Da’da 30 ilaa 40 | Sheekh Khadar Badeed.

  Рет қаралды 22,895

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 62
@abdihassan7735
@abdihassan7735 5 ай бұрын
Mansha allaah Ustaad Sh. Khadar allaha sharfo. Runtii Talooyin dhaxal Gal ah ayuu inala wadaagay . Waxa aad ii soo jiitay.1) Daryewlka iyo la jooga waalidka 2) Doorashadda Saaxiibka iyo 3) Dantaaddda oo aad Garato. _Annigu shaqsiyan Saaxiibo humaag ah oo aan lahaan jirey imika waan ka baxay. Saaxiibku waaka Saacad kasta kula dareen ah.❤
@mohammadessaady5237
@mohammadessaady5237 5 ай бұрын
Abaalkaa janno idam Allah Shiikh Khadar. Ceel nin galay baa laga warsadaaye, intan muhiim bay nootahay ka dhalin yar 30 kii kulaalaysa ahaan.
@nuhibrahimsugal7518
@nuhibrahimsugal7518 5 ай бұрын
musiga ayaa iga hor istaagay waan danaynayay barnaamijkee ka reeba ikhwaanii
@ahmedadam2803
@ahmedadam2803 5 ай бұрын
Oo miyaad is dhaafisid uun hadaad faido doon tahay
@Abdisabir
@Abdisabir 5 ай бұрын
Xagjir baad tahay. Waar nolosha ha adkayn ee iska nafis.
@asluubsan9738
@asluubsan9738 5 ай бұрын
Midda yar ee billowga ahbaa walaal mise music kalaa ku furnayd awal? Hadda music aan midda yaree horu-dhaca ah ahayn kuma jirtee.
@sucaad2
@sucaad2 3 ай бұрын
Astaaneey naga dhaafa musicada aad ku bilaabeysaan iyo midda aad backgroundiga aad saareysaan
@EFURAAT
@EFURAAT 2 ай бұрын
Dadka Saan Camala Podcast yadooda soo badiya Hubaal Waan naygu xirmayaa❤
@abdikariinibraahim3252
@abdikariinibraahim3252 5 ай бұрын
m.a wlhi ustadka alle ha barakeeye hadalkiisu wa igalay wax yaalo badan oo uu ka hadlayna naftaydan ku arka kuwa qaldan iyo kuwa saxanba waxan i.a ka qadan doona adkaynta xirirka walidka , aqriska, barashada dhagaysiga iyo kala hufida asxaabta
@ikhlaascabdicalicabdi8366
@ikhlaascabdicalicabdi8366 4 ай бұрын
جزاك الله خيرا شيخ
@hodoali5714
@hodoali5714 5 ай бұрын
Our teacher
@AxmedSaalaxProduction
@AxmedSaalaxProduction 5 ай бұрын
Maasha'Allaah darsi qiimo badan weeye, waxa aan daawday saaka 25 Ramadan 1445 Khamiis. Alle ha inagu anfaco.
@zucadziman526
@zucadziman526 5 ай бұрын
Mashallah shekhuna khadar cabdilahi badeed alle yacizak❤😊
@kaysemaxamed1675
@kaysemaxamed1675 5 ай бұрын
Mansha Allah sh khadar
@issackmohamed9924
@issackmohamed9924 5 ай бұрын
Masha Allah sheikh thanks
@hamseaxmedgaab-mq6ge
@hamseaxmedgaab-mq6ge 5 ай бұрын
Mashaa allah mashaa allah Zxb soo badi barmaamujayada noocan ah alleh ha kaa jasaaid siiyo inshaa allah
@asluubsan9738
@asluubsan9738 5 ай бұрын
Jazakallahu khayr, waa barnaamij faaiido badan
@habonasli9029
@habonasli9029 5 ай бұрын
Thank you sheekh Masha Allah
@Dr.MohamedHassan1
@Dr.MohamedHassan1 5 ай бұрын
Subxana-Allah Music 🎶 ha dul saarin wacdiga Barakalahu fiika , ilaahay ka baqo ajerkii aad ka heli lahayd Khayrka aad soo gudbisay ayaad danbi Ku badalanaysaa miyaa!!
@taar
@taar 5 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Sheekh Khadar Badeed
@zucadziman526
@zucadziman526 5 ай бұрын
Cabdalle jamal cabdalle shakhsi muxtarima dhaqan wanagsan afgaaban Alla yacizak wll hore usoco ❤👏 Best yutuber ❤️❤️
@AHMEDHASANYUSUF617
@AHMEDHASANYUSUF617 5 ай бұрын
Khadar baded our ustad alleh ha ku xafido
@idirizfarah9103
@idirizfarah9103 5 ай бұрын
M.n allah barakeyo shiikha
@Eng.AhmedKhalif
@Eng.AhmedKhalif 5 ай бұрын
Sheekha alle ha barakeeyo, talooyin badan ayaan ka qaadanay
@cabdirabbicabdilahi3464
@cabdirabbicabdilahi3464 5 ай бұрын
Niyaw inaad wax laydinka faaido ugumaydaan talagalin ma sheekhaan dhagaysanaa Mise waxan aad kushideen
@toosane7784
@toosane7784 5 ай бұрын
Masha Allah alle haku barakeeyo shkhow
@jubb90
@jubb90 5 ай бұрын
Sheikha ilaahay ha barakeeyo ustaad maygaag garaaca in Laga reebo ayaa fiicnaan lahayd codkana waa hooseeyaa
@khalidsheikh3466
@khalidsheikh3466 5 ай бұрын
Ilaahay khayr badan hasiiyo sh kahadar waa aqoonyhn dhaba.
@ahmedabdullahi1156
@ahmedabdullahi1156 5 ай бұрын
mahadsanid sheikh waxbaan kaafaaiiday.
@Maryamasuldaana
@Maryamasuldaana 5 ай бұрын
Mashallah
@Aboudy10
@Aboudy10 5 ай бұрын
Aad baan idin salaamaya walal maygaag adiga iyo sheekhaba
@shabanhy5619
@shabanhy5619 5 ай бұрын
Khadar Badeed ❤
@mohamadhassanyusuf3275
@mohamadhassanyusuf3275 5 ай бұрын
bardhaaminkaan soo badiya
@Fathijunior
@Fathijunior 5 ай бұрын
heesta maxa u saarten walaal
@husseinmohamed5833
@husseinmohamed5833 4 ай бұрын
Da,ada Sodonka Ma aan Gaarin wali Balse Hadalada Ustaadka wax wyn ayaan ka faidey , waxaanba Moodaa In uu marxaladayda Ka hadlaayo
@abdirahmannouh344
@abdirahmannouh344 5 ай бұрын
Music-ga ka daaya wll.
@hoodo9260
@hoodo9260 5 ай бұрын
Cajiib ❤
@craxmaanaxmed9125
@craxmaanaxmed9125 5 ай бұрын
Dada 40 ku waxay go aamisaa hab dhaqankii uu 40 tan ku ugu buux samay dibna ugama noqdo tusaale haddii kiiyoo salaada iyo cibaadada wada 40 ubuux samo kama noqon karo haddii kii yoo bilaa cibaado ah 40 ta ubuuxsamo way adag tahay siduu ugu noqdaa waxa kastana waa lamid
@mohammedyusuph2374
@mohammedyusuph2374 5 ай бұрын
Barnaamijka music ayaa laga dhageesan karin, halkee kuaragteen wareeysi music lakorsaarayo
@sooyaalchannel1054
@sooyaalchannel1054 5 ай бұрын
Kaddaaya muyuusigga fadlan haddaad ku daraysaanna volume kiisa yareeya waa noocma waxani...khasaare
@ahmednaasir
@ahmednaasir 4 ай бұрын
Music maxad ugu lifaqden xigmadiba lumayse
@abdirisakmohammed7942
@abdirisakmohammed7942 5 ай бұрын
Music bad nafta kaga jarteen Maxa qaldan xataa music dagan maahe waa iscaaj
@XasanNuuraani-qd3hi
@XasanNuuraani-qd3hi 2 ай бұрын
Guulayso ustaad 1 waalidkaa waqti sii 2 wax aqri 3 culays kugu soo siyaado mooye wax kaa dhacayaa ma jiraan 4 sxb 10 sano kaa wayn samayso Wax meel dhigo waayo wax walba way kuu kala cadyihiin
@hoilguk
@hoilguk 2 ай бұрын
1 _ 20 jir = qurux iyo aftahanimo isku darsanaya iyo qalbi saafinimo iyo soo jiidasho Qofka markuu 20 dhaafo asi iyo qurix iyo faraxd iyo soo jiidasho jir ahaaneed waa is daayeen wiilku wuxuu yeelanya waji dabacsan foolxun iyo gar iyo gurtumo naagtuna naaso dhacsan waji qalalan ilko waaywan 20 _ 100 qofka waa iska noolyahay ma ahaee wuxuu galo ma laha
@yahyeali6540
@yahyeali6540 5 ай бұрын
Fadlan musiga ka reeba kadibna dib uso galiya
@Handasa82
@Handasa82 5 ай бұрын
Xakiim
@Caqli-Fur
@Caqli-Fur 5 ай бұрын
Qolada farsamda waxa talo ku siin lahaa in aay ka daayeen background musicga. Waxa laga hadlayo waa wax fiican marka uma baahna music ayeey ila tahay
@elkamaalimascuud8186
@elkamaalimascuud8186 5 ай бұрын
M.a. Shiikhan noo Soo Badi mise meel an kala xariirno sxb inoo sheeg
@Macalin-Abdirizak-Ali
@Macalin-Abdirizak-Ali 5 ай бұрын
Somalida 40 iyo 30 waa Ciyaal Xafad 😂😂😂
@Ahmet090
@Ahmet090 5 ай бұрын
Barnamijka Musica ka reeba lagamaba dhegeysan karo 🤦
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 5 ай бұрын
Musigan maxaad uga jeedaan xalqadiiba tashuusbaad ku furteen
@hassannur7269
@hassannur7269 5 ай бұрын
40 jir nin ilaahay gaadhsiiyay looma xil qarin. Waana meesha ugu saraysa ee ragu gaadho.
@tayasiirahmed-le5tw
@tayasiirahmed-le5tw 5 ай бұрын
Music ayaad dhagaha nagaga jarteene miyaad ka reebtaan
@user-fu3ru2sp3v
@user-fu3ru2sp3v 5 ай бұрын
War wey waasheen kuwaan video yada kuwaan editorka ka ah miyeey xayeeysiin sameynayaan mise wacdi/iyo talo wax ku ool ah
@faayo19
@faayo19 5 ай бұрын
30 marka gaara bilabe inaa talateda ku dhaqmo wixi ka horeye haye raaca iska ahaa😂😂😂😂😂
@user-sp7ks6qd8n
@user-sp7ks6qd8n 5 ай бұрын
WHY MUSIC ON ISLAMIC LECTURE> STUPID
@AbdikaremIbrahim
@AbdikaremIbrahim 5 ай бұрын
Al shabaab
@fuadismail3487
@fuadismail3487 5 ай бұрын
MUSIIBO KUGU DHACDAY KANI " KHADAR" MAAHA EE WAA " KHATAR "!!!
@queenacishqi1
@queenacishqi1 5 ай бұрын
Why?!
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r 5 ай бұрын
sababee wuxuu khatar ku yahay noo sheeg bal mudane
@salmansamir5570
@salmansamir5570 5 ай бұрын
Talooyin wax-ku-ool ah ayaad nasiisay, Rabbi hakaa abaalmariyo.
@anfacwarsame
@anfacwarsame 5 ай бұрын
Maad music ka xirtaan si aan si fcn ugu fahan @ridwan wll sidaa yeela @astantv
Wacdi Qalbiga taabanaya Sheekh Khadar Badeed.
21:53
Xagal Media
Рет қаралды 7 М.
Dhalin yaro/Hadal qiimo badan iyo wax sheeg dhalin yaro|| khadar Badeed
21:53
Alat yang Membersihkan Kaki dalam Hitungan Detik 🦶🫧
00:24
Poly Holy Yow Indonesia
Рет қаралды 11 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 26 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 5 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 928 М.
Tilmaamaha Aayaadka Ka Waramaya Salaada Sabirka Iyo Dulqaadka | Sh Khadar Badeed C/laahi
25:53
Muslimka Iyo Naftiisa Sh.Khadar Cabdillaahi (Khadar Badeed)
56:21
Baraarug Media
Рет қаралды 3 М.
Dadka ALLE ilaaway iyo  qaabka ALLE u abaal marinayo | Sh khadar badeed
29:19
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 2,9 М.
Waa maxay Qiimaha Qofku? | Meehaal Podcast
27:39
Meehaal
Рет қаралды 20 М.
Da’da 30 ilaa 40 | Maxaa Qofka Iska Bedela ?? Sheekh Khadar Badeed.
8:51
WACDI Islamic Channel
Рет қаралды 935
Xidhiidhka Wanaagsan Ee La Dhaqanka Bulshada | Sh Khadar Badeed | Khudbadii Masjid Huda
31:34
Inaad Naftaada Runta Usheegto |Khudbadii Masjid Alwaxyeyn | Sh Khadar Badeed
25:41
Sheekh Shacbaan Official Channel
Рет қаралды 1,8 М.
QISO CAJIIBA | HAARUN ARSHIID..sha khadar badeed..
5:58
Tawfiiq Media
Рет қаралды 412
DOCUMENTARY:Maxay Soomaalidu ugu Qul-qulayaa Nairobi?
30:56
Abdijaliil Show
Рет қаралды 50 М.
Alle Ka Cabsiga Iyo Rajeyntiisa | Qaybtii 2aas | Sh Khadar Badeed | Khudbadii Masjid Huda
30:45
Alat yang Membersihkan Kaki dalam Hitungan Detik 🦶🫧
00:24
Poly Holy Yow Indonesia
Рет қаралды 11 МЛН