Y.Sinwaar Muxu ku yiri Xuuthi & Isbaheysiga uu sheegay| wasiir isra O lagu 'goobtay'..bin qafiir

  Рет қаралды 39,810

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Y.Sinwaar O so hadlay Mudo kadib & Isbaheysiga uu sheegay| wasiir isra O lagu goobtay..bin qafiir
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 66
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 күн бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 күн бұрын
Allaah akber Alxdulaah guul xamaas xutiyeenta🤲🤲🇵🇸☪️🇾🇪
@AbdisamedAhmed-l3c
@AbdisamedAhmed-l3c Күн бұрын
Wallahy sheekhu run ayan sheegayaa .
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 күн бұрын
illaahoow guulee shacabka falastiin iyo xamaas iyo xuuti iyo yamanba insha allaah waay jabayaan
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 күн бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi 2 күн бұрын
Allah ku xafido adiga iyo kuwa kula midka ah inasha Allah
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 күн бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Yamane xiisbuulaah Palestine 🇵🇸❣️♥️❣️♥️❣️♥️ hamas support Palestine 🇵🇸🇵🇸
@nabadawaanololgobanimosoma5457
@nabadawaanololgobanimosoma5457 2 күн бұрын
Yahyaa sinwar xafidulaah❤❤❤❤
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi 2 күн бұрын
Islaam majiro aaqiro zamaan ayaan ku jirnaa qufka islaamka haduu diintisa ku adkeysto wuxuu noqon mid guul gaaara
@farxiyomaxamud4885
@farxiyomaxamud4885 2 күн бұрын
GUUSHA ALLE HASIIIYO WALAALAHEEN
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 Күн бұрын
Alxm in Allah awoo dooda maquu niyay oo uu fashili yay
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Күн бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Күн бұрын
maashaallah alx guul
@HodanSheikhHassan
@HodanSheikhHassan 2 күн бұрын
Masha allaaaaah yixyaasinwar 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ Guuuuuuuuuuul Guuuuuuuuuuul Guuuuuuuuuuul Guuuuuuuuuuul Guuuuuuuuuuul yaa Rabii
@hasancadaawecabdihasancada2352
@hasancadaawecabdihasancada2352 Күн бұрын
Scw
@hasancadaawecabdihasancada2352
@hasancadaawecabdihasancada2352 Күн бұрын
Allah Akbar
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 2 күн бұрын
Mahadsanid
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 2 күн бұрын
Allahuma ansur ahlu Palestine aameen yaa rabbicalameen 🇵🇸 ♥️ ❤️ 💖
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 2 күн бұрын
Ninkaas wali Riyo uu kujitaa this time wax ushaqeynaayo majirto bi idni laah yuhuudey kabaha idinku jiro gadaal aa looga taaganyahay waana idiindhamaatay bi idni laah
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 2 күн бұрын
Scw scw
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi 2 күн бұрын
Wcs
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 күн бұрын
WCS WALAALKEY 👋 SCW ❤ SCW 🫀 SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
@AbdiHusen-rl4qz
@AbdiHusen-rl4qz 2 күн бұрын
Wcs walal Islamic dhamaalan ine askari Yemen camal noqidaan
@fartun9503
@fartun9503 2 күн бұрын
wcs wlc brother 🙏👍👍👍👍
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 2 күн бұрын
Carab ayaa iska dhimatay😢😢
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 2 күн бұрын
Oo Shiikhoow ma ummadii Soomaaliyeed oo aad ogeyd cadaalad daradooda iyo Ilaahay ka cabsi la'aantooda heerka ay ka gaarsiisan yihiin miyaad hadana ku waanisay oo aad tiri dawlad laga baqo noqda subxaanaAllaah. Waa markii dadka qaarna la leyn lahaa qaarna xabsiyada laga buuxin lahaa.
@kiranpath7033
@kiranpath7033 2 күн бұрын
Waan ku salaamey Dulmi Diid. In aan dowlad Adag helno ama aan sameysano, waxaa ka horeysa in CUDURKA " QABIILKA" la yidhaa ee sida xun inoogu faafey in aan DAWO U helno.
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 2 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 күн бұрын
Umadan somaliyed waxan iss irahdaa tolow xagiiba habaar kagaraye waxan ogadaye somalida waxa lagaso garaye ragii horii ii dalkan iyo dadkanba uso halgamaye oo u kamid ahaaa seyd/maxamad abdeeli Hassan oo inbadaan ad kagaran Karto gabayadeesii badnaa Ii gubabada ahaa Ii Somali na iska daga dirtaye rabi haa u wadaa naxariisto damantodba aal imaam Ahmad gureye iyo seyd maxamad abdeeli Hassan amiin yaa rabi somaliya rabi ha guuleeyo
@FarhiaAden-bd5go
@FarhiaAden-bd5go 2 күн бұрын
Somali hurudooy
@abdullaahiali9995
@abdullaahiali9995 2 күн бұрын
Saxiib somali cowboys kasoo hadal xogtiis iskuna day baraarujin shacab💯
@AntonioMartial-t4p
@AntonioMartial-t4p 2 күн бұрын
Yes hogaan adag waasax oo isku ururiyo dadkan kaladaadsan waa arijir oo kale markasta kasta feejignaan isha lagu hayo hadii kale ariga midkasta meel dheer iskadaaqaa kaligii taassna fursad kasta siinayso waraabaha cornerka ku gaban
@cabdiraxmaanxuseen8565
@cabdiraxmaanxuseen8565 2 күн бұрын
Sheekhaw waad fiicantahy Lkn koonfurta war ka keen Waqooyi hal meela ayay joogaane
@hassanibrahim8596
@hassanibrahim8596 2 күн бұрын
Shiikhow aad ugu mahadsan tahay maadaama aad warar sugan noogu soo gudbinaysid Lkn xayeysiintaa ku badan chanelkaaga intaad yarayn kartid naga yaree fadlan .❤
@امعبدالله-و5ف6م
@امعبدالله-و5ف6م Күн бұрын
! Shiiqow naga daa muxaadarada soomaliya hadey rabi ka cabsaney waayeen oo hagalkiisii aadan waayeen kaaga in ey adiga kaa qaataan maat sugey saa ha is daalin
@Axmedhassan1960
@Axmedhassan1960 2 күн бұрын
Aawaay.maam.goboleedadii.midna.gacan.kuma.hayo.aaway.ciidankii.lAguilera.wareejiyey
@cadehusseinbarre719
@cadehusseinbarre719 2 күн бұрын
Sheekh arinka aad sameynayso wax fiican ma ahan yacnii maanta ma waxaad ka raadinaysa lacag in la dhaho bisha nabiga u dhashay kaso cimreeyo walidkina sida in bisha nabiga u dhashay scw lagu sheegay fadhli ah in cimrada ajirkeeda badan yahay bishan marka loo firiyo bilaha kale sheekh maxa is badalay bismillah
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 2 күн бұрын
Dawalada alaha barakeeyo dawlada waa shacabka adaa ka mid ah dawlada ee maxaad sameysaa maalin kasta
@SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
@SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf 2 күн бұрын
يارب يارب يارب اللهم عليك باليهود
@mouktarmahamoud6173
@mouktarmahamoud6173 2 күн бұрын
Salm arnita Cumrada dib Ueg fadlan
@cabdicali8952
@cabdicali8952 2 күн бұрын
Maxay samayn karan nacdasha argagixisada. Deganada falastiin. Lagu illaashanayo .... hub ciidan. Dhaqale diyarado . Sirdoon. . Reer galbeed. . Oo dhan. Waxa kibriyay. Oo ay og yijiin. In dusha laga illaashanayo .. inay cid u hanjaban. Waa wax lala yaabo
@user-go4rf3md1f
@user-go4rf3md1f 17 сағат бұрын
😊😊😊😊🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@DeeqAfbuur-rj7ue
@DeeqAfbuur-rj7ue Күн бұрын
Sh dowlada dadka waaye awooda wadajirwaaye dad majiro midnimona iska iloow lo aalanoqday cowslasiiyo iyo kuwo diinta qalad ufahmay
@MaxamedshiidleShiidle
@MaxamedshiidleShiidle 2 күн бұрын
Asc
@fartun9503
@fartun9503 2 күн бұрын
❤csw❤csw❤csw❤csw❤
@FarxiyoXasan-ss4pq
@FarxiyoXasan-ss4pq Күн бұрын
Warkaas gadib mexey sameeyeen carabta
@Axmedhassan1960
@Axmedhassan1960 2 күн бұрын
Madaxweynihii.dadka.isu.celin.lahaa.ayaa.kala.kaxeeyey.ookeligii.iyo.qabiilkiisa.iyo.ciyaalkiisa.taladii.wadanka.ku.koobay
@MaxamedCali-ue4cz
@MaxamedCali-ue4cz 2 күн бұрын
Dowlad adag ama awood leh waxaa dhisi Karo 1hal qof go,aan adag qaatay
@yuusufgashanle
@yuusufgashanle 2 күн бұрын
CIDWALBA MAHAN SIDII OW AY AHAAN JIRTAY😅😅😅 AQLI YARAAA
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 2 күн бұрын
wariye ma sitoos ah bui sas uleeyahayise lisaanu xaalkiisaa saas ah
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Күн бұрын
Wa nin kibir badan lkn manta way kacadahi
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 2 күн бұрын
nikaan waxwalba ukahad laayo laasum indoowlad daan uxaqiro danbi eyleyihin dadmuuqda inuudola daan kueedeyo doladan meeshey waxka bilawday iyo waxeey qabatay daciif kushegay
@Khadijo60
@Khadijo60 2 күн бұрын
ma heystaan hee geesinimadaa yuhuud ey cid walbo ceego ku qabtaan weyska hadlay yuhuud ma awal mise hada waxaa qaawiyey xamaas 10 bil jabhad dhulka hoostiisa ku jirto oo aan kaalmo heysan ey iska celin layihiin booto
@engineercavani5870
@engineercavani5870 2 күн бұрын
Free plastine 🇵🇸 ❤
@FaisaIbrahim-k5l
@FaisaIbrahim-k5l 2 күн бұрын
free falastin
@user-dz3fq4ws6e
@user-dz3fq4ws6e Күн бұрын
You’re out of touch my friend (sheikh) Somalia the last time I checked out , not a country but a war zone 😤
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 2 күн бұрын
Asc sheikh I respect you but what are you talking about is really wrong there is nothing called force everything is understood by each other
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 Күн бұрын
Waarun
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 2 күн бұрын
Haddii dad la xirxiro cidda ugu horaysa oo idaacadiisa ka caayana adigaa ugu horaynaya ?? Maalinba war cusub iyo sheeko cusub,?
@user-cy9jj8cy3f
@user-cy9jj8cy3f 2 күн бұрын
Scwscwscwscwscw❤❤❤❤
@aminadhayib8031
@aminadhayib8031 Күн бұрын
Aloow adigaa awood iska le ee awooda eey ku faanaayaan aloow jabai muslimiintana kor kadhog
@Fadhi131
@Fadhi131 2 күн бұрын
Beenaleh Somaliland baa badda iskaleh jooji warka beenta aha
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 12 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 85 МЛН
Top U.S. & World Headlines - September 16, 2024
9:31
Democracy Now!
Рет қаралды 141 М.
Houthis Long Range Ballistic Missile Hits Israel!
15:16
CBN News
Рет қаралды 185 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 12 МЛН