No video

CUMEER I XAMBAAR - AMIIRA QABQAB MAXAA LAGA WADAA - JACEYL USHEEGO CAG SAAR MADAXA SAARO😂 BIG GAME

  Рет қаралды 181,320

Adna Channel

Adna Channel

6 ай бұрын

Пікірлер: 601
@sAMIRNORMOHAMEDD
@sAMIRNORMOHAMEDD 6 ай бұрын
Nabi maxamed baan kugu dharshee like ii saar adigoo iga xasdiin apowe ama abayo 👏😥☝️
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 6 ай бұрын
Adoo wax muhiim lahayn raadinayso ba dambi wayn gashay Alle cidaan ahayn lahumadhaarto wll Nabi muxamad neh wa bani aadam u alle khalqay
@shueb123
@shueb123 6 ай бұрын
Nabii maxamed (scw) maxa meesha keenay sxboow ,,dadkan maxakaqaldan .liketa meeshas miyey kulagaarte. Dambiyada lagudhacayo iskajira
@Marjuu7
@Marjuu7 5 ай бұрын
​@@Naxariis_lugalehsax wlhi wuu dambaabe🙄
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 6 ай бұрын
Cumeer iyo amiira best friend ku fican yihiin sidey isku fahansanyihin 😂❤
@user-xn6jh6fk8q
@user-xn6jh6fk8q 6 ай бұрын
Saxaaf amiira iyo cayda so same
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 6 ай бұрын
Sax waaye cumeyr iyo amiira wa isju fiican yihiin
@xamzegamer136
@xamzegamer136 6 ай бұрын
Waxan salamay qof wlba oo akhriyey commentygeyga❤️🙏💚
@muusadanbele3565
@muusadanbele3565 6 ай бұрын
Wankaqade
@FaadumoAbdirahmaan-hy4hm
@FaadumoAbdirahmaan-hy4hm Ай бұрын
Kaqadayyy
@user-te1lh3fm8w
@user-te1lh3fm8w 6 ай бұрын
Mash allaah adna abyo codsigena waad ino tixgelisay waad mahadsantihin adiga iyo zowjkaaga saxaaf
@duran-nz2nu
@duran-nz2nu 6 ай бұрын
Anaa uho Rey farxad aynu kusali nabi Mohamed sw❤❤❤❤
@liilanahmed423
@liilanahmed423 6 ай бұрын
Max naga galey😂😂
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 6 ай бұрын
Amiira waxba lagma qaban karo😂❤ cumeer halkay kuwii hore maren mar😂😂😂
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 6 ай бұрын
Amiiro qurux is not easy 😂 gul iyo gobanimo ❤
@hipoabdiqadir8624
@hipoabdiqadir8624 6 ай бұрын
Saki somali dabecad ma lahee kadaaya barnamijka ❤😊
@Somal_itiktok
@Somal_itiktok 6 ай бұрын
Nebigu wuxu yidhi "gadhka siidaya shaaribkana xiira" ❤❤❤❤❤
@user-lj6su9xb2s
@user-lj6su9xb2s 6 ай бұрын
Kusali nabigeena muhamed scws adoo kusalin hadhaafin qoraalkan like noosaar😢😢
@muusadanbele3565
@muusadanbele3565 6 ай бұрын
Swc swc swc swc swc swc swc swc ❤❤
@user-ih6bt1xx8k
@user-ih6bt1xx8k 6 ай бұрын
Nabiga ku saliya❤❤❤❤❤ scw
@khadrakhaliifdheeman1469
@khadrakhaliifdheeman1469 6 ай бұрын
hadad maqli jirty libaaxnimadii oo naag ah waa amiira weeye😂😂
@Amirafan1
@Amirafan1 6 ай бұрын
Jah ❤
@Faiza-el4nr
@Faiza-el4nr 6 ай бұрын
Next times cumeer iyo koko weli mawada ciyaaarin pls sooo qabta
@samorabuntusaid5781
@samorabuntusaid5781 6 ай бұрын
Dhib+Dhib=funny 🤣✋Amiro iyo cumeer foodo😂
@hibamohamed1728
@hibamohamed1728 6 ай бұрын
Labadan sxbo isfahmay waaye 😂😂 amiiro iyo cumer Tom and jerry ❤
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 6 ай бұрын
Amiira the only queen of T27 guuleyso wan ognhy in wax kasta guusha kaga muhiimsan thy game kaba adaa xamasad u yeeshid lkn adnooy haku badin amiiro game kaan oo sidii mar hore ha sameynin oo qof waliba lasoo hor istaajinayo iyada 🌝labo kle oo cusub keen marka dambe saas baa game kana xararad kusiii lahaana ,amiirana u sumcad ah sa hadey mar walba soo muqato dad baa xuman la raadinayo plss protect ya sis from evil one's 🤝🤝
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 6 ай бұрын
Sax❤❤
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 6 ай бұрын
Amiiro wax walpa waa ku qurux badanthy m. A caga saar xitaa waay kubqurxoonthyy m A allha ku xafido
@HafsaOmar-wb7ls
@HafsaOmar-wb7ls 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@meymuunabdirizaq3741
@meymuunabdirizaq3741 6 ай бұрын
Naa mx samesay caga saar xitaa wee ku qurux badanthy aaaa😅😅😅😅😅
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 6 ай бұрын
@@meymuunabdirizaq3741 haaa
@sacdiyodiriye9282
@sacdiyodiriye9282 6 ай бұрын
😂😂😂😂wa iga qoslisay yaakhe
@kadra9957
@kadra9957 6 ай бұрын
Ceyda iyo Koko is the best 👌
@HodanCabdi-cl8vy
@HodanCabdi-cl8vy 6 ай бұрын
Asc❤Tap on a clip to paste it in the text box.Tap on a clip to paste it in the text box.Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted after 1 hour.Welcome to Gboard clipboard, any text you copy will be saved here.Welcome to Gboard clipboard, any text you copy will be saved here.Welcome to Gboard clipboard, any text you copy will be saved here.Welcome to Gboard clipboard, any text you copy will be saved here.Welcome to Gboard clipboard, any text you copy will be saved here.Welcome to Gboard clipboard, any text you copy will be saved here.Welcome to Gboard clipboard, any text you copy will be saved here. 2:24
@queenyasmiin6580
@queenyasmiin6580 6 ай бұрын
I agree with you
@Amirafan1
@Amirafan1 6 ай бұрын
Koko yala dhaha w.w 😂
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 6 ай бұрын
​@@Amirafan1wixi ladhahaa kadhahaa😅
@Sumayo-fl3ud
@Sumayo-fl3ud 6 ай бұрын
Come back amiiro laanta marax😅❤
@user-mb1wv5ez1z
@user-mb1wv5ez1z 6 ай бұрын
Amiiro umadeena maaha wlhi😂😂😂😂😂❤
@user-rq2kj8tj7v
@user-rq2kj8tj7v 6 ай бұрын
Wallaahi cumeer baa dulqaad bada 😊😂
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 6 ай бұрын
Saxaaf and adnah coming soom 1 millon dan plz amiiro iyo l amkey soo gali❤
@user-vx6sw1uu4x
@user-vx6sw1uu4x 6 ай бұрын
Adna horay u soco my sister ❤❤❤❤❤😊🎉
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 6 ай бұрын
Mashaallah keep going abyo ❤❤😂😂waa barnamij aad uquruh badan noso badiya next IAMK iyo Nafiso❤😂
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 6 ай бұрын
Sixroolow ma ihi lkn waan ogahay qoraalkan adoo aamusan aqrinaysaa 😂 haddaan saxay like ii saar😂😂❤
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 6 ай бұрын
Dhibadanidaa nio bal waayahay❤😂😂😂😂😂
@KingKong-nn2ve
@KingKong-nn2ve 6 ай бұрын
😂😂😂
@abshirobashiir1456
@abshirobashiir1456 6 ай бұрын
Amiiro qurux is not easy 🎉🎉🎉🎉
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 6 ай бұрын
Mashaallah congratulations 🎉❤ Amiira qurux is not easy ❤😂
@ChahilLegend-mp4wr
@ChahilLegend-mp4wr 6 ай бұрын
Walaley Adna dhagaha Aya na bujise see wax ujira😂 Hoos uhadal 1 milyon waad gari
@najaxmuxidiin651
@najaxmuxidiin651 6 ай бұрын
canugi korga madooway haloosoo qabto amiiro😂❤🎉mida kle amiiro usheeg ragaan inee afaaraha asim io aabihis kabaxn😮
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 6 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤❤
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik 6 ай бұрын
Saalax wan ku jeclahy sey u dhahdey ka helay AmiraDa ❤
@user-lr3en6gn2i
@user-lr3en6gn2i 6 ай бұрын
Please Amira qab qab Maha lagawada no sheg abyo mcn❤❤❤😊😊😊
@user-bv4qq4gv2o
@user-bv4qq4gv2o 6 ай бұрын
Waaa lagaray 2024 😂😂😂 i Kant wait qabqab waxa lagawado 😢
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 6 ай бұрын
cumeyr iyo amiira best friend waaye wllhi ❤❤
@user-uq4mo5oe5l
@user-uq4mo5oe5l 6 ай бұрын
Queen always queen Amiro labo jeer baa lagukhiyaanay
@maxamed598
@maxamed598 6 ай бұрын
Amiira is very funny wlhi😅😅
@user-uo2bb3nj5d
@user-uo2bb3nj5d 6 ай бұрын
Omg last man ❤❤❤
@ZiikeyBashiir
@ZiikeyBashiir 6 ай бұрын
Can't wait 1M❤
@GOAL-27
@GOAL-27 6 ай бұрын
@user-qj4sp6qd6i
@user-qj4sp6qd6i 6 ай бұрын
Amiiradedi la,an teeda qashwaaye jecliyaa teyda❤
@MaryamoMohamud-wp3lj
@MaryamoMohamud-wp3lj 6 ай бұрын
Team amiiro qurux waa idin salaamay
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 6 ай бұрын
Waala waasa balayada muranka badan shaanshida fooshaxun
@AzizaMuad
@AzizaMuad 6 ай бұрын
Wankaqade aqwan❤
@AzizaMuad
@AzizaMuad 6 ай бұрын
​wecel intu wecel kidihin bu wecel kidaha sharmud aqash uff afkaga larumeynin hakusoqadin garacyahow😏😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 ай бұрын
Waan kaaqadnay qali❤❤❤
@nashaadelmi8314
@nashaadelmi8314 6 ай бұрын
Alla adna ku jecliya thanks codsigeyga wa aqbashay ❤😢🎉❤❤❤
@muhamaxamed3988
@muhamaxamed3988 6 ай бұрын
Saxaafow zaki somali ma rabne naga daa mr labad hangu so celine😂😂😂
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 6 ай бұрын
tana ku macan inan lasoo celin zaki qalad ma lahyn cdi u cayaraybe😂
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 6 ай бұрын
Haa wallahi
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik 6 ай бұрын
Haka so celiye daa Amirada cashier u dhigiee ba
@Loosey879
@Loosey879 6 ай бұрын
Adna coming soon 1m marki garta iphone ikad plz qoralkeyka ina arkta ayan fila wll adna xala babeya 1m inte Ramadan lakaren walayal ❤❤
@zeromedia44
@zeromedia44 6 ай бұрын
saxaaf gamekan waxyalo qalada kujira marka gabadh iyo wiil ayciyarayan waxyabaha diinta aysan ogolen kujira hada marar badan ayey sonoqotay inay wiilashu ay yirahdan kaalay ixambaar waxasna waa qalad ajaanib ayey kalayihiin marka wll game update badan buu ubahanyahy mahdsanid 🙏
@SharifSadati
@SharifSadati 6 ай бұрын
Taem amiira isnot 😮❤😊
@user-bb8cp1cp5y
@user-bb8cp1cp5y 6 ай бұрын
Easy 😂😂
@YUUSUFJR
@YUUSUFJR 6 ай бұрын
🫡
@budeybudey2707
@budeybudey2707 6 ай бұрын
Sahafi wa
@saamiyasagal8946
@saamiyasagal8946 6 ай бұрын
Hambalyo cumeer si ragnimo sharaf ixtiraam leh ku ciyaartey🙏🙏🙏🙏
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 6 ай бұрын
Zakisomali sooceli waan uxiisay shactira wayo zakib somali blz ii ixtiraam codsigayga wll huray usoco
@suuuuuuuuyuu
@suuuuuuuuyuu 6 ай бұрын
Deganan sharaf ixtiraam wxn udayey koko iyo cayda❤ Lkn amiri wabila ixtiram mxy inanka yar ku cunay shidh
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 6 ай бұрын
Amusnan loma bahna qof walab wa inu doda mesha calaclka kalatg
@apdykhalaqdhego1773
@apdykhalaqdhego1773 6 ай бұрын
Cumeer maskiin waaye wllhi igama qadeen😂😂
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 ай бұрын
Manshaallah cumeer iyo amiira is not easy 😍
@user-cd2wo9rv7q
@user-cd2wo9rv7q 6 ай бұрын
Amiira iyo zaki somalia big noo
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 ай бұрын
Insha allah 1m ❤🎉
@kadra9957
@kadra9957 6 ай бұрын
Game ka muranka ha laga daayo, Ma fiicno, mesha boring ayad ka dhigteen. Keep going adna channel ❤❤❤
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 6 ай бұрын
M.a cumeerko waa ixtiraamkiyo qof ah lkin kii shalay cunugi zaki hanagu soo celina😂
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 6 ай бұрын
zaki wuu saxanyhy gamekan ixtiram ma yaqano ader😂
@user-np9mf8tx8s
@user-np9mf8tx8s 6 ай бұрын
Amira is not easy amira inilagareyo lagamayawo amira dadka xakayawan horey usoco👏
@user-il7nw8gq9y
@user-il7nw8gq9y 6 ай бұрын
Adna koko prank ku samee plz 🙏 😭 plz 🙏
@nadraali0448
@nadraali0448 6 ай бұрын
Asxbta gobka ah cumeer iyo cayda ❤🎉
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
Cumer wuxu dhahay intay ciyaarta dhamaanayso waa jifanee se ku dheela ayay dhahday aday kuu taala bu dhahay markay Amira dhahday miiska ayad farisane gacmaha intan kaso bixi yacni lugaha hoostoda wux dhahay dad baa na daawanaya marka ani waxan la yaabay markuu lahaa jiifso intay ciyaarta ka dhamaanayso dadku sheegayso ma arkayn miyaa iyadaaba gabar ahe alla cumeer caawa wax baa ka qaldan yaab
@haweeyahonesty2727
@haweeyahonesty2727 6 ай бұрын
Cumeer wa nacas😊
@fadumocali6908
@fadumocali6908 6 ай бұрын
Amiiro iyo saki isku mid waye
@ConfusedBurrito-lk9we
@ConfusedBurrito-lk9we 6 ай бұрын
Ay cawa qofka kobadaa ahay Adna 1m ayaan kuu rajaynaa❤❤🎉
@user-nx9xj3pe6t
@user-nx9xj3pe6t 6 ай бұрын
Saki soomaali haduu musiipo yahy maka cabsanee war gabadhaas meelaa refaree katahy lugu bahdilay by by team adno
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 6 ай бұрын
Tem amira ❤❤❤❤
@tuney.cabdulahi.
@tuney.cabdulahi. 6 ай бұрын
Amiira qurux cabsi cabsi waye walhi ❤️
@user-ih7cf4bb6d
@user-ih7cf4bb6d 6 ай бұрын
ALa Labdani way kala daranyhn😂Lkn zaki dabeced maLeH Brnmj maba Lagu sodari karo😂
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 6 ай бұрын
amiira qof ixtiramaya kama badin karo qof aan ixtiram aqoon lee ka bdin😂😂
@user-vp2wn7qw4l
@user-vp2wn7qw4l 6 ай бұрын
Ayyy lajimadeydaa❤😢
@Mandeeqa
@Mandeeqa 6 ай бұрын
😂😂😂 wahi maqan sobota anku qoslay lkii markan arkay cumeer iyo amiira 😂
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 6 ай бұрын
Adna cadey habo wankusaray hori usoco waw boqaradeni amira cade iyo cumer botoboto ixanbar kulaha cunug yar miya iskumalesay amira cadey miya kuxanbarikarto gabdhanodo melxun haogudhicina yakuqaldesa walahi amira qurux wena gulesata sharafteda weilalasata walAshey guul
@istodiamond8263
@istodiamond8263 6 ай бұрын
Amiira gameka dhan muran iyo qiyano ayey ku badisa wllhi😂😂😂
@nimcanimca6814
@nimcanimca6814 6 ай бұрын
Dadkan namborkooda dadka wareery wa ayo😂😂😂😂😂
@fadumosaidmahmuud5068
@fadumosaidmahmuud5068 6 ай бұрын
Ani😂
@user-ws4fi4go8n
@user-ws4fi4go8n 5 ай бұрын
Lacla hdaa imdo malisiya anaa ubaxaayo amiira I a hdaa imdo😂😂😂😂😂😢😢😢
@user-lh4zv1qe4m
@user-lh4zv1qe4m 6 ай бұрын
Mashaallah amiro dadka sixun berka uqaraaa haunaxarisanin😂😂😂😂😂 🎉🎉 marwalbo guul kurajeynaa
@user-sr4oz3tl1u
@user-sr4oz3tl1u 6 ай бұрын
Zaki somali marabno saxaf wa no ixtiram mucjisaxa afka nyanyathaleh
@user-cb9mz3ie1o
@user-cb9mz3ie1o 6 ай бұрын
Next koko iyo hazazi 😂
@HafsaAliMohamed-cf4wz
@HafsaAliMohamed-cf4wz 6 ай бұрын
Allah is the only one ❤
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 6 ай бұрын
De best koko en ceyda u ahaa 😘👍😂
@Nuuradinio
@Nuuradinio 6 ай бұрын
Koko iyo caydale namara😂❤
@Dhiiragalin
@Dhiiragalin 6 ай бұрын
Amiira qurux iyo cumeerna iyo adna qali iyaguna madaxa ayayi isaranyihin
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 ай бұрын
Game Kii taliye kaashay ay laciyaartay ayay dhiiro galin kaqaaday amiira keep going sidaasa larabaa waxkasta waa inaad cashir kabarataa❤❤❤❤❤❤❤
@Amiira489
@Amiira489 6 ай бұрын
Cuumer dood badnaa halayada bqx qarare mel magaro😂😂❤
@huudmohamed6686
@huudmohamed6686 6 ай бұрын
Next teliye kaashey iyo asad Hagio please adna game adag waaye ❤ 😂😂😂
@Amiira96
@Amiira96 6 ай бұрын
Asad bas baas ma cuni karo qataaato ha galin
@user-mz2rm1nq2d
@user-mz2rm1nq2d 6 ай бұрын
Amiiro is not easy 😂😂😂
@user-yc6un4ue2s
@user-yc6un4ue2s 6 ай бұрын
Alaptan prank dhex gali Zaxafow 😂😂
@King_____Ak.____66.___jr
@King_____Ak.____66.___jr 6 ай бұрын
Ramadan kadih I.a 1.million🎉
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 6 ай бұрын
Hhhhhh cumayr nin rageed amiira way isfahansanyhiin
@khadraaxmed4578
@khadraaxmed4578 6 ай бұрын
Aamiira💪💪💪weli ma daawan kkk
@user-gs5ub6jm6x
@user-gs5ub6jm6x 6 ай бұрын
Saxaaf asigabo naftarkiis dad ubalami😅😅😅
@MustafaXasan-sz1xy
@MustafaXasan-sz1xy 6 ай бұрын
Wll saxaaf zhp waku tageraa wllhi waxan rabaa Hal mar reply please 🥺
@user-hz9kd5jk6z
@user-hz9kd5jk6z 6 ай бұрын
Amiiro iyo ceyda misa amiiro iyo cadnaan😂
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 6 ай бұрын
amiira iyo cadnaan ❤
@user-ui6tn5hb2p
@user-ui6tn5hb2p 6 ай бұрын
Alaaa amiiro dadka ineey iska difaacdey baraty keep going 😂😂😂😂
@user-mg4qp4qh1x
@user-mg4qp4qh1x 6 ай бұрын
Waan sugaya amir🎉 gul
@macalindiinge
@macalindiinge 6 ай бұрын
5:28 10 basbaasa ayow cunay taliye wowna noolyahay kulahaaa😂😂😂😂 amiira umadeyna mahin
@ilyaasfaarax3279
@ilyaasfaarax3279 6 ай бұрын
Amiiro noosoo badiya yaaqeeyoow❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
horta Amira dadka la dheelaya burka maba himaaman miyaa iaduna maba ka diido dharkaa quruxda badan uun bay bur u quuraysaa 😔🙈😀
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 ай бұрын
Dharka waala meedhaya guusha kamihiimsan😂😂
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 6 ай бұрын
Amiira qurux is not easy 😂🎉❤ la'anta abar
@MalyuunMaxamed-m6i
@MalyuunMaxamed-m6i Ай бұрын
Amiiro abaayo cumeer moo beelkuu igujarooyaa ah adno amiiro lambarkeeda🎉❤❤😮😮😊
@saadiaali6454
@saadiaali6454 6 ай бұрын
Plz Zaki an lasocelinin yaiguracsan😊
@5iirlaayneuw55
@5iirlaayneuw55 6 ай бұрын
Amiira we love you 😘
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 6 ай бұрын
😂😂wlhi fariid cumeyr yar well respect Dadkiisaa aad bey ugu weynyihin Queen is back 👍wilashii qaar baa ka soo haray! Maskiin bur buu kala dalay iyo anaa ku dayaa she worked for that😂
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 6 ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah amira 😂😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 ай бұрын
Amira waxan washaqadeeda😂😂
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 35 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 37 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 35 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
AMIIRA OO DHULKA LA GASHAY AYAANIITA KUTASHO AQONTADA QOSOLKA ADUUNKA
13:18
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 35 МЛН