CUQAAL IYO WAXGARAD SI ADAG UDIFAACAY SULDAAN SALEEBAAN BOQOR CISMAAN

  Рет қаралды 7,416

Maal TV

Maal TV

7 жыл бұрын

Пікірлер: 8
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Жыл бұрын
Zaed ismail comment wax ku qoray waa carruur wali naaskii hooyadii jaqaya mise xoolkiibaad ku jirtaa oo masaasadda ku nuugaysaa. Af somaliga si fiican u baro: waxan yaqaan ma aha waa waxan aqaanaa.
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Жыл бұрын
Cirro ma suldaan buu Garxajis ka dhigtay. Karis ku la. Cirro waa nin hurda. Sotaasadaba wuu saaqiday. Cayda Cirro loogu hiilayay waa doqonimada ugu xun. Waa aqoon gaab
@hassanelmi7289
@hassanelmi7289 7 жыл бұрын
oo markuu caayay ciro taasi ma duco ayay ahayd illahay umadayada xaqa fahansii hogaankoodiina way caayayaan suldaan habarna raali ahoow ayay leeyahiin
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 7 жыл бұрын
waxaan kaa yaqaan odayaal busarad saday oo inta xooga loosoo laabay TV lasoo fadhiisiyo
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 жыл бұрын
zaed Izmail waxani suldano ma aha waa dubjiro lagu shuubto waxay uu malynayan inay wax wanagsan ku hadlayan iska daa reer somalilan xata inti wada dhalatay iyay isku dirayan inta in yar oo jaada lo so qaaday 😂
@TheBenjamen01
@TheBenjamen01 7 жыл бұрын
c/raxmaan tuur somaliland oo dhan ba diiday oo ka hortimid oo ay ku jirto beeshiisa garxajis. muuse biixina somaliland oo dhan ba diidan oo ay ku jirto beesha uu sheeganayo ee ah sacad muuse iyo subeer awal ba. shacabka somaliland ba raacay cigaal, sidoo kalena shacabka somaliland ba la socda c/raxmaan ciro.
@rayfarah209
@rayfarah209 7 жыл бұрын
Waxan Sharad ma leh waker. Sulaanku muu xishoodo. sowkii cayey Cirro.war odeyashan xishoodo Mayan.
@TheBenjamen01
@TheBenjamen01 7 жыл бұрын
muuse biixi jidkii c/raxmaan tuur allaha u naxariiste buu qaadi. c/raxmaan tuur wuxuu ahaa mujaahid soo halgamay se siyaasiyan sida bulshadu ugama helin. muuse biixina waa mujaahid se bulshadu kama helin mana rabto. waxaanu door bidnay shalay cigaal, maantana waxaanu door bidnay c/raxmaan ciro. uma baahnin jabhad ee siyaasi wax na taraanu rabnaa ka somaliland ahaan.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Fabiosa Animated
Рет қаралды 4,7 МЛН
XUUTI OO DAGAAL BA'AN KU BAAQAY | WOQOOYIGA IS4AEL OO GOBANAYA
21:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 68 М.
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 38 М.
Gabayga Saancadaale Abwaan Saleebaan Boqor
3:04
Weriye Cabdiwaaxid Beeldaaje
Рет қаралды 8 М.
He doesn’t like illusions
0:17
V.A. show / Магика
Рет қаралды 8 МЛН
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 2 МЛН