Daawo Doolshe Masri aad Umacan By Nasra Abtidoon

  Рет қаралды 571,051

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 617
@khadijasheikh4418
@khadijasheikh4418 5 жыл бұрын
Abaayo macaan maanta ayaan sameeyay doolshadaan qurux iyo macaan ayyuu kusoo baxay aad iyo aad ayaad u majadsantahy ilahey gacntaada iyo caqlogaaga hakui barakeeyo owlaadaada iyo reerkaagana allaha kui xafido il xaasidna allaha kaa dhowr😘😘😘😘
@mumtaazmumtaazhuseen4563
@mumtaazmumtaazhuseen4563 Жыл бұрын
Masha allah wllshy keep going ❤ Wn tijaabiyy Alleh hakaa abaal mariyoh❤
@myrajochannal2
@myrajochannal2 6 жыл бұрын
Masha Allah gawadheyda an jeclahay illahey ha ku barakeyo gacantada mamo 😍❤👑
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 6 жыл бұрын
Aamiin Mami Adna Allah Cafimad Taam Haku Siiyo 💖😘
@farhanomar4396
@farhanomar4396 6 жыл бұрын
my rajo channal 2 kujecliyaaa
@IkraanIkran-nh8vv
@IkraanIkran-nh8vv 6 жыл бұрын
asc Masha Allah aboyo aad ayn ujeclahy kega lkn muqdisho majogi sorry
@baronvjawab90
@baronvjawab90 6 жыл бұрын
Ke
@luulmahamuud1250
@luulmahamuud1250 6 жыл бұрын
Mash alhi
@maryanabdi9161
@maryanabdi9161 3 жыл бұрын
M.aaa alha ku xifdiyo
@nasraabdulkadir2581
@nasraabdulkadir2581 6 жыл бұрын
Asxbteyda manta ana ugu so horeye like ta hayga baqiilina thanks
@alriyaadhjannah4964
@alriyaadhjannah4964 6 жыл бұрын
Nasra Abdulkadir .x
@hamdi2227
@hamdi2227 5 жыл бұрын
Nasra Abdulkadir abayo hda forno hesan dab maku samekara yacni burkujo
@xaawaomar6693
@xaawaomar6693 5 жыл бұрын
Mzh allH waxkale nosogali Insha allh
@queenalmaasaaragsan3646
@queenalmaasaaragsan3646 5 жыл бұрын
Nasro waa gabar soomaaliyeed inaan kula xiriiro ayaan rabaa
@maan-bila6230
@maan-bila6230 5 жыл бұрын
Xbbti macmacanka nosoo badi keega iwm oo macmacanka eh tnx😘
@aminashankaroon55
@aminashankaroon55 6 жыл бұрын
Ma sha Allah qurucey i say thank u and again many thnxs i use to bake with lyk 10 to 8 eggs but 4rm know am happy jazak Allah may Almighty Allah protect U and Ur families Ameen language barrier sorry
@munomahad2980
@munomahad2980 5 жыл бұрын
Intii nasro ila taageerto like ii saar
@Kiineyy.mahamedaz9071
@Kiineyy.mahamedaz9071 6 жыл бұрын
M.a wanka helay wlhi ee abaayo wan cusbhy marka like ka ha ika baqilin
@khadro6789
@khadro6789 Жыл бұрын
Maasha alaah nasra xabiibti ilaahay gacanta haku barakeyyo
@muunakaynaan6343
@muunakaynaan6343 3 жыл бұрын
mnsha Allah wlsh nasra ufinka maa Gaasbu kushaqeya mise laydh
@fadumosandifadumosandi6169
@fadumosandifadumosandi6169 3 жыл бұрын
Cawa ayaan sameyna inshallah haduw i hagago comments kale iga sog wa marki igu hureyso😁
@deqamohamud9804
@deqamohamud9804 3 жыл бұрын
Makuu hagaagay wll aan maanta sameeyee
@amalabdi9344
@amalabdi9344 3 жыл бұрын
Hada samenoyaa anina
@kowsarabdirihmanjama8502
@kowsarabdirihmanjama8502 3 жыл бұрын
Nasroy foorna la aan masamey karaaa
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 4 жыл бұрын
Doolshaan waan ka heley mash allah waan sameysanaaa hada
@fartuunxasan6247
@fartuunxasan6247 6 жыл бұрын
Jazakallh waleshay wad nofa ideysay runti wan ku jeckahay nasra
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 3 жыл бұрын
Abay asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo
@madinamediachannel3729
@madinamediachannel3729 4 жыл бұрын
Mansha Allah macalin ilahay kheyr haku siyoo wax badan ayan ka faidah
@QueenHamdi632
@QueenHamdi632 6 жыл бұрын
Asc somaliyeey subscribe and share igu cawiya wadka helidoontan channelkeyga
@fardowsaabdi9996
@fardowsaabdi9996 6 жыл бұрын
Masha alla nasha allh qurux iyo mcn anaa dhadhamiyey waana idinka hubaa allow barakeey gacanteeda
@samaaraaquen4326
@samaaraaquen4326 4 жыл бұрын
Mcha allah Mclimdena nasra abtidoon Allha ku barkeyo
@nasraabdulkadir2581
@nasraabdulkadir2581 6 жыл бұрын
Masha allah nasra cdey qaali dumar dadaala wugaraye guuleyso sharafey wx bdan wn ka faaidne
@fatxhanbayohanbalyomaxamud2949
@fatxhanbayohanbalyomaxamud2949 6 жыл бұрын
Masha allah walashey inbada aya kafaidnay
@ummaisha111
@ummaisha111 6 жыл бұрын
alhambullah nima jaribu ima kuwa swa shukani sana love u
@amunaxasan521
@amunaxasan521 4 жыл бұрын
Masha allha abyo hormar wacan ayan ku rajena
@nabiilahaaji3312
@nabiilahaaji3312 6 жыл бұрын
Masha allah fornada nafsi teyda waaye qurux allaha ku dhowro
@anfacahmed5330
@anfacahmed5330 2 жыл бұрын
Anaa ka badiyay galbta😂😂😂😂
@sucaadaxmed7879
@sucaadaxmed7879 6 жыл бұрын
masha alaah abyo mcnt manta waa malintii 14oct waa malin ino murug ah dhamaan intii ku dhimatay ilaahey ha u naxariisto inti ku dhawacmatay rabi ha siiyo cafimaad
@zihamiizhmoha2602
@zihamiizhmoha2602 6 жыл бұрын
Aamiin
@ayaanabdullahi5742
@ayaanabdullahi5742 6 жыл бұрын
amiin ya rabbi
@anr4578
@anr4578 6 жыл бұрын
Amin yaa Allh
@kingmaan2681
@kingmaan2681 6 жыл бұрын
Amiiin abyo kheyr Allaha kusiyo
@asiyobotan590
@asiyobotan590 6 жыл бұрын
😫😊
@hamdamuhudiin5306
@hamdamuhudiin5306 6 жыл бұрын
mashaa allaaah abaayo somaliya majogtaa nasta xayati adoo mahadsan fcbkda ama nabarkada igusoqabo qaliyey adoo mahadsan
@faizaliban7225
@faizaliban7225 4 жыл бұрын
M.a abayo nasra abtidoon allaha ku barakeyo gacantada geep goingn
@مسلمةوافتخر15
@مسلمةوافتخر15 3 жыл бұрын
mamta iguhoreeysa janalkaaga wll mashalaah halkaakagawad ayaan kuleeyey
@marwosharmake1561
@marwosharmake1561 5 жыл бұрын
Mn Sha Allah shugran qli waan sameysaytay Marka dawaday UMC 💓💓💓
@mishtiibretion2830
@mishtiibretion2830 4 жыл бұрын
Gabadha an waa gabadha ugu horeesay soomaali 100k subscribe waxaa uqalamtaa ka.badan habo
@queenikraam9246
@queenikraam9246 4 жыл бұрын
Doolsho qurux bdn
@haawomohamed8411
@haawomohamed8411 3 жыл бұрын
Mansha allah nasra abtidoon abyo qaali ilahay kheir haku siiyo💖🌷
@niciimafayn6158
@niciimafayn6158 4 жыл бұрын
Walashy qali Allah haka jasaa is siiyo
@nimcoshiekh8623
@nimcoshiekh8623 6 жыл бұрын
Nasra xbbti gacmaha allah ku dhaafo abyo runti aad kaga faaiday jazakallahu kheyr abyo xbbti waxa iga codsi ah waxa jiro dad badan oo jecel in ay buskutka iyo keegan ama doolshada sameytan marka qrxy plz iyadoo dab caadi ah lagu duwaayo inoo soo gali inkasto dhib kugu tahay mhdsanid xbbti
@umhanad1809
@umhanad1809 4 жыл бұрын
Masha allah xabibti wan ka helay wana sameyay maclimadeyda aan jeclahy allah ku xafido xabibti ILIVE YOU XUBI 💞💞💞💞💞
@Digitbuzzy
@Digitbuzzy 6 жыл бұрын
Masha allah hbbti gacantada allaha haguu barakeeyo. Jazakallah kheyr
@fatimakeyddaweeye3613
@fatimakeyddaweeye3613 4 жыл бұрын
Waan sameeyey waxwalbo ooy macalimadu soo galiso badanaa waan sameeyaa🙏
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 4 жыл бұрын
Asc maasha alaah tabaraka laah gacantaada aha ku barakeyo aha idin daaweyo insha alaah
@ayaanxasan1583
@ayaanxasan1583 2 жыл бұрын
Jasaaka allah kheyr waantajaabinaya Insha allah qeybokale noosoogeli
@saadiacodey9847
@saadiacodey9847 4 жыл бұрын
Wlhi every time aa rabo ina cake karsado channel kan imada no matter how many times aa firsade but still am dhamiin dhaqso wax ilowa lakin cake macan ah igu sobaxaa THANKX ABYO ❤️
@zaytuunighannel140
@zaytuunighannel140 4 жыл бұрын
Maashaa allaah alle gacanta hakuubarakeeyo
@lulhaji9853
@lulhaji9853 6 жыл бұрын
mashaa allaha waan ku farxay waan sootijawanaa inshaa alaha waxa badan ayaan kafaiday nasro cadeey hormar wacan😗😍🌷
@fahmocabdinuur4132
@fahmocabdinuur4132 4 жыл бұрын
Masha Allah allaha kuxafido macalimatena muqdisho
@Najax22Rooda-mp8ju
@Najax22Rooda-mp8ju Жыл бұрын
Wow tnks abaayo🥺🥰
@nasraxaaji6403
@nasraxaaji6403 4 жыл бұрын
Masha allaah Allaha kubarakeeyo Sami MAHADSANID
@fartunahmed6413
@fartunahmed6413 5 жыл бұрын
Abbaayo, Jizakallah Kheyr waa tijaabiyay si fiican uu iigu baxay. Gacantaada Allaha kuu barakeeyo.
@dluula6707
@dluula6707 6 жыл бұрын
Nasro xppti waad mahadsantahay macalimadeyda waxbadan baa kaa faa idaa Lakiin dhibka jiraa wuxuuyahay waxyaabaha aad foornada galiso badankood ma isku dayo waayo foorna nooma taalo guriga lakiin doolshada hooyo i bartay sida loo sameeyo hooyo doolshadee dubto cid sameen karto malahan fornana ma isticmaasho Love u quruxeey
@jamiilacabdilaahiabshir8863
@jamiilacabdilaahiabshir8863 5 жыл бұрын
Mnsh allh wlo gcbta alle ha kuu barkeeyo nasra aad ayan ujclhy cunyinkaa inan barto
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 6 жыл бұрын
Maasha allaah ❤
@caashacumar9781
@caashacumar9781 4 жыл бұрын
masha alh tabarakal xapiptii run ahantii waxan dhihi jiri ama aan amisnan jiray inaa yutubka waxba laga baran karin lkn subxanalah markaan dawadey cuntoyinka waan kahelay masha alh xapipti ilahey haku xafido xapiipi
@Arafodore
@Arafodore 5 жыл бұрын
I love your cakes it's easy to make- mashallah bless❤️
@maryamaxasan9221
@maryamaxasan9221 4 жыл бұрын
Abayo mcnto furuno mahelyi maxan subiya
@sucdiabdalla0319
@sucdiabdalla0319 4 жыл бұрын
Nasro thanks doldhada intaa kadaremoya macanket
@shugrishugri1319
@shugrishugri1319 2 жыл бұрын
Allaha kuxifdiyo waxbadana ka faiday wlh
@raxmoruuxi3099
@raxmoruuxi3099 3 жыл бұрын
masha allah abyo gacantada allah kuu barakeeyo
@ehel000
@ehel000 6 жыл бұрын
Nasra abti doon go forward horay u soco wllo
@dr.ismailmohed5263
@dr.ismailmohed5263 5 жыл бұрын
Nasro abtidoon walshy mahad sanid waxd noo soo gelisaa bajiyo iyo bisbaas iyo sambuus iyo waxs noo soo geli
@khadromohammed6874
@khadromohammed6874 6 жыл бұрын
Waaaaw ana ugu horeya manta masha allah qaali horay u soco
@sihaamabdi9681
@sihaamabdi9681 5 жыл бұрын
khadro mohammed
@asmaaaadn7102
@asmaaaadn7102 5 жыл бұрын
Abaayo Dab malagu sameen karaa dool shahaa
@dhahraanabdulahi5165
@dhahraanabdulahi5165 4 жыл бұрын
Masha alha abyo alle gacnta haku barkeyo
@fatimaruuxii2802
@fatimaruuxii2802 5 жыл бұрын
abyo manta,rabey inaa dosho sameyo sas usoo boqde si an mel ugu qorto waxa yabaha loo bahayhy mcnto.love u
@haniabdullahi2334
@haniabdullahi2334 4 жыл бұрын
Abyo allah ku xafido cilmiganeh allaha ku zaidiyo
@hamdayusuf4893
@hamdayusuf4893 5 жыл бұрын
Mansha Allah wlshy qaali Nasra Abtidoon Allaha ku xifdiyo hppti. ❤️❤️❤️❤️
@sihamsima3065
@sihamsima3065 4 жыл бұрын
alle haku dhowro wanka helay mcnto mhd sanid
@sumayamohamedahmedabdullah4751
@sumayamohamedahmedabdullah4751 6 жыл бұрын
Masha Allah paayo horey usoco 😘ani cideyda waan usameeya tan cml wiliba ayado cream dusha laga marinaayo oona la duduubaayo Masha Allah maalintaas farxadooda waaye bo Alxm 😍
@maryamaxasan9221
@maryamaxasan9221 4 жыл бұрын
Abayo nasar ilaahey haku dhoro macnto
@umusalwabeauty8300
@umusalwabeauty8300 4 жыл бұрын
Maasha allh wuu qurxan yhy allaha ku xafido
@somaliwadani3110
@somaliwadani3110 4 жыл бұрын
Gacantada allaha kubarakeyo
@medoaljohni1008
@medoaljohni1008 6 жыл бұрын
Masha allh xbbti nasra kujecliyaa macantisa intan kadaremay waa dolsho aad umcn alle haika xafido shrf
@asiyaadam8158
@asiyaadam8158 4 жыл бұрын
Bure wa maxy ani reer burco ahy
@siciidbahsane4180
@siciidbahsane4180 4 жыл бұрын
Maashlh maashlh xbbti shukran qali💞💞💞💕
@hamdimohamed1930
@hamdimohamed1930 5 жыл бұрын
Masha allh abyo quruxey allh haku barakeyo wlhi wax badan ayaa ka faiday
@axmedmaxamuud6403
@axmedmaxamuud6403 3 жыл бұрын
masha allah walal waxaa tahay qof aad u wanagsan walaasheen ii nolow
@mahdiabdi4661
@mahdiabdi4661 5 жыл бұрын
Ina adertey mahad sanid
@shaaddashaadda5424
@shaaddashaadda5424 6 жыл бұрын
Mashaa alh cadey boolo Alh ku barakeeyo wnku jclhy jazaakallah
@sucadahmed4180
@sucadahmed4180 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا جزاء في الدنيا والآخرة يا اختي ❤😍
@maryanmaxamedcabdi3214
@maryanmaxamedcabdi3214 3 жыл бұрын
Saa noga farxiso ilahy hakaaga farxiyo xbbti
@hanimohamed9849
@hanimohamed9849 5 жыл бұрын
Mahadsanid Abaayo
@fatimajimale5729
@fatimajimale5729 6 жыл бұрын
Mshallh abayo macan gacantadu ha barakowdo😍 farxadadu ha waarto❤❤🌸 nasra qaali baad tahy💙
@SagalSagal-uw7wn
@SagalSagal-uw7wn 5 жыл бұрын
NASRA walalo wan ku cusbahay channel kaga masha allaah wax badan baan ka faa'iiday jazakalah Qayr walalo
@hafsaabdi2964
@hafsaabdi2964 3 жыл бұрын
Nasro abyo adoo burjigo kusameeynaa soo dhig mar waxa yaabaha qaar sida keekaan cml 🙏🙏
@shushucadeychannel3550
@shushucadeychannel3550 6 жыл бұрын
Mashallah Tabaarak Raxmaan Xbbty Nasra qaali 😍😍😍😍 love you
@Aalaamaxamed
@Aalaamaxamed 6 жыл бұрын
allahu akbar hada ayanba niyada ku hayey wlhi thankx
@suleimanmohamedasir5040
@suleimanmohamedasir5040 4 жыл бұрын
Nasro aad iyo aad ayad umahasnthy mashalah wllahi waa kuu bogay
@munaabdi1630
@munaabdi1630 2 жыл бұрын
Mash allllh wllo qaali hore usco tabrka lllh
@saiyosacad6631
@saiyosacad6631 4 жыл бұрын
Wcs maash Allah wllqali ah Allah ku xafido
@maryamanapoli9462
@maryamanapoli9462 5 жыл бұрын
Mahad sanid wll
@cabdulaahiyaasiin1200
@cabdulaahiyaasiin1200 Жыл бұрын
Hore soo wlshy
@s.m.5330
@s.m.5330 6 жыл бұрын
Maashaa Allah tabaarakallaah ilaahey haku barakeeyo adiga iyo nuunayaashada aad aan oogu bahna kekan masriga eh shukran😘
@umumeymuunxuseen5255
@umumeymuunxuseen5255 4 жыл бұрын
Msh allh wan kaheley xabiibti shukran
@ibtisammohamed8123
@ibtisammohamed8123 4 жыл бұрын
Abaayo mar. Walbo An ise dhaho samayeso kika wu iga xumadaa
@cimranmohamud3266
@cimranmohamud3266 2 жыл бұрын
M.a
@mariamohamed3723
@mariamohamed3723 2 жыл бұрын
𝐾ℎ𝑎𝑦𝑟 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑠𝑖𝑦𝑜
@sumayocabdirisaaq1966
@sumayocabdirisaaq1966 5 жыл бұрын
Abayo makiinta magaced
@ahlammoha4258
@ahlammoha4258 5 жыл бұрын
Nasra abyo subag ari maistcmaali karaa
@ubahabdullahi9634
@ubahabdullahi9634 5 жыл бұрын
Abaayo makinadani mudisho matashanh
@manaalmohamed9212
@manaalmohamed9212 4 жыл бұрын
Abaay honeycomb manoo sameesid
@fatimahussein4155
@fatimahussein4155 4 жыл бұрын
Thank you nasra m.a z so nice thank you
@deqoade3109
@deqoade3109 4 жыл бұрын
Mansha allaah abayo
@gudoonmaxamed3082
@gudoonmaxamed3082 4 жыл бұрын
Wllo sadezda maxaakujira waan fahmi wayeee
@ganicisman7893
@ganicisman7893 3 жыл бұрын
Masha allh qali gactad alha ku dayo nasra 😋😋😋😋😍
DOOLSHO FIDIS AMA DOOLSHO MASRI 30 DAQIIQO KU SAMEESO IYO 3 XABO UKUN
11:38
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 4,3 МЛН
ТЮРЕМЩИК В БОКСЕ! #shorts
00:58
HARD_MMA
Рет қаралды 2,3 МЛН
Doolsho Somalia o aad u fudud jilecna ah hada kadib san usameyso
9:21
Doolsho fudud 10daqiiqo ku sameyso
8:03
Halima channel1
Рет қаралды 72 М.
QISADA NASHWAAN IYO JIMANKII AYEYDII OO CABSIBADAN!!@sawdamqaalib
55:09
Sambuus aad u fudud By Nasra Abtidoon
24:07
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 1,8 МЛН
Doolsho Somali Aad U Fudud /Doolsho Bafley / Easy Cake 😋
16:49
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 75 М.