Daawo Aqoonyahan Faysal Rooble Oo Fashiliyey Damaca Abii Axmed Iyo Xisaabta Uu iskudhufsaday Ee Dhul

  Рет қаралды 10,846

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
@AadanmaxamadCusmaan-y8n 4 күн бұрын
Soomaali Weeyn ha jirto oo ha noolaato.
@SALEBANMSHIRE
@SALEBANMSHIRE 4 күн бұрын
Mahadsanid walal faysal rooble walahi waa tariiq mug leh ayuu ka waramey balse aniga ka shaqsi ahaan waxan ahey aabe somaliyed ku soo dhaqan barbarey somali baa ahey somali mid ah ayaa amisanahey Jigjiga ilaa xamar ilaa garisa somali mid baa rajadeyta ay tahey insha allah way imaan
@mussejama311
@mussejama311 5 күн бұрын
Xasuuqa ugu badan ingiriis baa gaystay,xabashina noo keenay..
@falisissahak
@falisissahak 5 күн бұрын
Asc Wallahi faysal rooble markaan dhageysto aad iyo aad niyada ii soo dhisanta Because waa nin soomaalinimadu ku dheer tahay misna hadalka heli og oo ku deeqsiin kara kuguna socda sidii adoo haraadan oo biyo helay oo kale Faysal rooble aqoontaada iyo dadnimadaada ajar iyo xasanad allaha kaa siiyo oo aan la soo koobi karin
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 4 күн бұрын
Wallhi oo bilaahi wllo anigaa kula mida rajaan dareemaa
@musemuse417
@musemuse417 5 күн бұрын
Eng. Faysal Roble, waxaad sheegi jirtey in Ethiopia burburtety oo kala tagtayhadsna waxaad leedahay waa khatar. Soomaali waa wada hubaysantahay miyo iyo magaaloba. Xabash xun oo jaahil ah oo badowoo baahana waxba sheegi maayo. Tankdle xagee fiekahmd ku noqotay Ethiopia, waxay ahaayeen dad ku gadoonsan buuraha oo ilbaxnomo weyn aan lahayn aduunkana ku xidhnayn.
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 5 күн бұрын
Arimaha eey isla jiibinayaan waxaa ka buuxa qaladaad badan tusaale ineey yiraahdaan deegaanka lawada degan yahay ogaadeeniya taa waa qalad tan kale ninka lagu magacaabo Maqtal waxuu ahaa nin u shaqeen jiray xeera salaasa hadana waxeey inoo barayaan inuu ahaa halgamaa iyo qaldaad intaa kabadan ayaa ku jira wada sheekee sigooda aniga ma oran karo waresi noocaa.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 5 күн бұрын
Aqoonyahan feysaloow umada aad wax u sheegayso gaar ahaan kuwa madaxda somalida ee fashilmay kuma fahmayaan waa dad hunguri u galay siyaasada
@abdigah5364
@abdigah5364 5 күн бұрын
Dulli ku riyoonaya oo hinaase-bilaash ka qaba guusha Somaliland weeye kan wax waraysanaya . Waa Somaliland iyo Ethiopia midna midna kabahooda inaad baalashayso xataa uma qalantid . Somaliland dalkeeda ayay xir ku tahaye idinku inaad dalalka geeska u kala basaastaan mooye meelna sharaf kuma lihid وبالله التوفيق
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 күн бұрын
SOOMAALI LAAN MAXAY TAHAY MISKIINOOW ADIGA WAA LAGUGU BIRTUMANAYAA DHULKAAGA OROMO AYAA ADIGA OO JOOGA U SOO SOCOTAA BIRTANA GOOR AY NOQOTABA BIRTA KAA ASLAYSAA HURDAAYOOW HADH GALAY WEEYE KA TOOSEE,TASHO ADIGU XINIINYAHA ETHIOPIA INAAD LEEDAHAY HA MOODINA ETHIOPIA AYAAD QABAAN U TAHAY OO KULEH DOQONOOW REER REERKA KA BAX OO QARAN HIIGSO
@yusufabdullah1262
@yusufabdullah1262 5 күн бұрын
DDS wax kajira waa gumeeysi
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 5 күн бұрын
Profoss aaaa
@kashkash7600
@kashkash7600 4 күн бұрын
Waa taariiq wngsan lkn aqoonyahanadeen afsoomaaligii iyagaaba ka guuray waxaad u maleynaysaa inay ajanabi wax u sheegayaan waa ayaan daro midaasna
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
@AadanmaxamadCusmaan-y8n 4 күн бұрын
Afka Soomaaliga iyo kan Giriiga ereyo badan yaaba ka dhexeeya, sidoo kale laatinka, germanka iyo afaf badanoo kale ee Aasiya ilaa Europe iyo Afrikaba fiddsan oo Afka Soomaaliga soo wada xigsada amaba rascsiisan😂
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
@AadanmaxamadCusmaan-y8n 4 күн бұрын
Ethiopia????????????, waligeeddba ma eey jirin, illaa xusuuq, amar ku taakleeyn qaawan iyo dhul ballaarsi ma ahee oo eey guumeeysta yaashii reer galbeedka ee masiixiyadnimadu ku saleeysneed,walina araktidaas yaa ka go,an, iska illoow wiilka oroomka ah ee askariga ihiyee😊
@saidahmed3524
@saidahmed3524 4 күн бұрын
Waxaan fahmi waayey itoobiya tiro ahaan waa korayaan soomalina meesheedii ayay taagan tahey
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 4 күн бұрын
Djibouti miyaanu ahayn taligii taliye recordable jabiyey, maxaad u sheegi waydey ninka taligii taliyaha.
@ismailAli-vk3ng
@ismailAli-vk3ng 4 күн бұрын
Si waanaagsan iyaad u daadihiseen dooda,laakiin waad moodaa in aad soomaaliland uun farta ku godaysaan. Horta ogaada in soomaaliland ay ku biirtay soomaalia. .midna kawaran buntiland iyo juboland maxaywadaan imika?
@AbdijabarAhmed-pe6vi
@AbdijabarAhmed-pe6vi 5 күн бұрын
Hassan Sh. Maximum ma laga qaban wuxuu dalka ku samaynayo?
@OmerIsmail-x4m
@OmerIsmail-x4m 13 сағат бұрын
Soomaalidu siyaasad qabiil ku salaysan qaranimadeedu ma ku badbaadi kartaa
@yusufabdullah1262
@yusufabdullah1262 5 күн бұрын
Gumaysi iyo cabsi cadaadis ayaa lagacabanayaah
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 4 күн бұрын
Qotigan layidhaahdo Faysal jaajaan waa nooca aan aqoon iyo odorostoona lahayn waxakaliita kuwa wax waydiiya kkkkkkk
@abdigah5364
@abdigah5364 5 күн бұрын
Xasad iyo xaarwalwaal isu nacm-laynaya ayaa is-waraysanaya .
Waraysi Xasaasi ah:Hadaan dhinto Mahad Salaad ayaa ka dambeeya!!
15:38
Falanqeynta dhacdooyinka geeska Africa iyo bariga dhexe
43:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 66 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Sababta Puntland u diidan tahay wax ka badalka Dastuurka
10:20
BBC Somali
Рет қаралды 111 М.
Maxaa keenay heshiiska barika dhexe ? Waa kuma qofka keenay ?
25:05
Xogmaal Media
Рет қаралды 76 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
MOOSHIN: ka dhan ah RWe Xamse Cabdi Barre, oo ay wadaan Xildhibaannada Golaha Shacabka
1:04:36
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19