Daauud xanfar hees cusub

  Рет қаралды 40,272

nuuraani media

nuuraani media

Күн бұрын

Hayb sooc

Пікірлер: 42
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 жыл бұрын
😭😭😭😭 heestaan way itaabatay aad ayan uga xumahay walalahayn in wax aan jirin lagu tilmaamo cakuye somaliyey naga dhaafa xumaanta sharaf iyo ixtiraam ayan idiin haynaa walalayaal tolkay Allaha so hanuuniyo
@alishirre4
@alishirre4 3 жыл бұрын
Aad baaan uga xumahay walaalaheen Somaliyed Oo wakhti badan takoor ku noolaaaa Lkn samraan leeyahay ma foga Insha allah markii somaliya ooo dhan Daraf ka daraf isku xaquuq isku sharaf Isku nolol wada noqon lahaayen Somaliya idil insha allah midnimo.
@mahmmed9911
@mahmmed9911 3 жыл бұрын
Sax Adero gacliye 😍👏🏿👏🏿👏🏿🇸🇴
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
War rabi baa nawada uumay kamana fiicnin ayagaaba xalaal quudato ah ee qofwalbow qarrigaaga u baq adoon qofkale asxaan usameyneyn
@abdereheem9270
@abdereheem9270 4 жыл бұрын
Waan kaxunahay walaaleheen in lahayb sooco 😭😭😭😭😭😭😭meel kalatagimayno wallo uun nahay
@gesiabdi7178
@gesiabdi7178 4 жыл бұрын
qof somaali ah qof somaali ah kama dhalasha ficna dhaqan xun o isir sooc ah matagerayno uf uf dhaqan xun
@abdirisakmahmad8681
@abdirisakmahmad8681 4 жыл бұрын
daauud xanfar ex reer boosaaso walhi meel baan wada fariisanay gurigiisa waa qofkii iigu ixtiraam badnaa intaan qof arkay ma dadka noo caas ah baan leenahay waad naga hooseesaan iyagoo dad badan oo isku sheega ajiga ka ixtiraam mudan
@yasminmohamed5885
@yasminmohamed5885 2 жыл бұрын
Daauud xanfar waa asal reer qardhooda
@JiineeyJiiney
@JiineeyJiiney 2 ай бұрын
Anigu kama heb xumiyee😢
@ahmedartan360
@ahmedartan360 3 жыл бұрын
Waddan dhan oo uu gudihiisa Muwaadin u dhashay ku dhex dareemayo Dulmi iyo takoor way adagtahay inuu haleelo Dawladnimo waarta.
@naimanalka7476
@naimanalka7476 4 жыл бұрын
wlhi wanka xumahay walalaheen in la heyb sooco walibo iyago niman hawiye ah aaad uga xumahay habargidir murusade abgalow kaco oo walalaheen garab is tagaa wan simanahy walaalo aanahay 😢😢😢😢😢😢xaqii laga galay wakaa dalkii burburay allah aktisa walo simanyahay
@juweriaabdi9073
@juweriaabdi9073 Жыл бұрын
Soomaali ilaa qiyaamaha dulinimadaa ayay ku jiraysaa intay wllkeed sidaa ugalayso😢
@darwiish3454
@darwiish3454 4 жыл бұрын
Aad baan ugaxumahay in lahayb sooco qayb kamida bulshada soomaaliyeed Daud Xanfar waad garnaqsatay ilaahay kuwii kagaraaba oo dulmiga joojiya hanaga dhigo.
@ismailahmed6413
@ismailahmed6413 3 жыл бұрын
Mhmed abdiasis abdulqadir 🤠
@queendouza8441
@queendouza8441 4 жыл бұрын
Wlhy waaan jiriricoooday😥😥
@fahima6186
@fahima6186 2 жыл бұрын
Subxanllh😭😭😭 umadaan weey habaarantahy waxeey ladegi waayeen waa cuqubo Allow aan naloo rogin wax eey juhulo assaaseen anigu qof ban ahaye Allena waa iijeeda inaan si niyad ah walaalheey uaaminsanahay inaan isku mid nahay weliba kawanaagsanyihiin jaahiliin badan oo xoolaha lacaqli ah🤔😭
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 4 жыл бұрын
Maxaad u dhagaysan weydeen ajoow Nice weeye
@asmaabdi4904
@asmaabdi4904 4 жыл бұрын
Hhhh
@mastuurmustaphe9336
@mastuurmustaphe9336 Жыл бұрын
sorry 😞😢
@adoontiialekuxirneyd3938
@adoontiialekuxirneyd3938 2 жыл бұрын
Walaahi kamadhargo murtidaan waa runtiis aad iyo aad aan uga xumahay dad isladha shey in qaar ladhigo gun qaarna gob aqliga saxda mayeelaayo ilaahoow dulmigaan naga cafi waa ladhi maahee tooba yaarabi jaahiliga an foolxumada badan waa bil rabadaanee
@zamzamfiqi3600
@zamzamfiqi3600 4 жыл бұрын
ax ilintaa ika imatay wlhi calool xumo wa 2 walalla kala xun
@ilays7406
@ilays7406 3 жыл бұрын
Wlhi waa runtii heestasi hayb soca halaga dayo
@khadarcabdi1189
@khadarcabdi1189 2 жыл бұрын
Waw ilaa 2022 ayan dawanays
@fariidomahad190
@fariidomahad190 4 жыл бұрын
Wa sx daa uud fanaan aantaageero
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 3 жыл бұрын
Walahi waa xanun hestan,runti dulmiga ilahey maogolo
@Yasmin1architecture36
@Yasmin1architecture36 3 жыл бұрын
Erayga walal waan ka xanaqa
@king15716
@king15716 3 жыл бұрын
Hurdada beentaa iloow
@khadarcabdi1189
@khadarcabdi1189 2 жыл бұрын
Adban ugu xumahay In dad kalasocno
@Jama143
@Jama143 5 жыл бұрын
qofkii ugu horeyey oo dawada like iisaar
@kingmoha9965
@kingmoha9965 3 жыл бұрын
Waaa sax runtii xxxx wan kaxumahay
@ayanetaahmedharaarelovely6428
@ayanetaahmedharaarelovely6428 2 жыл бұрын
Xanfar yare😍
@kaabafarah6480
@kaabafarah6480 4 жыл бұрын
Cidna cid wax ma dheera
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605 3 жыл бұрын
Ax erayo iyo laxan Taabanaya ciqaabada.dhex taala Somlilnd iyo somaliya sidan dhaama
@falisfaarax7300
@falisfaarax7300 4 жыл бұрын
Ana khofkii labad baan ahey
@hodhanqali2574
@hodhanqali2574 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@ekraamsuleyman939
@ekraamsuleyman939 3 жыл бұрын
Axx😭😭😭😭
@sharmaarkenour3469
@sharmaarkenour3469 3 жыл бұрын
Omg he is tolking real words
@afaa9009
@afaa9009 3 жыл бұрын
Midgaan calaacal ma xoraynayo ee ha is xoreeyo
@adoontiialekuxirneyd3938
@adoontiialekuxirneyd3938 2 жыл бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل
duaad xanfar (roonow allahayow ruuxaad u roon tahay )
8:03
mustafe xaraaro
Рет қаралды 24 М.
heesti DIIHAAL DAAUUD XANFAR
7:08
Cabdi Dusee
Рет қаралды 32 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 87 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,5 МЛН
Faysal Muniir (Nafyahay Doqontiyo Qof Neceb)
5:26
Timacase Lyrics
Рет қаралды 8 М.
Daa'uud xanfar lyrics || jacaylkii igu sugnaa Original
6:30
HANAD CADEYSI
Рет қаралды 33 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,6 МЛН
DAAUUD CALI MASXAF HEES "BISHAARO" KABAN LYRICS
7:04
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 90 М.
New Somali Song Kaban "Faraanti" Xanfar Yare
7:20
Rageediifilms
Рет қаралды 619 М.
daauud xanfar iyo hees  macsn lamafilan
5:26
Abwaan Baandheeye
Рет қаралды 2,1 М.
Heestii Turxaan by: Daa'uud Xanfar
6:30
Somali Studio
Рет қаралды 84 М.
Daa'uud Xanfar Hees | Riyadeena Gacalooy |Lyrics |
7:14
Cadaala Lyrics
Рет қаралды 22 М.
Daauud Xanfar ( Naf Afduuban Baan ahay ) 2018 Hd Video  Music
6:04
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 524 М.
Heesta Carruurey Waa Dartaa iyo Ustaad Daa'uud Xanfar.
7:08
Abdirashid Muse
Рет қаралды 17 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 87 МЛН