Heestaan gabar aan wllo nahay ayaan ka dhagaysan 2017 kii moobilkeeda oo aan khamiista iyo jimcaha u imaan jiray Waagaas oo aan dhigan jiray dugsi quraan iyo school quraanka waxaan marayay kala barka schoolkana fasalka 4aad ee dugsi hoose caawa oo at taarikhdu tahay 28/oct/2022 ayAN Dhagaysanayaa Qof walbo waqtigaan ka bacdi dhagaystaa waan salaamay✋
@liibaanmaxamed41412 жыл бұрын
Hada daa wanoohooya🤣🤣
@fahmokarar2243 Жыл бұрын
Maigaranaysaa hooyada cune😂😂
@Daahaaaye123 Жыл бұрын
@@fahmokarar2243 maya quruxie😂😂
@MustafKarama-mr1ss5 ай бұрын
Wan Kaa qadnay
@MaxamedYuusuf-lc6ge3 ай бұрын
Waan kaqada wllka ❤😊
@Geyre023 жыл бұрын
Yaa ila arka abdifitah yare oo kaligiis gadaal iska jaasaaya 2021 inuu Legend yahay Shaadiyo sharaf aa ukala kicisay allow naag la,aan ha ina dhigin 27 may 2021
@Real_Abbas7 жыл бұрын
First View Hadaad tahay tageero dayax dalnuurshe like-ta ha iga baqiilin 😍😍😍
@rich92337 жыл бұрын
aqasheey comanti dhan like Ayaan unacay war nagadaaya de
@walaljiro84477 жыл бұрын
Abbaz Arab like wan kusaarayee ma iisheegi kartaa waxa laga helo adoo raali ah wlal
@omarsaid88757 жыл бұрын
Abbaz Arab leaders vcybbjdhso
@karamoige52682 жыл бұрын
Xasuustu mahan wax marna tirmaayo markasta oon dhagaysto Heestan Waan kusoo Xasuustaa Amazing Song 28/11/2022 20:03AM in Boorame Weli kuma aan iLaawin ALpi💔😢
@CabdiFataax2043 Жыл бұрын
Heestan waxaan daawan jiray February 2020 hadana waxaan igu horaysa February 2019 hadana wn daawanaya oo taarikhdu thy 9 December 2023 saacadu thy 6:51 daqiiqo inta Ka heshay like iisaara 😢
@kingmanavofficially12974 жыл бұрын
Hestan waxa dawonoya cwa o ay tahay tariiqdu 21/7/2020 wax yaabaha cajiibka ah oo an vediogan ku arkey waxa ka mida shadia sharaF oo yar iyo abdifitax yare oo odey aha xiligaas 😂 manta Alx waa lamaano nolasha ku midowbey😍♥ waxana ujooga wilkoda maxamed ☝ Waxan kalo ku arkey fanaanadi najma nashaad oo xiligaaz muqdisho u shidned Balse hada hargeysa ukala kacsantahay😍 Sido kalana ah marwo laqabo ♥ Waa is badalka nolasha 🔥 Hormar wcan Guys,✌
@liiasensio30472 жыл бұрын
Nshad ma arki🤣
@maxamedcabdi61102 жыл бұрын
@@liiasensio3047 he's
@abdifatahabdilahiadam49563 ай бұрын
27 September 2024 Ayaa iigu horaysa dhagaysigeedaba cajiib kkkk
@qumanqali6367 жыл бұрын
Dayax ban fananinta muqdisho ka tagera wa fanan cod ,edeba iyo farxanimo ba isku darsaday nolow huno😍👌from hargysa
@hiil-hooyoofficial50277 жыл бұрын
lkn siilaanyo maku Arkoyo miyaa
@kifaxabdi14167 жыл бұрын
Quman
@liibanliban50786 жыл бұрын
Quman Qali asc
@mascuudcade15852 жыл бұрын
Fanaanada bacwaynaha wadato magaceed
@wiilkaReerCigalle7 жыл бұрын
SUBXAANYO musician aan udhigo waligay ma arag waa ninka dayax dalnuurshe iyo khadar keeyoooow soo saaray
@jaciiryare36683 жыл бұрын
C hbn kj c
@khadanabdi63323 жыл бұрын
@@jaciiryare3668 q
@jiniyashagaming89097 жыл бұрын
Dyx 🔥🔥🔥🇸🇴💯💯Fast views cml like igo Dheqa Haa taagero oo Dyx Caadi Hada Tahaye
@ayaanmahamed49867 жыл бұрын
Muqtar zekokillerboy ka seexo Magalka like wo dhamadee🤔🤔🤔
@maryamdayax-weerar74307 жыл бұрын
+Ãyàâñïtô Mâcâñïtô Sûlûbîtõ ddR we hulked CBM QWERTY I iPod CCB
@waayahaiyowaqtiga7787 жыл бұрын
Dhilinyarada muqdisho ku nool walle sida eey u la bisan yhn iyo quruxda ka muuqato wallaahe kuweena qurbaha ku rafaadsan aniga aan ba ugu horeeye weey naga fcn yhn ilaahow Farxada u siyaadi.
@lovemom5597 жыл бұрын
Mowliid hassan Aamiin wll Alle ha u siyaadiyo way naga nasiib fican yahiin
@allowriyadeydaiirumeey8707 жыл бұрын
Mowliid hassan aaaaamiiin yaarabi
@wizzkhalifa13937 жыл бұрын
Mowliid hassan exactly bro waa sidaa rafad ba nagu gaysta meesha ilahay farxada iyo nabada ha u sadiyo
@quruxchannel33397 жыл бұрын
Walahi been kumadan sheegin niyad qaboow ayaa ka muuqda iyo farxad midab qurux badan aloow usiyaadi anagana barafaa na qalajiye
@ahmedarabofficiell4767 жыл бұрын
Dayax my wallkey qaliga ah ilaahye hagu dayesto
@abdikafiahmed98322 жыл бұрын
HEESTAAN SAAN U RAADINAAYE MAANTA HELAY MY FAVOURITE SONG OF DAYAH 2017
@NacimoYusuf-z6c9 ай бұрын
❤
@abdikafiahmed98328 күн бұрын
@@NacimoYusuf-z6c ❤❤❤❤❤
@duranabdo905 жыл бұрын
Heestaan waa kale runtii 2019/6 still watching.
@qaniyowfaarah24535 жыл бұрын
Heestan maka xiiso dhaco Wllhi 2017 upto now viva dayax jareer
@saynabmaxamea33055 жыл бұрын
Asc
@saynabmaxamea33055 жыл бұрын
Ma deeqa baa
@KhaalidZubeer3 ай бұрын
K
@zucadinappe25534 жыл бұрын
2020 hada dawaneso lik😣
@NadaaQalil-kd5pd Жыл бұрын
12 December 2023 dawnoya😂😂
@abdirahmanali5588 Жыл бұрын
Haa😁
@kingabtiga9011 ай бұрын
ᴍᴀ sʜᴇᴇɢᴇ ᴍᴀʀᴋᴀ😂
@NadaaQalil-kd5pd11 ай бұрын
@@kingabtiga90 haa🤪😹
@Khadiijocali-fc8df9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂adaaba roon28 marso 2024
@mohamedibrahimali85247 жыл бұрын
dayax sxb fanaan an jeclahay ayaa thay cadawgaa ka waynooow heestana aniga ayay igu saabsanthyba lkn yaa ila mid ah oo ciil ku nool liketa ku booobsiya
@mohamedgoomey12364 жыл бұрын
2020 ya ila joojo♥️
@amalqueen93807 жыл бұрын
hadii jecel ku hayo heezkasta waxa umaleynee iney kugu sabsanthy❤ lkn ani sii garey itabatey iga walhiye ax ax ax ax😢😢😢
@maxamedsayid56536 жыл бұрын
Amal Abshir wlhi abay
@abdiqanimo81796 жыл бұрын
Nocaas mthy xbbti
@malyunmuxudincawale85046 жыл бұрын
😢😢😢💔💔
@ikraamjamaal19255 жыл бұрын
JAMAAL
@liibaandhaanto88285 жыл бұрын
1/9/2019 comantigada arakay ma nooshahy mise waad dhimatay
@boqoradafarxada58587 жыл бұрын
qisooyin dhapaa mooda inay ku saabsanyihiin Heesihiisu Dayax Noolow like ta igu qabta bal
war yaa ila Arka Istelka Xoshey allow uu Naxariiso Ya raabi 🤲🤲
@enggorod342 жыл бұрын
Wow amaizing song Weli waan dhagaysanayaa 18:Dec:2022. .....00.00 Am(habeenimo). Wana waqti danbe, wana habeen xamasadiisa wata waayo beri waxa la cayaari doonaa World cup Qatar 2022 final Argentna vs France sida darteed gusha waxan u rajaynayaa Goat leo 🇦🇷🐐1️⃣0️⃣ war io dhamaantii heesta halagu raaxeesto.
@awbalochwaheed10327 жыл бұрын
caadi ma aha hees macan reer xamar happy alaha idin siyadsho farxada
Xidigta warta nabada www wwww love warta nabada degmadeetda ayaad wadataaa ✌✌✌✌🌷🌷🌷🌷🌷👍👍👍👌👌👌👌👈👈👉👉👉👉👈👈👈💋💋💋💋🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷like waan ku siiyey
@OsmanAhmed-ns8bv Жыл бұрын
Wlh heestan wan iska jeclahay kama dhaalo dageysigeeda saacad waa 16:33 pm tarikhda 20/8/2023 gobta waa Mombasa Kenya inta qalpiga japsaan waxan leyahay allah dhaayo.......qofka dunida ugu jecla wakti hadarkan islama jogna waxay kunoshaxay Hargeisa Somaliland.. nasteho kuma ilawa xappti.. farhad igu nolow kun karoney ❤🎉
@farxaanyare92014 жыл бұрын
Asxabta inta daawaneeyso 2020 ii saar lek deyaxa dalnuurshe waa fanaan 100 100 100 100
@Axmed-q3i11 ай бұрын
1 janay 2024😁😁😁
@KhaalidZubeer3 ай бұрын
Asc 😊
@mahamuddahirali30512 ай бұрын
October 2024😅
@yaayacadderg17 күн бұрын
1 Jan 2025😂
@mssdheyman69692 жыл бұрын
Inta adaan i cirip tirin cishiqayhow isii daaa🙁🥺🥺 waxaan dhageysnyaa 2022 /6/30 waxaan so xasusty wiil xirir an la lahay noloshneh dhanwalpo i nacsiyay 2018 bey aheed alla adunyaa🥺🥺 markan so xasusto xaladas ilinbaa igu so istaagto wlhi 💔💔😩
@cabdiraxmaanyare46657 жыл бұрын
Reer Xamarka kaliya ee heesihiisu ay xikmada leeyihiin waa sheekhan yar ee Dayax D heestana waa heesta ugu qaalisan intuu hees qaaday 👏 Alle codka ha kuu barakeeyo bro 👏👏👏
@farxiyoziyaad48987 жыл бұрын
Abdirahman Yaare bbnvcbnc dhnff vnfcn v ncv n
@firrifirti7hgg.knnjjkl4107 жыл бұрын
Ilaa intee ey goosi oo malyuun eh
@cawiljiyo55787 жыл бұрын
Ameen
@gudoonhasan22486 жыл бұрын
Abdirahman Yaare muebbd
@cabdiraxmaanyare46656 жыл бұрын
Gudoon Hasan ?
@mahadak3452 Жыл бұрын
Inta 2024 daawanoso isoo raaca 😂😂😂😂
@zaek_adde12764 жыл бұрын
2021 is mujiya 😍
@munishvvd5147 Жыл бұрын
Heesta waan iska jeclahy xasuus waye😢
@somalisongs24596 жыл бұрын
We’ll done brother fanaan kaliya xamar kataageero ayaa tahay walibi reer muqdisho adigee kuugu fanaan because fanaan kale maqabaan heerkaa rabtay waa gaartay bro
@isxaqabdullahi10946 жыл бұрын
Heestan dayax kajeclahay hadad ila dawanaysid 2019 liketa plz
@abdihasan21245 жыл бұрын
Waaaw
@omarbadmaceeye31717 жыл бұрын
hadaa tageeraha dayax tahaY like iisaar❤💯✔
@muhsindeck10 күн бұрын
Heeskaan haduu wllkei dib u milicsan doonaa Farxiyayaay walaalo waqtigaan miyaa la fogaadaa!? Maya dheh e, Geeri iyo Mawdbaan baaqsan. Alle hakuu naxariisto Abyo waan ku jecleyne 😢
@aliflagofficial92835 жыл бұрын
Iam Ethiopian I like Somali songs plse like
@iloveyoufather79565 жыл бұрын
iam form Ethiopia Not understand speak 😂😂😅
@hamakimohamed25547 жыл бұрын
am the First comment isii adeer hadii kale Marax aa thy
Wlhi waxey ii ahed qiso xanun badan lakini wlshy ifraax runti waqtgan nolshada ispital ba galisay runti wanna ku cafi alle haku barakeyo ninkga iyo ciyalkda
Xusus 2017 sxb aan jeclhy aya zaid u jecla hestan😭
@aishahburhan72136 жыл бұрын
2017 nevember iyo dacber ba dhagaysan jiray xasus wiil aderky ah oo sxbo nahay ba xaladan ku sugna wa la dhagysan jiray xanun weye marka qof ad jcsshay ku xumeyo😑😑 hada 2019 alxm wu ilaway waxaas
@NajaxCsbdi6 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@absameosman91135 жыл бұрын
Wankugu fanaa saxib sare..... Thump up
@JaqanafAbdilahi5 ай бұрын
Xasygi marka an shukansan jiray an wada dhageysan jirnay wlhy ❤❤❤
@hafsonoor52777 жыл бұрын
wow wlh wn kahilay hestan nolow dayax dadalnorshe
@sadaammohamet75296 жыл бұрын
dayax ilma abti ban nahY pila caleyk like isara 😍😂
@amalisharay97413 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf iyo Abdifitax yare tolow markaan ma is yaqaanen 🤣🤣
@sakariyedhuunyare10093 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@faadumocabduqdir66633 жыл бұрын
Maya🥺😂😂
@mustafehassan23562 жыл бұрын
Waxaan so xasustaa 2018 ila hada waan dhagysanayaa 2022 wakhtigu wu socdaa
@Waliyullahjafaal3 жыл бұрын
Dayaxow hada waa lagu dhigay berigaas waan ku wadanay hh