Cajiib! Tuneelka sida loogasoo saaraayo bal ila arag Maxaabiistii isra| Ciidankii Isra O Qasa ka hul

  Рет қаралды 57,270

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Cajiib! Tuneelka sida loogasoo saaraayo bal ila arag Maxaabiistii isra| Ciidankii Isra O Qasa ka huleelay xalay| xams & iran O kulmay
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 212
@DulmiDiid
@DulmiDiid 19 сағат бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@zakariyeabdirashiid8426
@zakariyeabdirashiid8426 19 сағат бұрын
shekhow magacaaga waa laiku dhacay lacag ayaa diray waana laiku inkiray inaa lacag diray shekho umada kushaqeso ika qabo corsadana iso fasaxana
@haa8793
@haa8793 19 сағат бұрын
Ismacil haniyah wuxuu ubalanqaday sheikh cbdirashid cali sufi inu kadigi dono imamka masjidka alaqsa Alaha unaxaristo Ismacil haniyah janadii fardowso hakawarabiyo
@Sabrina-v5v3t
@Sabrina-v5v3t 17 сағат бұрын
😢😢😢😢💔💔Amiin.
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 18 сағат бұрын
Hadey soo noqdaan Allah ha ka dhigo mid ay ku dhamaadaan ay ku halaagmaan aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha guwadeeyo garabkooda walaalaha falastiin aamiin
@YareAhmed-o3h
@YareAhmed-o3h 19 сағат бұрын
أنا احبك فلسطين وكمان كل مسلمين ❤❤❤
@fardowsaisse6194
@fardowsaisse6194 13 сағат бұрын
Somaliye ilaahaye ka baqa dadkaas waa walaalhe wakhatii adag ayeya ku jiraan u ducaaya in dhibaaatad ayaa ka baxan🇦🇪❤🇸🇴
@saynabmdaahir1699
@saynabmdaahir1699 19 сағат бұрын
Fastiin waa walaalahayo alle ha ka qaado dhibta haysata
@xuseenxssan4843
@xuseenxssan4843 18 сағат бұрын
Amiin
@harisp2188
@harisp2188 17 сағат бұрын
Niikada iska daay adoon carbeed
@HafsoBurhan
@HafsoBurhan 16 сағат бұрын
​@@harisp2188 falastiin waa walaalaheen waana run diinta islaamka na walaaleysey👍
@Nourdaahir-j9k
@Nourdaahir-j9k 19 сағат бұрын
الحمدلله 🇵🇸♥️🇸🇴
@marianjelle7958
@marianjelle7958 18 сағат бұрын
Palestine 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 free for Somalia 🇸🇴
@marianjelle7958
@marianjelle7958 18 сағат бұрын
Palestine 🇵🇸 free
@nimcaaxmadMire
@nimcaaxmadMire 18 сағат бұрын
Free Palestine 🇵🇸 ✨️ 💙
@xuseenxssan4843
@xuseenxssan4843 18 сағат бұрын
Falastiin xur xur ✌🇵🇸
@harisp2188
@harisp2188 17 сағат бұрын
🇮🇱❤🇸🇴
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 19 сағат бұрын
Sub xaana laah ilaahiw yahuud wax ha iigu daran ilaajow walaalaheena falastiin ugar gaar yaa alaah😢😢😢
@rahmanuur407
@rahmanuur407 14 сағат бұрын
Falastine waa walalaheen wether anyone likes it or not🇵🇸 🫂🇸🇴🤝
@sakariyeAxmed-ju3zm
@sakariyeAxmed-ju3zm 13 сағат бұрын
Carab taan aad isu dha dha jinesid is ka dhaaf ee kuwa kua ladhashey jeclow
@rahmanuur407
@rahmanuur407 13 сағат бұрын
@ kuwee iladhashay? haduu hadalka Aniga igu socdo
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 13 сағат бұрын
Wllo somaali oo d
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 13 сағат бұрын
Wllo waa run Somali oo dhan waa wallo Palestine waa walalaheen dulman oo waliba hiil inooga baahan
@sakariyeAxmed-ju3zm
@sakariyeAxmed-ju3zm 13 сағат бұрын
Dee waa jarerta
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 11 сағат бұрын
Allow ugar gaar Reer Gaza Yaa Rabi
@عليعبدالرحمن-ي5ت
@عليعبدالرحمن-ي5ت 14 сағат бұрын
Walaahi carab waan jecelahay saa quraanka ayaa kusoodagay af carabi rasuul keenii udoogaana waa kadhashay
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 13 сағат бұрын
Palestine dhana uga hadhi maayo waa walaladay qofna walaalkii kama hadho somli oo dhmina waa waladay dalkeena iyo dadkeenaba ilaaahay swt haynoo barakeeyo amiin
@adammohamed5339
@adammohamed5339 16 сағат бұрын
اللهم آنصر في أخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين يا رب العالمين
@User-s5z2t
@User-s5z2t 18 сағат бұрын
Palestinian Allah. Ha uhiiliyo oo awoodo o day bir aan goyn karin hakadhigo Aameeen Aameen
@muktarige9966
@muktarige9966 19 сағат бұрын
Mahasanid walaal ,mujaahid baad tahay
@Sheikhabdala
@Sheikhabdala 16 сағат бұрын
Ma sha Allah alle hakubarakeyo sh kh
@deqafarah8903
@deqafarah8903 17 сағат бұрын
Falstiin Allaha raxmaanka ha u gargaaro, walaahi dhibka maanta ka jira gaza ayaa iiga xanuun badan dhibka dunida dhan ku dar soomali. Xasbunalaahi wanicmal wakiil, Allaha guul siiyo falastiin dhamaan ❤❤❤
@sakariyeAxmed-ju3zm
@sakariyeAxmed-ju3zm 13 сағат бұрын
Ilaahey damiir ha kuu yeelo walhi waa dhimate ee waxaa qoresid is ka fiiri somali kuu ma baahna adi iyo wixii ku lamida
@AbshirAHMED-ph5le
@AbshirAHMED-ph5le 15 сағат бұрын
Maasha'allah sheikh Mohamed Allaha kubarakeeyo xaqiiqdii somaali hadaan Nahay kor&hoos wax waad Noogu sheegtay Allaha nafahmsiiyo wallahi Somali weey hurdaan
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 16 сағат бұрын
Somalia ma wada ahane, waa dhowr qofood oo (Dhaan raac) noqotay. Lkn waa sax, soomaalida waa dad dunida carabata aad looga jecelyahay. Mahadsanid Sh. Muxammadow Allaha kubarakeeyo.
@mxcmahdi9370
@mxcmahdi9370 10 сағат бұрын
Sheekh sax warka saxani waa maqalka iyo muuqaalka Xaga wararka lambarka koowaad ayaad tahay koley xagayga
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 15 сағат бұрын
Dulmidiidoow mawaxa jira soomaali gaalo ah subxaanallaah allaahu agbar alloow qabo kuwaa
@az.o.4694
@az.o.4694 11 сағат бұрын
Qadiyada falastiin ka hadhi maayo,awalba duco ayaan hayay taana waan wadi inshaa Allaah inta ay falastiin ka xoroobayso
@fatimafaynus3360
@fatimafaynus3360 15 сағат бұрын
muminiita isma nacaan ee shaydaanu insi aa xumaanta buubuuniya. 🇸🇩🇸🇴waa walaalo qasab ah islam nimadaana waa lalaysay waana u ducaynaynaa
@AAli-g1p
@AAli-g1p 15 сағат бұрын
Insha Allah khalkhal iyo khilaaf Allah haku rido gaalada ku kibraysa Muslimiinta Qasa
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z 16 сағат бұрын
Asc sh maxamed ilahay hakubarkeyo ree Falastiin dulmiga daashaday ilahay hakadulqaado Aamiin❤🤲🙏🇵🇸
@faisalsandheere3227
@faisalsandheere3227 18 сағат бұрын
Kor iyo hoos walalahena phalastiin wan lajirnaaa
@KaamilFaysal
@KaamilFaysal 17 сағат бұрын
allaha u gargaraa reer qasa wakhti kaste guushu waa dhankiina insha allh islamku ha guulayso
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 16 сағат бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh for the updates.
@mowlidibrahim8183
@mowlidibrahim8183 19 сағат бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Walaahi ingaa tagayna qaza inaanay iyagu imanayn si loo xoreeyo aqsaa inshaa allaa
@maryanabdullejimaale8709
@maryanabdullejimaale8709 18 сағат бұрын
Mahadsanid 😊😊
@m.k.7788
@m.k.7788 11 сағат бұрын
1)Mahadsanid Sheekh 2)Qooysas=Cido =Reero (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@OumalkaireMohamoudBouh
@OumalkaireMohamoudBouh 17 сағат бұрын
Mashallah allah ha abaal mariyo shekh wxn ku waydisanayna in ad barnamij yadii so badisii ad ku bararujinayso falastine in ay neecbayn oo la isku dirayo
@MohamedSaladmohamoudMoha
@MohamedSaladmohamoudMoha 17 сағат бұрын
Sheekh. Waanku. Taageeraa. Laakin. Hadal. Carried. Naga. Daa. Anaga. Safrikaan. Muslin. Baanahay. Muslin. Nimada. Basaa. Naga. Dhaxeeyo ❤❤❤❤❤❤
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 13 сағат бұрын
Muslim nimada kaliya maaha waa walaalahaga dhiigna ushubi kartaa hadaa necbantahy iska cadeyso hadalkaga laga daremaa muslim haduuyahy waalalkaga oo kle
@ZamzamAxmadJilacow
@ZamzamAxmadJilacow 18 сағат бұрын
Jazaka Allaah kheyran akhi.
@ZahraAwad-w8i
@ZahraAwad-w8i 16 сағат бұрын
Falastiin wa xor inshaallah wey guulesatey hana caaido falastiin rali aya kanahay dhibta marekaka iyo yahuda uu gesatey wa kaxunaya waxa leyahay guul inshaallah iyo nabad aya Allah rajena ya yahud iyo asxaabta Allah ha jabiyo
@Ilwaaadcaday
@Ilwaaadcaday 13 сағат бұрын
Shaikh Haye Wan kaa qaatey hada qalbigeena dajisey marki hore Adan kaa dhageystey wey na caayeen balse hada Wan is dajina awalba iyaga dartood Maan Islam ☪️ u eheyn❤❤❤
@NomadDr-c2q
@NomadDr-c2q 17 сағат бұрын
Yahuudu waa cadawga alaah iyo muslimiinta reer falastiin waa walaalaheen❤❤❤❤❤❤
@asfarcade9911
@asfarcade9911 19 сағат бұрын
Masha Allah. Sheekhow. So booobsii
@Sabrina-v5v3t
@Sabrina-v5v3t 17 сағат бұрын
JazaakAllah khairan.
@MaryanCabdi-c6o
@MaryanCabdi-c6o 17 сағат бұрын
Somali IYO carab wa walalo wayo qofkasto Muslim ah wa walalo alxdulillah ❤❤❤❤
@harisp2188
@harisp2188 17 сағат бұрын
Wallaalo manihin wano cadow
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 16 сағат бұрын
waay jabayaan yuhuudu insha allaah
@MH-mu6jl
@MH-mu6jl 11 сағат бұрын
صومالي و فلسطين قلب واحد
@OumalkaireMohamoudBouh
@OumalkaireMohamoudBouh 17 сағат бұрын
Allah galo iyo yuhud iyo wixii jecel baa allah ha naga qabto .wllaha reer fastine na allah ba awoowd leh dhagarta galada iyo xulafadoda ha ka qabto😢😢
@f.o847
@f.o847 16 сағат бұрын
innamal mu’minuuna ikhwa
@suadbashir2509
@suadbashir2509 17 сағат бұрын
Jazak Allah Sheek☺️
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 14 сағат бұрын
❤❤❤waa sax hadalkaa Sheeq.
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 17 сағат бұрын
Lakiin anaka Muslim ahaa ayaan utaageernaah, laakiin waan aan oogaano, cunsirinimadooda , Subhana’Allah
@CaishoQisas
@CaishoQisas 16 сағат бұрын
Islam ku wa jasad waxid kalar iyo kaftan isrix waxas walaga gudba marki Gallo timad
@aminaosman5402
@aminaosman5402 17 сағат бұрын
Asc sheekha anigu waan dawayday somali yahudah jahlugu waaxanuu muslim dhamaan waawalaaloh
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 18 сағат бұрын
laankherta cas waa jaajuusiin in la duubo halka laga soosaaraayo ayaay rabaan in la duubtaan kadibna la dukheeyo xamaasna wey ka horeyaan kufaarta
@shukriabdullahi4231
@shukriabdullahi4231 17 сағат бұрын
Inshaa allah dabar go’ ayaa soo dananaysaan
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 16 сағат бұрын
Acuudu bilaah alaahuma najaynaa ilaahow iimaanka nagu sug
@asfarcade9911
@asfarcade9911 19 сағат бұрын
Sheekh maxmed Ibraaahim. WAA MAHADSATAHAY. adga Iyo Team Kagi.
@SiaAbdi-e9x
@SiaAbdi-e9x 13 сағат бұрын
ilaahay nagama yeer siiyo yuhuud baa ixiga subxaanalaahi shaydaan waakanecebnahay kuwaa
@adammohamed5339
@adammohamed5339 16 сағат бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@queenaisha5616
@queenaisha5616 7 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 19 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam dulmi diid duhur wanagsan mahadsanied press Hamas gull gobonimo 🇵🇸🇵🇸🇸🇾🇾🇪 yamane Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸
@FaaisaMahuraan
@FaaisaMahuraan 15 сағат бұрын
Xaq bay uleeyihiin Falastiintu inay Caayaan Somalida waayo Muslin oo Dhan iyo Caalamka Oo Dhan markay Diideen in Falastiinta Qasa lagasoo Saaro Si israaiil Uqaadato Buntland Ayaa Ogolaatay Oo Tiri Falastiinta Hanloosoo Raro Anaga Oo Ogolaatay in Qasa iyo Falastiin Ay israaiil Qaadato ❤
@Umuyaasir5434
@Umuyaasir5434 10 сағат бұрын
Waa beeen putlnd ayadaa dagal ku jirteee wax hubsada
@FaaisaMahuraan
@FaaisaMahuraan 10 сағат бұрын
@Umuyaasir5434 Bunland iyada Ayaa Daacish kusoo Xereysay Buuraha Somaliya Maanta Dhahaysa Daacish Baan la Dagaalamaynaa Si lacag Caalamku U Siiyo lacagna Waa laga Diidey in la Siiyo Waayo Caalamku Dawlada Fadaraalka Ayuu Yaqaan Buntllan Ma Yaqaan Aduunkuna Wuxuu yiri inta Daacishdaa Badan Aysoo Geleysey Xagay Jireen
@Somalestine
@Somalestine 19 сағат бұрын
WCS WRXMTALLAH SHIIKH MAXAMAD ❤️♥️💕😊
@NomadDr-c2q
@NomadDr-c2q 17 сағат бұрын
Haa anaku waan kufarxeeynaa Larkin gaaladu weepy kanaxaayaan
@yasiindhako850
@yasiindhako850 18 сағат бұрын
Somalidaba qaar xun baa ku jiree halkooda yaan nalooraacin qof nacaybka like ku doonaaya
@NiciimaHassan-t9v
@NiciimaHassan-t9v 18 сағат бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💙❤️💚🖤. Cadawgeena ha jabo
@OumalkaireMohamoudBouh
@OumalkaireMohamoudBouh 17 сағат бұрын
Somali qalbiga galada ka ahaa iyo somali gi galada ba ka faidaysanayso .we love you reer falastine❤❤
@harisp2188
@harisp2188 17 сағат бұрын
Shut up cawaan
@MahamedAbdiaadam
@MahamedAbdiaadam 18 сағат бұрын
Dulmi diid Fadlan labtop noogu badal waxa aad natusi rabto waanad ku mahadsan tahay
@walaalkhaan-ch8ft
@walaalkhaan-ch8ft 18 сағат бұрын
Falastiin guuuuuul allaahu akbar
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 6 сағат бұрын
Ilahay haguuleeyo shacabka reer falastiin iyo muslimka insha allaaah takale reer falastiin iyo shacka somaliyeed waa walaalo marka ayaan lagu mashaqulin ee horay halosocodo insha allaah
@MahamedAbdiaadam
@MahamedAbdiaadam 18 сағат бұрын
Maha ilaahay ayaa leh
@User-s5z2t
@User-s5z2t 19 сағат бұрын
Waan jecelahay Muslims oo dhan. Specifically. Arabic. Dadka diinta ka baxay Waan. Naqaan Waxay rabaan in ay qalbigeena bedelan. Waxaad ogaataan. Wax wayn. Oo. Waxba oo aydin wax kaqan karin ayaa kujiray qal bigeena
@Nourdaahir-j9k
@Nourdaahir-j9k 19 сағат бұрын
Ciyaal tiktok wax habartaan dad wax og ma,ahan
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 17 сағат бұрын
Aniga waan ogaay in ay jiraan yahuud la carabeeyey sida oromada la soomaliyey noogu badan yihiin
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 17 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@BilanPpe-rw8yr
@BilanPpe-rw8yr 14 сағат бұрын
Scw🎉❤❤❤😊😊😊🎉🎉🎉
@samiramuse2458
@samiramuse2458 17 сағат бұрын
Asc Dhamaan sheekha Iyo Walaalaha Waxa Loo Waynaynayo Waa Yaab yuhuuda Caatada falastiinta miyaan la Arag siday u eegyihiin markay soo daayaan subxaanallaah iyo sida Loo cadaabo taas Cidi Dan kama leh Waa Lala Qabsaday ilaahay Baa Caadila Ta Kale qolyahan Walaalheen Inay Hada Waxaas oo ciidamo ah iyo Xarakaadkan Faraha Badan Inay Sameeyaan Aniga Ilama Fiicna Cadowga inay Isku soo jeediyaan Maaha Hada qiil ayeey uga Dhigayaan Inay Dagaalka sii wadan mujrimkaa Koofiyada Yar ilaahay Ha xafido Islaamka meel walbuu joogo
@CaishoQisas
@CaishoQisas 17 сағат бұрын
Scw
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 16 сағат бұрын
SHACABKA FALASTIIN IYO MUQAAWAMADIISA WAA WALALAAHEEN. CID NA KALA GEEYN KARTO MALAHAN
@K.O-chnl
@K.O-chnl 15 сағат бұрын
Ya Allah ugargaar walaalheen reer falastine 😢😢
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 5 сағат бұрын
Scw scw scw ❤
@clrahmaanclnaasir46
@clrahmaanclnaasir46 19 сағат бұрын
Sh maxamed alle dartiis baan u jeclahy waa nin dacwada meesha ku dhex wata
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 16 сағат бұрын
kuwaasi waa dad dhintay kuwa leh israaiil baa naxigta anaga falastiin baa naxigta waana uducaaynaaynaa awoodkale mahaaynee hadaan awood haayn lahaayn walaahay waan uhiilin lahaayn
@exchacfarmyiidhii1010
@exchacfarmyiidhii1010 17 сағат бұрын
Carab in la jeclaado waaba diin ma ogtahy inuu nebiga scw yiri 3 shey carab ku jeclaada anaa ka dhashy ku jeclaada aakhiro afka carabiga lagu hadlaa quraanka ku soo degy ku neclaada
@maymoonmshadhah4882
@maymoonmshadhah4882 15 сағат бұрын
Soomaalida gaaladaa ha la riboodgareeyo
@saeedisa9798
@saeedisa9798 17 сағат бұрын
Mahad sanid dulmidiid innaad somalida ogaysiisay sida wadawgoodu dadka isugu diraan. Somaliyeey wax hubsada.
@AbdikadirMuse-y1j
@AbdikadirMuse-y1j 18 сағат бұрын
Horta wariyihii cusbaa intu kabaxay ?
@Qeyrqabto124
@Qeyrqabto124 18 сағат бұрын
Waxaa jiro yahuud afka carabiga taqaan waana munaafiqiin yahuuda ayagaa soo abaabulay somali neceebka
@yusfcaliyusf-e2k
@yusfcaliyusf-e2k 17 сағат бұрын
Soomaalida waxeey kaliya oo raadineeynaa midoowga walaalaheen carabta
@ayanleabdullahi9695
@ayanleabdullahi9695 18 сағат бұрын
Burgalow wadada wa ku ogyihin
@Footballedits-17y
@Footballedits-17y 16 сағат бұрын
Caato ha ahaadaan Malaga xabsiile falastiin ah saas ma ufarxi lahaa yahuuda hayso hortooda
@IdilMohammed-f9u
@IdilMohammed-f9u 12 сағат бұрын
Sheeq carabta nabigeena csw baa ka dhashay dad soomaliyeed haka waansawaan ceyda
@KamilMuhumed
@KamilMuhumed 19 сағат бұрын
Ascww carab waa walaaladano waxaana ka dhashay nabimuxama scw falastiina waamujaahidiin waxayna ujihaadayaan darilaahay masjidul aqsa waana muqadaska islaamka hadaan wadohelo aankagalo anagaa diyaauah inaa ku shihiidno
@nimcaaxmadMire
@nimcaaxmadMire 18 сағат бұрын
Mashallah wll ilaahay hakuu rumeeye waa qibladii ugu horeese muslimiinta❤❤❤
@HassanAwale-n1j
@HassanAwale-n1j 14 сағат бұрын
Falastiin Waa walalahen diinta anku walaalownay hadey na nacayaan ama na jecelyihinba
@SadiyaNuh-zt3ct
@SadiyaNuh-zt3ct 18 сағат бұрын
Sheekhow CODSİ Arimaa noo wadid oo Ah Akhbaaraha Aduunka khaasatan Ahlu sharqi Awsad noo wad Waqti hanaga siin caruurta yaryaroo carab baa na nacday ku mashquulsan
@mohamudsufi716
@mohamudsufi716 17 сағат бұрын
Laangeerta cas waxaa soo dirsatay yahuuda
@farduusaabdiraxman
@farduusaabdiraxman 15 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@udbiabdi742
@udbiabdi742 18 сағат бұрын
In ay tusaan tunnel ka ma fiicneyn oo ay sirtooda soo bandhigaan.
@ahmeyibrahim6902
@ahmeyibrahim6902 11 сағат бұрын
Illahow falastin hoore
@MasuodHassan27
@MasuodHassan27 19 сағат бұрын
ilahow ugargar rer Palastine
@Muna-r2f
@Muna-r2f 16 сағат бұрын
Asc sidaa haku wadaan yaayna wax kabadlin maxaa yeelay Netanyahu yaahu ayay xabad kutahay in Qaza oo uduqanayay sanad iyo kabadan oo aan waxba u hanbayaan isaga iyo xulufadiisa bishacasna isagaa fariintaa usoo dhiibaya
@HindoOmarAfahSi
@HindoOmarAfahSi 15 сағат бұрын
Wlhi dhulka rer falastiin qubuuro ayey idin ka dhigin
@hibo7569
@hibo7569 18 сағат бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar yaarabi aider ce peuple palestine 🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼♥️♥️♥️🧠🧠🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼💋💋💋💋🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼
@yusfcaliyusf-e2k
@yusfcaliyusf-e2k 17 сағат бұрын
Arinka kala ku aadan xibno ama shaqsiyaad hadeey jiraan dhahaya israaiil ayaan isxignaa kuwaas maaha inaad magac soomaali u sooqaadatid because kuwaas waa munaafiqiinta Qarniga kuna dhax qarsoon soomaalida Saaxiib Nabigeena maxamad Scw oo jooga ayee jireen munaafiqiin hadana weey joogaan
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 17 сағат бұрын
Carabta waa cadowga koowaad eey Somalia kadagiladahay , imaaraadka wa cadowga koowaad, sucuudiga waa kan rabo in Ethiopia iyo Kenya in nalagukaladaro, yemanta weey laaysay tahriibayaasheena
@AbdillahiBans
@AbdillahiBans 18 сағат бұрын
Waa sida shiicada iyo suniga leysku direy oo kaleh.oo sucuudigu ka dambeeyo.laakin waxaa muruga leh in culumadii umada islaamka isku direyso
Siyaasaddu Qaan Gaarnimay Rabtaa.
30:37
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 58 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
SHUUTE || Oo Walashii Meheriyay & dardaranka Seedigii
4:37
Liibaan Qaran
Рет қаралды 8 М.
Waraysi Xasaasi ah:Hadaan dhinto Mahad Salaad ayaa ka dambeeya!!
15:38
Ilhan Omar vs Donald Trump maxay isku haayaan?
19:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,2 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН