Daawo afar qodob oo waaweyn

  Рет қаралды 11,411

Abwaan Kabayare

Abwaan Kabayare

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@alisaid8234
@alisaid8234 6 күн бұрын
Kabo yare , hooyadaa nin Bay dhashay guulayso
@faadumocali5574
@faadumocali5574 5 күн бұрын
Mw Farmajo Allah noo soo celiyo
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 6 күн бұрын
Masha Allah yaa Abdirizaq cabqari caqbqari dhalay oo wadani ah baa tahay cadawgaa ha jabo geesi garasha dheer
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 6 күн бұрын
Masha Allah Abwaan Runtaa ayaad sheegtay. Well done
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 6 күн бұрын
Mashallah guul odhay somaliyed xaqa in la cadaya wa sharaf.
@YusufcabdulahiMujerten
@YusufcabdulahiMujerten 6 күн бұрын
Mansha Allah. Walal. Macan. Somaliya. Guul. Farmaajo. Guul. Ssc. Guul.. Scw. Scw. Scw. Scw. Scw. Scw ❤❤
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k 6 күн бұрын
Asc Xagge ku qarisay oo aad ku maqnayd. Xogaha aad baa loo xiiseeyaa waayo si hanaan wanaagsan ayaad bulshada wax u fahamsiisa adigoo si quman isu kor istaaga qodobo bulshadu aad u daneyso. Fadlan maandhoow maalintiiba Hal fiidiyow soo duub, Guud ahaan xaalada dalka iyo dhamaan Gobolada dalka waxa ka socda kaga hadal. ❤❤ Fr.. Puntland ❤❤ Abtiyaasha ku Jecel❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdisharif8315
@abdisharif8315 6 күн бұрын
Jumca mubaarak abwaan kabayare
@awesabdi882
@awesabdi882 6 күн бұрын
Abwaan kabayare halyeey sooomaaliyeed baa tahay weligaaba xaqa ayaad ka hadashaa horay usoco ina adeer waa suldaankii beesha ayaansame waa ku taageersanahay 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@naalayeaadam2909
@naalayeaadam2909 6 күн бұрын
Abwaan kabayare ilaahay rag garashadaada oo kale leh Soomaali haw soo saaro kuwaas oo ka yimaadda dhamaan qabiilooyinka soomaaliyeed. Walal Rabbi caqliga, cimriga, cuudka, cilmiga iyo cibaadadaba hakuu barakeeyo.
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 6 күн бұрын
SALAAN SARE ABWAAN KABAYARE FROM LAASCAANOOD SOMALIA
@Junanilll
@Junanilll 6 күн бұрын
Somalia intay Hawiye iyo Daarood madax uyihiin sidan ayaa laisku eedeyn waliged.
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 6 күн бұрын
Waa runta
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 6 күн бұрын
ABWAAN KABAYARE WAA WADDANI RUNTA KAHADLA GUULEYSO WALAAL FROM LAASCAANOOD SOMALIA
@mohamedroble7741
@mohamedroble7741 6 күн бұрын
Abwaan warkas wa cadyahay
@RosiAswan-vv1zf
@RosiAswan-vv1zf 6 күн бұрын
Formajo wa maraxaan You see mogdisho is fire
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 6 күн бұрын
Cadaaladu ha shaqeyso waa sida kaliya ee somali iskula joogi karto waa in la iska qabtaa 70 jirkaan noo wada kaligii taliye oo mustaqbalka dadka somaaliyeed laga taxadaraa. Mahadsanid Abwaan well done
@RosiAswan-vv1zf
@RosiAswan-vv1zf 6 күн бұрын
Leave alone formajo 😍😍 You are hawiye okay dont forget befor formajo wa maraxan Hawiye uu heeg
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 5 күн бұрын
Relax man, no one is talking Qabyaalad here sxb take it easy
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 6 күн бұрын
Runtu wataa guulayso Runtu waa xanuun shalay iyo maanta eseakaa ❤❤❤❤
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 6 күн бұрын
ACww Abwaan Well come back❤❤❤😂
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 5 күн бұрын
❤❤❤❤ Abwaan Kabayare saxaafi daacad ah Al cadaala kusoco libaax,,, isiiiiiiii sisinta iimey
@jamayasin2155
@jamayasin2155 6 күн бұрын
Xasan Sheikh in uu dawladnimada Soomaaliya bur buriyo ayuu rabaa oo aan looga dambayn taas aniga maanta iga qor
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 5 күн бұрын
Well said bro. You are wallaahi true fact teller.
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 6 күн бұрын
Cabdiraxman cabdishakuuur caaadi maaaha hhhhhhhhh Gantaalladiiisu waa kuwo Hypersonic oo kale ah,
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 6 күн бұрын
Jumma Mubarak
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 5 күн бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤
@geeleisse4406
@geeleisse4406 13 сағат бұрын
Muqdisho dowladnimo mataale sidii 1991 reerkasta xaafadisa ha aado . Inta dowladnimo loo soo bislaanayo
@turbshit
@turbshit 6 күн бұрын
saas waaye kabayare 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@abdibotan4740
@abdibotan4740 6 күн бұрын
Waan kusalamaya wall nollow wadani Somaliyed nollow ❤
@geelqaad9160
@geelqaad9160 6 күн бұрын
Mahadsanid Mudane Cabdirizaq kabayare.
@sahruja5777
@sahruja5777 4 күн бұрын
Guul madaxweyne Xasan shiiq cadawgaaga cagta kahoos.
@bby6
@bby6 6 күн бұрын
Abwaanka wa runsheg so keep going brother
@Tasniim1
@Tasniim1 6 күн бұрын
Juma Mubarak.
@sheikabdinasir7616
@sheikabdinasir7616 16 сағат бұрын
Dhiiqo Gurguurte Shiidoow Aboor Xaabsade Habaarane Qoslaaye IWM
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 6 күн бұрын
Xasan. Wuisdilay rajo. Maleh
@Nuurah951
@Nuurah951 6 күн бұрын
Waa xaqiiq xasan inaan wadajir isaga qabto
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 6 күн бұрын
Gesy aya ku.dhalay kapayare Allaha naxaristo
@SafiaMohamed-m1e
@SafiaMohamed-m1e 6 күн бұрын
Baarlamaan kaan beesuu jafjafanaahe. Ha is daalin kuwaan. Dhuunta ay wax ka arkaane
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 6 күн бұрын
Abdirisaaq kabayare habo asc ❤❤❤
@CumarXasan-p3l
@CumarXasan-p3l 6 күн бұрын
Guulleyso abwaan kabo yare
@QARDHAAS
@QARDHAAS 5 күн бұрын
Walaalkeyow kaama yeelin, CAQLIYAAN LEENAHAYE HAYI RAAC MANIHIN, WANAAG WAA RAACID CADOWGEYHA HA HOGAAMIYEE, MUCAARADADA & MUSTAQBALKA DALKA & DADKA HANOO KALA SOOCNAADAAN, MEEL FUDUD BAAD KA RABTAAN EE KALSOONI ISGALIYA.
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 6 күн бұрын
Hawiye haduu sidaa samayn waayo waa laga tashanayaa.
@aknoor4
@aknoor4 6 күн бұрын
Hasan maxamuud calasow Xasan madharge 😂😂😂😂
@rizakhaji7498
@rizakhaji7498 6 күн бұрын
Hadii sharciga uu raaci waayo villa somalia xoog baa looga saarayaa waa xaqiiq.
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 6 күн бұрын
War sheekaduu uqurxiyeee saxbiib waxaa la dhahaaaa sacaha lo,da ah ayaa maah maahdaaleh😊
@hashiugas1603
@hashiugas1603 6 күн бұрын
Abgaal Mudulood Waxaa ku Taagan Tooreey Waxaa ku Dhuftay Tooreeyda Habargidir Tooreeyda Magaceeda Waxaa la yiraahda Hiraab Dami
@subraarm4381
@subraarm4381 6 күн бұрын
Wariyaha runta sheega Murursadoow Marka Hore Waxaad Tihiin caasi Waxaad ahaydeen Dawladii Siyaad Bare ee Agoon iyo Fiqiir Aflixiya Mururusad wuxuu u dhiibay Mohamed Sheikh Cisman Maaliyada oo lagu Iloobay sanado badan Luul Mohamed waxaa Qabay Abdi Haji Xashi oo dalaayo la dhashay,Gaafaw oon daris ku ahay wuxuu ahaa Nin laga danbeeyo. Farmaajo wuxuu Idin siiyay Raysalwasaare Hawiye oo dhami Hiraab ha ugu daraado ka Cadhoodeen sidii Farmaajo loogu diri lahaa ayay Sanado ka tashanayeen waan dhacday Dawladii Khayre iyo Farmaajo oo Xawli u socota Ayuu Hawiye oo Murursade ugu horeeyo dagaal ku qaadeen maxaad dalka burburkiisa had u jeedaan uga hadli waydeen.
@عليعثمان-ح7ط
@عليعثمان-ح7ط 6 күн бұрын
@@subraarm4381 may jooji sheekada farmaajo uma dooran murusadahaan ee waxoo udoortay kheere aqoon oo u la haay markii hore iyo waxqabad wax kadambeeyay majirin oo ah Reeysal wasaare lamida asiga mida kale xaq ayeey uleeyihiin waamuwaadiniin dalkooda jooga mana lagu amaalsheega karo daaroodna malahan doolada ee waxaa leh soomaali marka saas ogoo sxb
@nasracaynab411
@nasracaynab411 6 күн бұрын
M.a Kaba yare warkiisu naxli makeh
@AhmedDahir-io2wy
@AhmedDahir-io2wy 6 күн бұрын
Asc abwaan kabayare mashaallah waa runtaa waxa socda ma aha wax innabacaadi ah hadanan hada laga hortagin damage qurucan ee Xasan mooryaan wxay noqonaysaa in Somali kalatagto oo dowladnimadii Somalia baa bado waana masiibo aad xun.
@AhmedibrahimHusein
@AhmedibrahimHusein 4 күн бұрын
Ascww xasan sheekh iyo inta inta ku raacdayba waxay mudan yihiin in lamaxkamadeyo sidaas waa kula qabaa anwànkow mahasanid
@AnCmaj
@AnCmaj 6 күн бұрын
SOMALI DHAQAN CUSUB AAN LA IMAANO AHAYN KAN GUQABSO KU QADI MAYSIDE AHAYN
@عليعثمان-ح7ط
@عليعثمان-ح7ط 6 күн бұрын
kkkkkk waa leey yee laa cunug aboota korisa ayaad moodaa kulahaa dhibadanaa
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 5 күн бұрын
FARMAAJO WUXISHONAYEY LAKIN KANI WADAMER INAGELE
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 6 күн бұрын
Kabayare Xaqa Ayaad Ka Hadashaaye Mar Walibee Habo Allah Ku Xafido!!!! Xasan Sheikh Asaga Dawladii Oo Dhan Xaalufsaday Xasan Sheikh Asaga Ayaa Dhulalkii oo Dhan Ee Danta Guud Iibsanaayo Tan Kale Dawladii Federal Ka Somalia 🇸🇴 Oo Dhan Ayuu Hal Il Beel Ah Oo Beeshiisa Ah Ku Soo Ekeeyey !! Taas Ma Dawlad Baa Mise Waa Wax Qoys Leeyihiin !! Xasan Dhiiqo Dawladiisa & Dawladii Farmaajo Waa Wax Aan La Isla Barbar Dhigin Karin??Oo Waxa Ay Ahayd Dawlad Soomaliyeed Oo Qabiil Kasta Iska Dhex Arkaayey Ayeey Ahayd Farmaajo Dawladiisii!! Tan Kalena Farmaajo Tuug Ma Ahayn Dhulalkii Danta Guudna Ma Iibsaneynin!! Laakiin 100% Xasan Dhiiqo Waa Xaalufsade Aan Waxba Deynin?? Kala Duwan Labadaan !! Nina Waa Nin Sidii Mooryaantii U Dhaqmaayo Nina Waa Nin Wax Barrtay Oo Dawladnimo & Hanaankeeda Waday!!! Xasan Dhiiqo Waa Bahal Lagu Soo Daayey Dawladnimadii Soomaliyeed Ee Uusan Waxba Uu Reebanin Wadanka Allah Ka Qabto/ Ameen
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 6 күн бұрын
Hadaanu Rer puntiand nahey wax Aanu m.siyad bare iyo Farmajo ka diidney Xasan shiikh iyo kooxdisa 2024 ka yeeli mayno Marnaba Ee Laaya muqdisho anaga kuleh 😂
@batulasmail8261
@batulasmail8261 6 күн бұрын
Xassan Dalka wuxuu u horseeday burbur hadii aan la Daba qaban Laguna kala dhaqaaqi doono Cadowgana wixii uu waligiis raadinayey ay u hirgashay.
@Tasniim1
@Tasniim1 6 күн бұрын
Maraa waaxid ninka ragga ah waxaa fiican inuu hadalka runta ka’abaaro shalay haddii aynu ahayn dadkii labaxay badbaado qaran oo ay daacad inaga ahayd maanta maxaa inoo diiday inaynu Xasan ugaga soo horjeesano foolxumadan uusameynayo inaga oo wadana magacii badbaado qaran? Abidirizaaqoow ina abti adigu waxaa laga yaabaa inay daacad kaa ahayd badbaado qaranimadu laakiin dadka kale ay uga weynayd Hawiyisimku. Sababta oo ah waxa maanta Xasan walaaqayo Farmaajo mawalaaqeyn wax badbaado qaran layiraahdo oo hadlaya waxaanu aragnaa adiga iyo C C Sh Sax in khaladaad dhici jirey laakiin Xasan tusbax furmay weeye wixiisu. Wa’Allahu aclam.
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 6 күн бұрын
Afkaaga caano lagu qabey habo
@hananali4200
@hananali4200 6 күн бұрын
Kabayarow illahey halaga baqo 34 sano aa dalka burburineysen dowladna ma arbtaaan lkn illahey. Ba idinka weyen isgana xisabin
@saidabdi136
@saidabdi136 6 күн бұрын
War ayaantaan xagee ka baxday Kabayare.
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 6 күн бұрын
Sax 👍
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 6 күн бұрын
ABWAAN KABAYARE XASSAN CALASOW WAA NIN CAQLI BADAN,OO FULINAYA QORSHE AY U DHIIBEEN CADOWGA SOMALI, LABADII SANO EE HORE DADKII DAGAAL AYUU KU MASHQUULIYAY LABADII DANBANA DOORASHO AYUU KU MASHQUULIYAY, WAA NIN CADOWGA SOMALI HALKAN GEEYEEN, SI UU MARBA SHAN SANADOOD UGA LUMIYO, NINKAASI HA LA BAADHO IN LAGU GAALEEYAY KANIISADII XAMAR KU OOLI JIRTAY AMA SCHOOLKII MISSIONARIGA AHAA EE JOWHAR KU YAALAY NINKAN NAXARIIS ISLAAM IYO MID SOMALI KUMA JIRTO XATAA MID HAWIYENIMO IYO ABGAAL KUMA JIRTO, MARKUU AWRKIISA KU KACSANAYO AYUU HAWIYE NOQDAA
@HirsiFarah-h4k
@HirsiFarah-h4k 6 күн бұрын
Caqliga allaha kuu dhawro abwaan kabayare
@abdibotan4740
@abdibotan4740 6 күн бұрын
Xasen xollo xayaewankas foshaxun nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas
@suadadude7926
@suadadude7926 6 күн бұрын
😂😂😂
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 habo waad saartay meel xasan munaafaq madharge
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 5 күн бұрын
kaas madaxiisa ayuu ka shaqeynayey ama kan aduunkii oo dhan ayaa amraya markuu diyaarad raacabo wax loo soo dhiibey ayuu fuliyaa asagan wuu waashey anagana wuu nawaaley inuu soomaali talo ka qaato wuu diidey cadow ayuu talo ka soo qaadanayaa soomaaliyeey ciidanka inta hartey siisi ayaa ku dhameynaya badacas xuuti u diraya siisi ciidamadiisa uu soo daldalayo isagii ayaa ku fashilmey xukunkii oo dadkiisii ku soo baxeen malaayiina xadaey baahi ayaan u soo baxneyniyagas yiri
@hashiugas1603
@hashiugas1603 6 күн бұрын
Hasan Waa Nin ku jira Blackmail Fadeexad & Ceeb
@RaageAbdullah
@RaageAbdullah 6 күн бұрын
M.a
@sahruja5777
@sahruja5777 4 күн бұрын
Xaaryare iska oy 10sano soosocota dalxoreeye ayaa kuutalin ee kubishaareyso
@SamayoSaciid
@SamayoSaciid 6 күн бұрын
Waxaan maqli jiray ninbaa yiri waxay igu haysay ayay isku haysaa
@Habiba-o6x2j
@Habiba-o6x2j 6 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍✅🙏♥️
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 6 күн бұрын
Qarandiidka ha quusteen viva Mw Xasan sheeq
@adenxirsi6046
@adenxirsi6046 6 күн бұрын
War nin yayahaw .nin wax .garad ah aya tahay. Jeex jeex runta.
@DahirMohamud-m1y
@DahirMohamud-m1y 5 күн бұрын
Xasna waa abgala langab
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 5 күн бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 6 күн бұрын
😂😂😂😂
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 6 күн бұрын
😂😂😂
Deg-Deg Dood Wadaag Mudo Kororsiga M/W Xasan shiiq & Daahir calasow o Dhahay …
32:43
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 41 МЛН
Imisa ayuu Xasan Sheekh ku qaatay qaxootiga lacelinayo?
12:25
Abwaan Kabayare
Рет қаралды 7 М.