Waa run adeer xasan iyo kooxdiisa hadaan dalka laga qaban meel xun buu katuurayaa waa in gacanta lagaqabtaa xasan waa dagaal ooge dhiiga shacabka xalaashaday
@سعيدمحمدسعيدمحمدسعيدКүн бұрын
Kadaab
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735Күн бұрын
Manaa Oday Soomaaliyeed tahay, xaa saa isugu xabeebihee, waaba caytamee oo shaqsiyaad mas’uuliyiin qaran ah ayaad ku fogaatay, war xishoo nin weyn aa tehee