cuntada caruurta iyo cabitanka 6 bilood ila 12 bil🍼🍜🍼

  Рет қаралды 115,355

Fadumo Has

Fadumo Has

Күн бұрын

Пікірлер: 121
@Nimcoqaali1
@Nimcoqaali1 5 жыл бұрын
Masha Allah gabarteyda lix bilood labo isbuuc ugu dhiman wali wax kuma bilaawiin mar dhow ku biloowa insha allah❤️JazKallah kheyr
@aaminaxukun1943
@aaminaxukun1943 3 жыл бұрын
،
@garweinesalah2619
@garweinesalah2619 6 жыл бұрын
Jazakalahu xabibti plus cabitanka iyo cuntada ila iyo sadex sano nosogali..dar ilahay ayan kujeclahay
@FadumoHas
@FadumoHas 6 жыл бұрын
haye xabibti
@haliimoahmed423
@haliimoahmed423 6 жыл бұрын
Mahdsnd walshy fadumo
@sahramaxamed5430
@sahramaxamed5430 5 жыл бұрын
Mansha Allah abaayo mahadsamid
@anisoaxmed108
@anisoaxmed108 4 жыл бұрын
Masha allha abyo manta ayaan ku soo biiraya isl manta ayaan waxa kehelay ka bartay masha allha abyo soo badi
@hanicismaan9992
@hanicismaan9992 4 жыл бұрын
Masha alaah
@Abshiromaxamuud-g3y
@Abshiromaxamuud-g3y Жыл бұрын
Msh alh myo
@hafzabathel3765
@hafzabathel3765 3 жыл бұрын
Masha allah wll allaha ku barkeyo
@ifkanolosha6338
@ifkanolosha6338 5 жыл бұрын
Masha Allah wiilkeyga 4bil 2week ayuu jiraa wanna siyaa alxm wuna cunaa 24hrs hal mar ayaa cuntooyinkaan sii yaa hurto ficanna wuu qadanaa.
@najaxhena
@najaxhena 3 жыл бұрын
Wllo inantayda ayaa jirta 4bilood iyo 2week hadan siyo waa caadi sawmha
@ifkanolosha6338
@ifkanolosha6338 3 жыл бұрын
Haa abyo mcn
@khadrasharif950
@khadrasharif950 3 жыл бұрын
Haduu jiraa wiilkaygu 4 iyo two week idinka hada intay inin jiraan caruurta 😂
@faadumomaxamed4091
@faadumomaxamed4091 3 жыл бұрын
Hawar yar quraacda maxaaa lasii naa
@hafsoabdinasir1416
@hafsoabdinasir1416 Жыл бұрын
Abayo sokor yar ma ugu dari kara ilmaha 7 bil jira wx ma cunaye moskana xasasiyo u ku cicina ee
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
haa waxyar sokor waa oogu dari kartaa waxii xasaasiyad ku qawo hasiinin cunuga
@rahmahajihassan2519
@rahmahajihassan2519 4 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo cabitaan nooceya sharaabka sheegaya
@elmiahmed-dv4iy
@elmiahmed-dv4iy Жыл бұрын
Abayo barisku ma kan caruur ta
@ubaxcumar197
@ubaxcumar197 6 жыл бұрын
In English they call strawberry
@ismahanabdi9360
@ismahanabdi9360 2 жыл бұрын
Karootada sokorta kada ayadaba macan ehe
@rowdosheikhyusuf5610
@rowdosheikhyusuf5610 4 жыл бұрын
Mansha allh abyo so badi illhy ha ku xifdiyo
@rahmaqaali7645
@rahmaqaali7645 5 жыл бұрын
Been madan sheegin wlhi mcnto 7 bil ayuu jiraa biyo dhan macabayo sidee ku baraa Abayo 😢
@saabiriinliibaan4431
@saabiriinliibaan4431 4 жыл бұрын
Rahma Qaali masasada hadusan ku cabynin abyo galska ku siii ani xitaa iguma cabto lkn mr wlba biyaha ugu ronow galas ku siiii abyo biyo la,an marnba ha dhigin 🙏
@faatuuzhmuuqdheer4515
@faatuuzhmuuqdheer4515 3 жыл бұрын
Hadaan cano ugu daro saw caadi maha wll
@rodaaliahmed3038
@rodaaliahmed3038 4 жыл бұрын
Asc qaliyey waxan ahay gabadh yaro hada ilmihi u horeyey dhashay aad bad u mahadsantahay wlahay wax badan ayan kabartay qali waxan ahay qof ku cusub bayjkaga wll plz yogadka iso sawir sidu u egyahay adoo mahadsan ❤💖
@umuisraatube7197
@umuisraatube7197 6 жыл бұрын
Malin walba waan kariyaa fresh ban siyaa cunugteda tan kale basal ban ugu daraa wll 10 bilod bey jirta normal miyaa mise
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
masasha ka Dhaaf xabibti inta kalle wa fican yahiin
@umuisraatube7197
@umuisraatube7197 5 жыл бұрын
Wad mahadsan thy wallashey hore usoco
@moussafatouma7358
@moussafatouma7358 5 жыл бұрын
Asc walashey; cunto maa la sin kara baby 6 bilod subaxdi cano ayan siya ; maxan siya guredca subixi; somali uu igu agad yahay sorry
@hindakaiser5028
@hindakaiser5028 5 жыл бұрын
@@moussafatouma7358 wlo borash sii subixii
@najmokkk
@najmokkk 9 ай бұрын
6bil ma ugu bilaawi karaa
@ugbadmoh2323
@ugbadmoh2323 4 жыл бұрын
Wll ilmah 6 bilood galay manta ma siin kara cuntad
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
haa
@ubaxcumar197
@ubaxcumar197 6 жыл бұрын
الفراولة
@umumuzcabcade4078
@umumuzcabcade4078 3 жыл бұрын
Karotka cabitanka wllo miyanad kar karin
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
maya
@nimoaxmed2427
@nimoaxmed2427 7 ай бұрын
Mazha allah ilahay hakuh barakeeyo wlo
@sadiamohamed8685
@sadiamohamed8685 5 жыл бұрын
Asc Abaayo cunug 5 ama 6 bil jiro sokor iyo cusbo lama siiyo kultaiset wax udhimee
@sadiamohamed8685
@sadiamohamed8685 5 жыл бұрын
Kilyaha ilmaha 6 bil jiro sokor uma roono
@shankaroonnur3460
@shankaroonnur3460 5 жыл бұрын
Mash.Allah
@xamdamaxamed5765
@xamdamaxamed5765 5 жыл бұрын
Jazakllh abaayo maa ku kariin karaa basto boska bariisla basto ma geliin karaa
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
maya
@drsqamaromar6991
@drsqamaromar6991 5 жыл бұрын
Shukran xabiibti
@diinlaaaniwaanolollaaandii9290
@diinlaaaniwaanolollaaandii9290 5 жыл бұрын
waa caadi wallo aniga waan kadhiga baasto waxdhiba male waadkadhigi karta
@abdullahialimohamed4188
@abdullahialimohamed4188 5 жыл бұрын
Fadumo Has abaayo ilmaaa ijoga caano naas ceralc kuli waa iga didey maaxaaan sameyA
@saaraluqmaan10
@saaraluqmaan10 4 жыл бұрын
Mashallah wllshy thanks insha allah
@yusrofrx9209
@yusrofrx9209 4 жыл бұрын
M.a abayo qeer allh kusiiyo
@aaminaxasan1053
@aaminaxasan1053 4 жыл бұрын
Maaashalah walasheey
@aaminaxasan1053
@aaminaxasan1053 4 жыл бұрын
Ilma Jira sadexbil onaskadiday kasowaran
@aaminaxasan1053
@aaminaxasan1053 4 жыл бұрын
Ma ulisikarah naska omas
@aaminaxasan1053
@aaminaxasan1053 4 жыл бұрын
O masasad makusinkarah
@zienabgalex5738
@zienabgalex5738 4 жыл бұрын
Abayomacantoalahkubarkeeyo ecutocunugyaarmasahallh
@xamdiibrahin9787
@xamdiibrahin9787 4 жыл бұрын
Strawberry lagu dhaha aby
@jamaalcabdi9638
@jamaalcabdi9638 5 жыл бұрын
Mancha allh
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 8 ай бұрын
5 bilood iyo usbuuc mala siin kara abayo
@FadumoHas
@FadumoHas 8 ай бұрын
haa walaal
@barashadacilaansaarka8746
@barashadacilaansaarka8746 2 жыл бұрын
meqa jeer baa lasiinaa caruurta yar yar
@FadumoHas
@FadumoHas 2 жыл бұрын
malin tii hal mar waqti ga qadada
@FadumoHas
@FadumoHas 2 жыл бұрын
waxaa jira buskud mushaari oo ah quraad iyo casho ee channel ka kaDhax raadso
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 5 жыл бұрын
Masha allah abaayo faduma has qeer allah ku siiyo
@Hassanchenal
@Hassanchenal 4 жыл бұрын
Abay waxn ahay hooyo ilmhi uhooreyay hasata hada mudo lagajoogo afar malmod ayu dhamautay babygaygu 6bilod cunto nooceyan kubilaba see imiisa wakhti ban siiya mahdsanid abayo
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
qadada aad hada ar keeysid malintii hal mar sii mushaari ayaankuso diraa e casho iyo quraac oga Dhig
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/gaqthpt4raqGirc
@ifraaxmohamed6069
@ifraaxmohamed6069 5 жыл бұрын
5bil iyo maalme jirta masikaraa
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
haa xabibti
@abdilahiabyan4617
@abdilahiabyan4617 4 жыл бұрын
Mnsha allah
@mayzamaan7062
@mayzamaan7062 4 жыл бұрын
Mashal Ada stay ugu cashayn cunug taydi lakin nooso geli cashad iyo qurecba mahad sanid
@fadumojama8863
@fadumojama8863 4 жыл бұрын
Masha allaah
@nasriibraahin
@nasriibraahin 4 жыл бұрын
asc wallo yogarku ma miid caruurta u gara mise waa canahena yogarka ah
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
waa mid caruurta loogu tala galay
@nasriibraahin
@nasriibraahin 4 жыл бұрын
@@FadumoHas ok wallo ma natusii karta ilahay haa ku barakeeye somaliya ayaan joga
@hormuuddecoration9317
@hormuuddecoration9317 4 жыл бұрын
Salida malagu naxa mise wa lagu dacifa
@ahmeddaudmohammed4805
@ahmeddaudmohammed4805 4 жыл бұрын
Msha Allah
@seynabsacid6014
@seynabsacid6014 5 жыл бұрын
Masd Sanid baye
@maxamaddeeq6380
@maxamaddeeq6380 5 жыл бұрын
5 bilood waa siin karaaa soo ma ahn xbbti
@hodamahamedfarah8925
@hodamahamedfarah8925 4 жыл бұрын
Asc abayo doro ama hilib masinkra Waxan siya mos iyo tufaax farwle aniskugu shida galbti duhurkina qaadan ad sameysay siya si ad wax uqiyo kasii lhy iso jwb wll insha Allah Cidi wax igudhato galiso sheego 3waqti sidlosiyo ilmaha wamarki uhoreysy endhlo marka wisku warersanahay ilaso taliya
@FadumoHas
@FadumoHas 4 жыл бұрын
0031684912137
@rabiyowjanadadaisii9844
@rabiyowjanadadaisii9844 6 жыл бұрын
abyo bariska rabo miyaa ku darsan karaa
@FadumoHas
@FadumoHas 6 жыл бұрын
haa bariis kaadrab tit kudarso
@rabiyowjanadadaisii9844
@rabiyowjanadadaisii9844 5 жыл бұрын
@@FadumoHas abyo please yogadka iisheg aadaa ugu bahanahy gabrteyda saxrada ku dhagan wlh sidan u ooynaay wan daalay dadka iga xaariirana weey iidiideen inaa hospital geeyo
@xamdiibrahin9787
@xamdiibrahin9787 4 жыл бұрын
@@rabiyowjanadadaisii9844 Cusbo carur jirto aby lo isticmala tedkle Canaha is dhaaf galay umaleynaa canugta Cunada iyocanaha qayaastoda lahow marwalbo canaha mar hadi biyaha loga badiyo mar hadi dhiiqo laga dhigo dhib k imanayo xbbti kudaaal insha allh
@cagadahab1050
@cagadahab1050 4 жыл бұрын
@@rabiyowjanadadaisii9844 abyo ani gabara saas iga noqotay kanini feera siyay alx
@fartunnur6375
@fartunnur6375 4 жыл бұрын
Mahadsanid qurux badan aad bn ugahelay
@umicraaj4503
@umicraaj4503 5 жыл бұрын
Mashalaah abyo 3sano cuntoyinka kasiyo isheg wllshey mcn💋💋💋🔥🙏jwp wcn
@zahrasheikh8469
@zahrasheikh8469 3 жыл бұрын
Masha allh
@ibrakampala4075
@ibrakampala4075 4 жыл бұрын
Thanks abyo wlhi waba la aycuntoyinka babyga
@nimcojaamac1738
@nimcojaamac1738 5 жыл бұрын
Wll kaarodka cabitaanka ah lam kar karin karo miyaaa
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
karootada cawiyaanka ah lama karinaayo
@mumtasfaysal8856
@mumtasfaysal8856 5 жыл бұрын
mahadsanid
@abdullahialimohamed4188
@abdullahialimohamed4188 5 жыл бұрын
Fadumo Has markaan kariyo ma shidayaa wll
@umumaryama2021
@umumaryama2021 3 жыл бұрын
@@abdullahialimohamed4188 my wll wad jar jareysaa and wad shidaysaa ok
@zienabgalex5738
@zienabgalex5738 4 жыл бұрын
Nosogaliimacanto
@thegoat04962
@thegoat04962 4 жыл бұрын
Shukran
@iqraosoble4385
@iqraosoble4385 5 жыл бұрын
Asc abayo cunugeyaga 6bil ayuu ku jiraa mid kale wuu jilacsanyhy cunuga cano ayuu caba bis
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
6 bil wadsiin kartaa
@istahilmohamed2726
@istahilmohamed2726 5 жыл бұрын
Bariisku ma keen cadiga ah baa wllo
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
haa xabibti
@xabiiboxasanibrahim7082
@xabiiboxasanibrahim7082 2 жыл бұрын
abayo masiin Kara ll.bilod cuntadan
@FadumoHas
@FadumoHas 2 жыл бұрын
meeqaabir waaye ilmaha
@osmanmuhumad1025
@osmanmuhumad1025 4 жыл бұрын
Asc wllo ilmo yar o 5 biloodah ma siinkar anchar
@mawliidcilmi5207
@mawliidcilmi5207 Жыл бұрын
Waad siinkartaa
@tusantusan6159
@tusantusan6159 3 жыл бұрын
Salida mafcna dhinaca salida subag ugu badal de
@FadumoHas
@FadumoHas 3 жыл бұрын
saliida iyo waa isku hal waa dufan
@nimoabdulle8934
@nimoabdulle8934 5 жыл бұрын
Mashallah abayo 5 bil mala siin karaa
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
maya
@hafzadhowrsan1334
@hafzadhowrsan1334 5 жыл бұрын
@@FadumoHas abyo mesha salida oga dartay subag sixin maugu dari kara
@saabamaxamed8081
@saabamaxamed8081 4 жыл бұрын
abayo gabadhan kle haa dhahaday gabadhan maya xaad utiri
@caishamaxamed4121
@caishamaxamed4121 4 жыл бұрын
@@saabamaxamed8081 hhhhhh aniga xitaaa waan yabay wilkeyga 5 ayuu jiraaa inaaa ku bilaabo ayaaa rabay lkn haaa iyo maya shaki ayaaa igalay
@Ahmed-kr6ys
@Ahmed-kr6ys 5 жыл бұрын
abayo 5bil malasiin kara
@FadumoHas
@FadumoHas 5 жыл бұрын
haa lakiin haka badinin
@fartuunfilsan5995
@fartuunfilsan5995 5 жыл бұрын
cano ufican iso sheg
@hibaakcabdirashid8938
@hibaakcabdirashid8938 4 жыл бұрын
4bil iyo ayaamo jiraaye masiinkaraa xabiibti
@maryanmaxamud2463
@maryanmaxamud2463 4 жыл бұрын
Nido masiinkaraa ilmo 6bil jira wllo
@abiyowfaqi4588
@abiyowfaqi4588 2 жыл бұрын
Masha allah
@idilabdi5429
@idilabdi5429 3 жыл бұрын
Masha Allaha
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 14aad | Astaan HD 2020
17:01
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cuntada Caruurta Kuugu Cayilayaan 6bil illaa 12bil 👌💯
11:05
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 348 М.
CUNTADA LASIYO MAALINKI  ILMAHA 6BIL ILAA 9BIL
9:47
Amira Qurux
Рет қаралды 55 М.
CUNTADA HABEENKII AAN SIYO BABY ASIM
10:47
Amira Qurux
Рет қаралды 83 М.
Musalsalka Mama Xaddiya | Xalqada 13aad   | Astaan HD 2020
17:06
Baby (Amiir) Routine kiisa #my_rajo
11:47
MY RAJO
Рет қаралды 48 М.
PART 2: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? 24 SANO JIRA WAXKASTA IQABSAN KARE
26:15
CUNTADA CARUURTA 6 BILOOD & KAWEYN | BABY FOOD 6 MONTHS+
7:42
Ifrah M Moalim
Рет қаралды 6 М.
Baby food cuntada caruurta qado iyo casho 6 bil ilaa 12 bilood
10:40
Sundus Official
Рет қаралды 13 М.