Daaci Saalax oo Raaligelin bixiyay.

  Рет қаралды 3,795

SKY Cable TV

SKY Cable TV

Күн бұрын

#SKY_CABLE_TV
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
KZbin : Https://www.youtube.co...
#Skycabletv #Skycablesports

Пікірлер: 45
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Bas marka halkaa halooga haro arrinka. Qofku biniaadan qaladkiisa haduu ka soo noqday waa OK.
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 Ай бұрын
👑👑👑👑🌹🌹🌹☝️💐💐Noo duceeya culamada caruurta noogu duceeya❤❤
@user-gu6zp3qw3r
@user-gu6zp3qw3r Ай бұрын
Yuuuu daaaci uyahay
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 Ай бұрын
Mashaa Allah, si fiican buu yeelay....ilaahay khayr ha siiyo!
@NimoZiyad
@NimoZiyad Ай бұрын
Allaha cafis ha waydiisto Khaladka wa dhaca wna la is cafiyaa marka hala cafiyo khalad waaa dhaca marka qirtay hala cafiyo
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
ManshaAllh ManshaAllh
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin Ай бұрын
Intaa jeer ba lagu lahaa raali gelin bixi markaas buu lahaa anigu maba caayin dumarka hada markey kaceen dumarkii ayu rali gelin bixinaya nimaan shantaadu kaareebin sharci kaama reebo gudanbeyn raali gelin mabixisay mana lagaayeer siiyey uma noqonaayo mardanbe 😂😂😂😂
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs Ай бұрын
Daadka qaar ayaa xumanta jecel oo leeh haalasoxidho hadu rali galin bixiyaaye maxu samayeen laha ilahi daadka aburaye ayaa cafiya
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 Ай бұрын
Aamiin yaa Allh❤❤❤
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 Ай бұрын
Cafis❤ noo ducee Adna
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 Ай бұрын
Kaasi bulshadii waa ceebeeyey
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
Dumaroow inanka aan daayno isna haka xishoodo habalahiisa iyo hoyoyinkii
@sidiiqbaashe6688
@sidiiqbaashe6688 Ай бұрын
Dumaraw idinkuna haku foogaanina daaciga waayo wuu toobad keenay, Qofka toobad keenaana waa sidii qof bilaa danbiyo kale. Ilaahay tawbadaa haka aqbalo wllkeen waayo anigu mar walba wanaag baynu la rabnaa hada iyo horraysaba.
@NimcoAbdikadir-q4c
@NimcoAbdikadir-q4c Ай бұрын
War haa lasoo xidho
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q Ай бұрын
Eega dumaraw Niman hadlin habartii qadisay.
@historynerd7549
@historynerd7549 Ай бұрын
Gala sii xidho😊
@hudamohamed1396
@hudamohamed1396 Ай бұрын
Hablow hadii uuba khaladkiisa qirtay oo uu raali galin kabixiyay oo uu joojiyay halaga haro korna halooga baxo raga iyo dumarkana waa walalo alle ayaana isugu talagalay cadaawadna kama dhaxyso
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
hhh mashruucii ma joojisay
@aminamohamed5568
@aminamohamed5568 Ай бұрын
Waa goorma ma markuu tacadiyadii iyo xaqiraadii dhamaystay maxaad markii horeba u qaban waydeen ee u dawanayseen
@hakiimaabdirahman1302
@hakiimaabdirahman1302 Ай бұрын
Uulox tuuray kani daaci mahe
@CheerfulCardGame-zg8xj
@CheerfulCardGame-zg8xj Ай бұрын
❤❤
@historynerd7549
@historynerd7549 Ай бұрын
Hala soo xidho
@Suad-qc4ym
@Suad-qc4ym Ай бұрын
Yaa huu
@Candy.r43
@Candy.r43 Ай бұрын
He was disrespectful to the hardworking mothers.
@user-gg1ms6uf1v
@user-gg1ms6uf1v Ай бұрын
Anigu kuma cafin allah bn kaa ashtakaynay 😢😢
@cumarmaxamed4340
@cumarmaxamed4340 Ай бұрын
Waakee daacigu waninkibray
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Ай бұрын
Hush 🤐
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Boorama waxaad ku carartay markaad caydii dumarka dhamaysan. Waa in lagu xidhaa.
@cumarmaxamed4340
@cumarmaxamed4340 Ай бұрын
Kanaaba kadaray ninka halasoo xidho
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Muna ayay ku daydeen markay tidhi Dakhtarbaan dhisayaa. Reer Boorama ma Hargaysa kobiyeynayaa ku dayda Casimada🙏
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
Aamu wll
@XAAJILAFARUUG
@XAAJILAFARUUG Ай бұрын
Noolow sxb madax baadtahay
@_faatax
@_faatax Ай бұрын
Si aan u rumaysto ayaan jirin haddii qof views raadis noqdo soo muuqashadiisu danbe waa balwad Bal eegi doonaa
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 Ай бұрын
Markii hore atad qaban lahaydeen Hada xadhiga ayu ka baqay
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w Ай бұрын
Boorama waa meel nabadeed
@hodaismail-zw6kg
@hodaismail-zw6kg Ай бұрын
Ninkii nolow maxaa aragti kulaaban bn maqli jiray 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cumarmaxamed4340
@cumarmaxamed4340 Ай бұрын
Waalaydinka yeelimaayo wad isku shushubateen ninka dumarkeena iyo hableehaana iyo hooyooyinka
@cumarmaxamed4340
@cumarmaxamed4340 Ай бұрын
Hala soo xidho halasoo xidho😊
@afnancumer8907
@afnancumer8907 Ай бұрын
Nacas nacas dhalay fulay hargeisa liintad caadi ugu cabilahayd
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs Ай бұрын
Miyaad kaa xigta shaashad ayaad rag kaa tahaye
@NimcoAbdikadir-q4c
@NimcoAbdikadir-q4c Ай бұрын
War gadhka si ka xuira waad ceebysy
@cumarmaxamed4340
@cumarmaxamed4340 Ай бұрын
Iskadhaaf waxaa halasoo xidho
@NimcoAbdikadir-q4c
@NimcoAbdikadir-q4c Ай бұрын
War haa lasoo xidho
@NimcoAbdikadir-q4c
@NimcoAbdikadir-q4c Ай бұрын
War gadhka si ka xuira waad ceebysy
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 33 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН
DAACI SAALAX OO LA OGAADAY SABABTA UU DUMARKA WAX UGA SHEEGO(Full Waraysi)
35:39
''Qiso iyo qalbi taabad......''Abwaan Shacraawi
20:45
SKY Cable TV
Рет қаралды 88
"Gabadhu inay Quraanka xafiddo kuma noqonayso raaliyo'' Daaci Saalax.
24:01
Gudoomiye Cabdilahi Darawal oo sheegay inuu doorashada...
3:31
SKY Cable TV
Рет қаралды 1,1 М.
MANHAJUL ICTISAAM DARSIGII 1AAD|| Sh Cabdinasir X Axmed
1:01:25
Warsan Media
Рет қаралды 10 М.
Qaabkii loo soo dhaweeyay Daaci-Muna .
15:51
SKY Cable TV
Рет қаралды 17 М.
Daaci Saalax" Dumarka Waa Cheap (Raqiis)
5:23
Universal TV
Рет қаралды 23 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00