Asc sheekhunaa Allah ha ku barakeeyo. Waan jeclahay naxwahaaga iyo tafsiirka quruxda badan ee naxwuhu ku dheehanyahay. Waxaan ku oran lahaa walaaloow markaa dumarka ka hadlayso iska ilaali in dhaqanku kaa xoog bato. Waxaa tiri hadii gabadha at Gaal guursato waxaa laga yaabaa in ay maalinka labaad kaniisada aado. Qurbahaan ku noolahay hooyona waan ahay anagaana ragga diinta kaga adag dhinackasto
@abdinormahamud42162 жыл бұрын
Quraanka SAAS ayaa Ku cad wlle ragga inta isdinka liidata ayaad Ka fcntihiiin ilaahaa ayaa noo qaybiyay raxmadiisa si cadaalad ah ee kkaadso