No video

daawo iscasilada xildh mohamed abiib, prof samatar,jabhada jabuuti, tabashada awdal, beesha isaaq

  Рет қаралды 56,573

IIDAADI WARKA

IIDAADI WARKA

Күн бұрын

#IIDAADI_WARKA,#hubkii_caabudwaaq, #hubkii, #caabudwaaq
FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
#Shere #Like #Subscrub

Пікірлер: 127
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Ай бұрын
Muuse Biixi . Inna kaahin iyo. BAASTE MACAANE NINKII WARKOODA DIIDA KABCADA MA DUMIN
@amalmohaz921
@amalmohaz921 Ай бұрын
Waa caadi dad badan ayaa ka samaysta oo sifo sharci sh uga qaata...weliba waa ka qaalisan tahay marka aad Garoowe ama Muqdisho aad ka dalbato..
@user-ju9kc3id7c
@user-ju9kc3id7c Ай бұрын
Waa dhab in. Muse. Inadetki. Sameyo Basaborka. Somalia
@aburayan9044
@aburayan9044 Ай бұрын
Hayeey SSC
@aburayan9044
@aburayan9044 Ай бұрын
HAYEEY SSC
@MohamedSalah-yh1cl
@MohamedSalah-yh1cl Ай бұрын
90 % Reer Sh, Isxaaq dad miyir qaba maaha
@SomaliRoyalFamily-pp7ez
@SomaliRoyalFamily-pp7ez Ай бұрын
Nin kan Qaran ka ubaahan isa soo dhaafiya inshaallah🇸🇴Future president of Somalia Mr Mohamed Abiib
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Ай бұрын
Adeer Hargeysa Hormariya Hadal maran waxba ma tarayo
@abdimohamed3640
@abdimohamed3640 Ай бұрын
Wuu jiraa
@tabkaduceysane8085
@tabkaduceysane8085 Ай бұрын
Ok
@user-ri6rr3ry8j
@user-ri6rr3ry8j Ай бұрын
Waa wax jira basaborka soomaliya hargaysa lafushan meeyaa
@Deeq-oh8ww
@Deeq-oh8ww Ай бұрын
Eedayn ayàd wadàa
@mohamedhaji818
@mohamedhaji818 Ай бұрын
Aniga ayaa ka soo samaystay passporka waana run
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Ай бұрын
Dhaliisha.wuxkumada.hadii La.sheego.ma.qaran.dumisbaa
@DayibCabdi-n1h
@DayibCabdi-n1h Ай бұрын
Wacays.wacan
@achaaigal3722
@achaaigal3722 Ай бұрын
Mahamad abbi waa geese
@tabkaduceysane8085
@tabkaduceysane8085 Ай бұрын
Like this kiis
@user-zj7mm8qf3o
@user-zj7mm8qf3o Ай бұрын
Wll wa lagu sameya hargaysa dhexdeda wayna ogtahay dowladu
@tabkaduceysane8085
@tabkaduceysane8085 Ай бұрын
Samali somali baa leh caawa mesha waxaa ka cadatay somaliland waa like bosasa kismaya baydhaba dhusamaren lascano oo kale
@AdanAbdinuur-b1v
@AdanAbdinuur-b1v Ай бұрын
Canada wan
@husseinibrahimumal6314
@husseinibrahimumal6314 Ай бұрын
Gabadha suhuur ayaa ugu aragti iyo dood maskaxaysan soo jeedisan waana aqli cilmi kudhisan ka hadshay
@user-os4gh9eb8i
@user-os4gh9eb8i Ай бұрын
BEENAALE BEENAALE BEENAALE BEENAALE MUUSE AYAAD KUWAALATEEN
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Tuuga Ina biixi
@user-os4gh9eb8i
@user-os4gh9eb8i Ай бұрын
@@hassan-mp1pk WAX DHAAMA IISHEEG
@a.h.h4482
@a.h.h4482 Ай бұрын
Muuse wuu kala diray Soomaaliland Mashruuc ayuu ku soo qabatay, inta Hadhayna kala dir oo dhibaatada ummadda ka daa.
@user-he8nu4uo6t
@user-he8nu4uo6t Ай бұрын
Walagusaameyaa.
@CandhigjekeM
@CandhigjekeM Ай бұрын
Kadaaya xildhibaanka eryadka isaaqoow
@fatxamaxamed-fz2bs
@fatxamaxamed-fz2bs Ай бұрын
Waarunti bada cas Ayuukuyaala
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Ай бұрын
Daahirkiisu waa cay iyo us,dhaqan celin ayuu u baahanyahaye haddii ilaahay idiin keenay qol ku xidha oo ku xannaaneeya.
@MohamedSH-iu7ch
@MohamedSH-iu7ch Ай бұрын
Kuwa cadiifadu iyo qabyaaladu la madaxa ka gashay ayaa ogolayn runta in la sheego. Madaxda Somaliland Djibouti waxay la kulmeen Madaxweyne Xassan Sheikh, taasi ma dembi baa??
@chiefcaaqilcabdiraxmaancal8325
@chiefcaaqilcabdiraxmaancal8325 Ай бұрын
Hargeysa iyo Burco ba waa lagu sameeyaa passport somalia dawladuna cashuur bay ka qaadaa waa wax caddaana oo la og yahay
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Ай бұрын
Beesha dhexe waxay Iska dhego tireen fariintii AUN prof. Cali khalif ee ahayd Somaliland lawada leeyahay maanta waxan arkaynaa awdal oo leg Somaliland lawada leeyahay waan wada arkaynaa cadaalad xumada xitaa shacbkii Ku sheekaynayaan qabiilna qaran noqonmaayo waxan Ka baqayaa inay Ku soo ururto ISAAQ LAND hadhawna habar habar la isku dilo mar hadii la diiday midnimadii dalka
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m Ай бұрын
Ina Abiib ma kuma farxin e wuxu dambiga saaray Muuse Bixii .Waa inu casilo weeyaan Muuse Biixi.
@abdirahmanshire410
@abdirahmanshire410 Ай бұрын
War ninka ha handadina waa lagu xajiya basaborka somalia
@MOHAMED-rg1qr
@MOHAMED-rg1qr Ай бұрын
Dadbadan oo ina biixi eheloyihiin ayaa ku sameya hargaysa
@axmedcabdiraxmaan6954
@axmedcabdiraxmaan6954 Ай бұрын
Ninkani wuu is indhatirayaa waalayaqanaaye soobaadhe
@user-os4gh9eb8i
@user-os4gh9eb8i Ай бұрын
Anaaba kasamaystay yaa wax kabadali kara
@Hussein-cz6zy
@Hussein-cz6zy Ай бұрын
It's a fact somali passports arrest available in hargysa
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Ай бұрын
Maroonr waa kii halyeyga iska dhigayey ma Mar IIDOOR CIDLA SOO ISTAAGAY BUU HALYEY ABIIB MAAGAYAA.
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Ай бұрын
Xildhibaan ABIIB GAF IYO QADAF MA DHIHIN. HADDII AYSAN ARRINTU AHAYN. MISKIIN BAA MISKA LAFOOLE LEH. 24:59
@abehaji4418
@abehaji4418 Ай бұрын
Waa waxay dowlada ogtahay
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Ай бұрын
Muuse Biixi boqortooyo buu sheegtay. Adeer hadalka Qaarkiis waa Qaydar lowga kaaga jabay. Halyey Abiibna taas ayuu ka baxsaday.
@user-zw7bn5et9g
@user-zw7bn5et9g Ай бұрын
Ragga gabdhahaa ka roon
@abdirahmanshire410
@abdirahmanshire410 Ай бұрын
Hargeysa dhexdeeda 300 dollar
@user-ve7fp4oz5r
@user-ve7fp4oz5r Ай бұрын
muuse biixi laftiisa ayaaba lakulmay mucaaradka soomaaliya e muxukaduwanyahy
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Ай бұрын
Passport ka socdaal ka somalia wali wax baa iskaga keen jira wali sida Passport ka ookale
@abdunuur3723
@abdunuur3723 Ай бұрын
Ani waxa Ila quman mamulka hargaysa inu dumarka Lo dhiibo wayo raga hargaysa wa ragi laha war orodo herkini rac wa ragi is ku shegayay dawlad Hada dodan gabadhan aya ka DoD fiican nimanka
@khadracali4640
@khadracali4640 Ай бұрын
Jigjigayar ayuu kusameeyaa
@user-fi8sl6cn8h
@user-fi8sl6cn8h Ай бұрын
Xafiiskaasi waa Jiraa.passporkii garoowe loo tagi joray ayaa hada hargeisa laga qaataaa
@user-qr8xl8kg7r
@user-qr8xl8kg7r Ай бұрын
Waar anagaa ka samaysanay xafiisku wuxuu ku yaalaa shirkada daala ayuu ku dheganyahay waana la ogyahay anigaa carruurtayda uga qaaday
@abdijamac7840
@abdijamac7840 Ай бұрын
Garoowe yaa taga hadda waa la wadda ogyahay in hargeysa lagu sameeyo
@GaraadAbdiAziiz-o5v
@GaraadAbdiAziiz-o5v Ай бұрын
Waalakhaldanyahaymaxamadabiib
@Cabdirashiid-ct9ui
@Cabdirashiid-ct9ui Ай бұрын
Islaatasi boogbaada
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Ай бұрын
34 sanno Kursiga ugu sateeya Iidoor ku fadhiyeen. Haddana waxay leeyihiin qabiilooyinka kale maxay Hargeysa uga baxsanayaa iyo hala soo qabto waxaan isaaq ahayn
@tabkaduceysane8085
@tabkaduceysane8085 Ай бұрын
Inantaa waa inan wadaniyada dawladu waa dowlad somaliya waa somaliya mohamed abiib waa fasaxan yahay
@Deeq-oh8ww
@Deeq-oh8ww Ай бұрын
Aflagaadada jooji
@Maxamed-ym7xt
@Maxamed-ym7xt Ай бұрын
Anagaa kuu,dheegiye,maalintii c,qaranku soo jabay wuxu yidhi waanku farax,sanahay oo,maanta maalin ciida iigama,dhacdo 2,somaliland,wuxu kula,hadlaa afka cadawgu is,ticmaalaan,oo,ah inaanay inoo,quudhin inaynu qaran,ama dawlad,nahay iyagoo odhanaya beesha isaaq isaguna wuu iztic,maalaa, wuxu tii,uugu dambaysay gud,golaha baarlamanka ayuu ku dhex,caayay isla,golaha markas,tana kama hadlo,arrimo horumarka shaqo,kule,wuxuna ka hadlaa,arrimo,kicin dad,wayne,iyo hadalo,liddi,ku ah jiritaanka somaliland,qaar,baa imika halkan kale,dad,badan,baa ku farax,sanaa inuu ciidanku jabo,hadaba isaga iyo dadka baraha bulshada wax,ka odhanayaa,isku mid,maaha oo,dadkaasi,maaha dad,dawladda ushaqeeya masuuliyad,na uhaya,isaguna waxa,lagu dhaariyay inuu daacad,ugudan doono xilka loo,igmaday iyo qarankiisa somaliland,wuuna beeniyay oo,qaranbuu dhaartay beelna wuuku sheegay daacaddiina wuuka tagay wuuna khaa,imay waana dambiile
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m Ай бұрын
Xitaa sida wax looga jawaabo ma yaqaaniin Isaaqu su aalaha e wax kale umbay KY sheekeeyaan .Always aqoonti iyo caqligii ? Maxay isku raaci waayeen. Waxa jooga e muuhiimka ah ayaa la hadla Xiisada joogta kahadla. Sheekafa caruurta iska wata.
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 Ай бұрын
Car waa kaye bal xilka haka qaado muuse juudan haduu nin yahay nin car la yidhi ceeb uma dhina muuse juudan oo xilka laga qaado ayaa ka fudud maxamed abiib
@waisaffi1573
@waisaffi1573 Ай бұрын
Gadabursis knows how to talk but they don’t know how to fight,
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq Ай бұрын
@@waisaffi1573 samarooneey maxa naga waalanysaan hadii aad tagtaan xagaa aadaysaan? Ma qoladii dhulbahante e tuulada la goday ee koonaha degenayd ba is moodaysan? Adeer itobia jabuuti iyo isaaq baa u dhaxaysaan walhi meel aa ka dhuustaan ma jirtee hadii 11cildhibaan is casilaan e samaroon 11kale ayaanu keenaynaa wana joogaysaan Abiibna waa la xidhayaa bal waa waxa macnaysaan!
@cabdixakiinmaxamed3503
@cabdixakiinmaxamed3503 Ай бұрын
Xukuma da Ayana oge maxay sheegayan
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Ай бұрын
Waxaa U.S.A . RUUSGKA CHINA KA DHACA. CAALAMKA OO DHAN WAA KA HADLAA KUWA HARGEYSA JOOGA EE SIYAASADDA KA ARADAN WAXAA LEEYAHA WAAD KA HADLI KARTAA WIXII SOOMAALIYA KA DHACA. WAAYO SOOMAALIDA HARGEYSA MUUSE BIIXI KU OOTAY MA NIHIN
@muusegalas6839
@muusegalas6839 Ай бұрын
Wuxuu kusameeyaa jigjiga yare waa nin xilbaan goladeen ah
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 what. Is the land??? Yaad. U sheegi. Kartaan. Dawladnimo. Iyo. Wadaniyad. Iyo jamuuriyad. Isaaqoow. Kkkkkk. Yaad kuraas. Xildhibaano. Usheegi. Kartaan. Isaaqoow. Kuwa. Xamar. Jooga. Ee. Xilalaka. Ka haya. Qabiil. Bay. Ku. Joogaan. Yaad. Usheegi karaan. Waalida. Isaaqa. Kkkkkk. Nac nac. Baad. Barateen. Isaaqoow. Yqad Usheegi
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n Ай бұрын
Aniga oo shaba ayaa garanaya inu maxamad abiib inu dambiil yahay dadaka xanuunka muuse biixi layidha baa ku dhacay baasaboorada meelkasta waa lugu sameeyaa
@ismDirir
@ismDirir Ай бұрын
Asc waxa runta ah awyahay xildhibaan loo soo doorway gobalka awdal maxamed abiib aw u shaqaynayo iummada shicibka reer awdal somili land waqooyi galbeed wax khlad ah aw sameeyay majirto aw u Hadley xornimo aw u hadli karo aw yahay wadani xibiga xildhibaan aw leeyahay awood aw kku difaaco qarinimada maxa ay yihiin ❤❤
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
Tuugadiina. Hadii aad siyaasiyiin. Utaqaanaan. CID. AAD. USHEEGI KARAAN. MA JIRTO. KKKKKKKK. WAALIDIINA ISAAQOOW. BAL. ISAAQNIMO. HADII. AY. ADIGA. WAX KU TARAAN. HAKUGU TAREEN. BAL. ANAGA. NOOSHEEGI MAYSAAN. WAALIDIINA
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Ай бұрын
Maqsiinkii Muuse Biixi dadka ku Ootay puntiland baa Albaabkii jabisay
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 Ай бұрын
Been cad baad sheegeysaan, M. Abiib marna ma uu dhihin Ciidan jabay baan ku faraxsanahay, waaba haddii uu ciidan-qaran jireee😂 ( Ciidan-qaran 😅 )
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Ай бұрын
😂😂😂😂WAXAN UMADA KADAAYA HABAARBAA IDINKU DHACAY
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Ай бұрын
Jaamac Shabeel sawirkiisaa lagu qadhaabanayaa miyaa?
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 Ай бұрын
Anagaa ku dhoofnay
@ismailteachingchannel1know142
@ismailteachingchannel1know142 Ай бұрын
Baasboorka Soomaaliya dadka xajka tegaya ayaa codsaday in looga furo hargeysa
@XamseMaxamed-h1h
@XamseMaxamed-h1h Ай бұрын
Doodu...ma.besha.dhexa.uunbaa....wada.doodda
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe Ай бұрын
Qalad kaama galine sidee cadaw Kuugu noqday
@user-os4gh9eb8i
@user-os4gh9eb8i Ай бұрын
ABIIB JIIR BARARAY
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Dhadiga isaaq baroor
@user-os4gh9eb8i
@user-os4gh9eb8i Ай бұрын
@@hassan-mp1pk Waayo dhediga isaaq waa su,aale
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Ай бұрын
Sidaasi ayuu u yidhi waa runtii inantaasi
@canbaro1696
@canbaro1696 Ай бұрын
Dowladaa sheegaysaan maxaytahay isaaqow musa bixi wuu idinseexiyaa isga laftiisa ayaa haysta passport somali oo lasocda soomaliya kalacadeeya in isaaq keliya tihiin eekuheshiiya
@user-zw7bn5et9g
@user-zw7bn5et9g Ай бұрын
Xeer ilaalinta iyo sharci dejintu waa kala madax banaanyihiin,cildhibaanka waxaa ku soo oogi kara guddiga anshaxa ee baarlamaanka,ee dowladdu xaq uma laha iney soo dhex gasho,adeer sharciga barta,meesha maqaaxi uu reer leeyahay ma aha
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 warninkan la handadayo muxu ahaaa??? Maxayse ahaayeen kuwan caydhsanaya?? Malaha kuwan handadaya waa iidoorkii! Tankale maxa dambi kadhigey in Pass loo doonto Djabuti? Illeyn Muse bixi baaba haystee😂😂😂 ma markuu Abiib qaatuu dembi noqdey?
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn Ай бұрын
Marka allah lagabaqo xidhban abiib waa xad dhaaf io xadgudub waxa uu wado xaqana allah hatuso abiib
@CanabCanshuur
@CanabCanshuur Ай бұрын
Anaa ka qaatay passtpor maxaad beenta la sheegaysiin Hargeysa lagu sameeyay basstporka soomaliya
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Ай бұрын
dowlada ku og maxa laga qaban kara
@ahmedalidireyse7596
@ahmedalidireyse7596 Ай бұрын
Qofka dambi marku sameyo lagma bodo markiiba la guma bodo ee waxa imka la gaadhay in la badho oo xita la ogaado cida ka dambaysa Marka la dhameeyo ayaa lagu soo oga qarkale oo banana waa la badhaya oo qala qabanayaa oo xita jamac Shabeel ayaa ka mida kuwa dambiilaysha ah mid walban Marka badhistiisu dhamato ayaa la qabanayaa, war xitaa xiabiyada macaaridka ah gar ahaan wadani muxuu u tageeri la yihiin horumarka somaaliand iyo dublumasiyadeed ee ku furniture furan maxay sida ucuid ay uga hadli la yihiin maxaa dooda ugu Dari la'dihiin.
@Abdikariimlabasidkaale
@Abdikariimlabasidkaale Ай бұрын
Muse judan makhaldamo iyo qof kasta oo isaq land ahi ljn cise iyo godabirisi iyo ina abiib waa khaldaman adunyoy xaalka ba
@user-zw7bn5et9g
@user-zw7bn5et9g Ай бұрын
Baarlamaanku soo guddi anshax ma laha,soo baarlamaanku su’aalo lama weydiin karo,teeda kale,fulinta iyo sharci dajinta soo ma kala madax banaana? Aaway xasaanadi xildhibaanka! Waa xaaraan in ay dowladu soo dhex gasho!
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m Ай бұрын
Maxammad Abiib ma hadli karo miya . Xor miyu lahayn inu runta sheego ? Caqligu ha shaqeeyo o layska reebo qabiilka
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Ай бұрын
Maxay macna samynaysaa is casilaada inankan yar ee la baariciyay ee paranoid ka ahi?
@JinacsanFeedhacad-tv8rv
@JinacsanFeedhacad-tv8rv Ай бұрын
Idoorow samaroon qasab bay idinku tahay inaad ka danbaysaan Or 2second Goojacade
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex Ай бұрын
SAAXIIBA YAAL IDINKUNA HA IS DAALININA DADKANA WAQTIGA HA KA DHUMININA QARAN- DAWLAD- BAARLAMAAN XILDHIBAAN WAXAASOO DHAN WAA WAX KAMA JIRAAN WAA QABIILO ISKU TAGEY SII AY NABADGELIYO KUWADA NOOLAADAAN IN LA YIRAAHDO DAWLAD QARAN IT DOES NOT WORK WAA QABIIL DOONAYAA QABIIL KALE INUU U DOWLADEEYO THAT IS AT ALL XAGEE BEEY KA SHAQEEYSAA DAWLAD LA YIRAAHDO SOOMAALILAND? MARKAAN KA RAADIYEY XAFIISKA UN KA EE NY YOURK WAXAAN KA ARKEY DAWLAD LA YIRAAHDO SOOMAALIYA WAXAAN KA RAADIYEY DDS KA MAAN ARAG WAXAAN KU ARKEY DAWLAD LA YIRAAHDO ETHIOPIA WAXAAN KA RAADIYEY INIFDII KAMAAN ARAG WAXAAN KA ARKEY DAWLAD LAYIRAAHDO DOWLADA KEENYA DADKANI SHEEGANAYAA SOOMAALILAND WAA QABAAILO ISKU TAGEY WAA INAAD KU NOOLAATAAN SIDA QABAAILADA MARKII AY ARIN KA WADA HADLAYAAN GEEDKA HOOSTIISI LA FADHIISTO MA WANAAGSANA QABIIL INUU CIIDAN SAMEESTO OO KU YIRAAHDO ANAA KUU DAWLAD AH 33 SANADOOD WEEY KU RAAGTEY WAA KU DHAWAAD NUS QARNI KAN 30 JIRKA AH MASKAXDA WAXAA LOOGU SHUBEY DAWLAD LA YIRAAHDO SOOMAALILAND TUSAALE IN HALKAASI WAX DOOWLAD LA YIRAAHDO KA JIRIN MUUSE BIIXI MARKUU DHAMEEYSTEY 5 SHANTA SANADOOD WEXEEY HAL QOL WADA GALEY MUUSE BIIXI IYO SULEEMAAN GAAL WEXEEY KU HISHIIYEEYN MUUSE LABA SANO IN LOOGU DARO SULUUMAAN GAALNA 5 SHAN SANADOOD KU DHUFTO WAXAASI MA DAWLAD BAA ? WAXAA WANAAGSAN QABIIL KASTA INEEY DANAHEEDI KA SHAQEEYSATAA INTA ISFAHMI KARTA INEEY IS RAACAAN EE FIGRADA LA ISKU DOOWLADEEYNAYO ISKA DAAYA IDINKA WAQTIGA HA ISKA DHUMININA DHALINYARADANA MUSTAQBALKOODI HA KA DHUMININA DADKA WAX GARAFKA AH WAXAAN U SHEEGAYAA IN LA ISKU CIYAARAYO SOOMAALILAND WEXEEY TIRI ICTARAAF BAAN DOONAYAA HADANANA CADAWGII SHIINAHA OO TEEYWAN BEEY SOO DHAWEEYSATEY SHUUNUHU WUXUU LEEYAHAY CODKA VIITO CODKA DIIDMADA QAYAXAN TAN LABAAD WEXEEY KU YIRAAHDEEN DHUL IYO BAD BAAN KU SIINEEYNAA NA ICTARAAF TAASI SOO WAALI MA AHA DAL MARKII LA ICTARAAFAYO HADUU DHULKIISI QEEYB KA MID AH BIXO WELIGEEY TAARIIKHDA KUMA ARAG KUMA MAQAL SNM TA WAXAAN LEEYAHAY DADKA HA WAALININA IDINKU HA KU XIIQINA WAXAAN JIRIN JIRINA DOONIN WAAN IDIN NASTEEXEEYNAYAA
@CabdirixmaanCabdicansiiye
@CabdirixmaanCabdicansiiye Ай бұрын
Waryaa malol ina kaahin mad sharciga gesaa asxb
@m.x970
@m.x970 Ай бұрын
Waxaad hormar gaareysan marka Dadka idinla dega ee dhul iyo maamul idin la wadaaga ay idinla qeybsadan difaaca maamulka ama go,aanka ogu danbeeya ee dalka. Lakin idaacad, maamul iyo madax dhaqameedba hadii hal reerka wax walibaba ka jawaababayo oo wixiiba aydan ku Imaan qabin umadii waxa kan idinla laheyd saan unbaad u jalaw jalaw oreyneysaan 30 kale ee so socda. 😂😂😂😂
@tabkaduceysane8085
@tabkaduceysane8085 Ай бұрын
Maxmed biib inuuw lakulmo madax somaliyeed denbi ma ahan oo Muise bixiba wuuw lakuma madxda somliyed ex ina farmjo iyo dhabal madaxweyne or.hasan Sheikh Mohamud
@suusmagaalo1991
@suusmagaalo1991 Ай бұрын
-----------------(Puntland Vision) Masha’alah Habluhu❤Ka Aragti Fog Muqayilka Qolka Furtay😊iyo Kuwa Unacamlaynaya intaba…….kkkkk…….kkkkk-----------------
@maxamudyaasin9209
@maxamudyaasin9209 Ай бұрын
Runsheegu kulmiye waa kuqaran dumis
@farahmalin1963
@farahmalin1963 Ай бұрын
Waa denbiile qofka passport ka somaliya haysta kkkkkkkkkkk qaaqaaaa waar hargaysa Qarankee ma hargaysa iyo burco kkkkkkkkkk ilaa aad riwaayada aad joojisaan saas baad iskaga daba wareegaysaan
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz Ай бұрын
Isaqow dadka ma adomo iyad modaysin wxba mesha kuma haysin
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Ай бұрын
7 sanno ayaa MUUSE BIIXI HARGEYSA HAYSTAY MAXAAD UGU HADLIWEYDEEN. M ABIIB WAA HALYEY QARAN GURIGIISIINA WAA buu AADAY
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 Ай бұрын
Dad waaweyn oo been, qaran, dowlad iyo xildhibaan aan meeshaba oollin ka sheekeysanaya😅, waar ordaya Muuse kasoo qaada pass/ka Djabuti, haddiiba ay sidaa jirto kan Somalia/na maxad ku diiddeen? Illeyn waxad leedahay Somalia waa dal naga ajnabi ahe?
@farhandahir1427
@farhandahir1427 Ай бұрын
Uf gungundhashay
@munahassan8131
@munahassan8131 Ай бұрын
Faqash yaa ku dhagaysanaya
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Taani baasto ahaa faqash
@abdulsamater7197
@abdulsamater7197 Ай бұрын
🐑🐑🐑
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Ай бұрын
Waar s/land ayaa lanacsiinayaa Jigjiga yar Ayuu kusameeyaa
@kskksshjks1931
@kskksshjks1931 Ай бұрын
Candhooy geel beeshay 🤡😂🤡😂🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 108 М.
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Daawo: Wixii kala Qabsaday Murashax Cirro & Madaxweyne Biixi
11:22
Dhamays Media Production
Рет қаралды 2,1 М.
baroorta  muuse biixi  daawo
14:31
Shacab TV
Рет қаралды 381
reer burco oo si kulul uga hadlay maxamed abiib khudbadiisii
11:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 123 М.