ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 Allaha xaqa ha xajiiyo GUUL Cidanka Darawiish Harti SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AhmedAli-nr2tz14 сағат бұрын
Ceeri waxaa leh harti kabaxa isaaqow buuraha gala1991
@xidigajabarti77215 сағат бұрын
Dagaal sokeeye iyo Cabadwgoodii soo jireenka oo badoodii dhaxlay
@munahassan88014 сағат бұрын
Subxaanallaah illaahow kala qabooji dabka meeshaad ka holcaaya odayaasha markay dhalinyarada mid dhintay iyo mid dhaawaca ka dhigaan ayay maslaxo kala qaadanaayaan
@Global.Nature116 сағат бұрын
Majerten Badadka is ku Diraya dhulkii iyo Buri Dhabka Cerrgabo dhinacaee Warsangali bay Waxay ka ibiyeen Emaradka carabta marka Waxay rabaan inay warsangali Dalgaal ku Furaan Xaga Isaaqa si ay dhabaka iyo Madanta warsangali ugurtan waxa waxa wada Emaraka iyo Dani Somali yey ka kaca
@cabdishukridiiriye885716 сағат бұрын
Majerten iyo warsangali wa walalo hadday wax kala qatan iyo haddi kaleba maxa adiga ka galy
Kaagan indoor warsangali waxba haysku qorin waa balan inaadan dibdanbe ceerigabo harti danbe ku adoonsan
@مشننسطااساش15 сағат бұрын
War soomali yet Ilaahay kabaqa
@KhadijaAhmed-g3y14 сағат бұрын
Ilahay Somali ad u maqan dagal waxan ah ma jiro
@rodahassan92916 сағат бұрын
Insha Allah kuwa soo duulay baa dhamadkoodi noqon
@w41092110 сағат бұрын
Ceerigaabo goormay Dhulbahante yeesheen. Hal degmo kuma laha
@oldschool7174Сағат бұрын
Somalia waa dal wada dagaal qabiil uf wallahi , ilaahay caqliga u soo celi somalida
@MaxamedManso15 сағат бұрын
Ceerigaabo isaaq baa leh harti malaha
@prosl1111 сағат бұрын
Isaaq is not easy walaahi darood akhiro ayaa loo diriyaa
@YasminAhmed-b4p14 сағат бұрын
Daarood beentiinii waar waala ogyahay xitaa maxaabiistii Hiwanta sowkuwan lakeenay Ceerigaabo nin aan ogayn baa this ska dhigaya inuu yaqaan Taariikhda Ceerigaabo waa la yaqaan
@ababejama75056 сағат бұрын
Maalmo laguma kala adkaankaro dagaalka magaalada lkn mudo badan ayuu dagaalku soconayaa dhimashaduna aad bay ubadan doonaan
Madaxyo badan oo bisladay Aya mesha kuso socda si lo cuno...
@AbdirisakFarrahNour14 сағат бұрын
Qaatumo ayaa haysata
@hersijama674216 сағат бұрын
Waar somaliyeey caqliga ha shaqeeyo. Shalay waxy aheeyd , harti iyo somaliland, maantana waa sidii oo kale. Somaliyeey idinku islaaya , markaad is dhameysaan oo aad baaba'daan ayaa Ethiopia imaanaysaa wadankana la wareegaysaa.ethiopia hada waxy idinka iibinaysaa hubka iyo qaadka.
@aminabarre172712 сағат бұрын
Waar saaqidyahaw beenaata dadka ka daa,ceerigaabo isaaq ayaa iska leh,ninka dhaqaajin kartaa majirto.
@sahraahmed-fv6rj15 сағат бұрын
War beenta iska daaya dhulbahantow idinkaa laydiin taagwaayeey
@rodahassan92916 сағат бұрын
Wardagaal no maxa loogu soo qadayn ceerigaabo dhulbahante waxay rabaan lama yaqaan waxay rabaan mahalo nabaday soo galeen waa dhamaad kooda
@saadhussein546615 сағат бұрын
War Wiilasha ha iskuleynina dad waalanbaatihiin dhulka ragga kaqiimabadan
@asmaHassan-c3v15 сағат бұрын
Beenaale ilahay kagoay
@dibjir.m13 сағат бұрын
Somalida wa dad dhaqankii hore wada o jecel balse donaya natiijo cusub wa walli !
@AbdirisakFarrahNour14 сағат бұрын
Waxba ma ogid Bidhaanoow
@Fays201015 сағат бұрын
Sxb ceerigaabo laami kama galore dhanka hartiga ee iska sax
@yusufmaxamed68615 сағат бұрын
Beenawaas habartaa ayaa been usheegtay
@abdirahmanhusein224415 сағат бұрын
Allah ka cabsada oo dadka beenta ka daaya
@MaxamuudMaxamed-sm3ub15 сағат бұрын
Malin walba ciidan ba so socda leedhy dee so socda ma fiqi fuliye iyo badhan bad so dhaafi waydin waxay 😂😂😂
@YasminAhmed-b4p14 сағат бұрын
Magaalada ma taqaanide ma laba magaalaa mise waatan aan joogo waar cida haysata waala ogyahaye beenta jooji Soomaaliland baa haysata ee orda niicda la aamusa
@MohaBille-vs4ni14 сағат бұрын
Beenta jooji wax boosaaso iyo garowe ka soo baxey ..majiraan .
@sahraGuled-x4j14 сағат бұрын
Subxanalaah war been iyo qabyaalad ayaad ku soo arurtay wardakaan waa walaalo isdhalay islana daga benta iyo balayada aad wadaan kadaaya Alayaa naga qaboto qaqlayaasha soshal midiyaha ee afsumaliga kuhadla