DAAUUD CALI MASXAF - NAFTAAD QANCISAA KU JECEL - EREYADII ABWAAN LAAB-SAALAX

  Рет қаралды 170,545

AMAANDHOOREY

AMAANDHOOREY

Күн бұрын

BAIDOANEWS AMAANDHOOREY

Пікірлер: 68
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
USTAAD - Daauud cali Masxaf Kaban sharaftiis ayuu tumay My fav kabaniiste all Time
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 3 жыл бұрын
ALLAH ha u naxariisto Al Ustaad Da'uud Cali Masxaf. Tiir buu u ahaa fanka somaaliyeed.
@muxtarim4011
@muxtarim4011 3 жыл бұрын
Gaaladu qofkaay la yaabeen hibadiisa , dadka kalana keeni waayaan waxay dhahaan""He has special talent" , runti daaud masxaf AUN wuxu ahaa special talented person , heesuhu waxay leeyehiin laba qaybood oo ugu muhiimsan ( waa laxanka iyo kabanka), daaud masxaf AUN ma jiro fanaan ku gaari kara laxan iyo kaban , dadka aqoonta u eleh daaud waxay dhaheen waa aabaha kabanka, hadalka yaan inku daaline daaud AUN waa tiir umada soomaliyed kabaxay
@abdirisaqristaabdirisaaqri575
@abdirisaqristaabdirisaaqri575 2 жыл бұрын
Aqooniyahan
@SaidDirieAbtidoon
@SaidDirieAbtidoon 3 ай бұрын
Ninkii Soomaaliya ugu laxanka yaabka badnaa waxa uu ahaa AUN [JIIR ]
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Allaya raxma raximiin ustaad Da'uud Ali Masxaf, janadii fardowsa Allah ha kuugu deeqo.🤲🤲❤🤲🤲
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Maalinba tiir ayaa ka dhaca fankeena, maantana waa Daa'uud oo xabaasha loo qaadi doono. AHUN 😭😭😭. Boqortooyo
@abdisalamali7020
@abdisalamali7020 4 жыл бұрын
Soomaalidu markuu qofku dhinto ayey qiimeeyaan. Gaarriye wuxuu u bixiyey Aasi-og!
@khalidhassan9506
@khalidhassan9506 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto, jannatul fardawsana ha ka waraabiyo.
@hassankeydomar929
@hassankeydomar929 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso Janatuul fardawsa Allow kaawarabi yaa rabi. Da'uud Cali masxaf .
@mohamedmostapha4414
@mohamedmostapha4414 2 жыл бұрын
Allahayow Qabriga u nuuri , sidii uu nooga farxin jiray uga farxi yaa allaah🤲
@mursaladan9239
@mursaladan9239 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto al ustaad daa, ud ali masxaf
@saidjama1710
@saidjama1710 4 жыл бұрын
Allah h unaxariisto daa uud cali masxaf tiir baa kadumay umada somaliyeed
@F13500
@F13500 4 жыл бұрын
Said jama madhintay daud aduunkaba lama socdo adiga cakuye qurbahan iwalay ax 😭😭😭⚰️❤️💐🙏Rip daud
@abdulkadirismail9367
@abdulkadirismail9367 4 жыл бұрын
Inaalilaahi waa inaa ilahi rajicuun ale qabriga haw nursho fanaan da'uud cali masxaf😭😭
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Ilahy ha u naxaristo maanta waa mar xuun aduunka waa sidaas wa kawada dhimani dhamaanten
@mubarakmohahamud3284
@mubarakmohahamud3284 3 жыл бұрын
the best song I had never heard. I loved meaningful words in the song.. allahyaraaxma daa,uud
@engabdifatahsamirjama5604
@engabdifatahsamirjama5604 Жыл бұрын
Allaya raxma al ustaad daa.uud cali masxaf Eeayadii xildhipaan hassan sulayman dhuxul laapsaalax
@AminoMohamed-rz3ph
@AminoMohamed-rz3ph Ай бұрын
Allaa yaraxma daauud
@faaraxcabdulaahi3796
@faaraxcabdulaahi3796 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto daaud cali masxaf
@kingmustafe7223
@kingmustafe7223 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariiso.
@HIIGSITRAVEL
@HIIGSITRAVEL 4 жыл бұрын
Alle naxaristi jano hasiyo dambigisa alle haka dhafo
@abdiakzimb1141
@abdiakzimb1141 4 жыл бұрын
Allow Raxmadii janno kusii. Aamin Aamiin,
@cmhayir6240
@cmhayir6240 4 жыл бұрын
rabbi ha unaxariisto dauudcali masxaf wan jeclaa fankiisa
@mubarakmohahamud3284
@mubarakmohahamud3284 3 жыл бұрын
Maraawaxiid maxaa cod aan copy laagu helayn ilahay ku manaystaay iyo weliba gacan aad moodo inay iyaadu music ga samaysatay. Ilahay naxariisti JANO hasiiyo isaga awoodleh Daa,uud Cali Masxaaf
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariso aduunyada laguma waaraayo
@cudoonali865
@cudoonali865 4 жыл бұрын
Waxaa ka baxay halkaas nin ana caadi ahayn .Allha hawnaxariisto walaalkeen
@rahimfitness2968
@rahimfitness2968 4 жыл бұрын
Alleh ha unaxariisto waa fanaan qaran
@Zaky_garad
@Zaky_garad 5 ай бұрын
AUN kabiirkii kabanka ustaad daud cali masxaf.
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 жыл бұрын
Ilaahay hau naxariisto daauud cali masxaf
@cabdilaahi7950
@cabdilaahi7950 2 жыл бұрын
Alle Hownaxariisto...
@faadumohenna6004
@faadumohenna6004 4 жыл бұрын
Allh unaxriysto geesiba inagbaxay allh unaxriysto janada geyo amiiin
@mohamedmowled7653
@mohamedmowled7653 4 жыл бұрын
allaw u naxaristo
@AhmedIsmail-ly6dx
@AhmedIsmail-ly6dx 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto marxuumka amiin
@ncawil7960
@ncawil7960 2 жыл бұрын
Yaa kaban canaantay een daaud ahayn AHUN🙏
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 4 жыл бұрын
Alle haku raxmadoh danbigaga alle haka dhaafoh
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
allow kuu naxariiso aamiin
@dagan1586
@dagan1586 4 жыл бұрын
Aamiin wllo rabi janadiisa haku Casuumo
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
CAKU ya Xabal Maxay Dad Ka xaysay Allaha Ha u naxaristo
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 жыл бұрын
Allow unaxariiato gacan macaanaaya
@ruuxiiraap3053
@ruuxiiraap3053 4 жыл бұрын
Allow unaxariso waa geeri xanun bdn
@hoodosiciid3896
@hoodosiciid3896 5 жыл бұрын
Mubaarik Axmed cabdi inkayga abahii ayaa wagii anu is jeclyn ii qaadi jitay ilahay danbigisa ha dhaafo caaabe
@waizyali6957
@waizyali6957 4 жыл бұрын
Alla yarxama raaxiin 😥😪
@jimcaalrsulieman3107
@jimcaalrsulieman3107 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto tiirbuu ahaa
@ugaasmaxamuudmaxamedxaaji4779
@ugaasmaxamuudmaxamedxaaji4779 4 жыл бұрын
Alle hau naxariisto
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 4 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto
@farduuscabdicawes9733
@farduuscabdicawes9733 4 ай бұрын
Heesta waxaan filaya inuu sameeyey laabsalax oo uqaaday gsbadhiisa yaasmiin daauud
@princessqadanofficial2090
@princessqadanofficial2090 4 жыл бұрын
Allah yarxamak
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 жыл бұрын
alla xabaali maxay dad haysaaaa
@JibrilHamar
@JibrilHamar 5 ай бұрын
HAMER
@snazzy-blue6393
@snazzy-blue6393 2 жыл бұрын
💙
@abdiroble3317
@abdiroble3317 Жыл бұрын
1
@saacidmuuse2619
@saacidmuuse2619 4 жыл бұрын
Eeboow kuu naxariiso
@abdurahmanhersi4763
@abdurahmanhersi4763 6 жыл бұрын
Asigoo kaaligi ah ayuu saan waax yeeleya kaa waran hadii fanaan kale oo waber ahaa laa heeseyo
@omeraden5767
@omeraden5767 5 жыл бұрын
Balaayaa ka dhici lahyd zhp
@rashmadmodel1862
@rashmadmodel1862 4 жыл бұрын
Adaa ila qiimo ween walibo igamudan qadarinow inaba cadi ma ahan hestan
@mohamedmohamud3639
@mohamedmohamud3639 2 жыл бұрын
Very stylish guitarist bravo RIP legend thank you
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
Heestan waxaa loo qaaday xaaska abwaan laab saalax yaasmiin erayaduna waa laab saalax
@ahmedabdulleafrah7588
@ahmedabdulleafrah7588 6 жыл бұрын
Arabsalah lama aqoon markan maqlijiray beenta dhaaf
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
@@ahmedabdulleafrah7588 kkkkk Soomaalidu horta maxay ku falaan xaqiraada qof walaalkood ah. Boowe miyaadan qoraalka u jeedin ; heeskaan waxaa iska leh xasan suleymaan dhuxul ( Laabsaalax) ; haddaad muran ka sii qabtod youtubka ka raadi soo djoweyntii Daauud iyo Cigaal ee Jigjiga oo daauud heeskaan ka qaadayo isla markaasna uu xusayo laabsaalax. Xasan laabsaalax waa abwaaan dhammeystiran bal ka erayo macaan abwaaniin waawyn oo hore; taas anoo boowe Garoowe kala socdaa u qiray ninkaas.
@maxamedibraahim2316
@maxamedibraahim2316 5 жыл бұрын
Hala waan salamaya sxpkay laabsax iyo fanaankeeni weynaa daauud Cali masxaf
@samiramohamed8987
@samiramohamed8987 4 жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajacuun
@husseinmohamed7233
@husseinmohamed7233 8 жыл бұрын
nice
@zadekmarioofficial308
@zadekmarioofficial308 6 жыл бұрын
Wleee kapaniste wayn
qarami khadra iyo  daauud cali masxaf
6:29
Cali daaud Cdc
Рет қаралды 28 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
Daa, uud cali masxaf
7:33
DALMAR FILMS
Рет қаралды 55 М.
DAAUUD CALI MASXAF HEES CUSUB WALAALO 2019 KABAN
12:42
xidig films hd
Рет қаралды 25 М.
Daa'uud Cali Masxaf : Bishaarooy aniyo adiga
7:17
kalagueyeh
Рет қаралды 128 М.
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
DAAUUD CALI MASXAF HEES "BISHAARO" KABAN LYRICS
7:04
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 93 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34