Ciidankii Dowlada Federalka O Qiilqiil ku jira. Axmed M| Isra O Marki u horeysay ka hadashay Suuriy

  Рет қаралды 61,665

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 393
@DulmiDiid
@DulmiDiid Күн бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@AbdirisaaqAli-zc6fr
@AbdirisaaqAli-zc6fr Күн бұрын
Diyaaradii dili lahayd dusha ayeey ka taagan tahay een maanta kabacdi ha u baqin Somaliya
@AlgwherMobile-i3n
@AlgwherMobile-i3n Күн бұрын
Khamaar. Yaan hadaba shaar loosoogalin
@OmathBuyy
@OmathBuyy Күн бұрын
Shiiqow ma lii soo jawaaboyo
@drsocial6889
@drsocial6889 16 сағат бұрын
Watis aan kaala soo xariiray maba iiga qabaneesid malaha lacag ma heestaa iigu diideen
@IsmahanMohamedMohamuud
@IsmahanMohamedMohamuud Күн бұрын
Allah unaxariistee sheekh Maxamed Rishaad baa sheegay dhibaatada dawlad gobaleedyada cidii rabto inay waxka ogaato ha ku qoraan KZbin ka shirqookii gaalada sh Maxamed Rashaad ayadoo dhamaystiran baad hali Inshaa Allah dhibaatadaane way dhanaan anaga aan noqono kuwo Allah sidhab ah ooga baqo
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Күн бұрын
Fiqi tolkiis kama Janno tago. Wuxuu ahaaba ninkaa dhimay. Cadow aan Soomaali aheyn Soomaali ma laha isaga & reerkiisa ayaana dowlad diidka ugu weyn ahaa.
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle Күн бұрын
allaahu akbar illaahow jabiy yahuud mareykan aamiin illaahow guuleey islaamka siba falastiin xuuti xusbullaah aamiin
@igaleabuabdilahi435
@igaleabuabdilahi435 Күн бұрын
Isfaham dhexdooda allaha dhigo Dhiiga will sha somaliyeedna rabbi hanoobadbaadiyo
@ابوانعبدالعزيز
@ابوانعبدالعزيز Күн бұрын
Waa Been Ciidamada DFS Diyaarado. Dagaal iyo Dabaabado iyo Hub Culus Bay Haystaan Nin Aan Been Sheegayaa Waxba Kama Bedeli Karo ❤
@kiranpath7033
@kiranpath7033 Күн бұрын
Illaahey ayaa quraankiisa ku sheegey in yuhuudu balanka ka baxaan.
@cllaahimaxamed7135
@cllaahimaxamed7135 15 сағат бұрын
Sh dumidiid soomaaliya dowlad kama jirto dhamaantood waahoror maafiyo tuugo umada dhacaya illaaheey hanaga hor wareejiyo xasan gaal usujuude iyo tiimkiisa allaahuma aamiin yaarabi aamiin
@baacaking4557
@baacaking4557 Күн бұрын
Axmed madoobe ilaahay haka qabto soomaalida
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Күн бұрын
Wadankeena iyo wiilasheena Allaha kala Bad baadiyo Axmed Madoowe xadkiisa waa dhaafey
@salaamahaashi5829
@salaamahaashi5829 23 сағат бұрын
Shiiqow adaaba qabiilayste ah hadii xasan malamud aad garabsiinayso.ciidanka jubbaland loodiray Waxaalooga baahanya Ceerigaabo ,Awdal iyo sanaag,sool.oo
@RoobleAbsiiye-fv6wq
@RoobleAbsiiye-fv6wq Күн бұрын
Daaroodku sheekhoodu waa qabyaali
@MohamedKeyre-w4l
@MohamedKeyre-w4l Күн бұрын
Walaal war aadan hubin dadka ha soo gudbinin
@AxmadmaxamadSalad
@AxmadmaxamadSalad 4 сағат бұрын
allaah ha unaxisto islaamka lagumaday inta noolna allaah ha badbaadiyo aamiin aamiin yaarabi yaa allaah
@zahraabdalla4957
@zahraabdalla4957 Күн бұрын
Hassan Sheekh is 💯 responsible
@AhmeoSulub12
@AhmeoSulub12 Күн бұрын
Sheekh maxamed khayr allaha kusiiyee kasoo hadal xerada general gordan ee magaca logu badalayo generalka UAE Markan xasen sheekh inuu somali oo dhan 1xbet saarto u hadhay wlhi subxanallah
@ashanoor1406
@ashanoor1406 Күн бұрын
Soomaali dowlad ma haysato meelkastaba hogaamiye kooxeed baa fariistay xataa madaxtooyada Ilaahay kuwaan dhanba umada haka qabto oo kuwo ka kheyr badan ha noogu soo bedelo
@Bashkapoy-y3q
@Bashkapoy-y3q Күн бұрын
Sheikhow Waa maxay sababta Adan ugu faraxsanayn guulaha ay garayan suniyiinta suriyanka ah oo dalkooda xoraysanaya oo ad marwalba yahuuda Iyo maraykan guushoda ugu xiraysaa
@SOM-NEWS
@SOM-NEWS 15 сағат бұрын
JABHADA SYRIA ALLAHA GUULAYO . SHIICADA ALLAHA JABIYO AAMIIN
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 22 сағат бұрын
Asad iyo Natanyahu waa walaalo Waa Gaalo isaga iyo Kuwa raacsan Waxba isma dhaaman.. Laakiin shacab ka Reer suuriya Guul ayaan u rajaynayna
@Yaxyeyasin-k3v
@Yaxyeyasin-k3v Күн бұрын
Saaxiib taariikh maanoosheegti waqti aad warkasodaynaysi
@adenshilow7639
@adenshilow7639 Күн бұрын
Dawlada qiilqiil kuma jirto,munaafuq qabiili ah baa tahay .bal ilahey idankii qarankan wuu guuleeysan, adiguna qalbigaa ku xanuni markasto ummada guuleeysato.dadkuna waa ku arkaan ogow
@omarhussien8958
@omarhussien8958 Күн бұрын
Waa Qabiiliste Wahabbiya ka xun hurumarka Somalia&Syria!
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Күн бұрын
Ciidanka masagawaa kusoo carol adaa qabiil kuwada
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 Күн бұрын
Qabyaalad iyo sheegasho shiiq been ah war xishoo waxaa tahay nin ciilan oo qabiilieysto ah Umada soomaaliyeed ma daarood baa
@natureanimalsonearthandund163
@natureanimalsonearthandund163 Күн бұрын
WALAAL ARRIMAHA SOOMAALIYA YEY KU SEEJININ ADUN IYO AKHERA WARKAAGA HA NOQDO WAX DHISAYA DAWLADNIMADA SOOMAALIYEED.
@بسمهعلي-ب5س
@بسمهعلي-ب5س Күн бұрын
رسألتي الئ كل مسلم اخي او اختي صاحب القناه بعرف انه مهو من حقي اعلق على قناتك بس يشهد الله ضروفنا قاسيه واجبرتني على هذا اشي ارجوك سامحني💔اخي عاد باقي اخوه إيمانيه طلبتك حق كيس طحين اخي احنا نساء ما بتقدر نخرج بين الرجال عاد باقي مره عندكم اخي ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بتقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الاخوه الايمانيه في قلوبكم احنا نساءلاخوه ولا رحمه😥 ولا شفقه ولا انسانيه وبشر الصابرين هي أكبر أمل بأنتظار ما نريد'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' كم. ناديت وكم كلامت وكم نشتد ولالكن لاحياةالمن تنادي. ياخي احنا معنا. امي تطلب لنا اكل من المطعم. زويده واليوم. امي روحت. تبكي قالت ليش يامي تبكي. قالتي يابنتي. اني اسال. الله اني. يعزني بالموت. قالته. ليش. يامي. تدعي علينا. قالتي.يابنتي اليوم صاحب. المطعم. سبني قله.ليش. اشله الزويده من حيث الناس. مناشدة 💔 اخواني اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله انني بنت يتيمه من اليمن ومعي خوات صغار اقسم بالله على كتاب الله ان خواتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع انا واسرتي بيتنا ايجار الشهر ب15 الف يمني والان علينا 45الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجارومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يااخي لوانت مسلم وتحب الخير واتساعدني تتواصل معي اوتراسلني وتساب علئ هذا الرقم00967717591071 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتي ويحميني من الذل والاهانة😢 نسالك بالله لولك مقدره علئ مساعدتنا لاتتاخرعليناوجزاك ألله خير🤲🏻!؟؟؛؛،؛؛.؟!؛؛.!؛؛،؛؛.\\\.:]]]]]]]==]]&;;&&;&;;&;&;💔😭&;
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
yes yes waa sidaa sheekh daawlad majirto mooryaaan baa wadankii qabsatay xasan xabaalo qote waala soo afjarayaa mooryaanka
@AbukarCadde-p1h
@AbukarCadde-p1h Күн бұрын
Khawarijka.ina sheydan waa.laga xureyn kismayo
@mahatmahamednurre
@mahatmahamednurre Күн бұрын
waxaa tahay sxp maskiin aan wax daran qalbiga uga buuxaan ee qofyahow miskiinka ahi dib isugu laabo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
runtu waa xanuun anigu qabyaladaays taan ahaye laakiin dadka kale yeey noqon taasi waa caqliga dameeraha adeer taad wado cidkastaa waa adookale xsan xabaalo qotaa koowkaa ah
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 Күн бұрын
@@shaficimohamedomar-d6b tafarihii hooyadaa abaahin jiray ayaa ka dhrx hadlaya balse ogow hadii aad xoog ku joogi kartaan jooga nacas duliya dalka xasan baa xukuma
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
dameet ciyaya kama duwanid bilaa awood baad tahay itoobiyaay kiiniyaay iiqabo daarood imaaraadoow garoonkaan magiciina ku qorayaaye kaallay daarood iga qabo adeer tan anaa kataliya xabaalahana lagama qoto shacabkana laguma boobo mooryaan kuwaad u ooyeeysaana waxba igama qaadi karaan xamar maaha meeshani
@aslinoormuse6394
@aslinoormuse6394 Күн бұрын
Sheekhoow Somali ha u taaban siyaad laakiin sumcadaada ka ilaasho oo muslimiinta ka sheekee haddii kale waxaad arki doonta ayagoo meelaha kugu rifaya subxaanallah
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Күн бұрын
Ma runta hadhegine baad ledahay,midi naa ogow arsaqada ilahay aya uu haya 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Күн бұрын
Siyaasiyiin ku sheeg juhalaa ah oo ciidankii qaranka u isticmaalaya shacabkoodii ajliyaa wax hadal ku siman horey ayeey somali u diiday !!
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Күн бұрын
Nafta iyo maalka shacabka iyo dhulka iyo diinta waa in loo dhowro shacabka balse ninkii usoo xeytxeyta waa la iska celin !!.
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Күн бұрын
​@@omarmohamed5120xasan sheekh iyo axmad madobe weykala daran yihin balse hadi xalk dalka laa Eego xasan baa roon
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d Күн бұрын
Sheekha qabyalda KZbin
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
xusbulaah waa jabay sheekh
@sadiaabdi3802
@sadiaabdi3802 Күн бұрын
Dowlad maaha Ahmed Madona waa qaani kale!
@yusufosman4707
@yusufosman4707 Күн бұрын
Dawlada iyo AXMED MADOOBE WAXAA LEEYAJAY RER XAMAR WAXEY TIRI [[ DOORO MININKA KU XAARTO WAX LOO YEELAY WAAYE ]] AXMED MADOOBE WAA LOO YEELAY
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 13 сағат бұрын
ALLAHOU AKBAR ALLAH HA GUULEYO MUSLIMKA
@ThePowerOfTop10
@ThePowerOfTop10 20 сағат бұрын
Dadkayga Somali iney Xassan sheekh doortaan hadana wali rajaynayaan dowlad iyo cadaalad aad baan uga xumahay wallaahi😭
@barlinhandule9346
@barlinhandule9346 Күн бұрын
Adiga aan ku waydina Xassan sheikh wuxu sameynayo ma fiican tahay dawladdi dhexe oo waxa hda socdo oo dhan ka ficnayd ba laga diday muqunis Xassan wuxu wado dawlad gurguranayso bu rabo in khasab ku muquniyo Xassan Allah ha na dhafiyo mid ka khayr badan dedeg Allah ha nogu keno amin malinti u khabsaday ila gobol gobol aa la isugu dhagan yahay ilahayow na dhafi amiin
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Күн бұрын
اللهم صل و سلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@habibamahad8009
@habibamahad8009 Күн бұрын
Ahmed madoowe waan in la soo qabtaa oo loo dhiba dowladiisa Ethiopia nin Somali kuma dhalan
@alimahdfindhe2681
@alimahdfindhe2681 Күн бұрын
Ma hawiya soo qabanaya ?
@AbdulNaleie-kc2qe
@AbdulNaleie-kc2qe 22 сағат бұрын
Umadda waxaad ku qaladaa qamiiska, koofiyada. Warkaaguse xaqiida iyo daacadnimada wuu ka fog yahay. Ilaahay aan baqno. Runta sheeg, hadii kalese aamus. Ciidanka Dowladda ee khatar ku jiraahi meeyey?
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Hassan sheekh waa musiibo somali loo soo diray,ilaahay hanaga qabto
@guulkutaam8643
@guulkutaam8643 Күн бұрын
ولو على أنفسكم او الولدين والأقربين. Anigoo AB ah xasan waa ka soo horjeeda qalaadka iyo gafafka badan uu galay lkn qof walbo xaqiisa sii kaliya hal yey diirada kuu saarnaanin Wa bilaahi towfiiq.
@The-Jaalle
@The-Jaalle Күн бұрын
​@@guulkutaam8643.
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@aslinoormuse6394
@aslinoormuse6394 Күн бұрын
Sunniyiinta maanta si kale ayaa loo adeegsa oo waxa la rabaa in xooga muqawamada lagu burburiyo waxana ka dambeeya labada laciin ha u bogin arrintaan yuhuud baa ka dambeysa yaa rabbi
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii Күн бұрын
🥺 🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
XOS UL ALLAAHI IYO YA4HAUUDU WAA ADIGA OO KALE.
@spiritualmeditation5070
@spiritualmeditation5070 Күн бұрын
X sh ba ka masuul ah
@elliott-m9x
@elliott-m9x Күн бұрын
Great content, as always! I have a quick question: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). What's the best way to send them to Binance?
@ahmedissa8247
@ahmedissa8247 Күн бұрын
Sheikhow siyasada somalida waad kadhacsantahay
@Abdullahimahat-f5b
@Abdullahimahat-f5b Күн бұрын
Sh dulmi diid illahey (sw)ayaa no sheegay iney munafiqiin yihiin munafuqna balaan malahan
@NasteexoAxmed-p1f
@NasteexoAxmed-p1f Күн бұрын
Wcs shiikhow wadankeena dhibka ugu wen heesato waa shareecada aanlagu dhaqmin ilaahey quraanka uma so dajinin in labarto iyo inla aqriyo ilaahey wuxu uso dajiyay inla isku xukumo qofkii manta shareecada islaamka so hadal qaado waxa la leeyahay shabaaba tahay wlhi inti tastuur lo ordaayo duli kama baxeeno
@IkraanOsmaan-t1h
@IkraanOsmaan-t1h 7 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@burhanshiredhore
@burhanshiredhore Күн бұрын
Sheikh Allah kubarkeeyo mardanbe hasooxigan mardanbe waaa benlow
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii Күн бұрын
🥺🥺🥺🥺 ... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
BISHAAR KAMA SOO HORJEEDAAN EE WAXAY DUMINAYAAN DALKA SUURIYA....!!!!
@engilyas44
@engilyas44 Күн бұрын
Ilahay shicada hajabiiyo xisbullah Kuwan sheegta iyo Bishar al asad iyo Shicada mujiiriiminta ah ee iran yuhuda way kaxunyiihin
@WambuluWambulu
@WambuluWambulu Күн бұрын
Xizbulaahi bay deheen magac qasaaray ikadeh
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Күн бұрын
Asc sheekh sida u carabiga ugu hadlayo cajib
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 Күн бұрын
Sheikhow yaabkii naftirkiisa ayaa yaaban anaguna yaabkii ayaan layaabnahay 😂😂😂😂 anaga wada yaabane waa dhiman doonaa 😢😢😢. Maamul-goboleed hadii aanan dabargoyn wadankeenu maha gaagaayo in Illaahey boo naxariisto mooyee 😢😢😢😢.
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 Күн бұрын
Shekh aad iyo aad ku ixtirama marka yuhuda ka hadlayso, wlahi mar mar ilina iga timada sahyuniyada xasuqa gasa. Balse xasan shekh iyo axmad madobe, arintoda kor ugu bax, sharkada wa nadif,
@AliBare-y1c
@AliBare-y1c Күн бұрын
Deg Deg waa ku fududaatey?
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Күн бұрын
Sheikh warka catosh wa been wayo malmahan wa laqabiileyi arimaha jubaland Ahmed madobe wa daalim
@AliMayow-j1t
@AliMayow-j1t Күн бұрын
Sheekh arimaha soomaaliya sax yar bad ka ogtahay ee Isak daa
@FAADUMOCABDINUUR-sb1mb
@FAADUMOCABDINUUR-sb1mb Күн бұрын
Sheekhoow mawaxaad rabtaa shacab nabad qaba in llagusooduullo oo degaan nabada dab llaga shido dumiga iskadaa oo illaha warka kusiiya iskaxaqiiji insha allaah
@MaxamadAxmed-c4m
@MaxamadAxmed-c4m Күн бұрын
Shiiqoow mar ma wacdi jirtay mase KZbin bar lee ahaan jirtay 🤔🤳🇸🇴👋
@osmangure6040
@osmangure6040 Күн бұрын
Xaasn ayaa dhibta bilaabay ciidanadu inay diidaan ayey ahayd in ay ka yeelaan raaskaambooni oo nabad ah oo maamul xukumo oo aany ku heshiin in lageeyo laakiin tuugo lagu keenay Dhibi waa xassn sheekkh
@MuseMucad
@MuseMucad Күн бұрын
Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda ee danheeda uhiilinya iyo suniyiinta suriya allha guleeyo yaarabi
@mohamoudmohamed1011
@mohamoudmohamed1011 Күн бұрын
Asc Dulmi Diid ma maqashay mash Maahda ah(Caano waan Jeclaaye waxaan nacay markay Candho Dameeraad Galeen)
@CaaqilmaxamedyaasiinXiin-cj7nd
@CaaqilmaxamedyaasiinXiin-cj7nd Күн бұрын
Dagaalka ma xasan baa wada mise axmed si daacad ah uga jawaab
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Күн бұрын
Siyaasadda Caalamka faham. Dagaalkii dawladda Soomaaliya lagu qaaday ee jabhadaha loogu hubeeyey ee lagu dumiyey Qarankii Soomaaliyeed oo kale waaye. Ma maqashay 7-dii wadanka ee la yiri 5 sano gudahooda ha lagu sumiyo ee uu kashifay Janaraalkii Wesrly Clark ee ciidamada NATO madaxda.ka.ahaa.
@IbrahimDhuux-v1u
@IbrahimDhuux-v1u Күн бұрын
Sheekhow waxa sabab u ah xasan sheekh
@MaxamedSaalax-c6u
@MaxamedSaalax-c6u Күн бұрын
Asc maxaa igu jabi ciidamada download ooqaranka oola soo xawiley Dhule demand uga hadliweysa
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 Күн бұрын
sheikh xagey ka jirtaa dowlada aad sheegeyso
@mahdihilowle5242
@mahdihilowle5242 15 сағат бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@AbdiAbdillahi-fn4dk
@AbdiAbdillahi-fn4dk 21 сағат бұрын
Asc dulmidiid waan kusalaamay kiiniya iyo itoobiya ayuu ushaqeeyaa madoobe waxaadhulkaliibsaday labawadan waacadaw soomaaliyeed waana soosheegay malahadadkii aqligoodu shqaynayay waydhamaadeen
@MalyunMahamad
@MalyunMahamad Күн бұрын
Dadka soomaaliyeed. Dagaal uma baahna iyo in laguduulo gobolo nabad ah sheeqoow ( dulmi diid intaad la baxdey dululmi. Ha u durbaan tumin ) !!!!!!! Alle kacabsoo
@caashoayuba
@caashoayuba Күн бұрын
Axamad Nuur Mahan Qoor qoor maahan lafta garden Wa will ogaaden Lafta Geeta badha Sadex dal geeska afrika dagan
@Aqlileey
@Aqlileey 19 сағат бұрын
Adigaba qabiil ayaa ku haya waayo markuu. Lahaa farmaajoow soo bax ma aadan hadlayn markii qaatumo. La lay ayey ma hadleyn hada marka gurguurte la hareereeyey waad hadashaymarka shiiqoow raali ahow😊
@kalkaal72
@kalkaal72 Күн бұрын
ASC BACDA SALAAN SHEEKH MAXAMAD AAWEY DOWLADDAAD SHEEGAYSID ?.
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
AXM MADOOBE WUXUU QABTAY DOORASHADII PL U QORSHAYSNAYD EE ADIGU XAQ KU HADAL.
@mohamedjibril-gk4vr
@mohamedjibril-gk4vr 12 сағат бұрын
Sheikh maxamed rashaad baa waa hore ka hadlay
@83587
@83587 Күн бұрын
Wan fahmi waayey dagalka Suriyo iyo Iraag lkn waxan si buuxda oon shaki laheyn u taagersanahay dagalka Falastiin kula jirto Yahuuda Allaha guuleyo kuwa Xaqqa ku taagan
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
KUWAASI WAA CIIDAN AY IYAGU SOO WADAAN OO CAAWINAYAAN...!!!!
@igaleabuabdilahi435
@igaleabuabdilahi435 Күн бұрын
War isgaadhsiinta ciidanka ahmed Gacanta maa ku hayya
@sharmarkeomar700
@sharmarkeomar700 20 сағат бұрын
Khawarij ayaa tahy u shaqeeyo xabashi
@mohamedosmanabdullah218
@mohamedosmanabdullah218 Күн бұрын
Sh.dulmi diid waxa halkaa ka cad in dawlada lagusoo duulay waxaan maalin dhawayd Aan daawaday sarkaal Ethiopian ah oo Leh waxba kama qaadi karto dawlada Somalia maamul Goba leedada
@mahdihilowle5242
@mahdihilowle5242 15 сағат бұрын
صلى الله عليه وسلم
@cllaahimaxamed7135
@cllaahimaxamed7135 15 сағат бұрын
asc
@aliabdiali272
@aliabdiali272 Күн бұрын
Asc Sheikh maxa ka qaldan xagee Dowlad joogta ma ma xasan tuug oo dhulki qabuuraha iibsadey baa Dowlad ku sheegaysa
@DARAWSH24
@DARAWSH24 Күн бұрын
Mashallah ❤
@XasanXaashi-ig7tl
@XasanXaashi-ig7tl Күн бұрын
Adeerimika ayaysoonali kufahantay Soorac adiguna
@jubbavalleycarrierllc9319
@jubbavalleycarrierllc9319 9 сағат бұрын
Xasan asagaa ayaa burburiyey constitution u dhaxeeyey wadanka oo dhan, wadankii oo dhan waa kala direy madaxaweyne sharcina ma ahan
@nazihat7
@nazihat7 Күн бұрын
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967734829253. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇............g😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Yemaniand
@Yemaniand Күн бұрын
😢😢
@haa8793
@haa8793 Күн бұрын
Same message different names scumer stop your lies كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب كذب
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Күн бұрын
Allaah aqliga hakusooo celiyo ogaaden xasan dameer
@MahadCabdinaasir-o4x
@MahadCabdinaasir-o4x Күн бұрын
Guuuuuul
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
ERDOGAAN IYO YA4HAUUDA AYAA DAGAALKA SUURIYA WADA
@aliakilwe1734
@aliakilwe1734 Күн бұрын
War dulmidiidow, adeer waxa aad ka hadlaysid oo ah dawlad goboleedyada awoodooda dastuurka ayaa u ogol.taana waxaa ka horyimid dawlad dhexe oo rabta inay sida ay rabto taasina waxay meesha ka saaraysaa dastuurkii lagu heshiiyey.
@FatmaHussein-l4m
@FatmaHussein-l4m Күн бұрын
Meshay kaimaden hakunoqdan ani wllkey aya kujira kuwa dowlada ahmed dacad aya lajira adeb hayeshan ilmaha alshabata kasocararen
@SaharaAdan-ob2kl
@SaharaAdan-ob2kl Күн бұрын
waxan maqli jiray shikh toolkisa kama jano tago hada shikhow qabyalad aya ku gashay miyaa? Ahmed madobe wa kan cidankisa.malin walba is ku diban cidaka dwlade xages ka kenta warkan dabar jibinta ah?
@ibnulhalaal
@ibnulhalaal Күн бұрын
No shiiqow waan ka diidnay dowlada dhan Somaliya la yiraahdo qabiil bay ku dhisan tahay hanoo kala saarin qabiil dowlad iyo mamul gobaleed
@adamahmed9433
@adamahmed9433 Күн бұрын
Sheekh munafaq ader darodisam udhamady catosh wa ayo? Ogaden
@caashoayuba
@caashoayuba Күн бұрын
Xafidulaahi Axmad Nuur waa halyeey daarood xasan xaaluf Kab buu kuwasayaa
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Күн бұрын
Ma adigaa qabyaalad ka hadlaya oo dad ka waaninaya walhi inanan aaminin garka iyo khamiiska
@degaghedi1738
@degaghedi1738 Күн бұрын
Insha Allah mdxwyne ha soo socda waa inuu mamal gobaleedka wada burburiyaa aayadoon dagaal dhigin kuwa qabiilka dhiigoodu kushaqeeyoow oo xaqdarada ay ujeedaan ugu hiliyoo aaqiro iyo aduunba halaag ayaa dalbanaysaane ogaada nabad ayaan rabnaa
@HamsecaliJamac
@HamsecaliJamac Күн бұрын
WCS dulimidiid allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa faatax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh loon baqi maayo iygaan ku dan bayandoon guusha israil waa burbur
Maxaa maanta ka cusub dagaalka Suuriya? | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 19 М.
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 6 МЛН
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Lazy days…
00:24
Anwar Jibawi
Рет қаралды 8 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2 МЛН
Новости дня | 3 декабря - вечерний выпуск
11:49
Euronews по-русски
Рет қаралды 39 М.