Nabadoon waayay xaqiiqadii daalim mar kasta xawaadle ha yimaado ama abgaal daalim waa daalim
@saidmohamed77917 күн бұрын
Ninkaan Wa in ay dowlaada so qabtaan
@shamsoibrahim443117 күн бұрын
Ninkaan wuxu ciil ka haya tabar yarida maanta hayso, Subxanallaah wa dad khalatadi hore sidu afkisa ka shegay oo dad khalatada cusub ee u xoog shegtay ciilkoda caloosha ka gubanaya. aaqiro wara jirro.
@ahmedbashiir678617 күн бұрын
Labadan qabilka isku dilayo cida gardaran waa la og yahay ee soo duushay ee runta sheeg ilaahay kacabso calaa calka iskadhaaf