Jazakallahu kheyr sheikh sheikh waxaan illah kabaryayaa in aat joogto ramadaano badan casharadana aan kaa faaidno
@adootiiallah58245 жыл бұрын
Sheekheena Allah khayr aan dhamaan Rabigeen inuu siiyo baan kabaryeynaa. Sheekhu Wuxuu akhriyaa tafsiir inkastoona arag casharo cusub intii dhowr wiiga waxaan rajaynayaa inuu dib ubilaabi doono tafsiirka. Ilaahay adigiyo intaad jeceshahayba Allah naar korkiina hakadhowro
@wardasaid18685 жыл бұрын
Alxamduli Laah, Ilaaheeygii ku waafajiyey in aad kheyr ku dhameeysid qeeb taan. Waxaan Alle kuu weey diineeynaa in kuu kuugu kaalmeeyo inta kadhiman. Anagana kuwii ka edeb khaataan Saxaabada oo ku dayadaan Allaha naga wada dhigo. Jazaaka Laahu khayraa yaa Sheek Mahad.
@mahatabdinor7115 жыл бұрын
Aamiin walal ani iyo idinkaba allaha nagu anfaco mahadsanid walal
@abdomohammed94563 жыл бұрын
Mashaallaaah Allah ku xafido
@mohaaziz6289 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا sheikh mahad ajar aan laso koobo karin alle haku siyo adiga iyo cidi ku shaqo la ahayd inan fursad u helo dhageysiga kitaab kan kheyrkisana alle hana waa fajiyo dhamanten adiga kheyr iyo wanaag ayan alle kaga barayaya insha allah