Kkkkk wlhi dhalinta la askareeyaye ciise ee laascaanood ku dhimanaya waxaa aad ugh baahan gobolka sitti
@zamzamfarah5 Жыл бұрын
Wa run lkn lughaya bay ilaliyan
@h0p3l3ss6 Жыл бұрын
Marna maal ka guro ciise marna dhilkooda ku gumayso Ciise isagaa halkaa isdhigay
@guledhassan3690 Жыл бұрын
Ciise isma saarna dadkan calacalaya waa mamasan wax ha Iska ceshaan magaca ciise ma afka Haka daayan
@mmimmi9391 Жыл бұрын
@@guledhassan3690 ciise wa ciise dhiladii ku dhashay wase ciise kama jifo iyo meel hose kama hadl9
@macarverlegend9132 Жыл бұрын
Ciise oo dhan maha wa reerki cashada siyee djibouti sacaad muuse maxay la cabadayan aa iis difacaan wana reerka ismail omar toos uga dashoo mamasan reer cawl
@alihassenroble4633 Жыл бұрын
@@guledhassan3690 Wax mamasan la yiraa ma jiro Warya kama yelayno inaad ciise u kala qaad qaado reero ciise waa ciise Afkaga xun umada ka hayso Nin kaligi meel sheegan karaya oo ciise ah ma jiri ciise iog inta akhiri udirayno cid kasta isaga dabada naga so gashe Nika isku daya inuu ciise kala qaad qaado hoyadi aqlkeda unbu lahaan
@guledhassan3690 Жыл бұрын
@@alihassenroble4633 mamasan waa cadawga koobaad ee ciise jaahil waa dadka lacagti dalkaaga cusbayahan siiyay waa dadka ciise isku diray waa dadka cadawga ku jabiyay ereyga ciise wa ciise waxba Kama jiraan dad baa ku shaqaysta ciise na loxoox dusha Iska saaran maaha anu ciisaha kale waa tolkay waan la dhiman wanan difaaci lkn mamasan oo samaron iyo idoor iyo qashin futada ku sita marna ay wasaan wax iga galay maleh wax ha Iska dhiciyo jilicsan ta xuni, ismacil marka la hadal qaado wakuwa wada taagera de wax haka cesho maxay ciisow da la hayaan
@roobiyorays8398 Жыл бұрын
Ilaahay ha idinka qabto dhibaatada ay idinku wadaan, qoladani waqtigoodii wuu dhamaaday.
@saydiiofow1335 Жыл бұрын
Ciisoow soowtaad u soo gurmateed muuse bixi aaway irirnadii la sheegayey ninku abaal laawe
@baassmidioonline9431 Жыл бұрын
Waar isaaqow masajidka cayaarta kadaya
@AA-ze7zk Жыл бұрын
MASJIDKIBA ADINKI ALLE SWT AYEYBA AFKA QABTEEN. IN AY SIDI CARUURTI KU OR ORDAAN AYA LA QAATEY ADANKANA NOO YEEDHO ILEYN WAA CARUUR CAH WEYN MUUSE BIIXI WAA MASIIBO RABBI AYA KU XAWALNEY
@somalia4ever1 Жыл бұрын
Dooxa muuse reerkiisa ayuu la rabaaye ama dagaalama ama guura....dagaalka laascaaodna kala baxa askartiina calashood u shaqaystayaalka ah....
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Somalia 4 ever 1 hooyadaa u sheeg Ciise yaad mooday? ciidanku adigay ku dulaynayaan weligood wey joogayaan
@macarverlegend9132 Жыл бұрын
Wala dagalamaya ee adu guura afka ka dhiig shalay bey aheed marki leys ku layee ee waxba ee gadii wayeen 1991 iyi wixi ka danbeyee oo lagu jabiyee dagaal
@osmanfarah2939 Жыл бұрын
The best solution of Somalia conflict is to divide four states in the North of Somalia. SSC= Khatumo State. Awdal Region and its surroundings= Awdal State and its capital is Boorame. SSH=Sool, Sanaag and Highland Region=Maakhir State and its capital is Baran. Central Regions=Central State and its capital is Hargeisa. This is Muqadis and non negotiation. Please do not waste your time the NIGHTMARE of Muse Bihi and his encircled team. Thanks for your reading.
@saeedbuni8104 Жыл бұрын
My dick is for you sit down there is no zoomalia , I'm here only Somaliland
@saadmohamud8787 Жыл бұрын
I think you saying that every tribe must govern their land and every tribe should establish their tribal borders ins. Is that mean that issaqs, harti, crime samaroon should have all their tribal lands, so are we going to take our tribal lands from the neighbouring countries irrespective of international law and international boundaries
@oamaer Жыл бұрын
Yes, indeed the federal systems and the Somali states are the solutions for our long-standing tribal issues; however, I am worried this might create another issue where the new Somali states border war between these tribes.
@saadmohamud8787 Жыл бұрын
@@oamaer that's between us, what bout out neighbours, Djibouti should give back the Republic to the afar, and somalis tribes will fight within themselves as well as the kenyan and ethiopian yo establish our tribal borders, is that what you are saying. Is this war in ssc a tribal war?
@oamaer Жыл бұрын
@@saadmohamud8787 yes, basically the war in SSC is based on tribal war wherr Somaliland is now controlled by isaaq clan whereas, SSC is Harti-land with both belong to greater Somalia (British Somaliland and Italian Somaliland).
@ifraahdaahir1882 Жыл бұрын
Well done
@HassanAhmed-ty6xw Жыл бұрын
meesha waa maamul reer leeyahay dowlad in la yiraahdo baaba khalad ah markaa maamulkan beelaysan ee dulmilowga ah ha layska celiyo
@ahmedmahamed-pv4sy Жыл бұрын
ismaciila hub buu Soo siinayaa ciisihiina waa la afduubanayaa hubka jabuuti baa la idinku laynayaa ciisow iska samra hadii aydaan sidayada dagaalami Karin from wiil dhulbahante
@macarverlegend9132 Жыл бұрын
Bisinka huubka wanu sidanaa sxb ak 47 iyo pkm lkn ismail omar wa waslaad xaraan oo nagu dheex jirta wa beeshisi oo ka dashay reer cawl mamasan hadu wax uu gabanayo caar wax uu gabtoo
Aaway irirkii iyo dir tii lagu awr kacsanayey marka harti layska celin kari waayey, muuse juudaan samaroon iyo ciise dhulkoodii dad buu soo dejiyey oo xarshin ka keeney. Yaab.
@AndoulkarimAhmed-rc8pk11 ай бұрын
Dagaal aa 😂😂😂😂😂😂 maashallah waa taan sugayay qorigaygii iyo ciidamadaydiina waa diyaar. Samaroon siciid baan ahay dagaalo badan oo ina dhex marayna waad ogtahay sidaan kuu galay iyo inaan cali cadde kuu raafay. Maanta ninkii roon baa reerka u hadhi. Dagaal diyaar baan u ahay dhulka xeebta ahna anaa iska le anaana yeelan doona. Qorigaygiina waan cabbaystay xabbad waxaan ahayn oo ciisoow inaga dhexeeyaa ma jiro
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Warheedhe Ciise Bin Axmed Hala Hagaajiyo Fadlan.Meeyey Madaxweyne Bixii ???
Siilka khadra mahe adeer raagas ismail omar unba lagu dafaa wax kale oo awood aa modiin wa hore banu dileyna oo sumeynena lagu irii islaanta ismail omar hada qabsaan weydoo lacagtaa unbe iska gurataa lkn amniga djibouti waxba kama hayso ee guura waxaas ku keentey ada sheegi anaku raaga irii baan nahay ma dheex joogin ee wa darar ee geela dacso ugu gabiyee issaq wagi horee adu maxaad ka taqanaa xeebtana imisa dagaal aan ku galney oon ku wada guleysanee adeer nin dhulkisa lagagaa adkadoo ma jiroo ee wa beeshi ismail omar anbu maanta shafka ayu tumaan anba sidisi bu dhabarka ka toogan
@hamzeomer7645 Жыл бұрын
Ciisow adeer joojiya xan xantada waalayaqaan xuduud ka u dhexeeya s.muuse iyo ciise laanta cawda cid waliba way ogtahay inay thy xuduudkena ee xishooda anaga kursigan muuse biixi ku fadhiyo hanogu so gabaninee, hadii kale wllhi waad nataqaan hadalkayagu wuu yar yahay anaka.
Waadad xanuunaleh kuwa xanuunada leh alha caafiyo beesha ciise iyo isaaq halkee iska gaadhaan bal ii soo qora aad uuma aqaano dhulka ee
@abdirahmanfarah4928 Жыл бұрын
Aamiin xanuun muuse la yidhaahdaa reerihii rogay
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
Isaaq iyo ciise waxaa u dhaxeeya samaroon ismaba soo gaadhaan laakiin ilaaheeybaa runta jecelee ciise waa reer guuraa oo hadba meesheey roob ka helaan beey degaan ooy hadhowna sheegtaan
@mohamedrashiid7275 Жыл бұрын
Amba waan layaabanahay halka ay ciise iyo isaaq idka gaadhaan meesha ma abaarbaa geysay wallee ciise iyo osaaq dhibbadanaa dhulkan ay isku haystasn iyaguba malaha dhulbalaadhsigu miyuu jiraa wzli qarnigii 21aad
@nadiamohammed5330 Жыл бұрын
@@mohamedrashiid7275 labadii dad u heshiiya dar aleey u coloobaan waxeey heshiis ku ahaayeen in samaroon labada dhinac laga soo galo ilaa ayagii beey ka dhex qaraxday subxaana laah dhulka ilaaheeybaa iskaleh
Yaa is gaarey war iska xoreeya qabiilka aad dowlada ku sheegeysaan ama iska aamusa 😡😡
@amoudmahdi9937 Жыл бұрын
Reer sheik issaq dagaal rabani ah ya gusocda sabaab to ah qomulud badaan ya ka jiraa iyo warshado sosaraa qomuludka dhukodaa 🌍ilahay ba ladagalamaya runtii 😭😭😭
@mahdidjama9211 Жыл бұрын
Ku wa cayaya cissa waad lidata issako cisse xilna maa wadikarti wadan
Xadkiinu lanta cawda ayuu ahaa ku noqda dhulkiina bijileenane
@macarverlegend9132 Жыл бұрын
Kalay ku celii xadkina ku irii adeer ninki xadka french somaliland iyo british somaliland ma awowga bu aha baa modeysa hahaha mamasan iyaka dinaca iis digey wa horee aya ciisaha kale bxii lahedeen reerki ni naas nujiyee ciisaha kale oo ini nacaa hoosta djibouti nigu hayaa weyeen reerkan aad dhulkoda ku donaneysin wana jufadii ismail omar hadu dhiig leyahe waad ka shaleen doontin walahi believe me
Inikaa oo ugu itaal daraan oo ugu af weyn waxba xoreyne ku dahaya oo la garanayo inu siad barre marku dacay aad dhulka so gasheen oo dire dhabe ila sitti ila djbouti aad hiil iyo hooba inugu hayse oo somali ugu bila abaalsan ah baa sida ledahay adeer ragaan ciidanka djibouti ee rasasta before two weeks ini so dofiyee bey xakumaan oo ciisaha kale ma jogaan reerka aad xir xirten aya iis dhigey hade dhulka nila simi lahayeen hal mirage 2000 aya inigu filaan maxaad sheegi
@sawsanabdirahman7035 Жыл бұрын
@@macarverlegend9132 xoog iyo awoow afka ma ah adigaa maydhkaagu Ethiopia quban hayahay ma adaa awoow sheegta riyo hadii ay dubleeyuhiin daboodad aya asturi lahaayeen 🤣🤣
@SaSa-th5on Жыл бұрын
Aa cuudu bilaahi minal Qabyaalad Rasuulkeena SCW wuxuu yiri Qabiiliiste iyo beenloowba kama mid aha umadayda
@guledhassan3690 Жыл бұрын
Mamasanow niicda joojiya oo wax Iska cesha maalinkasta cabasho hala soo taagnaanine Magaca ciise na Iska dhiga oo af ka jufadina ku hadla ciise waad ceebeysene cusbayahan ka idinka u niikiya ee maxaad la calaacalaysan , anu nin Odaxgob ah ban ahay gobolka awdal inta aan ka dago dadka wan ku wasaa oo awood baan ku daganahay dhiigi ciise ee saxda ah baan ahay Odaxgob👊🏽💪🏽
@alihassenroble4633 Жыл бұрын
Inaa odoxgob tahay kaliya Kuma adkaan kartid Nika tolka ah gar iyo gardaroba waa Inaa difaacda Oo u hadasha un weeye Reernimo waxba nooma tarayso ee Ha ukala jabina shisheyaha Ninba halkiisa ha ka wado difaaca ciida
@guledhassan3690 Жыл бұрын
@@alihassenroble4633 war nio sheeko xumada nala dhaaf mamasan ku waaba cadawga kobaad ee ciisaha waa dadka maanta ciise xagaa dhigay 45 sano ayay djibouti dictatorship ku haystan dheefti dalka ayay cusbayahanka siiyen dalkagi away maanta rag jareera iyo islaan idoor aa lacagti jeebka ku shubtay xilalki mamasan bu kuwada taxay ismacil ma dadka is qabanayn baan u damqadaa anu hala waso ha difaaco maxay la ooyayan oy ciisow ciisow da u hayaan jilicsan tu
@alihassenroble4633 Жыл бұрын
@@guledhassan3690 ina geele u tagi ee Maxa mamasan ku nici Waa tolka gacantaado qudhuntay gosha la gashada ader anu ma ihi Mamasan ee ciise unbaan ahay Lakin ma rabo inaa tafararuq tuso shisheye Wixi uu iog geestay Waa dhamaanayaan ee samirka badi dhulku dadki laha aya u uhadhi Ee jooji kala qobqobka
@AA-ze7zk Жыл бұрын
WIILASHA WAXA LO SOO WATEY CIIDAN AHAN DAGAALKA LAASCANOOD WAA LA CIISAN GALIYEY AFDOOB.
@Ruun-finder Жыл бұрын
Geeska Africa waxaa maamula caailooyin boob iyo xoog u sheeganaya shacabka oo ma naxayaal ah wax deeqa ma leh.
@sayidmuuse2354 Жыл бұрын
Waar ciisow dadkaaga khaladka iska daa,oo dad aad wada nooshihiin ha ka bixin. Maalin hore,waxaad halkaasi ku soo bandhigteen Midhe beereed bislaaday oo beelaha deegaanku udhanyihiin. Waar hoy nimcadaasi ha iska daadinina
@amalos3435 Жыл бұрын
Kibir badanaa,rer Cawloow kibirka joojiya,
@ahmadhashi6603 Жыл бұрын
waa cadaalad darro Mar hadii darif la beegsaday oo la xidhxidhay.... waa ku takrifal awoodeed .
Ciisow somalia inad degentihin ayad isku haysatane de lasobaxa calanki buluga aha intasa idin hadhaye ciise iyo isaaq madahisa wa la yaqaan wa laanta cawda dadki laha aya beeranaya doxe ama la beerta ama iskaga taga reer cali cade ma tihidine kuwasi samigodi way haystane waxad tonto samee
@ibrahimkahiye1736 Жыл бұрын
Waar iska dhaba daba cayuunka
@mustafecabdi934 Жыл бұрын
Nacala niicda idinka taale afarta nine nila daga soraafa dee
@saleebaanmaxamed8556 Жыл бұрын
Qaxa wa laydin laynayaaye
@godbaggioakal3559 Жыл бұрын
😂😂😂cisse
@hiboyoussoufosman5862 Жыл бұрын
Isse hayleh kkkkk iska ceeliya anfarta Horta samaroonba idinku fiilane intuna Isaak ba idine so gadhine hush cajusadaha beenta badane
@macarverlegend9132 Жыл бұрын
Miskine aa tahay canfarta iska ceesha baa ku ledahay aniga ethiopia oo dhan aan la dagalamaya ee adu aaf unba mesha ku haysaa maxay kale ismail omar beeshisa jilib ahaan weyeen ciisow dhan mahe la socoo ok hadu meel ini sarii wayoo isaga waligibaa farakh aha wanaa reerka djibouti aad hoos fadidiin reerihi kale ee ciise oo ku irii lali so galeyti aye wax ka digeen ee wa waxaad ka leftin
@mahdidjama9211 Жыл бұрын
Issak miski iska caliya canfarta War issako canfar maha wa ethiopia. Naclakuyala.
@macarverlegend9132 Жыл бұрын
Afka qarmuun asal aa uu ledahay canfar mahe ethiopia oo dhan baa ila dagaleysa imika kuwaan ciisaha eyhiopia mahe wa kuwa xeebta oo dadkodu djibouti xakuman diyarado baa nigu wassayan ok aaf qarmunee ee wa hade rabaan hadi kale naa wa yeelkood ciise iskuma jiroo sxb
@HassanMohamed-jl8ou Жыл бұрын
Waxaan ka yaabey sida soomaalida u hadasho ma liska wakiisho mid ka mid ah odayaasha maxaa mid kasta u hadlaya war anaga yaab aragney
@abdisalangure3599 Жыл бұрын
Muusa biixi must come to the issa elders and sort out the matter , otherwise he risks loosing the support of hawiyes .
@11naa44 Жыл бұрын
Why does he have hawiye support in the first place ?