Cuntada Baby (Amiir) 7 Biloot

  Рет қаралды 27,366

MY RAJO

MY RAJO

Күн бұрын

Пікірлер: 132
@siman388
@siman388 Жыл бұрын
Asc wr wb walaala yaal reer my rajo waxaa idinka codsanaa duco walaalaya isoo duceeya waxaa laga yaaba qof ducadiisa la aqbayo inoo idinku jiro qofwalboo qoraalkeyga aqrinaaya ducada haila dhaafin walaal maanta kahor masoo dhigin channel ka abAyo muniiro qeeyr allaha siiyo walashey wax badana kafaaidey aniga iyo dadkaloo badana waa kafaiideen abayo ajar iyo xasanaad allaha siiyo reerkeeda allaha ubarakeeyo caruurta allaha uhagaajiyo, waxaa ku noolahay wadanka belgium 🇧🇪 sharci maheesto inu alle iiga saqiro sharci qeeyrkiisa wata isoo duceeya si niyad ah abayo muniiro adigana ducada igu caawi binka allaha ku sharfo igu kaalmee shukran hapiipti
@xikmadoTube
@xikmadoTube Жыл бұрын
Si fudud oo sahlan ilaahay hakaaga soo qaado wllo khayrkoodana Allaah haku soo aadiyo inshaAllaah. Aamiin🤲❤️
@siman388
@siman388 Жыл бұрын
@@xikmadoTube shukran wall jazakallaah qeyr
@munoalimohamed6600
@munoalimohamed6600 Жыл бұрын
Alllaah kuu saqiro🤲🤲🤲🤲
@maryamaxaji3820
@maryamaxaji3820 Жыл бұрын
Ilaahay si fudud hakuugu saqiro sharciga culees walbana alle hakaa dulqaado abaayo aamen
@zainabmohamed4481
@zainabmohamed4481 Жыл бұрын
Allah kusahlo abayo
@Cloudyivr_
@Cloudyivr_ Жыл бұрын
Waa wiil gobo asalkisu galo gobta somaliweyn ee adigu dadke kugu xireyn waa somali ee ilmaha ka daa qabyalade waa qurin 🇸🇴🙏
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Жыл бұрын
Amir and his mom they are friendly😍😍😍😍😍😘😘😘😘🤲🤲🤲🤲( Macha"Allah 😍✌️🤞🤞🤞👏👏👏)
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 Жыл бұрын
Masha Allah ilhey ha kuxifdiyo Ameen yarabi 🤲🏼 🧡🧡🧡🧡🧡❤❤❤❤🧡❤❤
@aishaabdalla8193
@aishaabdalla8193 Жыл бұрын
Wlhi Abayo muniiro Allah kuxafido qabiil waxba mataro qaran nimo naga badan my queen 👸💖
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto subuscarab isar
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 Жыл бұрын
Masha allah xbbt baby amiir allaha no dhowro 😘😘😘
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto waa codsi subuscarab isar
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Maasha allaha 😍 ♥
@adaribrahim3885
@adaribrahim3885 Жыл бұрын
Masha Allah
@shamsonuur9781
@shamsonuur9781 Ай бұрын
QABIILA MA XUMO WAA LEYSKU GARTAA EE QABYAALADA XUN WEYSAXAN TAHAY MUNIIRA ❤❤❤❤
@XilwaAbdalla
@XilwaAbdalla Жыл бұрын
Masha Allah Quruxeey nuunahaga iyo midkeyga isku mar ayey dhasheen anaga 8/6/2022 dhalay marka waa is aadanyihiin ee 7 ma bilaawanoowso siddeda noo bilaawatay
@queenmanaal3231
@queenmanaal3231 Жыл бұрын
Tira ka qaldan wa runta abyo wa hoyo inuu ilmaha Yaris kadhigan iska raban ano ka danbeye ayaba 7galono
@zamzam1122
@zamzam1122 Жыл бұрын
Sax waye ani xita nunaheyga waxan dhalay 8/6/2022 hadana 7bil no dhamatay 8bil ayan waxa ka qadanay 4malin marka sas waye wayna naga horesay marke dhalesay
@susuusiman256
@susuusiman256 Жыл бұрын
Ilmaha bisha marke udamato a lo tiriya Asxby marka abayo munira way saxantehe ❤
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Жыл бұрын
Maansha allh walshy muniira sharaf ilaahy hanoo ilaaliyo ubadka hano amiir ilaahy hakudaayo
@zahraabdullahimohamed3550
@zahraabdullahimohamed3550 Жыл бұрын
Caaanaha ugu fcn iyo naaska wax badiyo caanaheysa ka soo hdl abyo thnks
@sacdiyoaxmed3382
@sacdiyoaxmed3382 Жыл бұрын
Masha Allalh
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 Жыл бұрын
Mashallah Allah ku barakeeyo aduun iyo akhary baa nuur canal xabibiti Maniro cadeey. You're the best mum .
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto waa codsi subuscarsb isar
@farhiyoyasin4803
@farhiyoyasin4803 Жыл бұрын
Masha Allaah soo barbaar habo mcn
@sumayocabdilahi1384
@sumayocabdilahi1384 Жыл бұрын
M.a abyo mcn mahdsnid Allah Ku xafido adiga io caruurtada ba insha'Allah abyo su aal maku waydiin karaa neh qrxy
@habiibayuusuf490
@habiibayuusuf490 Жыл бұрын
Masha Allah wiilkeyga amiir cade iiweynaw habo mcn😘❤
@shukrisharaflovehooyomacan5041
@shukrisharaflovehooyomacan5041 Жыл бұрын
Masha Allah ❤🥰🥰🥰
@maryamali4778
@maryamali4778 Жыл бұрын
Habite machallah tabarakallah
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 Жыл бұрын
Masha Allaha tabaarakalaah
@fardowzayusuf5056
@fardowzayusuf5056 Жыл бұрын
hbbti muniiro wxan rabay calentii cagarned aad cabi jirtay muqdisha joga sden ku helaa plz iso jwb
@deeqdeeq59
@deeqdeeq59 Жыл бұрын
Abayo rootiga Kadaa babyiga Porridge see Aniga 1year midjiran Heystaa Rooti masiyo Wixii dadisa kuqoranyihin Ban siyaa
@maankadaud7590
@maankadaud7590 Жыл бұрын
M.a ayeeyo mcn 💯 ❤
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын
MashaAllah xabibti hoorey usooco
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 Жыл бұрын
Masha allha abyo muniro iyo baybi amir
@zahraabdullahimohamed3550
@zahraabdullahimohamed3550 Жыл бұрын
Soo badi abyo جزاك الله خيرا❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
Amiir Yare Soobrbaat Habo
@fatthihaji8056
@fatthihaji8056 Жыл бұрын
Mnshllaah abyo wuba anfcyaa cungteyda lix bil jirtaaa allha noo dayo
@sadamohamednour3826
@sadamohamednour3826 Жыл бұрын
abayo maxe tarey sharorur mise sida losameyo
@filsanabdi218
@filsanabdi218 Жыл бұрын
Mansha Allah tabarkalaha abayo bahasha qorta ugulisay xage ka so ibisay
@ubahawil7051
@ubahawil7051 Жыл бұрын
Hbo munira noso badi videoyasha carurta yaryar noso gali ❤
@iqrasiciid8934
@iqrasiciid8934 Жыл бұрын
Muniro subag hada hesan macsaro kawaran 7 bil jirnahe plz jwb abyo
@maryamcumar8596
@maryamcumar8596 Жыл бұрын
masha allh
@kaaftoonlifestyle4685
@kaaftoonlifestyle4685 Жыл бұрын
Manzha allah mahadzanid wlhi Ilove you waan kaa faaiday nosoo badi
@shariifomaxamed8353
@shariifomaxamed8353 Жыл бұрын
Maasha allaah allaah ha inoo daayo carruurta
@queeninamaxamed1134
@queeninamaxamed1134 Жыл бұрын
Abaayo sharuurka wn ka wayay faafahintisa chanelkaaga plz barnamij kasoo sameeh
@yasminibrahim25
@yasminibrahim25 Жыл бұрын
Asc abaayo muniiro sharuurta meeqa bil aa agu bilowday mase ilaa uu dhashaa sineysay
@saraibrahim9074
@saraibrahim9074 Жыл бұрын
Mashallh yougarka ka yara jooji wallo hadii calooshu taagantay waxad siisa avacado and biyo ku shiidin iyo inyaroo muusa u shiid colooshaa u jilcaysa inshallh
@dekahassan2505
@dekahassan2505 Жыл бұрын
Shukran abayo gabadheyda iga dhagan saxarada waan siina
@saraibrahim9074
@saraibrahim9074 Жыл бұрын
@@dekahassan2505 haa wallo qali waxad siisa avacado xabad iyo muuska jab biyaha ku yaree si ay cunto adag ugu naoqoto mishiinka ku shiid waxa calool istaaga keena baradhada muuska ood kaligii siiso ama aad ugu badiso cuntada siralaga bariiska ama bariiska cuntada loogu daro ka jooji intay calooshedu jilcayso wallo
@zamzamahmed7077
@zamzamahmed7077 Жыл бұрын
Asc abaayo munira wanku salmay waxaan karabay fahfaahin meerkat TV ninka kusameya
@shamsonuur9781
@shamsonuur9781 Ай бұрын
WAA WIIL LAANDHEERE AH SOO BARBAAR GUULEYDO
@filsanhassanfilsanhassan6811
@filsanhassanfilsanhassan6811 Жыл бұрын
Masha allaah xbbti 🥰
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Жыл бұрын
M.a alaha kuxifdiyo wll waad dadaaleesaa dadaal dadaal alaha kudhooro
@xamdiyazakariya2717
@xamdiyazakariya2717 Жыл бұрын
Gobta besha ahahah🤣🤣🤣
@sacdiyaahmed6830
@sacdiyaahmed6830 Жыл бұрын
Msha allh
@rayaanofficial9688
@rayaanofficial9688 Жыл бұрын
Wcs xbbbti masha allh tabaaraka allh hano mcn soo barbaar
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 Жыл бұрын
Allha nokaa daayo abaayo mcnto codsigii waad no aqbashay
@habiibayuusuf490
@habiibayuusuf490 Жыл бұрын
Masha Allah wiilkeyga amiir cadey iiweynaw habo mcn😘❤
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto waa codsi sabuscarab isar
@hamidaahmed4958
@hamidaahmed4958 Жыл бұрын
asc abayo sharuurka shaax ugudar subaxdii woona ku cayilaa
@dekasabriye9158
@dekasabriye9158 Жыл бұрын
Amira waa cadaty mash alh 😂
@hudaaxmed8091
@hudaaxmed8091 Жыл бұрын
Ilma qaando gees ah wax kusii abaayo bir kadaayo
@habibabare3130
@habibabare3130 Жыл бұрын
10 biloot mahalasini kara abayo mcn
@beelaacooking4250
@beelaacooking4250 Жыл бұрын
Masha allah abaayo horiusoco 💕🥰
@ليشعمتدورعناسمي
@ليشعمتدورعناسمي Жыл бұрын
Mashaa allaah
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 Жыл бұрын
Si fiican u shiid ha Qasaarine qudaarta
@Jjjjdvhbubgcrd34
@Jjjjdvhbubgcrd34 Жыл бұрын
Maasha Allah Allah ku xafido Amiir yare
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto waa codsi subuscarab isar
@zainabmohamed4481
@zainabmohamed4481 Жыл бұрын
Asc abayo munira wan kusalamay Salam kadib baby yar oo nasle caba aa hargab kadhaman wayey iyo calosho fadhida maxa uficn hoyonimada wan kucusbahee
@fardowzayusuf5056
@fardowzayusuf5056 Жыл бұрын
hbbti anni xita sde baby iga noqday naas lena siiya bil uuna dhan yhy abyo wxa icawiya kushega xge kla so hadla
@wardahappyfamily8704
@wardahappyfamily8704 Жыл бұрын
Ma garguuranaa amiir abyo
@murayomohamud2070
@murayomohamud2070 Жыл бұрын
Wow masha allh waanka qaday 🎉🎉🎉🎉
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto waa codsi subuscarab isar
@zamzammohammed7439
@zamzammohammed7439 Жыл бұрын
Abaayo muniiro amiir ilko ma usoo bixin miyaa
@hilwaabdi9195
@hilwaabdi9195 Жыл бұрын
So booqda saxapta website kas wu cusub yahee
@DeqoabdinasirSalah-wg6ul
@DeqoabdinasirSalah-wg6ul Жыл бұрын
Amiin amiin🤲🤲🤲
@habibabare3130
@habibabare3130 Жыл бұрын
Mashallah abayo
@mahadofarah4692
@mahadofarah4692 Жыл бұрын
Abaayo rootiga waayo sababta caloosha uadkaneeso iyo caanaha badan babay cereal booska kujiro sii waayo iron badan bu kahelayaa
@mahadofarah4692
@mahadofarah4692 Жыл бұрын
Moos iyo tufaac iyo chia seeds cereal
@suusuusidruush3674
@suusuusidruush3674 Жыл бұрын
Asc muniiro alaha idin xafido su,aal wataa cunugeyga bishi 10 naad lugaha kula jiraa ma siin karaa caanaha pediaSure Waa PEDiASURE Abaayo adoo Raalli ah oo Mahadsan Jwb
@nastexa6091
@nastexa6091 Жыл бұрын
M.a
@ilhanmohamud3405
@ilhanmohamud3405 Жыл бұрын
Asc abayo muniro gabarteey nigu fac waaye isku Malin aan dhalnay yogart ka wali waankla baqa cuntada cusbo iyo sokor wanka ilaliya geesi atahay wlh
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto waa codsi subuscarab isar
@nasteexoaa6872
@nasteexoaa6872 Жыл бұрын
Yogurt waa caadi nooca ilma yar yar aniga waa siiyaa lkn cusbo iyo sonkor malab Intaas uma fiicno
@hawoabdinor215
@hawoabdinor215 Жыл бұрын
Masha allh abaayo shugran
@allrizaaq4178
@allrizaaq4178 Жыл бұрын
Kkkkk gobta mudulood.hiiraab
@rayaanofficial9688
@rayaanofficial9688 Жыл бұрын
Allh haku xafido
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Жыл бұрын
Wcs abayo munira masha allha tabarikllha ❤❤❤
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto waa codsi subuscarab isar
@caaishoqaasim5135
@caaishoqaasim5135 Жыл бұрын
Ilahey ilmaha hanala koriyo
@hawodheyman5468
@hawodheyman5468 Жыл бұрын
Mooi masha Allah abaayo shukran
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto subuscatab isar waa codsi
@maryamali4778
@maryamali4778 Жыл бұрын
Abayo muniro nolow
@laki521
@laki521 Жыл бұрын
Muniira nasosho bdn u bahanthy
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 Жыл бұрын
abyo plz iisoo jawaab biyaha cadga malasiigaraa cunuga marguu dhasho
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 Жыл бұрын
may rajo love iga jooji suaasha iiga jwb
@nasteexoaa6872
@nasteexoaa6872 Жыл бұрын
Bisinka ilmo dhashay see biyo ku dhahee maha biyo lama siiyo umana baahno biyo ilaa uu cunto bilabo
@DeqoabdinasirSalah-wg6ul
@DeqoabdinasirSalah-wg6ul Жыл бұрын
Abayo mcnto
@hamdiabdirahiim6507
@hamdiabdirahiim6507 Жыл бұрын
Abayo ihiy iyo ahaa maxakawadaa
@rayanramdan5226
@rayanramdan5226 Жыл бұрын
Oo wll muxu tara sharuurku
@jiijamaxamed8365
@jiijamaxamed8365 Жыл бұрын
Abay munira cusba ma lagu dari kara cuntadan
@nasriinmoha1384
@nasriinmoha1384 Жыл бұрын
Cusbo ka dhaaf liin yar ugu miiir dhananka ilmaha wee jecelyihiin
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Wcs abaayo muniiro 🥰🥰🥰💖💖💖🌹
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Mcnto waa codsi subuscarab isar
@xamdamaxamed6734
@xamdamaxamed6734 Жыл бұрын
Abayo muniira indhahaga daal badan ayaa ka muuqda ma hurdo la 'aana kugu dhacdey
@amalabdullahi328
@amalabdullahi328 Жыл бұрын
Haa ma araktay maskiin dal badan ka muqdo
@maxedabshirxiis6155
@maxedabshirxiis6155 Жыл бұрын
Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin i
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Жыл бұрын
Caloosha rootida istaajinaysa waliba rootida cadaanka
@suadomohamudmohamed5574
@suadomohamudmohamed5574 Жыл бұрын
Abaayo 4 bilood ama 5 bilood malasiinkaraa jawaab please 🙏
@dekahassan2505
@dekahassan2505 Жыл бұрын
5 bil hada jirto siiii
@DeqoabdinasirSalah-wg6ul
@DeqoabdinasirSalah-wg6ul Жыл бұрын
Asc
@ima6291
@ima6291 Жыл бұрын
Maxa Munro.adiga is dhashaye kuwa kalana saas
@fam3573
@fam3573 Жыл бұрын
Rodhida cad baa saxarada dadka ku dhahisaa
@najmahussein5881
@najmahussein5881 Жыл бұрын
Abaayo rootida ugu badal ta madow tacad caloosha bay istajisaa caruurta
MALINTENA AXADA IYO WAXA QAWANAY #my_rajo
13:13
MY RAJO
Рет қаралды 1,7 М.
Simple daily routine Somali  mom #my_rajo
13:21
MY RAJO
Рет қаралды 22 М.
PRANK😂 rate Mark’s kick 1-10 🤕
00:14
Diana Belitskay
Рет қаралды 11 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 9 МЛН
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 92 МЛН
ALXAMDULLIHA ILLAHEY AYA MAHADLEH #my_rajo
17:53
MY RAJO
Рет қаралды 45 М.
QURACDA BABY IYO HOOYADA #my_rajo
16:12
MY RAJO
Рет қаралды 16 М.
Simple Daily Routine Somali mom #my_rajo
12:03
MY RAJO
Рет қаралды 29 М.
AFTERNOON ROUTINE BY FARTUN HAPPY
12:13
Fartun Happy
Рет қаралды 31 М.
Abay Muno Suuqa Ugu So Dhuntay #my_rajo
17:22
MY RAJO
Рет қаралды 19 М.
DAILY ROUTINE MALINTEYDA WAXA QABTO SOMALI MOM #my_rajo
14:29
WELCOME TO MALAYSIA MY RAJO FARXAD ADUNKA
8:05
Fartun Happy
Рет қаралды 73 М.
PRANK😂 rate Mark’s kick 1-10 🤕
00:14
Diana Belitskay
Рет қаралды 11 МЛН