Subxanalaa allaalow ubadan soo haadey oo xaqa iyo nabad iyo nolasha adun iyo aqirab dhan dhakeeda tus kuwana allow dulmigoda somaliya ka qabo
@Mahadosman-q9s4 сағат бұрын
Guul Jubaland iyo Ahmad madobe
@SarahWarsama-o8u57 минут бұрын
GUUL JUBALAND❤ GUUL AXMAD MADOOBE❤❤❤
@BibishanMohamed3 сағат бұрын
War aduunkan yaab badana nin daddies wax u ogolen oo garab ka helaya somalii dhunsan oo ka qarabta kenya iskana dhigaya inay u xiilinayan somali Illahey umada somaliya haka qabto 🤲
Waa BEEN in DAAROOD ay maanta iyaga oo mid ah shiri karaan. DAAROOD kala qaybsan, oo la heli maayo illaa wax yar mooyaane MARREEXAAN la mawqif noqon kara MAJEERTEEN iyo OGAADEEN, oo ahaayeen kuwii, iyaga oo INSAARAX ah doorteen Xassan Sheekh kadib markii ay xilka ka tuureen Formaajo.
@Bashiir-i4m4 сағат бұрын
Talada hadii la diido waa lagu turunturroodaa tagogtana waa laga jabaa xassanow Talada qaado tabar aad wax ku qasabto hadad ledahay diyaarad maadan ciidan ku keenteen ee jilib ayad imaan laheyd marka jabhad inad ka dhex sameyso jubaland oo walalo somaliyed isku layso xukun kuma kordhisaneysid adiga before iyo after isku daawo iskuna dhageyso
@abdikarinisnail52403 сағат бұрын
Waxaan odayaashaan qurun war wax iska celiya.
@karlesk64984 сағат бұрын
😂😂😂😂 macaac bacaac axmed madoobe amiirka qarsoon shabab ee juboyinka waxuu qadayaa wadadii shiekh shakir iyo xassan dahir aways jubaland waa la kale jarayaa qolaba degankeeda mamul u dhisanaysaa waxaad somaliland ka dideen dadkale ku qasbi maysaan , markuu axmed madoobe marexaan gumadayay oo Kenyanka u adeegsanayay xagebay jirtay daroodnimada
@khadarcabdi15853 сағат бұрын
❤
@saedmohamemm41954 сағат бұрын
Waa tuugo
@IsmailAhmed-f2l4 сағат бұрын
Ar Daarood fulaysanaa
@abdikadirhaji6852Сағат бұрын
Daarood Goormuu Fuley Noqday Waxa Dalkaan Xoreeyey Daarood bal iisheeg Cid ladagaalantay Gumeestihii Gaalada ahaa ee kusoo Duuley Dalkaan Somalia
@MahmudAhmedAbdulleСағат бұрын
Darood ba fulay ah kalaya tarikh been ah bad in badan isku shegteen
@Adnan-bc1vk4 сағат бұрын
MA OROMAA AF ADAGAA
@Abdiyusuf4904 сағат бұрын
Qabiilow bala kuqaaday goormaa qabiil an kakoraynaa
@AdanIdow-sy4hv3 сағат бұрын
Daarood hada miyay daarood nokhden mise se waxujiraan
@khadarcabdi15853 сағат бұрын
Asc. Share
@adansuleyman74954 сағат бұрын
ADEERAYAAL MA HABOONA SIDANIYO JOOJIYA QABYALADAN HADII TAASI DHAMAAN LAGA SHAQAYN WAAYO UMADAHA DALAL KA KALENA DHIBABAAD TIHIHIN IDINKUNA WAAD KU DHIBAN TIHIIN
@abdikarinisnail52403 сағат бұрын
Wuu idin soo qixiyey wadankale buu idiinka daba yimid oo isku kiin direy naf ma lihidin. Nin hunguri ma xoroobe.
@hassanbuni17254 сағат бұрын
Soomali heshiisa wuxu ku badalay loo joojin maayo kaligii tashade halala gudhiyo
@keyfmohamed8345Сағат бұрын
Odayashan kara kamida soma ahan kuqii etobiyanan nahay dhahayey Somali manihin gogameya somali manata noqaden jubalan waa lala leyahay wana somaliya lomana jojinayo ilaheey sharatina ha idunaku celiyo jubalana Axameda madobe waa cadawa khawarijata ushaqeyo ee ilaheey haka horalexiyo umada asaga iyo odayashan karakamida hadalakoda wakuwa khawarijata ku abuuray dalakena kuna naxay bahalada☠🦂
@halimayusuf48994 сағат бұрын
Waxaan la yaaba nahay odayaashaan ma waxaa ay ilowsan yihiin ciidamada xooga dalkeena Soomaaliyeed dhulkooda meel ka mid ah ayaa la geeyey waxaan idiin arkaa odayaal aan ka raali ahayn maslaxada dalka Soomaaliyeed sababtoo ah ciidamada dal walba ayagaa dalkooda amaan kiisa ka mas,uul ah Hadda waxaan maqalnaa Kenya oo qayl8nayso oo dha hey so ciidamada hala,celiyo la,keenay Badhaadhe war maxaa looga wada qaylinayaa. Ciidamada ma aragteen cid ay la dagaala maayaan xuduudyada dalka Soomaaliyeed ayey amaanka ilaalinayan waxana u arkaa in uu diidan yahay cadowga Soomaaliyeed in uusan rabin in ay soo noqoto awoodii ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed waa qasaaro inta ay ku darxi lahaayeen ayey waxaa ay u hii8naataan nin haystay 14 sano hadana 5 sano ku darsaday maskaxada miyuu ka shaqaynayaa dalalka shisheeye ayuu u shaqeeyaa. Marka waa la sugayaa amaanka xuduudyada dalka Soomaaliyeed oo dhan.
@abdikadirhaji6852Сағат бұрын
Kkkkk Ciidamada Hargesa oo tiri Amxaara dhul iyo bad siinayaa maa lageeyo katag meesha