Xornimadi Ogadenia 2019 ano lajoga geel harwiyn aha ayan maqlay inay xorowday Ogadenia waxyar kadib waxn maqlay 😢 heelali inu dhintay calih raxmatulah❤❤❤❤❤ hadda keenay yanjoga lakin xornimadi Ogadenia kolkay dacysay wxanjogay emay bari garahan buurta gooja lakin manta waan joga keenay Garissa 😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤
@abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto.
@newdata13775 жыл бұрын
Allah unaxaristo Allah unaxaristo Allah unaxaristo Allah unaxaristo Allah unaxaristo
@newdata13775 жыл бұрын
Amina
@abdirahmandahiraden59455 жыл бұрын
Rabbi naxariis waasac ah kusii aamiin yaarabbi
@bariraabubarkar20113 жыл бұрын
Ilahay hau naxariisto aaamiiin aaamiiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😓😭
@nurdiinasalsomali97625 жыл бұрын
Illaahay hakuu naxariisto adeer 😭😭😭😭😭😭😭😭🤲
@cabdallahcabdallah47175 жыл бұрын
Allah yarxamuh abwaanku ma dhintay, waa adduun, anigu raggaas gabayga ku codeeya aad baan u jeclahay wa mawhibad waa filayey inuu ama degaankaa soomaali galbeed yahay ama sool Allah yarxamuh
@abdallehassan22275 жыл бұрын
1.Jihaadkaad ku raagteed in badan jiifkaba u diiday 2.Jiscikii midkaad uga tagtaye aad jeerin dubaneysay 3.Jiq madow midkaad ugu jirtaye aad raaxo uga joogtay 4.Jeesjeeska keey kugu dileen jaqaf Amxaareedku 5.Jeelal badan midkaad uba gashee aad juuqba oran weysay 6.Maantuu jidkiisii heloo waa jaramayaaye 7.Adiga janada eebeheey jirab la'aan seexo. Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiinnnnn
@abdallehassan22273 жыл бұрын
@Muxammed Macallin Bashiir Thanks Wll
@ahmedcabdilahi20526 жыл бұрын
waad gaadhay guushii abwaan maanta
@mahamudsaid58996 жыл бұрын
Ha is dhigan sxb wali weeye guushiye
@ahmedheego93367 жыл бұрын
jidkan dheer Mar uunbuu jufmiyoo jabo dageynaayee....... inshalllah