Shaki! Masar O lacag badan Mareykan Siiyay Abaal Marin| Taariikhdi ka dhacday Baarlamnka Urdun &

  Рет қаралды 48,114

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 96
@DulmiDiid
@DulmiDiid Ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@Kmn3214
@Kmn3214 Ай бұрын
Shiikh youtubekayga video hadaan soo dhigo 10qof ma dhaafo sabab
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 Ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Amiine
@sabadxassan7942
@sabadxassan7942 Ай бұрын
Q11¹1¹is a a 8.30am😊​@@hassanhassanismael8470
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Ай бұрын
Waa balanqaad afka ah wadadii mubaarak aa sugee dabadhilif kasta.
@itzManha125
@itzManha125 Ай бұрын
Allow muslimka awooda siih cdowga. Ka qabo meelkstee joogan yaa allah
@somalia4ever1
@somalia4ever1 Ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ)
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 Ай бұрын
Scw scw scw ❤️
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Kusali Nabi Muhammad scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam jumca Moubarak all muslimane Palestine Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Yamane xiisbuulaah Iraq Pakistan somaliya gull gobonimo
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 Ай бұрын
Maraykanksla iyo. Yahiuuda lacag badanaaa maanta Dhan intaas oo lacag uun bay siinayaan. Yahiuuda yaab badaaa xagee lacagta ka keenan
@fariida6236
@fariida6236 Ай бұрын
Dollar ka waa xaanshi walagu sameeyo mareeykan markay rabaan ee so daabaca balayiin saas u agaw gumaysi dhaqaale ayaay galiyeen aduunka
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
Soomaali qof runta usheega waa la rabaa waliba waxaan jeclaan lahaa maamul goboleed yadu inay meesha ka baxaan
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Ай бұрын
masar imaaraad urdun waa yahuud albaad burbur iyo masiibo allah kurido dhamaan tood
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
masiibo allaha ku rido sisi ninkaan allaha isku xirin ee gaal u naageeyo dulinimo allaha ku rido
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba Ай бұрын
Sxb Urdun baarlamaankiisa wax uu siyaadinayo ma jiraan inta boqor Abdalaha uu meesha joogo ku tusaale qaata ilaahey ha u naxriisto Mursiga masar sidee loo galay
@ganimmjj2504
@ganimmjj2504 Ай бұрын
ASC xasan shiikh waydiii arintaaas
@mawliidhassan5625
@mawliidhassan5625 Ай бұрын
صل .الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FatimaAbdullahRahman
@FatimaAbdullahRahman Ай бұрын
الله اكبر
@zezo41ab92
@zezo41ab92 Ай бұрын
اللهم آنصر آخوآننآ في فلسطين وغزه آلعزهه
@saidmuktar
@saidmuktar Ай бұрын
arintas Canada gadaay waaa guul
@MajChul
@MajChul Ай бұрын
Ameen yaa Rab
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@AbdulrahimSufi-q3s
@AbdulrahimSufi-q3s Ай бұрын
Allahu akbar ❤❤❤❤
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa Ай бұрын
Masar waa yuhuud Kal kaal Muslimna wx Dan ah uma hayaan
@hasancadaawecabdihasancada2352
@hasancadaawecabdihasancada2352 Ай бұрын
Scw
@eviethebaby
@eviethebaby Ай бұрын
Lama goodloow Ashhaado
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Ай бұрын
ilaahay isagaa awod leh adaa Amar iyo cadalad leh ilaahow ma waxad qaban ladahay cabfatax siisi iyo maamulkisa oo lacag ku raadinaya caruurta iyo hooyoyinka rer gasa ee uu dhigoda cabaya oo xoolo kaga raadsanaya kufarta ilaahow ninkas munafaqa ah qabo mid daran rabiyow kufartu u raacay gasa ee rabiyow maad ku salidid kuwo asaga dila rabiyow cfx siisi hooji mid daran iyo kuwo la midka ah aamin yaa rabi
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
Xoogaa qoraalka iska sax abaayo waxaa tiri illaahaw ma waxaad qaban ladahay sisi ? Marka illaahay wax kasta wuu qaban karaa anagu tilmaan kuma lihin kaliya baryo bes wax kastoo aduunka ka dhaca waa imtixaan marka uducee bes
@User-s5z2t
@User-s5z2t Ай бұрын
Allah xaq ma seexdo wax ma ilaawo wuu arkaa munaafiqiinta iyo gaaladay wuxuu balan qaaday in ay naar. Ku waaran daaim ah
@User-s5z2t
@User-s5z2t Ай бұрын
Asiz munaafaq horey ayuu u laayey shacabka masar
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
nimankaan boqorada isku sheegay sas bey ka qabaan ikhwaanka aqirka ikhwaanal muslimin baa qabsanayo jaziratul carab inshaaallaha
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
WCS WALAAL 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️
@Seynab-c9h
@Seynab-c9h Ай бұрын
Siisi waa jaajuus yuhuuda iyo American
@Romman114
@Romman114 Ай бұрын
Beenta iska daa niyo dadka haku danbaaben" Nin qolkiisa ayuu iska dhex fadhiya waxba ma kala oga lacagta la soo fasaxay waa mid laga xanibay sababta oo sii daayay ma aha ninkaan waxa uu sheegaayo ninkaan madaxiisa ayuu ka hadlayaa " Midka kalana warka wuxu ka soo qaata kanaalka aljazeera oo neceb Masar iyo dowladaha khaliijka Marka warkiisa wax ka soo qaad ma laha
@abdihassanboulhan7047
@abdihassanboulhan7047 Ай бұрын
Fariid waa ruuntaa
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia Ай бұрын
Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤❤❤
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia Ай бұрын
❤ صلي الله عليه وسلم❤❤
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia Ай бұрын
❤❤❤
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi Ай бұрын
Scw saw scw
@mohameddirshe6031
@mohameddirshe6031 Ай бұрын
Sheikh Dulmidiid markad afsomaliga qoreysid qodobada aad ka hadkeysid isku day inad iska saxdid macnaha aad ula jeedid
@munahassan880
@munahassan880 Ай бұрын
Alcarabi awalba cadowga islaamka ayay aheed kheer malaga filaynin sharteeda ayaga allaha kuceliyo sucuudi iyo imaaraad muslimiinta waydhibeene allaha naga qabto
@Shugri-q3x
@Shugri-q3x Ай бұрын
Somaaliyaay aan iska ilaalino Masar dhulkaana inaanay Fidnadaada kanin😭
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Ай бұрын
carab waji malaha
@mohameddirshe6031
@mohameddirshe6031 Ай бұрын
Masar oo lacag badan mareykan siiyey ayad qortay adigoo ula jeeda Masar oo mareykanku lacag badan siiyey. Hal xaraf aya macnahaga oo dhan bedeli kara.
@NuurRashid-o8q
@NuurRashid-o8q Ай бұрын
Shekh kuwijogay somaliya bay itobiya gumaysataye anaga oo kunol deganka somalida xagen jogna
@AminAbdo-ox6ik
@AminAbdo-ox6ik Ай бұрын
Xagee jogaan xaamas adeer
@elpadre4754
@elpadre4754 Ай бұрын
Talking about the Somali girl case with Ethiopia airLine
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Nimanka dhiiga muslinka lacagta sistay aya hawiye wax u dhisaya
@vgigilfsl8160
@vgigilfsl8160 Ай бұрын
Somalia wa iska day saa jileeca adunka manta an jog no kama jirto cid ku cawinayso dowlada wa inay hubay saa ONLF taas ayeey dan teed ku jirtaa
@isiri.2835
@isiri.2835 Ай бұрын
Malaayiintu waa un Lacagtooda
@yusufosman4707
@yusufosman4707 Ай бұрын
Al carabiyya waxey ku baaqeysaa in xillibaanadaan ku guuleystay guraastaan . In la dilo ayey ku baaqeysaa
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
SHIRARKU WAA DAALIN EE MAAHA RUN.!!!!!!!!
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
War Masar iyo mareykan ka iyo Israel danahooda inan uaadegno oo dayuus noqdo niyad hada ugu qalqaliney saa Dhici meyso insha allah wabiga niilka wanbo difacana yaa korontada na wan kasojiidaney naa 2ba webina Ethiopian ayey noga yimaadan
@Mohamedsiraaj-r2x
@Mohamedsiraaj-r2x Ай бұрын
She Asc hadii axmaro iyo tigre iyo oromo ay diidanyhiin Ethiopia yawaaye kan wadanka xukumaayo?
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 Ай бұрын
Scw scw scw ❤
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Reergalbeed waxaydheheen carabey sigaara dawladaha suniga difaacidii isr_ wankucebownaye mamulidii nadamka calamiga iyo Difacidi isr_ iskeniwaye xilkas nagala wareega
@alimahdfindhe2681
@alimahdfindhe2681 Ай бұрын
Waxaad moodaa qofkii ugu dambeeyey oo idaacada ugu yeedha alcarabiya ! Dadku waxay uyaqaaniin ( al-cibriya )
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
Wll wadmahadsanthy
@Rose-x6c1n
@Rose-x6c1n Ай бұрын
Ayaga dhabara waaween oo gumaysiga lagu xabaaro leh kuwa qashinak ah somalida ah
@HusseinHillow-ns9eq
@HusseinHillow-ns9eq Ай бұрын
Mobil nagadaoo shashad istahmal fadlan
@Farh940
@Farh940 Ай бұрын
Waa dhiigii caruurta falastiin aay lacagta loo siiyey😢
@MouminHersi
@MouminHersi Ай бұрын
Al arabia maha caddeecad islam yahuudey u ol oleysa
@isiri.2835
@isiri.2835 Ай бұрын
Balo idin malaayiintay waa Lacag waxay ka iibsadaa canshuur la saaray
@AbdirahmanMostaf
@AbdirahmanMostaf Ай бұрын
Sheekhow mowduuca hakabixin
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi Ай бұрын
Maser waliged Muslim key dhiibta
@ArafatTafara-rt6rt
@ArafatTafara-rt6rt Ай бұрын
Away masjidkii la gubay
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Ай бұрын
Wey adagtahey in la rumeysto dowlada Canada iney wax u diidi karto Israel, waa been dunida lagu dawaqayo, waa la arki doonaa riwaayada ay dhigeyso run ahaanteeda…
@ThePowerOfTop10
@ThePowerOfTop10 Ай бұрын
Hadaadan Dhulka Soomaali Galbeed ama Ogadenia aadan waliga tagin oodan experience kusoo arag dhibka, gumaysiga, Dabaqoodhinimada/dabadhiliflenimada, iyo siiba somalida ku hareeraysan ama agagaarkooga ah sida Somaliland marna Somalia laftirkeedu usoo dhiibayso Ethiopia iyo Gaalo siduu farmaajo hada kahor sameeyay oo kale fadlan comment haka bixinin sida Dulmi diid iyo wixii kale lamidowba.
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi Ай бұрын
Russia maxaa lo diida in hub ka lagu garaco waa gaalo waana cadan
@updullrahmansharfudiin2619
@updullrahmansharfudiin2619 Ай бұрын
Show us clearly
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
URDUN KUWA GUULAYSTAY WAA LAGA QAADAYAA EE OGAADA
@UmaHashim-is6zh
@UmaHashim-is6zh Ай бұрын
Qofku haduu ciil kokoro waa uun ciil lanoole yaa askar kuu ah doqyahaw
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 Ай бұрын
Kani Somali Ayuu Kuwashay Adeer Dhulka Walawada Leyay Marka Waxad kahadasho Aya iska yar
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Nin gaajysan ba leh hawiye ciidan u dhisaya 😂😂😂
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
KANADA WAXBA KANSALI MAYSO EE DADKA AYAA LOO SHEEGAYAA QUDHA.!
@HafsaGorod
@HafsaGorod Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😢😢😢
@WaabariXaaji
@WaabariXaaji Ай бұрын
Kannada wa benteed dadkan bilaa aqliga ah ayalaga dhaadhiciyaa waxan ax
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 Ай бұрын
sacuudiga boqortooyada wali ma is waydiisa cida abuurtay iyo ujeedada oo abuuray markaas ayaad ogaanaysa boqorada xukuma carabta in ay yihiin caamiliin u shaqeeya yahuuda
@AbshirMohamed-r6u
@AbshirMohamed-r6u Ай бұрын
War sheekhow ku waan munaafiqiin ta ah ee xukumo islaam ka gaala keen satay qaar waa gaalo qaar na waa munaa fiqiin ka soo bilow sii si ilaa kan maqaar saar ka ah ee gurguurte gaaley u sha qee yaan lkn culumaa u suu aad adigu ka mid tahay waxay u yaqaa naan amii rul mu miniin yaal wax ba ha la yaabin gaala u adeega yaa sha
@Romman114
@Romman114 Ай бұрын
@@AbshirMohamed-r6u Ilaahay ka baq oo dadka haku danbaabin mida kalana ninka al jazeera wax ka soo gudbinaayo warkiisa kalsooni ma laha al jazeera wa kanaal fitna badan ee iska jir
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
❤❤❤WAR QARAXA ISRAEL 🇮🇱 GUDAHEEDA KA DHACAY EE BABUURKA LOO ADEEGDSADAY INOO SOO GUDBI
@updullrahmansharfudiin2619
@updullrahmansharfudiin2619 Ай бұрын
War niooooo fara fafiqa mahan e runta na tus
@updullrahmansharfudiin2619
@updullrahmansharfudiin2619 Ай бұрын
My friend you updating things that have been updated long time so pull up your socks
@SalmaHussein-tu8wj
@SalmaHussein-tu8wj Ай бұрын
Somaliyeey ogada mase dhici kartaa iney Masar u imaatay inay cawiso Yahuuda si ay halkaan ugu weerarto Yaman ma dhici kartaa madama ay cuno qabateen weyn ku heyso Yahuuda oo sisi la soo dirsatay wana ogaan doontaan sisi haduu awood leeyahay dhulkiisa Yahuud ma qabsateen lakiin Somalidaan madaxda noo ah maba yaqanaan cadowgeena ama waxa cadow nagu ah waxa wadan keena ka dagi la yahay waa Emirate waliba cadowga Muslin ka oo dhan ee Dulmi diid please dowladeena aan danta dadka iyo dalkaba wixii dan u ah kala garan la wacyi galinta ha kala daalin iyo dhaman dadka social media ku Jira iney dalkooda ku support gareeyan oo magaceena ilaaliya.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Lacagta Masar lasiyo badan keda waxa lagu fuliyaan danahooda waxaa jir 11dal oo sanad kasta lacag lasiiyo oo Masar iyo Israel oo la xiriirta biyaha wabiga niilka dalal waxa jira biyahoda wabiyada ay san isticmali karin ilaa ogolaansho mooyee markaa baad dalkena oo tiisa laliita inaad qadaan oo dhaxdhigtan dagaal aan waxbo kulaheen
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Masar qabadinka iyo kaalmada dhaqle ka hesho maryknka laga jari haday talabo ka dhan reer galbeedka ay qaado nimnka hawiye been u sheegan idahdan anaga itopiya somaliland idin ka difaci 😂😂😂
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Carabtii waxalarabaa inladhexdhigo narative ah incidii israiil mucarada xitamucarad hadhihin kaliya tiraahda dadkan falastiin xasuuqahalagadaayo lagushabadeyo isr_badnecebtahay qotaagersan reerfalastiina haduxilkugulaysto layiraahdo wa ikhwanu muslimin!!! sikale sirdonadii carabta sigara suniyinta waxayisudhiiben musadka isr_
@bilechannel2092
@bilechannel2092 Ай бұрын
Abi dagalaka somaliya waxu ka radinaya midnido iyo israac ethoipia saa u fahma somalay
@UmaHashim-is6zh
@UmaHashim-is6zh Ай бұрын
Onlf iyo inta ogaden dagan waa dad guba oo Hal gama oo soomaliya awood baa xoreryey adoo kale af Kuma taagi Karo iska celi ethobiya adigu askar kuuma aha adoo kale waad dhul leh oo magac leh ciil waxba kama taro
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Dameer siisi wuxuu raali ku noqday in la cunaqabateeyo reer falastiin oo israa'iil rafa deegtooo !shilimaad la siiyana naarta jahanamo ayaa uga danbaysa Inshaallah.
@UmaHashim-is6zh
@UmaHashim-is6zh Ай бұрын
Ethobiya wax ay ka baqdo soomali oodhan ogaadenba kajira Mar hore ayey qabsan lahayd dadbaa ku gudban oo dhuunta haaya laakin xaaqidin ayaa naga buuxa ciil uu dilay wax lagu sameeyey bal Adu sheeg waa uun buuxa kkkkk
@Fardowsa-ql3mr
@Fardowsa-ql3mr Ай бұрын
Sheikh somali wayn haday cabsatay somali galbed maxad dabka oogu ridaysaa?somalinimo qof kajecel somali galbed majiro hanoqon habar fadhida lagdin lafudud 👎
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 30 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 16 МЛН
MUXAADARO CUSUB 2020 | Aakhiro iyo Dhibta Taalo - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
46:10
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,8 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 30 МЛН