XUQUUQDA CARUURTA AY KU LEEYIHIIN WAALIDKOOD MUXAADARO CAJIIB AH || Sh Abu dalxa

  Рет қаралды 172,614

Daacad Production

Daacad Production

Күн бұрын

Produced By Abdinasir Daacad (Daacad Production )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- www.facebook.c...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Пікірлер: 131
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 5 жыл бұрын
Inta aan cauruur leheen ilahay hasiiyo caruur barakeysan inta heysatana ilahay ha u xifdiyo inta sugeesana ilahay nabad haugu keeno Allahuma Aamiin.
@qadiijohussein9905
@qadiijohussein9905 5 жыл бұрын
Abdifatah Alfa aamiin
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 5 жыл бұрын
Amiin
@Uroon
@Uroon 5 жыл бұрын
آمين يارب
@Uroon
@Uroon 5 жыл бұрын
Aamiin yarabi
@sowdoaadam8915
@sowdoaadam8915 5 жыл бұрын
Aamiin
@fardus_
@fardus_ 3 жыл бұрын
Masha allah ilaahay khayr hakusiiyo
@fowziyahajjihassan1648
@fowziyahajjihassan1648 5 жыл бұрын
Ilahow sabar iyo jil jileec nasii o owladena ku tarbiyeyno xaga dini iyo xag madiba ilaahow hadalka jilicsan nabar si owladena noga barato sheikh jazakallahu qeyr daacad production adinkana allaha idiinka abaal mariyo
@zuhuurzafi809
@zuhuurzafi809 5 жыл бұрын
fowziya hajji hassan Amiin amiin wllo
@shukriahmed9966
@shukriahmed9966 4 жыл бұрын
masha allha
@nurtoaliosman8303
@nurtoaliosman8303 Жыл бұрын
amiin yaarabi sheekh
@najmokhalif3520
@najmokhalif3520 Жыл бұрын
masha allaah tabaaraklaah
@womensection
@womensection 2 жыл бұрын
Masha Allaah TaBaRakalaah ✋👌👌👍👍💯
@safiyadeeq8487
@safiyadeeq8487 5 жыл бұрын
Jasaakallaahu khayran jasaa Wlhi sheikh abu dalxa Waxan kutilmaamay dhisaha bulsho wanaagsan Allow nooxifti
@awofarxan3675
@awofarxan3675 5 жыл бұрын
Mansha allah abu dalxa ale cimriga hakuu siyaadiyo aamin yaa allah👏
@bilanadan4276
@bilanadan4276 3 жыл бұрын
Allow ku dhowr sheikh adiga iyo sheikh badbaado unba aminsanahay wlhi 👏👏👏
@suhuurmaxamed1728
@suhuurmaxamed1728 4 жыл бұрын
Shikh dalxa manshaalh alaha kuxifdiyo dar alan kuu jeclhy
@fartunabubakar6042
@fartunabubakar6042 4 жыл бұрын
Masha Allah sheq abu dhalxa alle haka awarmariyo
@farhiyamohamod8027
@farhiyamohamod8027 4 жыл бұрын
Mashlh sheikha gabdhaha xafidulh sheik
@sureyalove4772
@sureyalove4772 4 жыл бұрын
Asc wr wt jizaakallahu kheer sheekh abu dalxa
@saynabahmed7877
@saynabahmed7877 5 жыл бұрын
Sheekh ubu dalxa ilaahay khayr ha ku siiyo maad hargaysa noo gu timaadid
@sucaaadmohmoud9319
@sucaaadmohmoud9319 5 жыл бұрын
Maasha allah alle caqliga ximriga caafimaadka haku barkeeyo cibadadaadana mid saalax alle hakaaga dhigo ısha allah
@safiyadeeq8487
@safiyadeeq8487 5 жыл бұрын
Sheikh Abu dalxa Waa macalin Khaastan aniga Waa maclainkayga Waayo marwalba waxn kuxirnahay muxaadaroyunkiisa Waxbadan wan kafaaiday alle haxiftiyo awladana ha ubarakeeyo
@DaacadProduction
@DaacadProduction 5 жыл бұрын
Caruurta alaha inoo Xafido
@halimakhamiis9390
@halimakhamiis9390 5 жыл бұрын
Daacad Production ameen ya Raabi
@raaniihasancilmiraanii1439
@raaniihasancilmiraanii1439 5 жыл бұрын
Masha Allh Shekhow suaal Wllhi Aniga Hooyadeey Weey kulushahay Waligedna Hooyo nama dhihin wexe dhashay 13 cunug Anaa u weyn 6 wey ka saqireyn haddane 7 Ayan nahay Weeyna kulushahay Hadal fcn kuma dhaheyso Caay mooye midda kle Illahey baa bariyaal naga dhigay Wllhi haddan wax Sameyno weey noo badaleysaa Qalbiga beey naga jibineysaa Aniga hadda waa la i qabaa odeygeyna ma joogo Ayadaan la jogaa wllhi waligey wax barshadeda meey contaroling Alhmdulillh Anaa ismaamulayey
@raaniihasancilmiraanii1439
@raaniihasancilmiraanii1439 5 жыл бұрын
Wllhi Sheikhow Alle hanawafajiyo xaqa
@maryamaaweis8115
@maryamaaweis8115 5 жыл бұрын
Amiin
@zuhuurzafi809
@zuhuurzafi809 5 жыл бұрын
Amiin amiin Yaa Allah
@ibrahimahmedguedi3472
@ibrahimahmedguedi3472 5 жыл бұрын
Amin ya raab allow ciyalka noo barakey
@umuahmed2785
@umuahmed2785 5 жыл бұрын
Allow no wanaji awlada sh abu dalxa allah ku dayo Alla dartii ayan ku jeclahay cimri dheri iyo cafimaad
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 5 жыл бұрын
Masha Allaah sheekh Ilaahey ha ka abalmariyo wanada ad nawanisay aabo askari ah iyo hooyo aad u qaboow waxaba karoon labadaba askarta
@DeqaMaxamed-kq5cn
@DeqaMaxamed-kq5cn Жыл бұрын
Sheekh.waxan.ahaya.hooyo.illahay.siiyey.5hablood.alx.laakiin.aboHood.uu.igu.nacaya..markastan.mushkilada.kadhex.tagantaya..isoo.duceeya in.ilahay.wiilal.igu.soo.taraxo.hada.uur.leyey..
@Leylo266
@Leylo266 Жыл бұрын
abyo ma nooshahay 4sana kaso waregtay comnts kaga
@mohamedabdullahiabdirahman288
@mohamedabdullahiabdirahman288 3 жыл бұрын
Jasaakumulaahau qeey sh abuu dalxa
@KaruuroJaamac
@KaruuroJaamac Ай бұрын
masha allah❤❤
@fatiyamohamud7244
@fatiyamohamud7244 2 жыл бұрын
Masha Allah
@sofiaabdiaziiz9438
@sofiaabdiaziiz9438 4 жыл бұрын
Mashaalh ilaahy hakaasiiyo ajarka
@keyseajab7592
@keyseajab7592 4 жыл бұрын
maasha allah sheekh jasakumulah allah h anagu anfaco
@sumayaahmed9817
@sumayaahmed9817 3 жыл бұрын
Waa video fiican mashallah
@fadumozahrahasan3925
@fadumozahrahasan3925 5 жыл бұрын
asc sheekh alaha idin xafio dhamaantiin. alaha xaqa ha na fahansiiyo dhamaantiin.
@ibrahimabdirahman8830
@ibrahimabdirahman8830 5 жыл бұрын
masha allah jazallaahukhayr sh
@fatoumaisman5711
@fatoumaisman5711 3 жыл бұрын
Masha allh
@Ugbad904
@Ugbad904 4 жыл бұрын
MASHALLAH
@shukriibrahim7468
@shukriibrahim7468 5 жыл бұрын
Sheeqow mashaallaah waa runtaa.
@kikialemu7
@kikialemu7 5 жыл бұрын
mashllah tabrakallah xayakalllah ehlulkhyrka sheekh
@sumayaahmed9817
@sumayaahmed9817 3 жыл бұрын
Very good video
@KaruuroJaamac
@KaruuroJaamac Ай бұрын
aamiin
@nemorachid9992
@nemorachid9992 5 жыл бұрын
Kkkk walaa bisad jzka laah sheekh dalxa alaha ku barakeeyo
@faizadakash5590
@faizadakash5590 5 жыл бұрын
Masha Allah 14:48 sheq abu dalxa Jazakallah ma angag na somali qal qalifnanta in lagu la dar darmay uu maleya
@samiirashaale4442
@samiirashaale4442 4 жыл бұрын
Jazakalaahu qayran
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 жыл бұрын
Saxiiiiix walhi qof boribaleemsan ilmo dhameestiran ma soosaari karto
@hodangele2484
@hodangele2484 5 жыл бұрын
Mansha,alaah sheeq muxadaro qaliya
@asmaabdullahiahmed9565
@asmaabdullahiahmed9565 4 жыл бұрын
Waa sheeq ree m agaal ah
@nimcoabdullahi8539
@nimcoabdullahi8539 5 жыл бұрын
mansha alha alha kuxifdiyo
@aminaislow835
@aminaislow835 5 жыл бұрын
Sheikh allaha ku xifdiyo waxan ka codsanena inad muqdisho timado
@khadijaahmed1559
@khadijaahmed1559 5 жыл бұрын
Asc sheekh ad baa guu dhageystaa waxan ad guugu tuhmi jiray nin ad cadalada u jecel lakin malin hore gabadhii ninkeda carurta xanunsan oo alah siyay dartod oga tagay oo talada gu soo warsatay waxan jeclan lahaa ayada intaa u duceyso ninkas imanka lahen inad cananato xugaa waa ka homaday markaa tiri soo sasabo ee soo cali
@shukriamoha3293
@shukriamoha3293 5 жыл бұрын
Mashs Allah sheikh illaah aka abal mariyo
@qaaliabdisalam7835
@qaaliabdisalam7835 5 жыл бұрын
Mansha Allaah
@abdulkarimkorane9869
@abdulkarimkorane9869 4 жыл бұрын
Ma Shaa Allah
@abumahmed7604
@abumahmed7604 4 жыл бұрын
Asc dhamaan umada meesha ku kulantay wxn ilaah dartiis idinkaga codsanaa sheekh abuu dalxa lambarkiisa aan rabaa ilaah dartiis iigu soo caawiya
@KaruuroJaamac
@KaruuroJaamac Ай бұрын
scw scw scw
@kayfdegen6711
@kayfdegen6711 5 жыл бұрын
ilhy ilmaheena haa kaa dhigo kuwo bariyaa oo naa anfaca
@kikialemu7
@kikialemu7 5 жыл бұрын
❁✦﷽✦❁ Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada Muslimiinta iyo Walalaha cfi 📚َ 👇👇👇 👉 Nabigen muxammed ❤sallaahu calayhi wasallam❤ 👉 wuxu yiri qofku wuxu leyahay 360 .sadax boqol lixdan xubnood _xibin 👉 kastana waxa laga rabaa 👉 ( sadaqo) marku wagu baryo balse waxa ka gudeyso laba rakco ah 🎁 salatu duxa 🎁 👉 Sheyga manta Cibaadada KaMashquuuuuulinayo Biri Qabriga 👉 Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis Baarakallaahu fiiikum ✍🏿 ✅
@samiyaabdi4848
@samiyaabdi4848 5 жыл бұрын
Masha alaaaaah jasakala khyr
@cawoa.warsame603
@cawoa.warsame603 4 жыл бұрын
Maasha allah mahdsanid wll
@shamsoabdi3740
@shamsoabdi3740 5 жыл бұрын
Mansha Allah kheeq
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 5 жыл бұрын
Masha allaah sheekh macalin fiican ayaad tahay
@iamme.9096
@iamme.9096 4 жыл бұрын
Masha aalh
@waleedosman1259
@waleedosman1259 5 жыл бұрын
Masha allhaa
@hawoabshir4706
@hawoabshir4706 5 жыл бұрын
man shalaahshiikh
@hibomaliina1322
@hibomaliina1322 5 жыл бұрын
Mansha allaah shikhanaaa
@muunamaxamed1873
@muunamaxamed1873 4 жыл бұрын
Manshllh wallhi shekhene abu dalxa wallhi waan ku farxaa maxadiraadkisa waayo waxa kusaabsanyihiin kolsonida shakhsiyadeed iyo noolayda axaadiisdi rasuulkeeni suubana scw wallhi waan jeclay marar bdne waan dhagaystaa ilaaa xad
@ayaanabdullahigeeseyabdull5992
@ayaanabdullahigeeseyabdull5992 5 жыл бұрын
Masha Alllah
@shukrimahamud5407
@shukrimahamud5407 5 жыл бұрын
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالك .جزاك الله خيرا.
@dahaboaliso4717
@dahaboaliso4717 5 жыл бұрын
KUSALIYA NABEGENA MUXAMED SCW SCW SCW
@Uroon
@Uroon 5 жыл бұрын
Scw
@fatuushosman6015
@fatuushosman6015 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@umuciisequruuxo5667
@umuciisequruuxo5667 5 жыл бұрын
Asck shekhar Suasha qolka nabada maxa kamad maha sax waa ruun ee waxa jira abayal an sofadhisan miska wada hadalka maxa laga yeeli sikasto wax hoos logu dhigo bari bayou WADA hadli hada wan mash qulsanahay .
@farhiya4985
@farhiya4985 5 жыл бұрын
Sheekhoow nimanka hada jira doqomo waaye kuwaad kalhadlayso majiraan ama way yaryihiin
@nurtosiyadali2914
@nurtosiyadali2914 5 жыл бұрын
Mansha alah
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 жыл бұрын
FAR HIYA saxiix
@haldhaa2420
@haldhaa2420 5 жыл бұрын
Asc Soomaali maxamedeey walaalayaal please duco ayaan idin kaga baahan nahay waan idin baryaaayaa wiilkeyga weyn waa teenager ciyaalo qasan ayuu iga biiray inuu ilahay iiga reebo walaalayaal ducada igu caawiya ilahay qayr ha idin siiyo kuligiin
@DaacadProduction
@DaacadProduction 5 жыл бұрын
Alaha kuu soo hanuuniyo walaashay ducada badi adigana
@suleeqoahmed5259
@suleeqoahmed5259 5 жыл бұрын
Àllah kuso hanuniyo qali
@haldhaa2420
@haldhaa2420 5 жыл бұрын
@@suleeqoahmed5259 Aamiin xbbti jzkalahu khayr ❤
@qorraxchannel913
@qorraxchannel913 5 жыл бұрын
Asc sheekh aadban kusalaamay shekh ninki hadu 3 qodob kaso bixiwaayo gabadhi yay adhecaysaa
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 4 жыл бұрын
Abayo waxan Asmaa ul Xusnaa, Wa Sifaatul culyaa waa magacyada Allah ee qiimada badan kuugu weydiin inuu kaaga reebo caruurtas Hanuun deg deg ahna kuusiyo baarina kaaga dhigo. Ku amaaneyso Allah Amaanada Rabi madhunto.
@fatoumaisman5711
@fatoumaisman5711 3 жыл бұрын
😘
@fatoumaisman5711
@fatoumaisman5711 3 жыл бұрын
Alaha ku xafido chx
@shankaroonofficial6414
@shankaroonofficial6414 4 жыл бұрын
Maamoiyinka yurub jooga ayuuto ayey kafikiraan caruutooda war uma haayaan
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 5 жыл бұрын
mashallah
@abdulkadirmohamedhassan3586
@abdulkadirmohamedhassan3586 5 жыл бұрын
Masha allah
@abdulkadirmohamedhassan3586
@abdulkadirmohamedhassan3586 5 жыл бұрын
Shikh allah allah kubarakeyo
@marwadhaybe3338
@marwadhaybe3338 5 жыл бұрын
Ilahow awld no xafiid
@zahraweyseysane3952
@zahraweyseysane3952 5 жыл бұрын
Iyada yaa uduugaya maantoo dhan bay taagnay kijo iyo caruur dabo caraaraysay ALaa maxaad xaqa ka fogtihiin wadaadow
@wardasaid6948
@wardasaid6948 5 жыл бұрын
اناأحبك
@seynabwaranle1691
@seynabwaranle1691 5 жыл бұрын
Jay
@naimamohamed6256
@naimamohamed6256 5 жыл бұрын
Mashalh. alhakxidyo
@aaminaquruxsan561
@aaminaquruxsan561 5 жыл бұрын
Halkan towxiid miyaa mise masjid kale.muxadaro kale ma ino qaban doona sheikha
@xaqaanixaqani1431
@xaqaanixaqani1431 5 жыл бұрын
mashaallah
@fiicanfarah7780
@fiicanfarah7780 5 жыл бұрын
War yaa kaadhafaay mantaa sheikh cadhalad ayu sameyay
@fiicanfarah7780
@fiicanfarah7780 5 жыл бұрын
Oo nimanki buu nagaceliya
@aishaarale1910
@aishaarale1910 5 жыл бұрын
Shiiqow qayr ala haku sharafo waxaad jece shahay oo jano uweyn tahayna ala hakuugu bedelo qeerkaad maalin walbA iyo ducooyinka iyo quraanka iyo talooyinka waad kumahad santahay
@sadiamuhmmad2940
@sadiamuhmmad2940 5 жыл бұрын
15:38
@sadiamuhmmad2940
@sadiamuhmmad2940 5 жыл бұрын
43:35
@mohamedabdullahiabdirahman288
@mohamedabdullahiabdirahman288 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@sucaaadmohmoud9319
@sucaaadmohmoud9319 5 жыл бұрын
Korin iyo barbarin waa ka laba
@sahraahmed1359
@sahraahmed1359 2 жыл бұрын
0qq
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 4 жыл бұрын
Hahaha 40 siiya ka dhacday
@ابوسماهر-ض3خ
@ابوسماهر-ض3خ 3 жыл бұрын
masha allh
@nuramaxamadnuramaxamad2427
@nuramaxamadnuramaxamad2427 2 жыл бұрын
Masha allah
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 4 жыл бұрын
Mash Allah
@حمدهمحمد-ص6ح
@حمدهمحمد-ص6ح 3 жыл бұрын
Masha allah
Xuquuqda Caruurta
34:14
Abu Yahya
Рет қаралды 25 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAA LA ISKU GUURSADAA ! SHEEKH ABU DALXA
52:42
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 139 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
GUURKA MAXAA KA HORTAAGAN DHALINYARADA MUXAADARO CUSUB || Sh Abudalxa
37:22
Daacad Production
Рет қаралды 134 М.
QOYSKA GUULAYSTAY WAAKEE?  MAXAASE  LAGA RABAA || Sh Abu dalxa
1:13:28
Daacad Production
Рет қаралды 453 М.
Sheikh Abdourahman Bashir - Tarbiyada caruurta
1:13:53
Islam Djibouti
Рет қаралды 37 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Muxaadaro || Tiirarka Qoyska Wanaagsan || Sheekh Dirir
40:53
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 86 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН