Daawo Jawaabaha isdaba marsadeen Mw Cagjar iyo Wasiir Fiqi Mustafow Hordada ka kac iyo faysal A Wara

  Рет қаралды 12,221

Anfac Media

Anfac Media

20 күн бұрын

Пікірлер: 28
@harig-shillgroup6837
@harig-shillgroup6837 18 күн бұрын
Mdxw Mustafe waa siyaasi bislaaday. Wuuna ku saxsanyahay hadalka sida uu udhigay. Wuuna muta in loo aqoonsado HALYEY somaaliyed. Viva Mdxw Mustafe !!
@raghedanan3959
@raghedanan3959 18 күн бұрын
Wasiir Fiqi waxba waqti yuusan kaaga Lumin Dabadhilifka Amxaarada Mustafe !!
@cabdilahihassan6112
@cabdilahihassan6112 18 күн бұрын
MustFaw iidoorku suufashilmay sana axmaro
@maxamedcisicabdi8764
@maxamedcisicabdi8764 18 күн бұрын
Faysal waraabe maangaab aan waxba fahmayn
@HassanOmar-rj7pv
@HassanOmar-rj7pv 18 күн бұрын
Hadhmin mustafe
@cabdilahihassan6112
@cabdilahihassan6112 18 күн бұрын
Hacabsan mustafaw inagay itoobiyo ina guumasataye masoomaliyD urari
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 18 күн бұрын
Mustafa cagjarow ilaa heerkaas haddii aad taagantahay .waa kuu dhamaatay bad cid xoog nooga qaadi karto ma jirto .ethiopia iyadoo intaan ka xoog badan ayeey waxba naga qaadi weeysay.cagjarow waxaan ku tuseeynaa haddii ethiopia aay na soo aado inaan somali galbeed xoreyn doono.
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 18 күн бұрын
❤😂😂🎉🎉
@HassanOmar-rj7pv
@HassanOmar-rj7pv 18 күн бұрын
Gulbay sumalida gadhay alhmdulilah
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 18 күн бұрын
Wasiir Fiqi iska iloow hadalka Mustafa Ciidanka Qaranka keen Awdal oo difaaca Qaranka isku diyaariya
@fe8445
@fe8445 18 күн бұрын
Mustafoow arinta ka aamus. Waa ognahay culayska ku saaran. Dhulkii Cafarta naga boobtay baad naf iyo maal u hurtay. Aamus bro.
@CabdiIdle
@CabdiIdle 18 күн бұрын
Wan kaxunahay hadalka massage ee hacasban 4 walalod ayadledahaye
@AadanBashir
@AadanBashir 18 күн бұрын
Mustafa.aaamos
@MohamedSamatar-gz3df
@MohamedSamatar-gz3df 18 күн бұрын
Fiigi hawalwelin hadhalka waa gaawdhaa magaashii waxna haugaban Weeye.
@maxcali863
@maxcali863 18 күн бұрын
Mustafa cagjar waa nin Soomali ah bada wax kaxigo malaha, sida oo uhadlay laakiin wa layaab.
@user-xj5uq7hn7j
@user-xj5uq7hn7j 18 күн бұрын
Asc mustafe waa somali siyasaduna waa gooni
@jibrilbuniabdle3010
@jibrilbuniabdle3010 18 күн бұрын
Nogob kawaran
@AbdiazizWarsame-vb1gk
@AbdiazizWarsame-vb1gk 18 күн бұрын
Wariye waxaad tahay qiil usamenaya MD Cagjar marna hadii wariye u hadlo si qabyaaladesan macnaha waxa weeye aqoon la aan sababtu waxeey tahay Cagjar ayuu qiil u raadinayaa sidaana sax ma ahan.
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 18 күн бұрын
Mustafe dal ayuu ka tirsan yahay qaab diblomaasiyadeed ayuuna uhadlay waana ku sahsan yahay
@mohamudosman7184
@mohamudosman7184 18 күн бұрын
Nacas aragti gaaban
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 18 күн бұрын
Ictibaar malahan ninkan hadalkiisa cagjar waa lahaystaa ikhtiyaar malahan Faysal caqli nar hore ayuu ka guuray ma da baa haysa mise waa caqli xumo uu u dhashay ammaa wazir fiqi asagaa arrintaa somali uga masuula umadda soomaliya
@fardusmophamed6367
@fardusmophamed6367 18 күн бұрын
Waar caqligeenu sida uu ina siinayo bal ninkan mustafe cagjar ma nin maamulgobaleed somaliye ah ayuu madaxweyne u yahay mise waa madaxweyne deegaan ka mid ah ethopia sidaa awgeed ma ninkaasaa wisiir dibadeed ay somaliya ka dhigatay waa bilaa caqli
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 18 күн бұрын
Mustafe Cagjar waa ku qaldan yahay fekerkaas, mana ahan inuu sidaas u dhigo arrintaas. Mustafe Cagjar>>> waa inuu fahmaa waxa maantay Adduunka ka jira waa nin madoow oo nin madoow Gumeysto waa Soomaali intaas ma dareemi waayey?
@akhalif579
@akhalif579 18 күн бұрын
Itoobiya hadii ay qaxdo maxaa kaa galey maa adoonsatid? Propaganda dii tblf lifted miyaad run moodey, soomaali masoo qaxeyso ee deegaankooda xoreysanayaan. Midnimada waa muqadis, itoobiya ha dhacdi ha qaxdo.
@Samatalis1
@Samatalis1 18 күн бұрын
War Kan oo kale ayaa ku hadlaaya magaca somali galbeed waa amxaar daba dhilif u ah amxaarada.
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 18 күн бұрын
Anakaa wasna fiqi jaahil waxan leeyahay matagtay ee waxad ku Afdhaqan mar aan ku waydiiyo kkkkkkk dantu walaal mataqaan ee waxay taqaan cida danta dalkaaga iyo dalkaagu kujirto Fiqi indhoole gudcurbuu gudayaa kkkkkkkk
@mohamedibrahim2567
@mohamedibrahim2567 17 күн бұрын
Sida qof xalaal ah u hadal sida maangaabka ina cali waraabe ha’uhadlin, Jawaabta afur waa sahal . Haddii aad garasho leedahay 33 sano ayaa been ku bookers oo xataa qabiilka abdi qarsoon yahay weligaa ma’isweydiisay hal wadan oo ku aqoonsaday majiraa Maya Maya Maya hana Sugin
@mohamedibrahim2567
@mohamedibrahim2567 17 күн бұрын
Binet dhogortu kuu qaban leysma dhinac taago haddana kaa wax kuu dhimeyn dhiifti lama doono, Feysal waraabe sida ay u fogtay inuu somali wakhooyi madax ka noqdo ayey hargeysana u fogtahay in la’aqoonsado. Nolosha inta ka dhiman cuqdad ku noolaada
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 118 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 57 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН