DAAWO Askarta Qaranka inay Kabahooda Gacmaha Ku Qaataan Xamse Ayaa Ka Masuul Ah Dood Culus

  Рет қаралды 2,775

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 2 сағат бұрын
Xilligii la dhihi jiray halkaas ayuu ka soo jeedaa ee ha la iska xiro way dhammaatay❤ee ka leexda muwaaddinkaan runta ka hadlaaya RABBUL CIZAA❤
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 2 сағат бұрын
Rabbul Cisaa, mansha Allaah... Waa runtiis waana muwaaddin laandheera ah oo Ilaah aqoonsan... Wax la isku xiro waxaan ma aha waa wixii shalay Xasan Sheekh uu lahaa maalin iyo habeen... Xirid iska daaye looma soo dhowaan karo...
@HassansheikhNoore
@HassansheikhNoore 49 секунд бұрын
Shafu odiga ma baxar bad la radinesa sual xumida maxad warka ugu celcelineda
@silverloola726
@silverloola726 2 сағат бұрын
Xasan Baahane qof iyo cod ma rabo ee waxuu rabaa in uu is doorto keligiis 2026
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 2 сағат бұрын
Wallaahay waan la qiirooday, waa muwaaddin run ah ee ha lala qiiroodo ee Ethopia ha lagu jeediyo sidaan waddanka uga difaaci lahayn 😢
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 22 минут бұрын
MASHA ALLAH WLH ODAYGAAN RUN BUU SHEEGAY MAANTANA WAXAAN JOOGNA QOFKII RUNTA SHEEGA UU YAHAY QOF QALDAN QOFKII BEENTA SHEEGANA UU YAHAY QOF WANAGSAN ALLAH HAKU DHOWRO ADEER RUNTAAD SHEEGTE WELIGAA BINI'ADAM XUN HAKA CABSAN RUNTA KU DHIMO WELIGAAAA
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 3 сағат бұрын
Aad iyo aad👍
@ianmohamed8368
@ianmohamed8368 55 минут бұрын
Kani waa xayawaan
@ashafarah6052
@ashafarah6052 2 сағат бұрын
Sheikh Isaaq waa nin wadani ah oo Soomaaliyeed Guulayso. Wariyihii nin aan ubisleen Shaqadiisa oo waliba Doqon ah weeye.
@salebanomar76
@salebanomar76 3 сағат бұрын
XASSAN SHEIKH DUMAR IIBIN BAD IIBIN DUL IIBIN QABRI IIBIN CIIDAN IIBIN XASUUQ CIDAN DHUL BOOB LACAG BOOB QABRI BOOB VILA ALSHABAB ROBOW VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN BILILIQO 😂😂😂
@YuusufMaxamed-g3e
@YuusufMaxamed-g3e Сағат бұрын
Kan.digil.ii.mirifla.ma.ahan.asagaana.walan.adiguna.ma.ahan.inad.warkaqado
@Saxan
@Saxan 2 сағат бұрын
Waxii ka dhacay Raskambooni waa siyaasad xumada xasan shikh waxba yaan xamsana wax awood ah maleh oo waa in xasan shikh ey u ah oo halkii uuqabo yiraahdo qabanaya,
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 2 сағат бұрын
Axmadoob3 Ayaa qaldan wane inlasooqabto tuuuuga
@Maxamedsaadaq123
@Maxamedsaadaq123 53 минут бұрын
Adigu qofkaan xabeeb ka soo baxsaday yaa kuu keenay
@MK-nv3yt
@MK-nv3yt Сағат бұрын
War haduu waalanyahay anaga dhehene bal hana xiraan in lagu xiro makabaqaysid miyaa klhaa wariyha kuwa lacagta kaqatowaye nftrkiisa
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 13 минут бұрын
XASAN TUUG MAXAA KA MAQAN 😂❓️ MA SIDUU USOO NOQON LAHAA DARTEEN BUU SEEFTA UGU SITAA JUBALAND ?
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 8 минут бұрын
XASAN IYO TUUGTA LA SAFAN WAXAY RABAAN MAAMUL AY KISMAAYO KA DHISTAAN OO DOORASHO KU GALAAN😂
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 3 сағат бұрын
Xamse mu uu yahay ba iyo ta midna ma ahane maad eedaysid cida eeda iska leh
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 3 сағат бұрын
Mas'uuliyadda yaa qaadayaa? Jawaabta waa iska caddahay oo waa labada X&X 100% oo u taagan " xusni xumayn" ama wax san xumayn.
@Umm_HN
@Umm_HN 59 минут бұрын
Dhibkii halkaa kadhacay waxaa kamasuula. xasan dhagartuu maleegayay ayaa kudacdey xasan dulmiga waa lagu jabaa
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 2 сағат бұрын
WAA BEEN Federaalka iyo Jubbalaan is haya. Waxaa ishaya XASSAN XARAASH iyo AXMED MACANGAG.
@silverloola726
@silverloola726 2 сағат бұрын
Xamsa Marxuum iyo Xasan Baahane hakala reebina labaduba waa in Maxakamad lasoo hortaago askartii ku dhimatey dagaalka aan xaq aheeyn.
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 2 сағат бұрын
Xamza talo ma laha waa maansuukhaa dhegoolaha la moodo, dhibtu waa munaafaqa xassan sheikh. Bad berri iyo dadba wax yeeleeyay. Odaygana waa salesman yahay, waxa uu sheegayaana waa run.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 16 МЛН
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 120 МЛН
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
CEERIGAABO CAAWA DHIMASHO DHAAWAC DAGAAL IYO ARIMO QOSOL LEH
15:28
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 391 М.
Dagaalka Bariga Dhexe, Saamaynta gobolka iyo geeska Africa
1:41:55
Xogmaal Media
Рет қаралды 34 М.