Masha Allah Shiekh wax aad u wangsan ayad umadan u hayas Ilaahay ah ku barkeyo
@mixedboy4422 жыл бұрын
absolutely right, my dad's Egyptian nd my mom's Somalian my father's family was so racist Nd They always abused my mom cuz of her skin color They called her the black cat , also they said that she was a black slave They even forced my father to divorce my mom Finally when i was 12 my parents got divorced then my mom took me, I love my mom very much, she raised me and I still live with her beauty has no skin tone there r black pple who are beautiful, there r also white pple who are ugly, most of the racist pple are uneducated, I love Somalis pple🇪🇬❤️🇸🇴
@gammanoor85912 жыл бұрын
So sorry you had to go through that everyone is beautifull on their own way and no one deserves to experience that
@abuduulaan792 жыл бұрын
You right sister, only the uneducated individuals bring out the worst nature of humanity. The only reason why they did this, is because they have no imaan and Islamic knowledge. They are people who are lost and we ask Allah to guide them and teach them. And, this is a test for you and your mother. I am Somali and I can tell you, Somalis are always forgiving and welcoming, even to these relatives of yours. Also, never let this experience give you a reason to believe all Egyptians or Arabs are like this. Indeed, there are many righteous and beautiful in all aspects. Khaire InshaAllah.
@mahadljama45782 жыл бұрын
Arabs face discrimination in Europe the whitw pple call them sandnigger white ppl don't see them as white.
@mixedboy4422 жыл бұрын
@@mahadljama4578 hh i know bro
@mixedboy4422 жыл бұрын
@@abuduulaan79 Ur right bro ty 💯😊
@abdallahxaji40682 жыл бұрын
Soomaalida isirkooda diidday ee abtirsiinta beenta ah ee Carabta sheeganaysay si fiican ha u dhegeystaan. Mahadsanid Sheekhow.
@@حبيبهعلي-م4ف kkkkkkk tariikh qoraysa in Soomali qaarkeed yihiin carab majirto. Bal keen taariikhdaas aan kula eegnee. Ma jirto.
@axmedfaarax7662 жыл бұрын
@@حبيبهعلي-م4ف yassid haday diideedo maxay soomaalida kaliya usoo hadal qaadatay Sheekadaas waa dhaga hadal iyo in ay iska jeediyaan khaliijka maalmaahan ku dhagan yamanta Maadaam Ay bahdil ku wadaan waxay rabaan iney carabta ka gadaan iney na yasaan
@hamdimohammed90942 жыл бұрын
Jinsigiisa qofka cararaayo yaakaliita
@deqanuur23112 жыл бұрын
Alhamdulilaah I am African and Somalia ❤
@ahmedabdirashid6872 жыл бұрын
Jazakallahu kheir wllka may Allah bless you
@ummuisra67212 жыл бұрын
Soomaali Ilaahay xaqa garansiiyo
@hamzaahmed78112 жыл бұрын
Soomaalida laba Shay Ayaa haysta, kow jahli laba xadaaradna maleh diintana kuma dhaqmaan laakiin sidaad sheegtay waa run iyadu waxay ka hadlaysay wacdi ka jira yemen oo dalka ay u dhalatay ah, ilaahay soomaalida tarbiyada hoose iyo hogaamiyayaal fiican alle ha siiyo aamiin aamiin aamiin
Allah ha ku xifdiyo sheekhow wax wanaagsan ayaa so gudbisa Somaali Allah bogooda burked ha isku mariyo
@sacdiyanur75832 жыл бұрын
Runta waa lagamareydtaan Somaliya waa Afikaan aan Biyo lagu dhibcin waana Mahad Alle❤
@Sam_Saylici2 жыл бұрын
African waxa la yidha wixi khaarada africa ku dhashay ama degaan ahan dagan marka Somalia dhul ahan Africa haday ku taalo waa african wax la is waydiyaba ma'aha africanimadu ma'aha isir inlen africa hal isir malahe balse dadkenu wax badan ayay isku qaldaan waana aqoon dari wayn
@somahmed1232 жыл бұрын
Useless
@محمدمصطفىغنايم2 жыл бұрын
اليمن أفقر بلد في آسيا ،كيف تسخر من بلد أغنى منها 🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯
Sheekh dulmi diid runta ayaa ka hadashaa Allah ku barakeeyo, aaway kuwa dhahaayay Carab ayaan nahay, dadka Somalida oo cunsurinimada aaminsan, shaki malahan waa jaahilnimo, Allah soo hanuuniyo.
@baraarug9692 жыл бұрын
Walahi waa jiro weyn oo lanagu soo koriyay
@kooreebe7 ай бұрын
Sheekh Dulmi diid waad mahad santahay Soomaalida na xaqa Illaah ha tusiyo
@funnyguymooha37467 ай бұрын
Xaq qofkasta wuu ogyahay ilaahey xaq kale nama tuso soomaali ilaahey harogo si Somali umadahan deriska Nala ah uqaataan wadankan
Carabta waaba yasaa aniga mida kale reer yurub carabta weeyba yasaan weeyna gumeeystaan xoolahoodana iyagaaba iskale hadeey doonaana yahuuda ayaala siiyaa hadaba carabi mexeey noosheegaayan anagaaba àduunka na qiimeeyaan illaheeygii soomaali IGA dhigay baan u shukrinayaa we aan carab iga dhigin
@foos812 жыл бұрын
Asc carab iyaga laatu aminuu ah aniga maba aminsani dad seef lagu muslimiyay🤲💙🇸🇴
This man is not a Shaikh and he Is selling the .5 agenda. A Shaikh knows limitation of the rule of Allah, but this talks about anything as if he is a scholar of every field. Takes videos that are against the rules in Islam and just talks about them and spreads fitnah. Lately, just like many jareer and .5 Somali haters, having taking over the Somali Social media just to insult original Somalis. And bring false history and claims. So brother, be critical before accepting these haters.
Walahii waan fahmay waayo ada na fahansiiyey Walahii waa xanuun qalbiga taabanayo
@claahidheere9253 Жыл бұрын
Maashaa allaah tabaarakallaah wax alle oggolyahay ayaad wadaa wll guuleeyso
@marianabokar78092 жыл бұрын
Soomaalida carab baa nahay bay yiraahdaan laakiin waa la yaabaa aniga soomaali baa ahay waxaana ka ahay xabasho walaahi waan ku faraxsanahay anigaa qabo maqaarka madoow ee quruxda badan walee inaa carab sheegan
@hashimhashim45632 жыл бұрын
Waxanka ahay xabashi maxawayo
@ugbadomar58812 жыл бұрын
xabash waxay wll
@blessingchanne18662 жыл бұрын
Xabashoo wa itopiyaan🤣🤣
@blessingchanne18662 жыл бұрын
Xabasho wa itopiyaan lkn somali wa somali
@fuaadcismaan3302 жыл бұрын
Xabasho waa qowmid ka tirsan dalka Itoobiya.
@afiarte8318 Жыл бұрын
WAA WACDI FIICAN MANSHA ALLAAH
@abdihassanaden45212 жыл бұрын
Adeer guur Somali yuusan Ku dhafin dunida kalena iskala dhaqan
@MahmedAhmed-oi4md8 ай бұрын
Wallahii dadnasabahweeyaan
@kubayoacademyfordevelopmen10852 жыл бұрын
Asc was run carab somali qashin ayey u arkan anagana isku dhadhajis wadankena yemen waa la boqray iyagana qashin ayey qaxotigi dajiyen dulinimada la kora somaley barak alah fikum
@elmimedsaid93102 жыл бұрын
Barak allah fikoum
@klm74572 жыл бұрын
Sideedaba waxaad sharaf ku leedahay waddankaada laakin haddi dadkaadii sidaas yihiin, waddankaadii idaas u yaallo, dawladdiina ay tabar lahayn so maaha calool xumo badan. Ya Rabbil-Alameen 🤲🏼 idigaa noo maqan
Sheekhu ALLE Habarakeeye Arrin Xaqiiqa ayuu kahadlay in labogaadiyo ayuu mudan yahay ee in la aflagaadeeyo waa ceeb iyo xumaan dadka qaar ayaa qoral halkan ay kuqoreen kumaagaya
@Vonaark282 жыл бұрын
HALLOO SHEEGO kuwa carabta sheeganaya aysan ahayn.
@abdi58522 жыл бұрын
Yemantu 75% waa madoow iyo madoow xig
@abdullomar86982 жыл бұрын
Kuwa madow wa kuwa somalida ay ku faanaan ayago leh carab baan ahay
@hayatmuze41392 жыл бұрын
Asc shiiq dulmi diid Jizakum laahi Alfa alfa qayr
@sacdiyosheikhdon9018 Жыл бұрын
الصوالين كل طيبين ألطاهرين إلا قليلا 🐪🐪🐪🐪🐪❤️❤️
@MahmedAhmed-oi4md8 ай бұрын
Waa run
@sadambile98062 жыл бұрын
Fahamka wa sheey qaali ehh
@abdiaden5326 Жыл бұрын
Maash allaah
@ugbaad41362 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa waaka xishooda inaan iraahdo Somali baan ahay sababtoo ah china qofka Somaliga ah burcad badeed baa looga yaqaanaa walow aan arkay qaar somali ah oo hindi sheeganaya iyagoo ka faanaya magaca somalinimada xaqa allaha na tuso waan baaba,nay dhan walba
Adiga hooyo cidii alle kaa dhigey ayaad tahay laakiin alle ma yaqaan carab ama cajabi waayo ilaahay qofka wuxuu ku karaa meey sa camalkiisa ❤❤❤❤❤❤
@jamalskp72802 жыл бұрын
Ka waran anaguna waanu ku soo dhawaynay somaliland Hargaisa
@sadiajimale10222 жыл бұрын
MaanshaAllah hadaa Soomaali nahay cidna wax uma ogin. Yamiyiniinta Somali yey qaxooti ku yihiin. Ilaaheey ummaddeena nabad ha dhexdhigo iyo wadaniyad.
@OMARCHANNEL92 жыл бұрын
Ma aragtay mar waliba an arkaa dad yemen iyo syriyan eh
@abdirashirdigninow10842 жыл бұрын
Sheekh jazakallahu kheyr qoftani qof jaahilada oo iyaduba is cajabisay ma haboona kuumana haboona in aad .tacliiqisid
@appleahmed83322 жыл бұрын
War adigaaba jaahil ahe maxaad ku heysataa gabadhaan waxey kuu sheegtay oo kaliya adiga waxaa kuu furan inaad tiraahdo mahadsanid amaba ka aamustid laakin inaad tiraahdo qof jaahil ah baan kugu carioday adiga sababtoo ah maba aadan garanin waxey ka hadleyso iney ku amaanryso iyo iney ku caayeyso
@ugbaadsaid51562 жыл бұрын
Somali lambar one ☝️ cunsur hadi lamaqlo waa somali
@mohamedkhaliifali66192 жыл бұрын
Aaway Soomaalidii Carabta sheegan jirtey?
@khadarhussen47522 жыл бұрын
Very colour GOD CREATED SO PLEASE RESPECT EVERYTHING SO
@SomaliPeaceAssociation7 ай бұрын
أشرف الناس صوماليون. لو ما تعرفو اعرف الأن. شكرا.
@umukassim21662 жыл бұрын
Cunsariyadda aduunka dhan ayey ka jirtaa. Somalida laftoda dadka ka madow wey yasan. Bini aadamko dhan Alle ayaa abuurtay. Alle na no makala eexan. Cid waliba qurux u gaar ayuu ilaahey siiyay. Alxamdulillah 🤲
Runtii tan layaab maleh Anaga dhexdeena is cunsuriyayna aduunka oo dhana way na yasaan Hawiye Daarood Isaaq iyo so so Allah hanaga saaro Magaceena Waa Somali kaliya halaga dhigo💯💯💯💯
@sahrasheikh43732 жыл бұрын
as sh sucudiga ayan tagay mar dow ninki baska waday wuxu nogu yeray Xabashi subxanalaah
@jannaat30072 жыл бұрын
Usheeg reer sheekh isxaaq al qureyshiyah
@KowsarCumar-p6c8 ай бұрын
Sheekh maxaa iga galay waxay iyaqanin aadinamaayo cidna yasimaayo❤