Daawo Arinta Hubka Ee madaxweynuhu Si Adag uga hadlay Falanqayn Waxa La yeelaayo

  Рет қаралды 6,333

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 Ай бұрын
soomaaliya guul💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@AwilBarkadle
@AwilBarkadle Ай бұрын
Ma misaajid ayaa laga hadli uun midkan dawladnimadii ayuu meel laga dhacay Government official speech ma yaqaano miyaa wacdi miyaa lagu jira.
@mahirmahiryare1326
@mahirmahiryare1326 Ай бұрын
Masajidka waa meesha umada laga mamulo adi intaas makudhibeeysa mase calmaani thy
@BashirHassanjama-rs4ld
@BashirHassanjama-rs4ld Ай бұрын
Ninkaan meyd baa saaran.
@Ardhylsoofe
@Ardhylsoofe Ай бұрын
Ninkan madawayne miyaa mise waa afhayeenkii dawlada
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Ай бұрын
Dowladnimada xagee taal Muqdisho MOORYAN aya mamushee isku xishooda
@abduladanismail9390
@abduladanismail9390 Ай бұрын
Kan hal qof oo madax ka tookta ma la waayay wa Fircoonka geeska Africa wajigiisa fiiri siduu u ekaaday duli fooqal duli
@alabbasy1606
@alabbasy1606 Ай бұрын
Hogaamiye Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Soomaaliya kusoo celin doona xoogeeda dhabta ah isagoo u dhawaanaya Carabta iyo Muslimiinta. Wuxuu awooday inuu keeno Turkiga iyo Masar, waxaana ka qeyb galaya Sudan, Yemen, iyo wadamada Khaliijka sida Qatar, Sacuudiga, iyo Kuwait. Hadda waxaan maqalnaa war wanaagsan oo ku saabsan Soomaaliya iyo dib-u-habeynta ciidanka oo hubkii ugu dambeeyay lagu sameeyay, si la mid ah sidii Mareykanka uu ku sameeyay Afgaanistaan ​​​​ka soo horjeeda Midowga Soofiyeeti. Wuxuu soo celin doonaa dhulkii la dhacay, wuxuuna soo saari doonaa hantidiisa muwaadinka Soomaaliyeed.
@MohamedAbdimohamed-d1v
@MohamedAbdimohamed-d1v Ай бұрын
Qof kasto somalia waa inu helo hub ku filan si xur u noqdaan Amerika qof kasto waa xur nin kasto hub ayaa wadaan ( koox yar ayaa waxey rabaa in dadka gumeystaan si gacmahooda ku jiro
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj Ай бұрын
XASAN DHOIWOW QABUURIHII WELI MA OIBISAY?
@salebanomar76
@salebanomar76 Ай бұрын
😂😂😂😂 ITAQILAAH ILAAH KA BAQ XASSAN SH SHEYDANKA AYUU CABUDAA TALABIIB DUBEY AYUU DIINTA UGA BAXAY WALAAHI WAA UDHAMATAY SOMALIA 🇸🇴 WALAAHI TAAS OGADA
@guuletv305
@guuletv305 Ай бұрын
Inaadeerkii muuse suudi yalaxow maka qaadayaa hubka???
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 dakeda muqdisho ayaad cawa ka soo dajisay sxb
@zahraabdalla4957
@zahraabdalla4957 Ай бұрын
Hassan munafuuq
@sharifhassan4756
@sharifhassan4756 Ай бұрын
Adiga uba siigadi doono hubka xasan q qaw cidkale magadayso
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 Ай бұрын
Unukaa leh Boorma goorma ayaad adiga iyo fiqi gaynaysaan
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 60 МЛН
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН
Common Law vs. Civil Law - Prof. Holger Spamann (Harvard)
17:44
Center for Law & Economics ETH Zurich
Рет қаралды 19 М.
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 60 МЛН