Caqli dhoohane ayaad ku hadlaysaa harti xoog iyo xeel toona kuma doonan deegamada somaliyeed ee iidoortu dagto oo haddii iidoor soo damaaciyey deegaamo daarood taasi waxay muujinaysa nasab yarida iidoor oo waa ficil iidoor la yimid oo doonidiisu ahayd iidoorta oo ma aha in garaad jaamac garaad cali cidna raali galiyo waayo hadal saxan ayuu ku hadlay oo baaro buurmadow ma dhaawicin daarood amase hartiba ee wuxuu dhaawacay oo dhulka ku jiiday iidoorta ooy tahay daarood inay u tixgaliyaan oo ugula dhaqmaan baaro buurmadow oo kale iyo wax ka sii liita oo dhoohanow sharafta aad iidoor u doondoonaysid horeey u waayeen oo daarood siqiir iyo kabiirba iyagoon horay ugu nacay gooni goosi ayaa baaro buurmadow uga sii daray oo hadda daaroodku waxay iidoor u arkaan lower of the lowest somalis.
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi2 ай бұрын
Garaad jamac boqol kun baa ka soo qayb galey xafladiisa
@israwadani91132 ай бұрын
Belo madow isagaa afkiisa isku toogtay kkkk cidna waxba ma yeelin in loo jawaabana waxaa ka horaysa hirta muxuu yahay belo madaw xitaa ciyaalku uma jawaabi karo waa dhimir qofkan
@WANAAGAAYAADADKADEEQA2 ай бұрын
BOQOR ODAYAAL DOORTEEN MA AHA EE ASIGAA ISCALEEMA SAARAY WUXUU LA MIDYAHAY SIDA ODAYAASHEE AXMED DIIRIRE IYO XASAN XAAF
@fifisaid64702 ай бұрын
Ninkii nasab ahii marnaba kuma dheegdago xumanta kumana gafoo Reero Islaameed ee hadwalba wuxuu hadalkiisa u yeela miisan.
Weriye garanayba inaad dhahdid waa gef hadalkaa buur madaw hayeshee tiroba 6 hadal oo garaad jaamac yidhi waxa ka mid ah oo duuban 1 malinti u horraysay kacdoonka wuxu ku bilaaba habaryoonis in uu ku tilmaamo dad la gumaysto 2 maalin uu ina canbaashe ka hadlayay wuxuu dhahay askartii zayidkaa ka tagtay se lamayaqaan dhalashadisa saxda ah 3 maalintuu dhaawcyada dhakhtar lasanood booqanayay wuxu ku tiraabayay xabad inan gumeed ayaa kugu dhacday 4 malin uu ka hadlayay xuduudha wuxu ku dhawaaqay saaqaw ingiriis haduu idin qabay dhulkayaga meher idiinmuu siin. Hadaladaasi kuwo isin ma yihin mise kuwo lagasaxo qofka amaba xaal lagasiiyo umadaas ma yihiin ninka rajiim ayay is hayeen blse beeshaaa ismay hayn e?
@hodanc62552 ай бұрын
Hadalada ad qortay hadu dhahay wa khalad lakin beel mahayn ha dhihin teda kale hadal iyo dhig ya daran 120 qof bad madax dub ku deshen kadibna kasi badan bad dishen
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi2 ай бұрын
Wuu ciiley ciil kii markuu ka batey buu cay qabsadey
@Saydaanlaaye2 ай бұрын
War waa tuuug dadka laga dhex caydhiyey tuuuug daskiisii laga dhex caydhiyey Tuuugaas in lasoo af jaro weeyaan
@sgedle48562 ай бұрын
Beentii garaad jama waxaa dhalay dhulbahante ahmed garaad caligeri. Isaaq ma dhali karo geesiyaal kkk
@WANAAGAAYAADADKADEEQA2 ай бұрын
BUURSHEEYDAAN WUXUU WAX KA SHEEGAY XAASKIISA MADAXWEYNE SIIRAANYO
DAGAALKII MA WUXUU MARAYAA IN LA MATALO MAJAAJILLO HABAAR AH!!!! WAA REER GARAC U TALIYEY!!!!!!! GARAAD WALIGII KAMUU TALIN DHIIG DAATA GARACAN KA HOROW!!!!!! TALO GARAC WAA TAAS!!!!!
@maryansalabaan67732 ай бұрын
Waaa isku dhareerinaya ina garad ali
@deeqacismaan67602 ай бұрын
Hadii lasheego xaqiiqada maceebaa Markaa kii garaadku ma saxbuu ahaa
@kingcayfo74702 ай бұрын
Sharaf rabisiyay garadka Boormadawo kama qadi karo
@adanbile42372 ай бұрын
Garaadka barakaysani, Bushmaha uma furaayo, La bardootamimaayo, Baqal been-madow!
@Mamar63102 ай бұрын
ISAAQA DHDEDIG BAA U JAWABAYA BUUR MADAW
@israwadani91132 ай бұрын
Dhediha ha ceebayn waxaasoo kale uma jawaabi karaan waa qof bakhtiya ma bakhti baa naagi ujawaabtaa akh akh akh dhidiga xaalsii wiil iyo gabadh waxaa tahayba
@BaasheHawd2 ай бұрын
Geerida alla haya. Dhulkan uumarayna waa ilbaxnimada
@fadumowarsame20302 ай бұрын
Instead. Iscaynaysan allah Aya ilooden Somaliwadad xunwaxaasid qabiil bes stay kashaqeyan hooyo iyo save mayaqaanan. Wawada caasi
@Abdirahmanyousuf-mw5gz2 ай бұрын
2DA IS DHALEY ISU EKA WIXI IS DHALEY UUN BAA ISKU EEG
Weriyow gar eexo ha qaadin waayo garad gala dagaalku qabiil shan oo sheikh iyo waliba leh ayuu ika badan 10 jeer cay ku meesay oo aanay jirin cid xaal daayey hal eray oo xaal ah ka bixay Boqor buur madow na hal qof ayuu wax ka sheegay
@Kamaaliye-i7h2 ай бұрын
Waxaa leedihiin dabeecadaha yuhuudda. Dadbaa iska cayeysaan. Maalinta la idiin jawaabana waa baroorataan sidii 🦊 news! AMA cayda dadka kadaaya ama baroorta daaya!!!!
@ismaelmohamed17372 ай бұрын
boqorku wuxu ka soo jeedaa reer nasab ah. reer sheekh isaxaaq waa nasab nasab dhalay.
Buurmdaw is not easy wllhi wa runtii oo qofa garaadku wa garac xaqiiiiq weyan 💯💯✅from 🇩🇯👍
@ismaelmohamed17372 ай бұрын
daarood iyo isaaq. yaa nasab ah.
@SaidAbdi-oy9wm2 ай бұрын
Been madow
@iftin20242 ай бұрын
Nacas beenaale biqorkii wuxuu joogaa united kindom garaad laawena qof walba wuu ka yaqaan, haduu dood qabo oo uu run sheegayo DNA ha iska qaado garaad laawuhu. Hadalkii garaad laawuhu isaaq oo dhan ku caayey ee nasab cayga ahaa maxaad uga hadli weyday