sheegtee
Degganaa fardowsoo
Soo daahiraa ?
🔷️ Beyd 2Aad
Doqontii nasiiblee
Damac kaa galaabaa
Deggan waa la saaraa
Daymada jalleecada
Markii aan ku daawaday
Indhuhu meel ay diidaan
Daa'in kuuma yeeline
Daruuryahay adoo kale
Nabi Yuusuf (c.w) dabadii
Lama-keenin dunidee
Nasiibku haygu kaa daro
Ma dadkii kitaabkiyo
Diinteenu sheegtee
Degganaa fardowsoo
Soo daahiraa ?
🔷️ Beyd 3aad
Dawliilka dhererkee
Daray-baxay la moodiyo
Deggenaanta socodkiyo
Dun wanaagga dhalanka ah
Damqashada kalagacalka leh
Da'dey tahay wax garashada
Dar-Illaahay siday tahay
Intaa timaha dabatiyo
Dumar gebi-ahaantii
Dhan loo dayaba inanyahay
Qurux kulama daw-nanid
Ma dadkii kitaabkiyo
Diinteenu sheegtee
Degganaa fardowsoo
Soo daahiraa ?
#dhugmaallyrics #dhugmaal #dhugmaal_lyrics

Пікірлер: 22
@samiihabashiir655
@samiihabashiir655 7 ай бұрын
Heestuba anay iga hadleysaa wlhiyaa yaa fananka talow heesta uso dhiibay talow ma qof i arkay? 😂❤
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 6 ай бұрын
aniga kugu haysta gacalo
@bushramohamud4856
@bushramohamud4856 5 ай бұрын
Gabar fanax leh baan ahay heeskaan anigaa iska leh😂
@muhsinadan6556
@muhsinadan6556 5 ай бұрын
luuqa isoo gal 😂😂😂
@hudayfizaid8803
@hudayfizaid8803 7 ай бұрын
29-january-2024 malin isnina😢 Old Is Gold
@abdisalanfarah3832
@abdisalanfarah3832 7 ай бұрын
First night Amazing voice
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 ай бұрын
Doqontii nasiiblee Damac kaa galaabaa Degel waab la saaraa Daymada jalleecada🤦‍♂️ 5.6.24✍
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice sxb mhdsnd alle ha unaxariisto dhammaan intii ka qayb qaadatay heesta way dhinteen
@liibaanmaxamed862
@liibaanmaxamed862 7 ай бұрын
@user-or9sw9pq6z
@user-or9sw9pq6z 11 ай бұрын
Dan dhaqaaqa ❌️ dhaqdhaqaaqa✅️
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
adigaa khaldan markaasaad rabtaa inaad cid saxdo heestu qaafiyadda ay kusocoto fahan dan dhaqaaqa baanay sax ku tahay ninka heestaan sameeyay maaha mid adoo kaloo aan suugaan waxba ka aqooni saxo midhihiisa isdaji
@rhyung17
@rhyung17 2 ай бұрын
23:07:54 8/07/24 arday 🇩🇯🇸🇴
@user-wb7ot1no8g
@user-wb7ot1no8g 9 ай бұрын
Eesh calaa heed
@caygajafeofficial
@caygajafeofficial 10 ай бұрын
Fanax yarada hoosiyo miyaa
@user-oy1fh8mz2x
@user-oy1fh8mz2x Ай бұрын
Fanax yarada muusiyo ayaa sax ah Muusood waa qosolka yar ee dhoolaha kaliya la muujiyo
@ahmedyusuf4975
@ahmedyusuf4975 Жыл бұрын
Omer nur abdulle AUN
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Жыл бұрын
Heestaan tolow ma aniga leh🤔🤣
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 Жыл бұрын
Eesh calaa hees. Kumaa tumaya kabanka ?
@omarahmed7382
@omarahmed7382 2 ай бұрын
Heesta ya sameeyey asxaabeey?
@cowkeyasin9967
@cowkeyasin9967 20 күн бұрын
Yamyam
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 ай бұрын
CalaYk CalaYk 🤦 Markii aan ku daawadaY 🤦 Indhuu meelaY diidaan 🤦 Daa'in kuuma Yeeline
@Raxmamaxamuud-pk3pq
@Raxmamaxamuud-pk3pq 8 ай бұрын
Hhhh
Cumar N Cabdulle | Dusha Timaha Guudkee |
7:16
WANAAGSHEEGTV
Рет қаралды 52 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Cumar Nuur Cabdulle  Hees Hanaan Socodka Laafyaha
7:42
Tubsan TV 📺
Рет қаралды 49 М.
Heestii War Ma Faaliyaad Tahay Lyrics Khadra Daahir Kabankii Aun Goobe
6:44
Dhaqdhaqaaqa Laafyaha
5:52
Release - Topic
Рет қаралды 11 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 306 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН