Cusbitaalka Burco Oo Meyd Lacag Ku Xidhay iyo Cabashada Shacabka

  Рет қаралды 6,076

Bc24Tv Somali Tv

Bc24Tv Somali Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 13
@alikooll3665
@alikooll3665 4 жыл бұрын
bismilaa meed bay lacag ka rabaa wllhy waa dad gaajo ah oo illaah kabaqan
@idrismohamud621
@idrismohamud621 4 жыл бұрын
Sxb subscribe iisar mahadsanid
@maxamedmahadmaxamed5313
@maxamedmahadmaxamed5313 4 жыл бұрын
Ilaahawunaxariso
@sacadali6680
@sacadali6680 4 жыл бұрын
Subxannallah ilaahay dadkeena ha u gargaaro maamulka iyo nidaamka Burco beryahan cabasho badan ayaa soo yeedhaysa tan iyo intii golaha deeganka burco la doortay waxay u eekaatay magaalo Ayaxdiir ah qabsaday oo xitaa maydkii aanad aasan karin haddii aadan lacag bixin
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 4 жыл бұрын
Burco ceebbaa kadhacday mayd ayay lacag kuxidhayaan mee islaanimadii iyo isku naxariisashadii waar maydka ufasax dadka geeridu kudhacday ee murugaysan subxaanalaah.
@gaasiraguuled2497
@gaasiraguuled2497 4 жыл бұрын
Dadka dawlada indiinka wakiilka ah iyo madaxda gobalka ayaa khaladay leh waxa kale oo khladka leh dhakhtarka Ku dhegan meydka masiibadu Ku dhacday maalkiisii iyo naftiisiba is raacday waxa kale oo arxandaran dadka waxhaysta ee maydkaas ka bixinwaayay lacagta loo haysto waar ilaahay ka yaaba oo isugargaara intii Jaar iyo degmo iyo gobalba Allah is Ku agbeerayoow
@apdikariimmohamoudapdirahm36
@apdikariimmohamoudapdirahm36 4 жыл бұрын
Waa Wax Laga Murugoodo Bini Aadanimadana Ka Baxsan😥
@hooyomcn8656
@hooyomcn8656 4 жыл бұрын
Run mise been burco faralag qaad ayey noqoty inti masakinta ah ee ku nolina way ku dhex mile milmeen cadalad daro ayaa laso gudbonaty hady dadthy iyo hady dawladthyba imtixaan hlk rabi kasocdan waa jiraa
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 4 жыл бұрын
Inaa lilaahi waa inaa ilahi raajucuun ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo aamiin labada caruurtana ilaahay ha caafiyo walaahay sorry baan u ahay degaankaygii burco dawlad ma haystaan burcana waa halkii calanka somaliland laga taagay burco hadaan laga taagin somaliland may jirteen ee burco hoos ha loo eego😡
@xamdixasan1284
@xamdixasan1284 4 жыл бұрын
Waxasi waceb.halaxishodo
@isismadeinisrael.5312
@isismadeinisrael.5312 4 жыл бұрын
SHAME ON YOU. H/JECLOOY MUUSE WAA KAAS!!. REER BURCO WAXAAN LEEYAHAY FARTIINA & JEEGAANTA EERSADA!!!.
Burco iyo Muuqaal Shidan Daawo | 4k
3:36
Mahad Goodir
Рет қаралды 11 М.
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 47 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 39 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
Roobabka Gu'ga oo Ka Curtay Gudaha Magaaladda Burco.
3:20
SAAB TV
Рет қаралды 12 М.
ADDS : Cérémonie de remise de certificat aux meilleurs promoteurs de la microfinance islamique.
4:38
Agence Djiboutienne de Développement Social
Рет қаралды 5 М.
Mujaahid Axmed Mire Oo Burco Lagusoo Dhaweeyay
4:24
SAAB TV
Рет қаралды 9 М.
Musharax Cirro Oo xogo badan ku iftiimyay Waraysiga Bbcdu la yeelatay
19:14
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 18 М.
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 47 МЛН