Daawo Doodii Ugu Adkayd, Xildhibaanada Horusocod Iyo Taageerayasha Dowladda

  Рет қаралды 33,700

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Пікірлер: 80
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 7 жыл бұрын
Yaa Rabi xisbika Dib'u socod cududooda koob oo dhabarka ka jabi oo kala firdhi oo dhagar dooda i yaga kali uga yeel. Amin ya Allah
@sacdiaahmed2895
@sacdiaahmed2895 7 жыл бұрын
yaa rabi waxa dowolada duminayo naga qabo adaa
@anab9951
@anab9951 7 жыл бұрын
xidig ilaahay umada soomaaliyeed alle ha ka qabto waa jaajuus. jaanuus jaajuus dhalay
@anab9951
@anab9951 7 жыл бұрын
xidig waligaa madax ka noqon maysid soomaaliya hawaalan xildhibaanimadana waa lagaa xayuubin wasaq wasaq. dhalay
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 7 жыл бұрын
Fadumo J AAMIIN
@jamanuur9493
@jamanuur9493 7 жыл бұрын
Sacdia Ahmed Xidig Mxa ku haysataa. Cadaawad fog ayaa laga dareemayaa. Shacabnimo o dowlada u hiilin kuguma jirtee. Wa masuul xidig ka xishoo
@haniibrahim8
@haniibrahim8 7 жыл бұрын
Amin Amin Amin allow nagaqabo inta qaayaano qaran wadato dhamaan horucod ayu ku leeyahay dib usocod waye intuu xidig wato iyo dhamaan inta dowlda kasoo hor jooda alaha qabto
@zaammusse2900
@zaammusse2900 7 жыл бұрын
kuwaani dhibtay wadaan ama keenikaraan Illaahoow naga suulli. aamiin aamiin aaamiin.
@bintiyuusuf4441
@bintiyuusuf4441 7 жыл бұрын
allaaaa ilahayoow kaqaabo xiidiig uumada somaliyeed
@rukiamohamed8141
@rukiamohamed8141 7 жыл бұрын
binti yuusuf aamiin aamiin aamiin
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 7 жыл бұрын
binti yuusuf AAMIIN
@hashimomar7793
@hashimomar7793 7 жыл бұрын
Ciyaalkii Gabre oo uu kusoo tufay waaye. shartooda Allah naga qabto. Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hanoolaato
@qaliosman1614
@qaliosman1614 7 жыл бұрын
waatuugo is,aruursatay oo u shaqeeya shisheeyaha waa afar ku jeeblayaal xaaraan cunayaal marabaan inaan doolad fiican helno markasto qasbay wadaan marka dhalinyarooy iyo shicibooy iyo inta nabada jecelooy meel alla iyo meeshaad ku aragtaan tuuryeeya haka yeelina qaskay wadaa waa beentood waxbaan sexaynaa maxay saxayaan waabeentood gumaystayaasha ayay ushaqeeyaan haga yeelina waay idinku tijaabinaayaan waxaa nagu filan intay nasooqasaayeen eenef eenef marabno qabyaalad,iyo tuuganimo iyo qasdanba ilaahay hanaga qabto ee,aan iska qabano wixii naqasaayo oo dhan.
@omarsscnl
@omarsscnl 7 жыл бұрын
xidig waa mataankii gabre u mana baahnin dabadhilif gabre maanta shacabka soomaaliyeed waa tooseen noo more qabiil noo more dabadhilifyada guul somaliya
@mohamedmohamud8168
@mohamedmohamud8168 7 жыл бұрын
xidig is a traitor ilahey hakaqabto umada waxad tahey khainul qaran
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 7 жыл бұрын
Mohamed Mohamud haa traitor number one, one dollar xitaa dalkiisa waa siisanaa Xiddig, duf ku bax dheh karaahiyaha
@somaliauhiili9423
@somaliauhiili9423 7 жыл бұрын
xidig iyo kuwa lamidka ah,, waa amxaaro iyo ilmaheeda tuugo
@zahraa1025
@zahraa1025 7 жыл бұрын
waa labo afle dhuunta lagugu dheg cid uu dananayaa majirto waa biiri qaate yahuu
@abdulkadirmohamed3793
@abdulkadirmohamed3793 7 жыл бұрын
xidig sxb alshabaab adaa nooga daran marka waa inaan iska kaa qabanaa waxaana kuugu qaadeynaa qodabka lagu qaadi lahaa ruux alshabaab oo ah dil toogasho
@abdifatahabdukadirelmi4558
@abdifatahabdukadirelmi4558 7 жыл бұрын
xidig waxaan aaminsanahy inuu yahay daneyste ushaqeynaya ethopiopan qashiin ah allow jaajus nagaqabo xidig waaa lagushaqeysanayaa sorry
@xaruudxusseen3567
@xaruudxusseen3567 7 жыл бұрын
Waa ina gabre mr xidig calooshiis u shaqayte
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 7 жыл бұрын
xaruud xusseen aad iyo aad
@niyadsannaftauron7078
@niyadsannaftauron7078 7 жыл бұрын
Salansare dhamaantiin salankadi dowladu Somalia waa curdin hada 1 aroostay habeenkii madhasho. 2 umulih afartan baxa kahore uur maqaado. xilidhibaad xidig Somalia Kenya loogamah taliyoh saldhigah xilidhiban Somalia kenya mah waa somali
@sacdiaahmed2895
@sacdiaahmed2895 7 жыл бұрын
walahi run waaye alaha mehe cidkale nagma qabn karo insha alaa umada alaha ka qabnayo
@cfitaaxshidane9006
@cfitaaxshidane9006 7 жыл бұрын
sacdia axmed kkkkkk abaayo aad baad u saxantahay waa niman raba mooshinka in lacag ay ku qaataan, xidigna waa danayste soomaali oo dhan ay taqaano
@abdulkadirmohamed3793
@abdulkadirmohamed3793 7 жыл бұрын
ethopian ayaa kaa dhex hadlaayo weligaan madax ka noqon meysid Somalia hadii alla idmo jaajuus jaajuus ah
@rukiamohamed8141
@rukiamohamed8141 7 жыл бұрын
abdulkadir mohamed waaruntaa itopiya Ayaan soodirsatay tuuga dadkii asagaa dhamayay
@malikatuahlam4731
@malikatuahlam4731 7 жыл бұрын
abdulkadir mohamed waa run jaa juus danbe madax noo noqon maayo iyo ururka dibu socad insha alaah alaha naga qabto
@abdulkadirmohamed3793
@abdulkadirmohamed3793 7 жыл бұрын
Malikatu Ahlam walaahi somali waqtigaan uma fiicno ijiid aan ku jiidee gacmo daalis qawda maqashii waxna ha uqaban dabadhilifnimo mucaarad dano gaara qabiil iyo dhibaato ee alaha naga qabto wixii dhib nagu wado
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 7 жыл бұрын
abdulkadir mohamed jaajuus dheh, ha jajabo karaahiye number oneka
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 7 жыл бұрын
kenya iyo Addis yaan war la idinkaga soo dhiibin
@zahuurqalanjo5811
@zahuurqalanjo5811 7 жыл бұрын
xidig manta laga bilabo umad dabe dhibi mayo insha allaah ilaaaheey ayaa naga qaban doona cid kale oo naga qaban karta malaha
@luulmohamud3912
@luulmohamud3912 7 жыл бұрын
wa been wayo labo arin wuxuu yiri 4:5 ayaan kagudbena .marna wuxu yiri laxisaabtan mustaqbalka ayaan diyaarineyna
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 7 жыл бұрын
Luul Mohamud haa been lee buufinaa, beenlow dheh.
@saynabdeeqa703
@saynabdeeqa703 7 жыл бұрын
xidig pelase hana waalin hadaad doonayso. xisaabtan. go back Somalia. waan fadhiiso xafiiska golaha. shacabka. Nayrobi.maxaa ku keenay. difaac looma baahna. wax maqal.
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 7 жыл бұрын
anaga hadan nahay shacabka somaaliyaad waxan tagarsan nahay dowlad somaaliya waayo dowladu maxay halaysay sadax bil majogan
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 7 жыл бұрын
horta daroodku maxay maraxan una cabyahin anagu waan yabnaya war raysal wasara uma ogala madaxwayn uma ogalo wayab
@moulayhamidi2786
@moulayhamidi2786 7 жыл бұрын
Fatuma Abdi yakugu yiri Darood aya neceb marexan wadad wada dhashay mana necebo ee waxa wax qasayo oo dhiiga dadka raban inay cab baneesten wa habar gidir moo riyanta
@fardowsanoor6498
@fardowsanoor6498 7 жыл бұрын
Fatuma Abdi waxay daroodku no neceb yihiin wax kale ma ahane hawiyaha aan saxiibka lanahay ayey arki karin ileen waxan nahay daroodka kaliya oo hawiye la dhaqma
@adamjumale4871
@adamjumale4871 7 жыл бұрын
Fardowsa Noor you are 100% right
@adamkalif7386
@adamkalif7386 7 жыл бұрын
Fatuma Abdi anaa kuu sheegaya qofka dadka wax uqabta xaasidkiisaa badan.
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 7 жыл бұрын
xidigow qabyaaladi lagugu yaqaney miyaad dowlad dumis iyo shisheeye kaba u qaad walee ceebtada baduna ma dhaqdo
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 7 жыл бұрын
Nasreen? what do we do hav Ali baddu maba dhaqi karto dheh. Badduba ha qaadato balaayaha
@jamanuur9493
@jamanuur9493 7 жыл бұрын
Madaxda wala saxaa lama caayo. ALA somali WADA deg deg ba kujira...
@dahirahmed9290
@dahirahmed9290 7 жыл бұрын
walaal af lagaadada weey reebantahay haku qaldamin
@samsammohamed3153
@samsammohamed3153 6 жыл бұрын
Xildhibaan xidig was dabodhilif no more qabiil no more dabodhilif no more group of gabre
@shaaficimahir2319
@shaaficimahir2319 7 жыл бұрын
Xilibaanona maahan kuwan waxay dumiyeen rajadii umada somaliyeed
@waxkafaid
@waxkafaid 7 жыл бұрын
xidigoow noodaa walalow dowlada qurbaha ayan kuraagnay wanrafadnay yaanukuhabaarin
@AbdulAziz-vl9pu
@AbdulAziz-vl9pu 7 жыл бұрын
Waa xildhinaanadii ugu xun xumaa ee daba dhilifka ahaa wax ay sameyn karaana malahan waa dhamaatay xiligii uu daba dhilifka uu saameeyn ku lahaa masiirka umada
@AhAlm-zx5sz
@AhAlm-zx5sz 7 жыл бұрын
Waa sax dadka waa in dimuqiraadiyo iyo xukun Mali tar kala bartaan waa xur mucarid namada waana saxan yihiin xildhi baanadan
@ciiseaadangeele2511
@ciiseaadangeele2511 7 жыл бұрын
tuug tuug xidig hala qabto waa etobiyeene
@ahmedbare1541
@ahmedbare1541 7 жыл бұрын
xidig Iyo Kuwa Lasorda balanqadka uusheegayo xildhibaanimo wuuahaaye ma waxa lobalanaaday oo Jago ah miyu way say midka le. somaalilad makiynya lagu xisaabinayaa xidig isdhageyso
@ahzaabofficial8381
@ahzaabofficial8381 7 жыл бұрын
xidig waa tuug ushaqeeya Ethiopia iyo reer galbeedka marka waa in siwada jir ah leysaga qabto
@ibrahimosman8948
@ibrahimosman8948 7 жыл бұрын
War ardalka waa jajuus itoobiya ah waa wecel ee ha la qabta oo diirka ha, la, taaga dil toogasha ah lagu xukuma wecelka
@ahmedkaahiye7800
@ahmedkaahiye7800 7 жыл бұрын
Waa in la aamina xildhibanadaan waxaa loo baahan yahay in laysla xisaabtamo labada qof ee ugu sareeyso taas waa ku raacsanahay laakiin dowlad in la dumyo kuma raacsani
@nasramudey5724
@nasramudey5724 7 жыл бұрын
xildhibaan Yacquub AAD ayuu u mahadsan yahay
@husseinaden9960
@husseinaden9960 7 жыл бұрын
why only xidig xildhibaanada way badanyihiine si somaalinimo ah ha loo hadllo. joojiya nin jeclaysiga maryoolay
@takhalahmed4712
@takhalahmed4712 7 жыл бұрын
ninka waxa u ka mid yahay wali dadka ku haray xukumada somaliya ugu dhex jira ethoipianka ninka somali ma matali karo plzz beeshii keensato xubin kale ha kensadan
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 7 жыл бұрын
Hadey la Xisaabtamayan Dowladda Iyaga Yaa la xisaabtamayo
@husseinaden9960
@husseinaden9960 7 жыл бұрын
fadumo hawiye waxba ha isku dhejin adoo mareexaan ah shalayba 21 sano ayuu adeerkaa gumaadayey ee maanta ha naagaayn
@osmanahmed4168
@osmanahmed4168 7 жыл бұрын
kaalay dowladan ma malatariyaa mise barlamanteri hadii xildhimanki shacabka mayalihaa layiraahdo waa tuug halkee waxloo wadaa
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 7 жыл бұрын
maxaa loogu shire yaa goo bahasa cadawga iyo waddamada aan jeclayn jiritaankayaga
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 7 жыл бұрын
wasaq hore usocad mahan ee waa dib usocad tugada
@abdihakiimgorse3437
@abdihakiimgorse3437 7 жыл бұрын
ninkan xunka ah ee xidig maxa loxayasinaya tuug weeye istahila in lacasilo barlamanka laga saaro waa virus kahor inta anu fafin
@shcumarmohmed1476
@shcumarmohmed1476 7 жыл бұрын
xidig hadalkiisu wa sax wa inlala xisabtama dawlada khaladadka jirana maqarsona
@abdihakiimgorse3437
@abdihakiimgorse3437 7 жыл бұрын
qofka dadka laxisaabtamaya horta waa in uu usagu nadiif yahay ninkan tarikhdiisa hala eego
@abdinurmahamed4524
@abdinurmahamed4524 7 жыл бұрын
Fatuma Abdi yaaba la hadlaya xidiga aad sheegeeysa #Ethiopian ka afka uraayo uf!! Nacaska inuu meelaha buuqa waxaa ku qaysbay laciifnimidiisa #Wasiir ayuu rabay lakini yaaba siinaayo duli uraayo. kuwa taageeraya 4yrs kaan wiilal ayaa usoo baxay dalka waana hor marin doonaa inshallah. Beenale #Farmajo waxba kama qaadeeysit
@guluc2005
@guluc2005 7 жыл бұрын
waaloo baahan yahy in xisbi siyaasadeed uu bilowdo si la isla xisabtamo
@mahadmhfdqaliifvghh1638
@mahadmhfdqaliifvghh1638 7 жыл бұрын
guluc 200 sxb in la isla xisaabtamo maxuma in wax lamucaarado na maxumo lkn oo dowlad an mucaarad lahayn dowlad mahan lkn maxay tahay mucaaradka ama madasha Nairobi lala aaday maxay tahay aygoo wadan leh taas baa shakiga keentay
@iimeycunaaye3169
@iimeycunaaye3169 7 жыл бұрын
xidig biriq kudishay
@faadumoxasan6089
@faadumoxasan6089 7 жыл бұрын
Wan taagersanahay xisbigaan Aad iyo Aad because dawaladan waa caadiifadeysan oo xun sidaaa ka can bay u dhaqmersaaa sorry this is west of time
@khadraabdi4941
@khadraabdi4941 7 жыл бұрын
waa dood Runtii si cilmiyaysan loogu dooday in la kala aragti duwanado ugu danbayna hal meel la iskugu biyo shubto aad Bay u fiican tahay mudane xidig waxaan leeyahay walal hadaad wax Danta dalka iyo diinta Dan u ah ay tahay horay u soco illahay baa wax walba oge anagu qalbigaga waxa ku jira garan maynee hadii see ay tahay waxa dalka Dhibaato ku ah illahay baa ku arkay maanta maalin ayna ahayn mida kale dhalinta baraha bulshada kacaytamaysa waa 19 jiro aan fahansanayn siyaasadu waxay tahay iyo kuwo kuwo qabiil nacab uu ku jiro
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 7 жыл бұрын
itobiyan ayad tahay xidig goormad wadan kana dantisa adiha hano ilalin xidig itobiyan
@husseingaras8551
@husseingaras8551 7 жыл бұрын
Fatuma Abdi )lc
@takhalahmed4712
@takhalahmed4712 7 жыл бұрын
ninka waxa u ka mid yahay wali dadka ku haray xukumada somaliya ugu dhex jira ethoipianka ninka somali ma matali karo plzz beeshii keensato xubin kale ha kensadan
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,3 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,8 МЛН
9 - قصة نبي الله يوسف عليه السلام - عثمان الخميس
3:16:50
Dr. Othman Alkamees - الشيخ الدكتور عثمان الخميس
Рет қаралды 247 М.
Qabiil ahaan baan Yaxaaska ula Hadalnaa | Dadkii Yaxaaska.
15:28
Qarri Jiqood
Рет қаралды 24 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН